PRANK SIGAAR OO LAGUSAMEYAY RAYAAN BAJAAJ

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 окт 2024

Комментарии • 129

  • @falisibraahim1096
    @falisibraahim1096 3 года назад +48

    Rayan wiilka saa ulal hadleysid waa qalad lkn mafiicneyn wallahi

    • @amirabdi2861
      @amirabdi2861 3 года назад +1

      Rayaa waa kujiclahay hadaal kaa ga aan kahelay laa kiin adi iyo cabaas alle ma iddiiin kala wado aamiiin

    • @kamarileland7116
      @kamarileland7116 3 года назад

      a trick: you can watch movies at Kaldrostream. Been using it for watching all kinds of movies recently.

    • @ishaanskyler3850
      @ishaanskyler3850 3 года назад

      @Kamari Leland Definitely, I've been using Kaldrostream for since december myself :)

    • @connorwill2694
      @connorwill2694 3 года назад

      @Kamari Leland Yup, I've been using kaldrostream for since december myself :D

  • @hgcufydufuyfcyfhfuf8110
    @hgcufydufuyfcyfhfuf8110 3 года назад +32

    Ninkaaga canaano ee saas ha ula hadlin yuu✌

  • @ayaanfaysal707
    @ayaanfaysal707 3 года назад +17

    Rayan wiilka saas ha ulahadlin waa walaal kaaga caml saan mafiicno yuu maskiin waaye walhi

  • @farxiyaiskufilan6970
    @farxiyaiskufilan6970 3 года назад +15

    Naagtan xushmadi waka dhamaty uf bal wiilka see ula dhameyso fiiri eh

  • @ruweydaapdi7419
    @ruweydaapdi7419 3 года назад +5

    Ax🥺 mazkiinka zi xun paad ula dhaqantay wuupa dhaartay 🥺 Rianey zhekadii Atariizho badio io nurdin ayad wadaan oo ozzy ku dhaceyzay kadaaa wiilka waaa mazkiin 🥺🥺🥺 Kun jer Rali gali💯 wxaaa laga ypaa inaad Qaladkagah ogeeen lkn kun jer ogow Gabareey 😒💔🥺

  • @djkaafi5616
    @djkaafi5616 3 года назад +20

    riyaan waa naag walan runtii dadbaa u haysta inay fayowdahay

  • @ruweydaapdi7419
    @ruweydaapdi7419 3 года назад +13

    Naa Rianey Ceeep waye wiilka wacel paa ku tiri 😒😒 xizhooo wiilka wuu xizhoonaya mazkiinka raali gali 💯🥺😩 ileeen wxaan wad izla ogodeen 💯😒

  • @nuuraguure8259
    @nuuraguure8259 3 года назад +31

    Team Yuu Family💯✅

  • @bintumaxamuud8234
    @bintumaxamuud8234 3 года назад +2

    Naagtaan kibir badanaa😳 naa yuu iskaga tag wllhi kibir baa ku haya wllhi yuu mizkiin waaye ani may ahaaTo inaanay noolaateene😾

  • @zamiamostaphe
    @zamiamostaphe 3 года назад +7

    Uff rayaantan waaba nacay naa ninka islameed maxaad ka rabtaa ninkaga cesho hooya kuwacaya caruur miyaa Suuro badana 🙄😏Qoftan 😂😂😂😂😂

  • @rijaalmedia68
    @rijaalmedia68 3 года назад +9

    8:55-9:00 waxa uusubinayo fiiriya cabaas halka uu gacanta lagalyo io sida ey naagta iskaga celineyso ciyaal var 😂😂

  • @fardowsafarabadane6759
    @fardowsafarabadane6759 3 года назад +44

    Na ninkaga canano nin islamed maxa caydisa ku geyey cabas nagtada saxibada si lo ixtiramo bar yahu

    • @animelover20168
      @animelover20168 3 года назад +2

      Haaa xishodka waa muhim iyo dadka kale inad ixtiramtoo wayo akhlaqda aye kaa mid tahay

    • @saadaqmohamed818
      @saadaqmohamed818 3 года назад +1

      Fardowsa walahi real ka hadashay ilaahey ila.og yahay aniga wexee rabto ha i dhahdo balse qofka martida ah wax ey dhihi karto malahan😭😭😭😭

    • @fardowsafarabadane6759
      @fardowsafarabadane6759 3 года назад

      @@saadaqmohamed818 ceeb calek wlh nin iyo nag is qabo waxay raban ha is dhahan kadibey ka hishiyan inkasto adinko dad idinla jogo fcnen ina hadalada qar is dhahdan lkn ina martida ku xadgudubti wa ceeb asageyna ka aragtey uf

    • @fardowsafarabadane6759
      @fardowsafarabadane6759 3 года назад

      @@animelover20168 ad iyo ad gabadha wa fududahey

    • @saadaqmohamed818
      @saadaqmohamed818 3 года назад

      @Fardowsa mancity abayo aniga ayaga lama yaabani dadka waxa la dubayo dulqaad badan wlahi bilahi dul qaadka ka batay ani wlahi ben shegi mayi qof marti i ah adunka aan isku necbaano balse mar hado gurikyga joogo madaxa ayoo i saran yahay cadow nimo walbo naga dhaxeyso bananaka nooku tala😭😭

  • @aaminaahmed6190
    @aaminaahmed6190 3 года назад +10

    Ninkaga.waxdhe..lakin.nika.guurgajooga.hacayin.wllo.qofka.guurjooga.walagaxishodaa

  • @deeqacarab248
    @deeqacarab248 3 года назад +5

    Rooyal fmly waa laydiin xiisay wllo 🥰

  • @biligofficial5838
    @biligofficial5838 3 года назад +5

    Rayaan kulaha walle waad cabdaa qaabka aad u heeysin kulaha😂😂😂

  • @asmaabdi3292
    @asmaabdi3292 3 года назад +10

    Wan u jeedna in prank ahyne marna qosol marna cay😂😂😂Oo xata hadey run thy ninka sidaas mad u cayi lahyd🙄🙄🙄 naa intad ninka cayeyso ninka cay oo Wax dheh caqli bu leyhy oo isku wadeee

  • @fatxishiino3413
    @fatxishiino3413 3 года назад +1

    Rayan aadbad uqaldantahy willka aman isiih ninkada danbiga leh🥺

  • @rahminayussuf2728
    @rahminayussuf2728 3 года назад +3

    Wara cabas gawada ilmaxa akasoridin 😔😥🥺🥺🥺

  • @sacdiyomaxamuud9153
    @sacdiyomaxamuud9153 3 года назад +1

    Ya huu wilka xafadina imaday inta indhaha u shidato nin kada o gar iyo gafuur leh wu yar yhy ku haay 😎😎😎

  • @sumijilal628
    @sumijilal628 3 года назад +8

    Ayadoo og inu yahay prank fake ah hadana wiilka si xishmad daro u ladhaqme uf😏

  • @xasanyuusuf4510
    @xasanyuusuf4510 3 года назад +1

    Inta jacel prankiga cabaas like saara

  • @hoodomahamud6939
    @hoodomahamud6939 3 года назад +6

    Wlhi jiri weeyan naagtani prank run maha lkn hadana raga siday ula hadlayso

  • @nasriinmohamed2148
    @nasriinmohamed2148 3 года назад +2

    inta aad cayaysid ninka kale cay ka ku qaba wlhi waan tagari jiray lkn maanta ka dib ta tageerayo

  • @Rakio618
    @Rakio618 3 года назад +10

    Aqlaaq xuman nagtan riyaan la dhaho naa ninka ma adaa dhalay marka ledahay yuu Ada ukenay sigarka cabaas mahan miyah qof mskaxdisa ku socda ninkiiba adiga caruureye

  • @yusraabdallah4458
    @yusraabdallah4458 3 года назад +2

    Rayan san cml maficno sidiulahada shee maficno yuu maskin waye wlhi ✌️

  • @xaqaaniofficialchenal7028
    @xaqaaniofficialchenal7028 3 года назад +8

    Teem yuu ismuu jiya

  • @deeqoahmedsomaliyaguul7685
    @deeqoahmedsomaliyaguul7685 3 года назад +3

    Rayan iyada xita qiyale prank sosameyss run run miya uqayileysi iyada

  • @aazhaanafyar5377
    @aazhaanafyar5377 3 года назад +2

    Royal family waanii jeclahay ❤💋💯

  • @arafomahamoud2934
    @arafomahamoud2934 3 года назад +1

    rayan maha tiri kan calochan ka soridenah hhhhhhh 😂😂😂

  • @elqarniabdikhaliq3479
    @elqarniabdikhaliq3479 3 года назад

    Yuuu kuna boxing 🥊 banana rashka iyo dirisle gala qawo ilkaha gaadadhi lacaga tahaye🤣🤣🤣🤘ismuji niyow bazuu kuwa ready

  • @omararoon4602
    @omararoon4602 2 года назад

    Keep going brother and sister

  • @shamubbe5141
    @shamubbe5141 2 года назад

    Team yuuu family wankuwataa

  • @abdiqanisandheere7270
    @abdiqanisandheere7270 3 года назад

    Rajaan akhirka midi aya lagu dili doona 🤣🤣🤣🤣

  • @ifraaxifka9164
    @ifraaxifka9164 3 года назад +1

    Nayaa deee wilka waa masakiin ey kadaay cayda ninkada macananatid

  • @garadmohamudofficial4704
    @garadmohamudofficial4704 3 года назад +1

    Waan idin latalinayaa nio hadaad wax maqlaysaan noloshina haka dhigina prank youtubka si wacan uga barii seeya lkin nolo shina prank haka dhigina

  • @najlomaxamed7532
    @najlomaxamed7532 3 года назад +3

    Nayaa nikada canaano yuu kaleexo walahi yuu maskiin waye waryaa cabas nagtaada xushmada bar weehaleesan tahay wewe 😡😡😡😡😡😡😡😭😭

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux4672 3 года назад

    Sidaasi wa qalad allh na siiyo dulqadka wiilkaaan cml

  • @calij.kkingaridaad5493
    @calij.kkingaridaad5493 3 года назад +7

    Lanik cabaas mais cadeesi mise aniga ayaa umaleeyo

  • @abdirasaqabdi4546
    @abdirasaqabdi4546 3 года назад +3

    Naagatan baala diinta qofka kA waayn xishmayn moysi dhila dhashe wtf 🤬

  • @shugrijamac9670
    @shugrijamac9670 3 года назад +1

    Bisinka markey wiilka sas u la hdleyso maxaa ka aqldan gabadhan ilaahey tan Mel ey joogto ima geyo wiilkan maskin weye

  • @niciimaqani437
    @niciimaqani437 3 года назад +5

    Idin wataa team cabaas lkn maxaa idin hely mamlmahan

  • @maaidaxaashigaleer6673
    @maaidaxaashigaleer6673 3 года назад +5

    Yuu danbiga mxaa dusha loogu saraa cabas rayan

  • @najmaapdy6413
    @najmaapdy6413 3 года назад

    Naayaaa wilka sidaa ha ula hdalin waxbaa kaa qaldaneh😁😁😁

  • @abdimajiidabdirizak9622
    @abdimajiidabdirizak9622 3 года назад

    Wlhi yuu damiir malihid naag sidan ku bahdileeso ag fadhisaa nio nin rag tahy in nin rag hortiisa lagugu bahdlio adaa is baday

  • @ilhaanmalay9194
    @ilhaanmalay9194 3 года назад +1

    Yuu maskin wye wlhi🥺🥺rayan waku tgera apyoh lkn midaka codsana yuu sas danbo ha ula hadli iska xushmey waa maskin wlhi wana wil wllka ookleh ngta mesha tgne ha isku xishoto yuu ye afka utgin😏

  • @saharaabdisaharaabdi532
    @saharaabdisaharaabdi532 3 года назад +3

    Riyan ❤️❤️

  • @sahrocadey6067
    @sahrocadey6067 3 года назад +1

    Uf naagtaan shaawaysato weye wiilka maratida uah maxaysaa ula dhaqamaysaa naa xishood dhaqaaa yahaya

  • @sucdimoa6412
    @sucdimoa6412 3 года назад +3

    Sidaa wiilka ula dhaqanteen si fcn ma ahan wlhi yuu wuu dulqaad bdn yhy wiilka xushmeeya yahuud maa tihiin

  • @roodocabdiabaskaabaska1331
    @roodocabdiabaskaabaska1331 3 года назад +1

    Naaay waa aqlaaaq xuntahay kibirka kugu jiro ninkaga ku caaay wiilka maskiinka ah ka leexo mideeda kle pranki maqashey adoo og iney pranki tahy wiilka ha caayin uf 🤮🤮🤮🤮😳

  • @maryanali9240
    @maryanali9240 3 года назад +1

    Naya ma ada dhalay wilka merka sidan ula hadleysid war cabas nagta wey ka walatay quran saro is kifada aan dhaqanka leheed ee edab hayelayo u sheeg 😡😡😡😔😔😔🤮🤮🤮🤮🤮

  • @qadarcarab5326
    @qadarcarab5326 3 года назад

    Rayaan okle aya muqdisho ka sobaxday

  • @najaxipraahin4614
    @najaxipraahin4614 3 года назад

    Keep goin royal family lamaane aan jeclahay

    • @geele7768
      @geele7768 2 года назад

      Waaa uraxaynayaa ma xishodo gacanta kalabax

  • @abdiazizissackharun4830
    @abdiazizissackharun4830 3 года назад

    Rayan bajaj in aa kaxisheto Yuu aya wngsn wlh,xushmad ayu kamudhanyxy wlh

  • @fardowsaali1114
    @fardowsaali1114 3 года назад +1

    Waa sa shegty caadi ee u cwn brrina naga hortda lgu koraa prnk wye

  • @aniso966
    @aniso966 3 года назад +3

    Rayaaan wiiilka sixin ugashay wlhi

  • @queensundus1046
    @queensundus1046 3 года назад

    Naa ninkaga canaano edab iyo akhlaq ma lihide wiilka miskiinka ah oo ku ixtiraamaya ka xishoo cay iyo af toona kuma lihide

  • @ayma_f2514
    @ayma_f2514 3 года назад

    I hate how rayan was so mean to yuu and abusing 💔

  • @xudayfaaadan5249
    @xudayfaaadan5249 3 года назад +2

    Naagtaan xishmada ugudarty yaa

  • @ridwanomar617
    @ridwanomar617 3 года назад

    Weewee iska daay wax jiro ma'ahan😂😂

  • @ahmedopdiizmacil724
    @ahmedopdiizmacil724 3 года назад

    ShuP0 aDaa baNaanka Lagugu fuLaa yuu ka xishood

  • @biibaayeofficiall2109
    @biibaayeofficiall2109 3 года назад +1

    Asxapey waxaa ley yahay janal waxaa raba inad sartiin subscribes wad mahad santihin

  • @sharmasharaa3636
    @sharmasharaa3636 3 года назад

    Wallahi rayaan waat aqlaaq xun tahay ixtiraam ma taqaanit wallaahi

  • @nawaalcabdulaahijaamac603
    @nawaalcabdulaahijaamac603 3 года назад

    Wlhi rayaaan io cabas waan Idin waayay max idinku dhacaY hppiyaal

  • @hibaqisma6946
    @hibaqisma6946 3 года назад +3

    Rayan iyo caabas wn nisalame

  • @malyuunaliosman5707
    @malyuunaliosman5707 3 года назад

    Foodada prank beeeta naga joojiya 🤔🤔

  • @qadarcarab5326
    @qadarcarab5326 3 года назад

    Mididida u soqabya caloosha haka soridee loool

  • @faizaibrahimibrahim9943
    @faizaibrahimibrahim9943 3 года назад +1

    Rayaan aqlaaq malhn ninka maxa ku cayneee

  • @mariyaabdillahi9255
    @mariyaabdillahi9255 3 года назад +1

    Abayo please Rayaan Ixtiram Yelo Ninkga CNano Hadad rabto lkn wilkn wxna Haoran iga Dulqad badnida wlhi Ruuxn maornkro Hadl yaro Canana wxnka Cabsada Inu Qalbiga Kadilmo
    Abayo wlsha a Ahay Mardanbe Yuu Ha canan Ruux Gurigaga Joga Mardnbe sa haulahdlin Gunimo weye Melnana Nomaso gasho Hadan somli nahay Ruux Inn kuhiifno Gurigyaga Ok

  • @roshanzacky7478
    @roshanzacky7478 3 года назад

    Wale waa cabta kulaaha qabka uhaysate

  • @ugarsadhahaluckyofficial8344
    @ugarsadhahaluckyofficial8344 3 года назад +2

    Yuu team

  • @azbaazofficial4319
    @azbaazofficial4319 3 года назад

    Idin wtaa team cabaas🥰💯

  • @azuubbeazuubbe9835
    @azuubbeazuubbe9835 3 года назад +1

    M.a idinkufana lamanaheyga cadowgina unolada

  • @abdiqaadirtollman4236
    @abdiqaadirtollman4236 3 года назад

    Wale,wacapta qabka u heysatid

  • @ubaaleyare5400
    @ubaaleyare5400 3 года назад

    Yuu cabtooy. Maha ee kan kuqabaa cabtooy ah micnaha ninka kuwaso miyaad uhiilee shuubaa kudhashee

  • @naziibmuqtaar7591
    @naziibmuqtaar7591 3 года назад

    Familagan ad ban iden jeclahy il xun idin margto

  • @maxamedgaaxnuug5651
    @maxamedgaaxnuug5651 3 года назад

    ninkan NAAGTA hortaada ku walaqaya was mxy you

  • @najaxhena
    @najaxhena 3 года назад +1

    Akhlaaq male miya rayaan naa ninka gurigaga jooga ee martida ku ah ha cunin ninkaaga waxad donto kusame lkn ni ka kale ka xishood cabaas adna naagtada wax usheeg

    • @mohamudjama3047
      @mohamudjama3047 3 года назад

      Yahu wa qof noc kale ah say u fadhido ayaba akhlaq xumo ah

  • @adnasiciid6553
    @adnasiciid6553 3 года назад

    wee wee kulaha rayaan😂😂😂😂😂

  • @aaminoabdiaziz7828
    @aaminoabdiaziz7828 3 года назад

    Wey isa siisay ninka

  • @nurkeyjunior2140
    @nurkeyjunior2140 3 года назад +1

    walaley Riyan Yuu Mxa ucanesaa walaley miskinkaa

  • @ibrahimabass8247
    @ibrahimabass8247 3 года назад

    Reer badiyo wayo nagtan uff

  • @hamzehassandjama3082
    @hamzehassandjama3082 2 года назад

    Waxa yaaba ninka naagtisu cayayso uu waxba ka odhanayn

  • @nasteehohadaafow5141
    @nasteehohadaafow5141 3 года назад

    Malmahan mxa idin helay my family waa idin walwalay wlhi

  • @munamona2870
    @munamona2870 3 года назад

    Naayaa reer miyD yahay ka xishoo wiilka.nacas yahay wax
    Bilaaa.ixtiraamka H

  • @shacniyacawad4747
    @shacniyacawad4747 3 года назад

    Naagta maxaa kakhaldan cabtooyahay ninkaaga maad canaanato intaad ninka islamadeed fuushantahay shib la gaa dhigye😡

  • @kiiticazama6080
    @kiiticazama6080 3 года назад +1

    Hhhhjhhhhhh

  • @faxdixasancadeali7102
    @faxdixasancadeali7102 3 года назад

    Rayaan brnk sosamey cabaas rayaan wll

  • @rowdokiin8031
    @rowdokiin8031 3 года назад

    Yuu war nagtan daabe xafadeda haiman balayda carabka leeen uf

  • @kingakramofficial3483
    @kingakramofficial3483 3 года назад

    Waxan naag maaha ninkaga canaano doqon yahay war adna xoola tahay uga bax guriga

  • @fatuunmaxamad
    @fatuunmaxamad Год назад

    ❤❤❤❤

  • @rowdokiin8031
    @rowdokiin8031 3 года назад

    Naya ninkaga cesho ninka islamed afka dheer hala galin wasa batahe najisyaha ciilbawa ika ahayo

  • @nasribashir6158
    @nasribashir6158 2 года назад

    Cabass

  • @yysurfyu8eueeyeuiduejf8rjf6
    @yysurfyu8eueeyeuiduejf8rjf6 3 года назад

    Rayaan waxeda qalad wye yuu damiirka ma la dahy uf nagtas waxas waku qalad

  • @kingsaalax3302
    @kingsaalax3302 3 года назад

    Soomalidu waxay tiraahdaa'(tiisa daryeela tukale kudara) naa ninkaaga wx usheeg horta oo canaano' ninka islaameed iskga tg. Xoolo

  • @fadumocali8783
    @fadumocali8783 3 года назад

    Nin kaga canano kaa leexo yuu

  • @simranxussein5846
    @simranxussein5846 3 года назад

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂🌺🌺🌺🌺🌺🌺🌺🥀