Ganacsiga suuqa waaheen oo bilabmay || hargeisa somaliland 2025

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 19

  • @musj21
    @musj21 26 дней назад +5

    Wadoyin wa weyn ba kaso baxay masha Allah suuqa ki hore ka wacan Allah mahadleh guul ✅

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 дней назад

    GAROOWE WAA HOOYADA UMADA SOMALIYEED WAA MEESHA UGU HORMARSAN DHAMAAN SOMALI ❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 дней назад

    WAAN JIRIIRICOODEY MARA WAA MILILICOODEY HORUMARKA KA SOCDA CAASUMADA GAROOWE ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 дней назад

    MAANSHALAAH GAROOWE WAA CAASUMAD KIBIDHEY

  • @muniiramaxamedabdi
    @muniiramaxamedabdi 23 дня назад +1

    La muxuu qarshkii shacbka io dhidid ki dowladu mesha ku rafadeen si ay u qurxiyaan😢❤

  • @hanadabdi598
    @hanadabdi598 21 день назад

    Mall.of hargiesa waa inaa luugo bixiyaa ❤❤

  • @ahmedaddawe1071
    @ahmedaddawe1071 26 дней назад +2

    Hargeisa asageed waa dhaftay alxmdulilah cadogeen ha jabo

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 дней назад

    BARASAABKA GAROOWE WAA IN UU SAMEEYAA DHIR QURUX BADAN OO MEESHA U SAMEYSA QURUX BADAN KU DAYOO PANTULAND KU DAYOO SIDEY BARWAAQO U TAHAY ❤❤❤❤

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 26 дней назад +3

    Suuqa waxaa ka maqan wax aad u muhiim ah oo ah in la dhireeyo oo loo sameeyo cagaarin aad u badan si ay quruxda suuqu usoo baxdo arinkasi waa muhiim

    • @fdama
      @fdama 26 дней назад

      Meel banaan oo wax lagu beero ma jiro.

  • @KeeKani-d8z
    @KeeKani-d8z 27 дней назад

    🎉good job

  • @KeeKani-d8z
    @KeeKani-d8z 27 дней назад

    Top

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 18 дней назад

    MAANSHALAAH GAROOWE WAXAY GAARTEY HORUMAR WEYN OO LA TAABAN KARO MAANTA GAROOWE HAWIYE IYO SOMALI DIID WAA KA KODHEY WAA CAASUMAD UGU HOR MARSAN GEESKA AFRICA HAWIYE MA I MAQASHAA SOW RUN MAAHA HAWIYE SEY YES YES

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 10 дней назад

    MUQDISHO WAA IN AY KU DAYATAA CAASUMADA GAROOWE

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 26 дней назад +1

    Suuq bilaa laydh ah,oo aan wadooyinku laydh lahayn xagee lagu arkay?

  • @awilmohamed8473
    @awilmohamed8473 26 дней назад

    Wadooyinka mee laydhkoodii?

  • @wakawaka3038
    @wakawaka3038 27 дней назад

    😂😂😂

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 18 дней назад

    KU DAYOO PANTULAND SIDEY BARWAAQO U TAHAY WAXAA QASAB AH IN CAASUMADA SOMALIA AY TAHAY GAROOWE DAAWO QURUXDA IYO HORUMARKA KA SOCDA GAROOWE