Mas uulka asad xajiyow aan ka ahay masquud muslimka u maciino dunidoo dhan aay maqleen maleysiyoo idilna asiga u muuno badan magaalka markoodna rabiyow mardaadiyaa magaca somali wiilkii ka muuqdayow mudo ha meer meero malagii ku dili lahaa garoonka markoodna rabiyow ku gaardiyaa gacalka kiisa ahna rabi guusha eey hantaan garsoore cabdullhi xaajow ka gaabsan maa walee garabkiisa weyoo gadaal mareyn ha go o cadawgoodo waligoodba guul iyo nawad heer xaajiyow waa buranburkii aan uga tala galay heer asad xaji iyo heer xaaji dhamaaan💖🙏🥰💝💝
Somaaliyey arimaheena iyo asad walaahi waa dad wanaagsan reer hagio family waa dad gob ah aniga wiilkeyga king hassan aad ayey u caawiyeen hooyadiis ayaan ahay waa wiilkii ay soo saareen youtupe ka oo garab weyn ayey siiyeen ilaa maanta iyagaa niyada u dhiso oo la sheekeysto please qalad ha u fahmina
Wlhi waaaruntaaa aaqiro samaan ayaaan la joogaaa waaayo qof aan xumaan laheyn ayaaa xumaan loo yeelaa qofka xumaanta leh neh waa la fiic neenaaa marka sxb dulqaaad ka badiya inshaaa allaaaah 🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️
wallahi cidi wax idinka sheken waa iska hadleen xuman ma qabtiin waxad tihin dad sharaf leh aya tihin ilxun idim maragto ha u bixin dadka xassidka ah insha allah guuleysta runtina illahay ha idin xafido
Arinta ayaanita ku dhacde mahan mid iska caadi, waxey sameen ku ledahay dumarka Somqliyed oo dhan 😥, muhiimna waaye in ee dadka caanka ka hadlan si loo yareeye dumarka la dhibatena hadane xaqoodi la duudsinayo . Runti hadi ey dadka kacaan, mujrimka wuxuu way laha meel uu ku dhuunto.
@@muscabcrahmaan8137 bari marki lo socde konfur ha usocon, maxkamad waaye maa iga maqashe? Qofka in maxkamad la saaro waxaa ka horeysa in la helo, dad ayaa qabiil dartisa u qaraniya mujrimiinta, dadkas waa in la fahansiya mujrim in usan danaano galin. Dabiile hadaa qarisa danbiga qeba ku ledahay.
Maanshaa Allah Runti Waxa tihiin dad wanaagsan wanaagu waa u dhalasho Maanshaa Allah Allaah ha ini xifdiyo wan ini cafiyay wax xun waligay ma ini ka sheegin ma inii soo qorin waxa tihiin walaalahay qali cisi iyo sharaf ku noolaada abidkiin dad ku dayasho mudan ayaad tihiin Waxan ku faraxsanahay in aan ini daawado oo aan ahayn qof ini ku xiran oo ini la socotah RUclips lay wan daawadaa lkn waxa aad iyo aad aan ula socdaa kuwiina asad iyo Arimeheena horay u socda walaalahay qali Wakhtigaaga Ka Faaiidayso ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤴🤴🙏
Wanaaaga la sameeyo tan ugu fiican waa tan Allah dartiis loo qabto walow dad ka Hada jiraan Ku faanan waxee dad ka u qabtaan lkn tan ugu fcn waxaa waye Mida Allah dartiis loo sameyy haka wal walina dad ka waxee idinka aaminan ✊
Soomaalidu waa sunta hargaha wiilashaan waxa lagu haystaa maxaad u aamusteen iska hadal looma hadlo ee muhiimadu waa qofka inaad la qaybsato murugada,khasab maaha inaad video soo duubtaan. Waxaan aaminsanahay inaad tihiin rag wanaagsan gabadhaasna aad si hoose ula hadasheen✍ ayaan iyadana alle ha siiyo caddaalad💪
Masha allh wllldy igu walliyaa ad bn idiin tageraa waxn jeclan lahaa inan idla so xidhidhi dhawr mar wan isku dayay lkn may dhacii. Sharaf ku noladaa♥️♥️💋💏💐💐💐
hadalkina wan ku qanacsanahay wayo waxad noshegteen dhibatada dadka ku dhacda in aydaan bariis ku raadsan wlhi dad wanagsan ayaa tihiin allha isin sharfo ilma haajiyow ❤👈
waaw maa sha aĺlh arimaheena iyo asad walahi waa tat qalbi fiican war asxaa beey tat kaan yeey san ida waali wa laa la heey hor mar wacan 🥰🥰❤🥰🥰🥰❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞💞💞
keep going bro
Faadil instegram iaqbal
Fadil bro plzz igu caawi youtubkeyga fuaad Ambassador inaad asxaabtaada ila wadagto sxb dalka masar ayaan ka Soo salamoyaa
Anaa kuwaso pro
wllaheywan idin wataa
allah ha.idin xafido
The one and only asad hagionand arimaheena family
Doqonow Fananka hamagac diLiN
The one and only kaaga dhagtayee
Meel walba tagantahy.ceeb
Nio video walba waa daagantahy fnkana magaciis ka leexo
@@mudalibkahiye 😂👍
Waa Arimaheena legend hore usoco
@@mudalibkahiye hhhhjhjjjkkf
Ayanita cadaalad ayay raptaa like saar hadad ka xunthy wllshen dhipkeeda🤝
Marka arimiheena maxkamad miyaa
@@abadirali7057 kkkkkkkkkk sax maxakamad mia arimaheeNa 😅😅😅
Ayaanita iyada ninka wadatay una Iman jiray
Adiguu uradiu
@@qalbideeq28 haa
Mas uulka asad xajiyow aan ka ahay masquud muslimka u maciino dunidoo dhan aay maqleen maleysiyoo idilna asiga u muuno badan magaalka markoodna rabiyow mardaadiyaa magaca somali wiilkii ka muuqdayow mudo ha meer meero malagii ku dili lahaa garoonka markoodna rabiyow ku gaardiyaa gacalka kiisa ahna rabi guusha eey hantaan garsoore cabdullhi xaajow ka gaabsan maa walee garabkiisa weyoo gadaal mareyn ha go o cadawgoodo waligoodba guul iyo nawad heer xaajiyow waa buranburkii aan uga tala galay heer asad xaji iyo heer xaaji dhamaaan💖🙏🥰💝💝
Ani fmly Hagio waa taageeraa🙏🙏🙏💯
Waa sax qof walba joos oo leeyahay wlh wali reer hagio oo buuq buuq ku jiro ma arag waligey mashaa alah respect🙏💯🙏💯
Somaaliyey arimaheena iyo asad walaahi waa dad wanaagsan reer hagio family waa dad gob ah aniga wiilkeyga king hassan aad ayey u caawiyeen hooyadiis ayaan ahay waa wiilkii ay soo saareen youtupe ka oo garab weyn ayey siiyeen ilaa maanta iyagaa niyada u dhiso oo la sheekeysto please qalad ha u fahmina
Ayaanita malin way heli xaqeedi ✊
Insha Allah ❤️
Adi manoo shahay wali
Xayawaan maxaa waaye xaqeeda
Xayawaan sidiisaba waa xayawaan
@@salmaancabdi3805 whet happend
Asad iyo Arimaheena waa dad qalbi wanaagsan ♥️ Mar walba waan idin taageeraa 🙏 ha u jawaabina nacabka abooweyaal 😊
ARIMAHEENA WLHI NIN WANAGSAN
YAA IGU RAACSAN LIKE
Ani wlhib
Asad
Masha'Allah Arimahena ninka so saaray RUclipsrska Maleysia badankood guuleysta bro
Walaalayaal ilma Hajio Soomaali Dhamaanteed way isku Raaceen inaaad Tihiin Dad wanaagsan Guulaysta Aduunka Iyo Aakhiraba Hawshaasna Way Iska Dhamaanaysaa inshalah ❤❤❤❤
Amazing Guys❤️👏🔥
3 sano iyo badh ayaan ku xidhanahay
Channels arimaheena iyo asad hajo
Waligay ma arag
Hal muqaal oo xun
Sxb azad iyo arimaheena
Waxaan idin leeyahay hambalyo brothers 💕💔💓💕💔💓🙋♂️
Sadex sano asad RUclips kuma jirapa 🤮😂🥴
@@abdiaziiz2029 duli aan jawaab mudnayn ayaad tahay
So baro tariikd ragan 😂🤣😂🤣😂
Waa Qanacnay walalehen arimahena iyo asad aad iyo aad u sharafsantin gulesta mar walbo❣
Arimahena va asad hagio inta ku farxdey ine ka so hadlo jeclay like
Ujedka ugu wayn commentska xun ay dadka uso qorayn waxay ahayd inaad so hadshan oo kaliya dad sharfleh baad itihiin mar walipo gulysta abowyaal😍
Mnshalh my brother arimaheena and asad hagio waya qlbi wanagasan yihin thanks you my friend ❤❤❤❤
Arimaheena Waalaga Xanaajiyay Wlhi Waligay Ma Arkin Asoo Saan U Hadlaaa
Waxay dhahen guriga ku heesata wiilka wax xumeeyay
@@bgdyurhegywhwueh6296 haa wlhi somali waa wxkle
Ayaaniitaba arimahena ayaan ku bartay 2019 mrka xumanba idnkma filynin keep going brothers
Waad mahad san tahay arimaheena. Maadaama jawaaab nasiisey. Oo aad fikirkeeni. Noo tixgilisey. 👍🏻👍🏻👍🏻
Aramheen u did what u did ,bless u boys keep on going n do what is gud for u we love u ❤️❤️❤️❤️
Hor mar wacan walalahay inta jcyl wilashan o wanagoda aminsan iso raca keep going brothers 💪👏
Keep going brothers waan sugayney ina kaso hadashaan arintaas🙏❤️
Thank you brothers keep going may Allaah bless you all ❤❤❤
Keep going arimaheena is the best you tuber asiga iyo Asad hagio horay usoco guul wacan
Marba hadu xuseen tagay aniga waan daremay in aa adinkana tagteen illeen xuseen waa walalkiin marka somali xaqa allaha tuso oo xumaanta ka madobeeyo insha allaah
Haa wllhi anba taas waan faahnsanaa lkn dadka qaar .siklee wax u arkeen
ani xataa
Micnaha madhintay xuseen mise see wax ujiraan wllyal ifahansiiya😥
@@maxamedmaxamuudahmed9007
Mya 😲
Waxaalaga hadlayaa ayaniita asaana tagay marka ow dhibka dhibka gaaray
Waxaan kawadnaa meel xuseen tagay reer Hagio weytageen cml
Mafahantay wll
Comments ku dhigle yashaa Waa waata Aniga😂😂😂💫Maxkamaad caadiya tihin rer comments rer dhig miraan ba tihin keep going 💞🥰
😹😹Aad io Aad 😹
Somali waa indho kugaradle iyo waxay maqlana dadka ku qabsadan anuu wllhi wan layabay hadii laga hadlo maxay tari malinkasta gabdhaa waladulmoya dadka dhibka haysta iyo kuwa qariya ma waxlaga qaboto hadal wax matarayo
Asad iyo arimahena dadkan way iskadhibadanyihin jawabtina waad kumad santihin ale haydin fifdiyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤haray usocda
rer HAGIO fmily sharfa ledihin
Adiya mel laga weyna mlahn yah
@@nahwaabshir8135 😂😂😂
Zxp wligin sa wax isku la tabiya maliba channel so galiya insha alah guul iyo gobonimo Idin rajeyn
Sorry Asad Adiga uma dambeysid lkn Sababa jiro awgeed ALLAH dhibkaaga dambi dhaaf hakuugu badalo.
Xuseen Bebe marka arkay waaba iska dareeme ina iska warqabtiin
Manshalah reer hajiyo best youtubers in the somali my Allah bless them🙏
Keep going my brothers asad Hajio and arimeheena
War dj
Arimaheena wxn ku barta 2017 aakhirkeeda markn social media kusoo biirya RUclipsr lihi ogu horeyoo bartaa tahy waligyba xumn kuguma arg ceep aadn laheena dusha iskagama dul fulyso keepgoing 😍😍😍
Jawab aad u facan masha Allah keep going my best brothers 👏👏👏🙏
Saas waaye Fitnadaba waxeey ka jirtaa qof aan ku aqoon oo faalo kaa bixinaya cajiib keep going brothers
mnsha Allah Keep going Labadiinaba
Asad hagio&arimaheena❤️❤️
Waa runtaa sxp qaali arimaheena xaasidka ma liibaano hormana ma gaaro janno iska dhaafee xitaa carafta janada ma helo ilma haajiyo dad aad wngsan ayaa tihiin ❤❤🙏🙏
Arimaheena asad dad wanagu biyo dhigay wllo keep going 🥰🥰♥️
Marku arimahena yiri youtubeka ana usameeyey sad wxuu dhahy kajar taas ..... that is so sweet asad qof qalbi wacan baa tahy alle haku xafido 🤩
Wlhi waaaruntaaa aaqiro samaan ayaaan la joogaaa waaayo qof aan xumaan laheyn ayaaa xumaan loo yeelaa qofka xumaanta leh neh waa la fiic neenaaa marka sxb dulqaaad ka badiya inshaaa allaaaah 🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️
Maasha allaah ilmo hajio wiila qiimo badan baa tihiin oo qalbi wanaagsan maasha allaah alle ha idin xifdiyo in aad wiilal wanaagsan tihiin intaan idinka araganay baa maqarati ka ah from amal baqare asad arimahen iyo abdulahi qiimo badan baan idiin heena cadowgiina cagta hoosteeda walaalo jiro joogo aatihiin 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰noolada
Hal mar xataa waligey niyada igama galin hagio family aa dad xaasidiin ah wax walpa waxee u baahan yihiin faham
Dad qalbi fiican aa tihiin guuleyzta
Bro ha ujoojinaha soomalida qaar baa gaala ah Arimahena waan Idin wataa lipaxyadeyda naagta waaa caan raadis ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💯💯
Arimaheena poqor weege wllhi alle hayska daaaye🥰
Reer HAGIO kora oo kaaalin gala aad nii jeclahay 😘😘😘
Legend is always Legend arimahena keep going libax libax dhale aya tahy
Asad iyo arrimaheena dad wngsn oo sharaf leh waan idin aaminsanahay wlldey waligiinba buuqbuuq meydaan galin hadana hadal dad ku galimeysaa guuleysta wlldey
muhiim maah in social media aad kaga hadashaan gabdha dhibkeeda balse caawiya😥......keep going guys
Anaa idiin huba
Arimaheena iyo asad hajo
Rag aan ku faano ayaad tihiin
Thank you
👏👏👏💓💔💕
First comment like igu kasbeeya inta iga danbaysa 🥰
Rag culus keep goin arimeheena and asad fmly one ☝️ love
Hada ilahay jeceshay love dhac iigu sii ❤
Arimaheenaa keep going broo ayaanita cawiyaa waa gabar abgaal adigane udeejeen tahiin mudulood ahaan ku caawiyaa
Fmly hagio wllo qiimo bdn Asad iyo Arimaheena horay usocda wllheen❤❤❤❤❤⚘⚘⚘🙏Nolosha idinma ciisho
Haw jojina dadka inta yare xun wllo hore u socda ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Two legends kip going we love me ❤💚
Af engriksa kufsega kadaf 😂😂😂
@@amiirzaki0985 Typing error wayo ee ku qaadho😂😂😂
@@Huskajr1 hye bal
waligey intaaan RUclips joogay ma arakin arimaheena iyo azad oo qof ku dhagan waa daad intuu qof bini,adam ah dhowrsan yhy dhowsan qof kastana waxuu yhy intii taqano ayaa og ilaa 2018 kugu xiranahy sxb guuleyso walahi RUclipsr ga ugu jeclhy ayaa thy 💙💙💙💙❤✅
HADA HADALKODA KU QANACDAY LIKE 👍
Keep going brothers ❤❤❤❤❤❤wan iniwata ale hainixafido ❤❤❤❤❤❤dadkawanagsan maxaloxumeya wilashan dadkawanagsan inejiran ha aminsani
Rer hagio you guys have great admirable and loving reputation ❤ whatever they say that will never change your name just give them a dump ear 👂
wallahi cidi wax idinka sheken waa iska hadleen xuman ma qabtiin waxad tihin dad sharaf leh aya tihin ilxun idim maragto ha u bixin dadka xassidka ah insha allah guuleysta runtina illahay ha idin xafido
Arimaheena legend always legeng
ManshLah wllo wa Lobahan sidaaas dad ah wayo dadka qaar way wada xun yihiin ilaahay iniga madhigo dadaka sida xun usheekeeyo💯❤❤❤❤💯💯💯❤❤❤
Arinta ayaanita ku dhacde mahan mid iska caadi, waxey sameen ku ledahay dumarka Somqliyed oo dhan 😥, muhiimna waaye in ee dadka caanka ka hadlan si loo yareeye dumarka la dhibatena hadane xaqoodi la duudsinayo . Runti hadi ey dadka kacaan, mujrimka wuxuu way laha meel uu ku dhuunto.
RUclips ku ma maxkamadba markaa
@@muscabcrahmaan8137 bari marki lo socde konfur ha usocon, maxkamad waaye maa iga maqashe? Qofka in maxkamad la saaro waxaa ka horeysa in la helo, dad ayaa qabiil dartisa u qaraniya mujrimiinta, dadkas waa in la fahansiya mujrim in usan danaano galin. Dabiile hadaa qarisa danbiga qeba ku ledahay.
Maanshaa Allah
Runti Waxa tihiin dad wanaagsan
wanaagu waa u dhalasho
Maanshaa Allah Allaah ha ini xifdiyo
wan ini cafiyay wax xun waligay ma ini ka sheegin ma inii soo qorin waxa tihiin walaalahay qali cisi iyo sharaf ku noolaada abidkiin dad ku dayasho mudan ayaad tihiin Waxan ku faraxsanahay in aan ini daawado oo aan ahayn qof ini ku xiran oo ini la socotah RUclips lay wan daawadaa lkn waxa aad iyo aad aan ula socdaa kuwiina asad iyo Arimeheena
horay u socda walaalahay qali
Wakhtigaaga Ka Faaiidayso
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🤴🤴🙏
Wlh comntiki shalay iyo xalay wuu shaqeyay 😂😂arimaheena iyo asad sxb lasocda maleysiya idinka ugu waaweyn yutubarad marka waa qasab inad kasoo hadashsn qofki wax ku dhacan
Wey fashilmeen wlhi so sad
@@mulkiartan7005 maxeey ku fashilmen maka hadalno ayey dheheen waxyabaha dadka kudhaco weligeyna ma arkin ayagoo kahadlayo
Waan ku raacsanahay in wax badan ka gaabsadan aduunki wuu xumaaday wax kasto lama dhex boodo
Asad hajiyoow cabdulaahi haajiyoow arimaheena waanii wataa qofkii hadlayoba hayska hadlee danahiina raacda horay uga socda dadka afaarihiisa ha galina wiilkii ama abaayadii soo hadasho haw joojinina waa ceeb gabaraa la kufsaday wax fiican maaha Afkiina waa laga nabad galaa odayaasha qaaq leh iyo islaamaha qaaq leh ha u joojinina danihiina ka raacda soal mediaha please walaalo aan ilaah dartiisa u jeclahay baad tihiin isku duubnaada adinka beentaa ka carareeysaan beentuna waa xaaraan waxaan jirin ma buunbuunin kartaan keep going my little brathers
Arimahena vs asad waa idin wataa sxb idinta Malaysia dadka qar ku hesin keep going brothers waa idin wataa ❤❤
Wanaaaga la sameeyo tan ugu fiican waa tan Allah dartiis loo qabto walow dad ka Hada jiraan Ku faanan waxee dad ka u qabtaan lkn tan ugu fcn waxaa waye Mida Allah dartiis loo sameyy haka wal walina dad ka waxee idinka aaminan ✊
Soomaalidu waa sunta hargaha wiilashaan waxa lagu haystaa maxaad u aamusteen iska hadal looma hadlo ee muhiimadu waa qofka inaad la qaybsato murugada,khasab maaha inaad video soo duubtaan. Waxaan aaminsanahay inaad tihiin rag wanaagsan gabadhaasna aad si hoose ula hadasheen✍ ayaan iyadana alle ha siiyo caddaalad💪
Haa wllhe
Woow arimahena iyo Asad dad sharaf badan woow aad ayaan ni jeclahay wlhi wlleyhey 👏👏👏👏👏👏👏👏👏❤️❤️❤️👏👏👏👏
Reer hagio dadka ugu qiimaha badan oo Malaysia ku nool aad tihiin mana aaminsani gabadh soomaliyeed oo caawinaad u baahan ineey ka gaabiyeen
Xqiiqa walhi ahay 😥😥😥
Masha allh wllldy igu walliyaa ad bn idiin tageraa waxn jeclan lahaa inan idla so xidhidhi dhawr mar wan isku dayay lkn may dhacii. Sharaf ku noladaa♥️♥️💋💏💐💐💐
Arimeheeena team guuuL❤️✊
ArimaHeena wllo horey usoco qof qalbi nadiifa ma.💯❤️❤️
Ayaniita cadalad bay rabtaa inaga rabta inay malin uun cadalad hesho like sar
Wl wadan dowlad leh jogta ayaanita iyadoo lacag iyo waxba aysan bixin ayaa garab lasiinaya lkin arinkaan waa arin view raadis sey ila thy
Will ayaanita get justice by someone making a video????
Justice is fighting for your rights and she has The U.N in her situation
Arimahena sxb wakufahsnshy anigaaa legend baa tahay sxb🥰
Arimaheena waalahy aad ayaan kugu cadahysnaa saxiin a nigoo ah fans kaaga sababtio ah inanta yar dhibataysan inaad caawiso ayay ahayd inaad ka amuustaan may ahayn
Wax maqal wxaas kama hdalno ey dheeheen wxii caawin ey uga bahneydna wey cawiyen oo waaba deris
Muhiim ma ahan Vedio Muhiiimada Wa in lis ku gargaaro Omar io Asad Io C.llahi keep Going Bro'Ylkeyga💟
Wllaladey inaa iska amustan ahayd sabto ah dad xunba laydigama amin sana sabto ah waa laydin yaqanaa waxa tihin 💚☺️🔥👑
Ilhy haku xifdiyo arimaheena ❤❤🙏
INTA SUGAYSA INAY KASO HADLAN ARINTA AYANITA LIKE 😁😁😁👍
😹😹
hadalkina wan ku qanacsanahay wayo waxad noshegteen dhibatada dadka ku dhacda in aydaan bariis ku raadsan wlhi dad wanagsan ayaa tihiin allha isin sharfo ilma haajiyow ❤👈
2Bros and Legends🖤🙏❤
Nio arimaheena aniga ka yaapay wanagiisa haday noqoto tixgalinta walalkis iyo wixii la halmaala alle haku sharfo arimaheena
M a saax wlhi walaladeen gulsta cadowogiin hajabo ❤️❤️❤️
Naag waalan ayaa thy shuuban yahee bax
Saa ku dhipsade le yah
horey usocda arimaheena iyo asad dad fiican in aa tihiin waa idinka muuqataa👏👏❤❤💪💪
Arimaheena iyo Asadkeena inaa usoo jawaabtiin ma eheen carabta waxee dhahaan (الكلاب تنبح والقافلة تسير)
Guleystaa 💪🏽✨🎉
Haa wlhi
Iney ka amusan aheyd
Guuleesat
@kheyralNisaa Tube
ii fasir maahmaahda
Arimahena xoreyy usocdha abowee iskdafaa dadkaan warkodhaa ❤🧡💗💓
MashaAllah sifiican uhadasheen waana saxsan tihiin Arimaheena & Asad 😍😍😍😍
waaw maa sha aĺlh arimaheena iyo asad walahi waa tat qalbi fiican war asxaa beey tat kaan yeey san ida waali wa laa la heey hor mar wacan 🥰🥰❤🥰🥰🥰❤❤❤❤❤💞💞💞💞💞💞💞💞
Legend an aminsanahey......keep on....🤜🤛
Arimaheena bro waxan karabaa nin qalbi wngsn wa tahay balse waxan karabaa inad filim keentiin adiga io asad keep going 🙏🙏❣️
Keep going my brothers ❤️❤️❤️❤️❤️we love you all
Ani aad ban uga xumaada wiilashan marka wx laga sheego dantoodey yaqaanan cid maku mashquulan qalad ha u fahmina wllo love from hargeisa ❤❤❤❤❤❤
Waan idinku raacsanahy in inaad waxas oo kale in aad kasoo hadlin waligina haka soo hadlina entertainment only ku eegada keep going
600k coming soon 🤞🤞🤞💯 hormar wcn boqorka boqorada
Armahena iyo asad waa dad wanagsan wllhi m.a abtiyal
mashalah arimahina iyo asad wax horey u socda somali waa dad dhib badan haga lina sas ka jooga hada dhax gashaan waa dib