WAREYSI XASAASI AH || AYAANIITA XIRIIR MAA KALA DHAXEEYEY NINKA KUFSAN RABAY ||

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 фев 2025

Комментарии • 556

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 года назад +263

    لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ، سُبْحَانَ اللهِ وَالْحَمْدُ لِلهِ ، وَلَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَاللهُ أَكْـبَرُ ، وَلَا حَوْلَ وَلَا قُوَّةَ إِلَّا بِاللهِ الْعَلِيِّ الْعَظِيمِ

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 года назад +75

    لَا إِلَهَ إِلَّا اللهُ وَحْدَهُ لَا شَرِيكَ لَهُ ، لَهُ الْمُلْكُ وَلَهُ الْحَمْدُ ، وَهُوَ عَلَى كُلِّ شَيْءٍ قَدِيرٌ ، سُبْحَانَ اللهِ

  • @yameniboy9606
    @yameniboy9606 3 года назад +594

    3 waxyaabod aan adiga kaa ogahay
    1 comment gaan xaafada adigoo🏫 jogta aqrineesa
    2 single baa tehe 😢
    3 dabka mobile kaga waxuu ka yaryahay 80%
    Hadii aan 2 kamid sheege like iisar ❤

    • @hamzehagproductions2462
      @hamzehagproductions2462 3 года назад +9

      waarun lkin dabka waxaa uumarayaaa 86

    • @sahrahussein582
      @sahrahussein582 3 года назад +7

      Kuli waa Sax wlhy 😂 lkn 79% igu jira mobilka

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 3 года назад +9

      Been weeye mobilkayga dabkisu waa full ta labaad familj baan ahay lkn ta sadexaad waa runta gurigan jooga ta afraad comment waniga kabixiyey lkn like kuma saarayo

    • @muunaapdi9046
      @muunaapdi9046 3 года назад +5

      Wlhi intupa wa sx😂😂

    • @KkKk-wu7gp
      @KkKk-wu7gp 3 года назад +3

      3 aaad sheegtayba waa sax waana ku saaray like

  • @zuuzuuofficial1035
    @zuuzuuofficial1035 3 года назад +123

    saxaaf waa wariye Qatar ah maasha allaah ♥️

    • @cabdallamustaf6555
      @cabdallamustaf6555 3 года назад

      Abayo guurdoon ayaan ahay

    • @abdisalamahmed1703
      @abdisalamahmed1703 3 года назад

      Saxaf sxb wan kusalamaya adi iyo gabadhaa walashey ah ayaanita magaceygu waa abdisalam ahmed Barrow joogo jarmalka waxad tahay shaqsi aan aad u taageero walhi billahi tollaahi arintaan aad baan kaga xumaday lkn ninkani nasiib bu laha oo ah inaanan Malaysia joogin lkn nuucaan oo kale diyaar baan u ahaan lahaa inaan 40 sano oo xariga ugalo si uusan gabadh danbe oo sharaf leh uusanba kaga soo hor bixin

  • @faysajamac4188
    @faysajamac4188 3 года назад +51

    Saxaf nin qatarah ayaa tahay masha allah waxan jecylahay sida aad u waraysatid dadka alle ha ku xifdiyo

  • @zhamsa_nalka4388
    @zhamsa_nalka4388 3 года назад +99

    Horta reer malesiya mawada xuma oo waxaa kujira saxaaf iyo muniir iyo tiinaa

  • @Y-ADIL
    @Y-ADIL 3 года назад +2

    Waa loo baahan yahay in dhacdo walbo oo fool xun qofkii geeysta in lasoo bandhigo wayoo waxaa yaraan doona xumaanta iyo qofkii ku dhiiran lahaa inuu xumaan geeysto.
    Mahadsanid Ayaaniita 🙏
    Illahey haku xifdiyo aduun iyo aakhiro

  • @mohaazanchannel8823
    @mohaazanchannel8823 3 года назад +29

    Saxaaf waa wariye inaba aan caadi ahayn
    Magaftamo! Wlhi waan ku wataa
    Brother hore uso co

    • @mustafamohamadnur5850
      @mustafamohamadnur5850 3 года назад

      Sharmuuto dheh dinta ayuu kabaxay gaalbuu aha waxadna tiri isku qabiil baan nahay runta kahadal dadki maalaisia ku keena ku nacene daacad uhadal

  • @faskachannel2236
    @faskachannel2236 3 года назад +39

    اللهم انك عفو كريم تحب العفو فأعف عنا

  • @shamuuqcaddeofficial1469
    @shamuuqcaddeofficial1469 3 года назад +24

    INTA DULMAN SIDA WLSHY AYAANITA OO KALE ALLAH HA U GARGAARO ❤❤❣❣🥰🥰

  • @walalkamilini8386
    @walalkamilini8386 3 года назад +16

    Ayanita mida ankutagera aya wxay tahy wa hadal Kar wlh gabadhan yar mashalah

  • @hanaandhalad2842
    @hanaandhalad2842 3 года назад +16

    She is so intelligent my Allah keep it ♥️💯

  • @nihamcilmi5301
    @nihamcilmi5301 3 года назад +33

    M allah wllhi saxafow tagerada aad siisay ayaaniita waa abaal uyaala nadia iyo nahida 🤴✊✊✊

    • @ahmedhassan-kf8he
      @ahmedhassan-kf8he 3 года назад +1

      Taas ban Ben ahen ilahay wax xun mafuso

    • @yasminali9579
      @yasminali9579 3 года назад +1

      Omg wlh qaliga ka hadashy abyo taasa been eheen😥🙏

    • @aminoaxmed6466
      @aminoaxmed6466 3 года назад

      Wlhi abayo qalbigaa i xanuunay saxiixda tawaty

  • @djimos9058
    @djimos9058 3 года назад +28

    Masha allah sharafta ku dhimey istidhi allahba badbaadiyey dadka aflagadada wadana iska dhaaf wad xanuusanaye

    • @suweydaqurux869
      @suweydaqurux869 3 года назад +1

      Maxaa lagu aflagadeyna waba gabar sharaf alleh masha allh

    • @add9095
      @add9095 3 года назад

      Ayaan cml😥😥😥rabaaa iiida xitaa halii doono
      😁😁😊😊

    • @quenshushuu6396
      @quenshushuu6396 3 года назад +1

      @@add9095 😄😄😄hoo

    • @add9095
      @add9095 3 года назад

      @@quenshushuu6396 hhh waa boode sumaya rabaa hhhhhh

  • @JUNGKOOK-ub2ig
    @JUNGKOOK-ub2ig 3 года назад +39

    AlLA AYAANITA ADNAA MOODE WllHI wee isku eg yihiin bee 😁😂❤

  • @xuseenmacalindheerechannel5403
    @xuseenmacalindheerechannel5403 3 года назад +38

    Ninka dhibka geystey muxu magaalada sinabad ah waliba ugu jogaa waan yaabanee

  • @zakicamir3528
    @zakicamir3528 3 года назад +29

    Wariye mahamed siciid Saxaaf wariyaha kaliya een taagero
    Waligaa cadaalada sidaa u garab tagnow🙏

  • @hamdafarah6232
    @hamdafarah6232 3 года назад +26

    Subxanallah qofku qof aan iimaan lahayn buuba ahaaa😡😨
    Super women keep going sis❤

  • @shamuuqcaddeofficial1469
    @shamuuqcaddeofficial1469 3 года назад +29

    GUULEEYSO ADUUN IYO AAKHIRO WLSHY AYAANIITA 🥰❣❣❤❤🥰

  • @queenruwaydo8686
    @queenruwaydo8686 3 года назад +47

    Family 👪👨‍👧‍👧👩‍👩‍👧‍👦 aaaan tagero hore usoco saxaaf keep going bother

    • @shugriabdinuur5776
      @shugriabdinuur5776 3 года назад

      😀😀💕💕💕💕💕💕🤭😋😛😛😛😛😜🤪🤪🤪🤪

  • @aliabduule6903
    @aliabduule6903 3 года назад +54

    diinteena macaan wexe no sheegtay in nin iyo nag ajnabi kala ah aysan guri joogi karin. hadaan diinta si sax ugu dhaqmi laheen dhibaatadaan oo kale madhacdeen

    • @mahadihassan5203
      @mahadihassan5203 3 года назад +5

      Xusuusin ayaadka alle waa ku mahadsan tahay walaalkey lkn maanta dhalinteena inta badan waxay leeyihiin xiriir saaxiibnimo guur la’aan oo mudo dheer socda guriyaha is la joogo maqaayadaha ka wada cunteeya waliba ku faraxsan ilaah akhlaaqda dhalinta ha wanaajiyo

    • @ruqiaali5181
      @ruqiaali5181 3 года назад +1

      Ogow qurbaha ay jogan dadkan guri wayn bay wada kiraystan qofba qolbuu kiraysta

    • @nadaabokar646
      @nadaabokar646 3 года назад

      taas ayaa xaqiiqa ah

  • @nadirhaji1367
    @nadirhaji1367 3 года назад +18

    لاإله إلاالله محمدرسول الله صلي الله عليه وسلم

  • @umaymaqurux8506
    @umaymaqurux8506 3 года назад +6

    Gabdheeha somalida allah noo xafido

  • @queennadiya6255
    @queennadiya6255 3 года назад +9

    ayaaniita wa nag adag allah ku garab galo abyo👏

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 3 года назад +3

    Soomalida khayr Allaha siiyo, war abuurkaan uga yaabey. Qiso igu dhacdey oo Allah iga badbaadiyey ayaan waxaan maqley ayadoo dad aniga i aqoon ay igu sheekeysanaayan oo beentii aduunka aykala shushubaayaan aysane ogeyn Qofka agtaagan inuu yahay kay kasheeshaynoyan. Waa Taariiq dheer Qoraalkuma sharixi karo qisada lkn InshaAllah Buug baan kadiyaarin doonaa, 😁 walow dadkeygu wax aqriska jeclayn. Horey usoco Ayaanito abayo I feel you

  • @nafisaabdulkadir5902
    @nafisaabdulkadir5902 3 года назад +16

    Hooyo macan iso boqo aduunka wax laisku taraa aduunka igu caawi hooyo ayan ahy .

  • @adoreNura
    @adoreNura 3 года назад +6

    Ayaaniita you are strong keep going sister✊🏽🙌🏽👏🏽❤️

  • @hadiilchocola
    @hadiilchocola 3 года назад +4

    Su aalo badan oon rabnay jawaabtoda ayad waydiisay tnx saxaaf
    Walaasheen ayaanita hore usoco alle ayaa xaqaaga kuu qaadi doona

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 3 года назад

    saxaaf ale ha ii kaa dayo ale haku xafido ilxumi kuma aragto adiga iyo familkaaga qaaliga igu ah oo quruxda badan ale ha idiin wada xafido farxadiinu waa faraxadeya waan idiin ku fanaa saxaf iyo adna iyo caruurtoodba allah idiin wada xafido insha allah

  • @faziaahmed9537
    @faziaahmed9537 3 года назад +2

    Masha’Allah Allah ha ku xafido Ayaaniita . Saxaaf adiga iyo faamilkaagana Allah ha idin xafido. 😍

  • @mohammedfrance8629
    @mohammedfrance8629 9 месяцев назад

    Wiiil cpdkar ah weeyi saxafi waanad guuleysanaysaa farxad qKQku nqoolow walaashY guul insha Allah

  • @thebenevolencechannel3975
    @thebenevolencechannel3975 3 года назад

    Scw alxamdulilahi abaayo in uu horta ilaahay ku badbadiyay gabdhaha soomaliyeed waxaan walaalahey idinka waanina guri aan maxram joogin nin hasoogalinina guryahiina nooc kastuu qaraabo ama saaxiib u noqdo, diinta ma qabto , in nin waarin ama ajnabi lala dago yaaba qalad ah , waa ogahay soomaalida in ay iswalaashato laakin darsi ha idiin noqoto arinkaan

  • @ugbaad48
    @ugbaad48 3 года назад +34

    SAXAAF WA QOF NAXARIIS LEH MA AHAN SIDA QAAR WAAN IDIN BARYAA CAAWIYA MISKIINTA BLEASS

    • @yusufabdi3855
      @yusufabdi3855 3 года назад

      Adi maa caaeisay markay xanuunsant
      Qofkuu caawinaayay asi iyo tiina xusee

  • @qalbiuroon1450
    @qalbiuroon1450 3 года назад +32

    Ayaan wll waxaan kugula talin lahaa yaan lagaga faaidaysan dhibka kusoo gaadhay wll iska jooji RUclipsyada aad kolba mid ku yeedhanaaya pleas hno qli talo🙏🙏🙏

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 3 года назад

    Mashaa Allaha waxatahay geesiyad iskukalasoon oo qawi ah illahay ah kuxafido

  • @shueibjamel7288
    @shueibjamel7288 3 года назад +40

    The Real Legend!! Saxaf🔥

    • @hooyomacaan5970
      @hooyomacaan5970 3 года назад +1

      Ronaldo goorma somali baratay 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🥺

    • @shueibjamel7288
      @shueibjamel7288 3 года назад

      @@hooyomacaan5970 Of Course I'm Not Speak Somali But I'm Speak English,Spainish,Italy!

    • @hooyomacaan5970
      @hooyomacaan5970 3 года назад +1

      @@shueibjamel7288 😂😂 broken English Gai 😄

    • @MakeAmericagreatagainforlife
      @MakeAmericagreatagainforlife 3 года назад

      @@hooyomacaan5970 👌👌😂gai aya iga gadan kikuyu mom

  • @gujgcc8271
    @gujgcc8271 3 года назад +15

    Abyo mar waliba garapkeyga ayn nhy keep gonig daer my sister ❤️😘🥰🥰

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 3 года назад +4

    Abaayo gabar yaar oo qurux badan baatahay horay u soco 💖🤩🌹🙋

  • @wagaafmedia8391
    @wagaafmedia8391 3 года назад

    Masha allaah wll qali saxafi wllhi ayaniita wa gawar geeysi ah wllhi waxan dhiihi laha gabdhaha kale e somaliyed wa iney ku dayadan wllshod ayaniita ayan dhiihilaha wllhi

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 года назад +4

    Geesi 💪♥️guulayso 👆❣❣♥️💯

  • @maproukamahamed4464
    @maproukamahamed4464 3 года назад +1

    Alle ha ku garan Galo wllo. Ninka diinta ka baxay in ad so dhawaysto mrka horeba ma ahayn Alle ha so hanuuniyo haduu hanun u qoray hadii klena Alle ha dhafsho aduunka isaga io sharkisaba

  • @Fayley-p6u
    @Fayley-p6u 4 месяца назад

    M.a saxaf legend horay u soco ❤❤

  • @amaalanfac1173
    @amaalanfac1173 3 года назад +11

    Supper woman😍😘👸 waanku salaamy xppti qli💌💕

  • @hirsaaqaofficail2329
    @hirsaaqaofficail2329 3 года назад +22

    Subxanallah allhu akbar nimanki weyso Qateen rabow so hanuuni

    • @abdikadirducaale7779
      @abdikadirducaale7779 3 года назад +1

      Nimanka meherka u khafiifiya weerarku wuu yaraaana hhh

    • @hirsaaqaofficail2329
      @hirsaaqaofficail2329 3 года назад +3

      @@abdikadirducaale7779 diyaar inadeer hadey mushkiladu intaa uun thy

  • @falisifka9223
    @falisifka9223 3 года назад

    Manshalah Abayo waxaa mehen inad ilalisa..

  • @hamadsheikhdaahirsheekhcum6488
    @hamadsheikhdaahirsheekhcum6488 3 года назад +5

    Masha allah huuno ayaanit wallah dadaad iyo caqalagaa ismalah, huuno ilaah caqalag haku barakiiyo, qalabeg ilaah haku qabojeyo wllo

  • @maryammohamed8197
    @maryammohamed8197 3 года назад

    masha alaaah waa barniimij aad muhiim uah wana lagaa sugaayay marhoreba

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 4 месяца назад

    Saxaafaw qoralka hagaaji. Dmacay dheh gabadha de❤

  • @abdirahmaan5334
    @abdirahmaan5334 3 года назад

    M.a saxaaf wad Ku mahadsantahay sidad nuguso guudbisi iyo sidad u farabtagantahay gabadha 👏👏

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 3 года назад +1

    intii ale abuurtey waxaa ugu shafar badan xabiibkeena mohamed scw aan badino saliga xabiibkeena mohamed scw scw waqti kasto insha allah

  • @AllyTube-r2o
    @AllyTube-r2o 3 года назад +6

    Ayaaniita gbr qalbi wngsan waaye ee reer Malaysia 🇲🇾 gabadha garab hala siiyo.

  • @shakracadeofficial8882
    @shakracadeofficial8882 3 года назад

    Gabar karti leh wlhi hadalada hadalka iso jiitay wacuu ahaa (fmilygaada mala socod siisay wax dhibaata ah hadee kala timaado ) WAXE KU JWBTAY MAR WALBO WAXAAN FIIRINAAYE DANTA GABDHAHA SOMALIYEED🇸🇴BOQORAD❤️👸👸👸💯

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر 3 года назад

    gabdheena sharfta badan ayaantiina ale ha ikaa dayo ale haku xafido ilxumi kuma aragto qaali dumar ayaantiin farxadaadu waa faraxadeyda waan kugu fanaaa hote u soco ayaantiina tiiney farey iyo nestexo ale ha ikiin dayo ale ha idiin wada xafido ilxumi idin ma aragto insha allah horey u soco boqorteena tiiney farey dhamaaniin waan idiin ku fanaa faraxiinu waa faraxadeyda

  • @muniirmousejama2167
    @muniirmousejama2167 3 года назад +25

    Zaxaaf wariye nimadii uu katagay ayuu RUclips ka ka dhigay 😁😁😁😁

  • @sahraahmed2927
    @sahraahmed2927 3 года назад +2

    Thanks Saxaaf Gabadhas ka war haay wllo🙏

  • @raxmaaxmed5345
    @raxmaaxmed5345 3 года назад +6

    Mohammed saciid iyo Ayaan wa lawa saxaaaf🥰..Abyo illah Qalbiga hakuqawojiyo

  • @makoislaw
    @makoislaw 3 года назад +3

    Masha allaah ayaan allaha ku xafido walaal nimo waxaa kugu filan family saxaaf iyo inta wanaagsan

  • @kamaalkamaal3159
    @kamaalkamaal3159 3 года назад +6

    Aad iyo aad
    Best wareysi

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 года назад +2

    Masha.allah🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mustcuz9000
    @mustcuz9000 3 года назад +5

    Masha allah guul iyo gobanimo ayaaniita habo

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 3 года назад +4

    MnshaAllah MnshaAllah ayaanniiita❤💛GUUULEYSO

  • @xamdiabdullahi4363
    @xamdiabdullahi4363 3 года назад +1

    www masha allah ku dasho ayee mudantahay ayanita insha allah kor dhaw cadalad wa heleysaa

  • @mohaaSalahofficialmedia
    @mohaaSalahofficialmedia 3 года назад +5

    Ayaanita Allaha kula jiro xappti 😭💔☺

  • @chardiomar7165
    @chardiomar7165 3 года назад +15

    Gessi 🔥💪 respect

  • @nboss8028
    @nboss8028 3 года назад

    Mansha allah gabar geesiyad allaha ku dhowro habo Mansha allah tabarakallah

  • @kaltunkaafiya
    @kaltunkaafiya 3 года назад +4

    Wanukaxunahay dhibaatada kusogartay little sister
    Wad ad adagtahay mashaALLAH ILLAHAY Hakuxafido

  • @Sh-kj3qf
    @Sh-kj3qf 3 года назад +2

    IlaHy haku dhoWro sharfada iO naftada hppti🥰🤒

  • @cabdiqani4893
    @cabdiqani4893 3 года назад +15

    M.a maxamed saciid saxaf

  • @mohaabshir5870
    @mohaabshir5870 3 года назад

    Wlhi siwacan ayaa u weedidey su aala ha wll saxaaf🙏
    wllshy ilaa hay dhibaatada ala haka qaado 🙏

  • @khalidabbas9013
    @khalidabbas9013 3 года назад

    Asc washey iyo walkey saxaf iyo allah idin xafido ayaaniita gulyesta hore usocoda ayaniita wa gabar wangsan gesiyd ah mar walbo wan ku garasb taganahay

  • @kordahap4016
    @kordahap4016 3 года назад +1

    Saxaaf mhdsanid walal

  • @suweydaqurux869
    @suweydaqurux869 3 года назад

    Masha allh xafidu allh sahaf sida ad ucawisa gabadha yar ilahay haka abal mariyo

  • @khadray4681
    @khadray4681 3 года назад +3

    Gabdhow ILLAHAY ka baqa o Nin an muxramkada aheen ha lakaliyowin. ILLAHAY kuma banen Kala barto muxarimtada iyo kan aheen.

  • @usmaancilmi8996
    @usmaancilmi8996 3 года назад

    M.a allah ha idin xafido walAaLahey

  • @mariaqali1632
    @mariaqali1632 3 года назад

    Saxaaf masul sare keep going my brother

  • @luulhaji3001
    @luulhaji3001 3 года назад

    Mashaa allaah soomaali maqanceeysee saafi ayaanee sadkaaga allah kusiiyo saxaafna intaat heesato saadirkeen kumadayacaayo sawabatoo ah sir mayaqaano saxaaf sax iyo qaladba sadka maxaqiro saadiroow saxaafookale noosoobadi🤲

  • @mohamedosman5493
    @mohamedosman5493 3 года назад +3

    M.a sxp saxaaf wax badan oo naga qarsoonaa ayaa na horkeentay

  • @ayandahirali7286
    @ayandahirali7286 3 года назад

    Srry ayaanito wan ka xumahay abyo mcn waa runta dadka adiga ka dabiyo in u ku dhicin dhibki kugu dhacay waa raayi fcn abyo mcn ayaanito horey u soco ha is dhibin dadka qaara waa xasid wax ogan karta Marki dhib ku so gaaro ki xun iyo ku fcn markas Ba oganeysa wan ku salaamaya saaxaafa iga garsi ayaanito qoralkeyga ha ogto waxksto waa qadar alla ilahey ku gaargaray Ba mahad leh codkarnimad haddi ey ahan lahyn gabdha dhan adbey u fcn lehda

  • @quenxamda5648
    @quenxamda5648 3 года назад +3

    Wlhi wn aminsanaa in uu hal qof wxba ka qaadi karin
    Hdana wxa kazii qadnay dhiranaan alle hayni xifdiyo wll

  • @Nimco-ee4ic
    @Nimco-ee4ic 3 месяца назад

    alaha kusharfo walashiy

  • @sankashariif6366
    @sankashariif6366 3 года назад +3

    Hormar wacan walashey
    💪💪💪

  • @abdirahmanhasandaacad9785
    @abdirahmanhasandaacad9785 3 года назад +2

    Waligay ma arag ayaaan Jiljilcsan raga qaba Bayba dilaaan guulyst magaca ayaaan ilmhyga hooydood!

  • @jamiloahmed7611
    @jamiloahmed7611 3 года назад

    Ayaaniita geesiyada Somali guulayso don’t give up lilaa xabsi ku ogow wasaqa isku dayey inuu naftaada dhibaateeyo

  • @mohanisahal2387
    @mohanisahal2387 3 года назад +2

    Ilahye haku caawiYo❤😭🙏

  • @halimamahmoud8361
    @halimamahmoud8361 3 года назад +16

    Keep going my bro

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕🎀🎀🎀🎀

  • @Faynuusey
    @Faynuusey 3 года назад +23

    This story has so many unanswered questions. I don’t think we have the full story yet 🤔

    • @Since2012channel
      @Since2012channel 3 года назад +2

      True

    • @princessnajma8529
      @princessnajma8529 3 года назад +2

      Yes that is true

    • @Faynuusey
      @Faynuusey 3 года назад +6

      Honestly I’m worried this is gonna turn into a fake story about kufsi iyo dil- wax lagu ciyaaro ma’aha walaahi. Hadee wax ka dhexeeyeen oo xaalaada xumaatay. Just keep quiet but don’t make up a fake story. These things happen for real to many girls everywhere, but when you lie about it, it hurts the real victims because people start to not trust the next girl who says the same thing happened to her. Also, I have had something similar happened to me and my mood changed so much, I was sad and depressed and just praying by myself for many months. I couldn’t even talk to my friends. And this girl is all smiling and on RUclips and having fun and singing 🤔 she says she is not safe but she is making videos after videos and social video posts going out and having fun. That tells me she feels safe and okay (which is great, alxamdulilah MashAllah) and that tells me she doesn’t take this as serious as she says she is. Talk and action are not matching if you know what I mean. I’m just so confused. Allaahu aclam. I wish should just come out and clear the air whatever it is.

    • @princessnajma8529
      @princessnajma8529 3 года назад +3

      @@Faynuusey waxaa kuu cadeynaya iney wax qaldanyhiin lumber 1 sheekada waxa lasoo bandhigay bilkadib markey wax dhacen tan kale waxa laleyhy this man is not Muslim ayadana waxey shegtay in uu afur so dontay ninkan hadu xafada odhan u yimidna kaliged maxa guriga dhigay this is not the real story qofkasto caqli lehna wuu dareemi kara

    • @kenedidhadi8701
      @kenedidhadi8701 3 года назад +1

      @@princessnajma8529 wallahi waxa sheegtay xaqiiqadi lkn waxa loo wada jeeda inay runta ka wareegaysanayan . Meeshan waxba la qarinaya

  • @aliderie4978
    @aliderie4978 3 года назад

    ASC asxaabta gabadha Ayan waa gabar allaah ku xiran qofwalbo oo allaah ku xiran waxba kama xumaadaan Masha allaah walaashey allaah haku xafido sidaa kuwad inshaa allaah guul iyo gobanimo Soomaaliweyney

  • @abwaanozil8801
    @abwaanozil8801 3 года назад

    Wlhi saxaf wa nin qalbi furan wankuwata wllky hormar wcn

  • @NasteexoMaxamad-xq7gr
    @NasteexoMaxamad-xq7gr 6 месяцев назад

    Waa ka xumahay dhibaatada ku heshay

  • @abdirahmaanismaiil8547
    @abdirahmaanismaiil8547 3 года назад +1

    Super women+wariye saxaf gul ban urjeyna wlshy qlya Ayaaniinta cadald ayey ubaanhnthy💯

  • @ashuawangu3780
    @ashuawangu3780 3 года назад +2

    Be strong always abyoyooo💞

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 3 года назад +10

    Masha allah wlshey wanku farax sanahay iney noo cafimad qabto ilaheyne siiyay karti eey isku difaacdo alxm horay usoco xbbti

  • @naimaqani6969
    @naimaqani6969 3 года назад +3

    Hadaaa RUclipsra tihiiin wxa ila qurux bdn wxa tabaneesiiin halagala fariisto hala weediiyo plz xukunka kadaaya dadka🙏

  • @ifrahqurux9994
    @ifrahqurux9994 3 года назад

    Ayaaniita Waxaa Ku Dhacay Aad Uga Xumahay Waxaasa Mahadleh In Allah Ka Baxshay Bagalki Rabay In Sharaftada Ku Dhiilo. Saxaaf Adigana Waa Mahadsan Tahay Sidaad Wareysiga Nogu Soo Gudbisay.

  • @abassrastaman9992
    @abassrastaman9992 3 года назад +2

    So legend saxaaf and keep going Sir

  • @marwomuhiim5615
    @marwomuhiim5615 3 года назад

    Mnsha Allah wllkey qli nololw inta nolo jirto saxaf

  • @gaduudocarwo4631
    @gaduudocarwo4631 3 года назад +2

    masha allah Saxaf Su aalo muhiim Ah baad weydisay Oo naga dhex gu xeysay Wariye jiray

  • @asliali5685
    @asliali5685 3 года назад +10

    Maashaa Allah saxaaf

    • @filsanmouse8365
      @filsanmouse8365 3 года назад

      Allah kaa jaza i siiyo sida aad u grab gashy dhibanaha

  • @faridaxaji6821
    @faridaxaji6821 3 года назад

    Wcs masha Allah tabrikllha saxaf ayanita hor usocod👍👍 ❤❤❤❤❤❤❤