Maxaa badiyay guurka Soomaalida iyo ajaanibta waayadaan danbe?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 3 дек 2024

Комментарии • 29

  • @Som-Hanoolaato
    @Som-Hanoolaato 6 месяцев назад +3

    Ma Sha ALLAAH, nabad kunoolaada ileen calaf wixii qof looqorey ayaa qeerbadan, ceeb iyo xumaan midna ma ahan, balse dadban arrintaas ma ogaan.
    Mahadsanidiin, BBC Somali iyo dhamaantiin

  • @somali.liibaan6059
    @somali.liibaan6059 6 месяцев назад +9

    Aad iyo Aad ayaan uga soo horjedaa guurka shisheyaha. Iyo Cid walba oo dhiiri galineysa. Waa in arintaas si dag dag ah looga hortagaa waa hadii jiritanka somali rajo laga leyahay.

    • @Som-Hanoolaato
      @Som-Hanoolaato 6 месяцев назад

      Walaal ma ogtahay in ay wax walba qoranyihiin waan qeer, wixii qofka kale uqoran, ceeb iyo xumaan midna ma ahan, haddii soomaalida ay dadkale dhexgalaan….CALAF IYO HALKIIS.
      Qofwaliba iyo wixii looqorey ayaa calaf uah.
      Adiga maanta wixii gabadh aad awoowe utahay, beri kamaalin, wixii guursandoona ma adigaa og walaal ?🤔
      Marka dadkale waxba hakasheegin oo halayaabin, ileen dhankaaga waxba kama garan kartid, ileen qofwaliba iyo wixii looqorey (Calaf waa halkiis) haddiikale waxaa noqoneysa qof ka hortaagan, wixii ALLAAH (Subxaanahu Watacaala) qofkakale uqorey.
      Marka waxaa wanaagsan in qalbiwanaag ay soomaalida usuqabaan, oo niyadd xumo iyo xaasidnimo iskadhafaan, ileen calanka qofka kale, qof ka hortagikara maleh (waa wax marhore laqorey) ee qeer isusheega iyo wanaag kusocda.
      Aduunka waxaa ugu fiican qofka qalbiga wanaagsan oo aan qofkale xumaan uqabin, ama hawlhiisa dadka kale dhexgelin.
      Aniga weligey qofkale noloshooda madhelin, xita walaalahay hawlahooda iyo noloshooda ma dhexgalo, xumaan-na umaqabo, taas ayaa nolol fiican ah oo xumaanta qalbiga kasaartid, oo WANAAGA aad adiga ookeliya isurabtid, in aad qofkale tustid ama siisid.
      Mahadsanid walaal.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 6 месяцев назад +2

      Qofka waa xor, qofkuu doono ayuu guursan karaa ee jooji cunsirinimada bisinkee.

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 6 месяцев назад +1

      @@niyaaladem wax la yaqaano guurso waxaa taqaan halaguu dhalee. Waa qalad weyn guurka shisheyaha. Cidii falkaas ku kacdaana. Somali nimadeda ayaa shaki ku jiro.

    • @somali.liibaan6059
      @somali.liibaan6059 6 месяцев назад +1

      @@niyaaladem wax la yaqaano guurso waxaa taqaan halaguu dhalee. Waa qalad weyn guurka shisheyaha. Cidii falkaas ku kacdaana. Somali nimadeda ayaa shaki ku jiro.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 6 месяцев назад

      @@somali.liibaan6059 Kaalay sfiga naga saar Soomaalinimada. Waxaanu doono ayaan7 guursan ee dhulka dhab dheh waryaa.

  • @sahroabdi-e3f
    @sahroabdi-e3f 6 месяцев назад +1

    Mashaallaha kaltun markay a guursataye waxan Ku idhi kaltuney miyad gursatay waxay iigu jawabtay haa lakin haidhihin waqolama wanyabay

  • @lunaali6032
    @lunaali6032 6 месяцев назад

    Man sha Allah, ina bande ilahay hadin xafido

  • @truecomment3650
    @truecomment3650 Месяц назад

    GABDHAHA AYAA FARIHII KA BAXAY OO WAALID IYO WALAAL AAN HADAL KA MAQLAYNIN. RAGII OO DAYUUS NOQDAY. RAGII QURBAHA KU KORAY OO KHAYRU MASUUL NOQDAY

  • @najmahussein3502
    @najmahussein3502 2 месяца назад

    Wxa kaliya aad u bahanthay waa qofka kuu roon adiga ku anfacaya lkn guurka in qoomiyad lagu xidho maha

  • @MohamedAhmed-vt9uv
    @MohamedAhmed-vt9uv 6 месяцев назад +4

    Iidorku Ajanabiga Waxay u yaqanan inay . Aqoonsiga SL ku helayan.

    • @ahmedyusuf7439
      @ahmedyusuf7439 6 месяцев назад +2

      Waxkasta oo aanu kaga hortegeyno cadowgayaga sida adiga oo kale waanu soo dhoweyneynaa, ictiraafkana waanu heli inshaalah, adiguna cadowga reer sheik isxaaq iska show ilaa inta aad ka dhimanayso .

    • @MARIYAAHMED-nv1np
      @MARIYAAHMED-nv1np 6 месяцев назад

      😂😂😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 6 месяцев назад +1

      Caac, edeb afkaaga iyo naftaada u yeel. Qofka waa xor, meeshii ay foonaan ayeey ka guursan.

    • @afrahhussein3136
      @afrahhussein3136 6 месяцев назад

      Xaasidku ma aflaxo waligii silac bu ku jiraa reer shiikh isaxaaq ilahay ba barkeeyey cadwgoda ale hajabiyo

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 6 месяцев назад

    Gurka iyo kala saara zinada dumarka inta badan waxay kuwada jogaa xaaraan