Rabbi hana tuso midnimada Soomaali-weyn ee dowlad xoogan qaarada tan Afirika ee hal calan ay yeelato Insha'allah, to be the srongest Government in Africa Somaali-weyn one flag and one voice.
Professor Axmed Ismaaciil Samatar waa halyey soomaaliyeed, oo soomaalida ku soo celiyey dhaxalkii aan ka sugynay. Waa kaa aqoonyahanka garaadka leh ee soomaaliga ah. Ilaahy ha dhawro, hana noodaayo oo noo badiyo noociisa hana xafido.
walaaleheen Ogaden waxan Ku darsan lahaa hal fikir maalmo kahor waxan dawanayay iskuul uu booqday mustafa cagjar ee ardaydu ka cabanaayeen in aysan fahmeeyn luqada macalinka ee waa in aad sameesataan macalimiin soomali ah oo wax bartay oo jaamacada jigjiga wax Ku baro luqada somaliga si ay u fahmaan maado walba ee iska joojiya xabashiga lagu qaadanayo madooyinka ama macalin xabashi ah jaamacad yuusan idin dhigin haduu kale luqadiisa ayuu idin Ku baraaa
Meeshu waa Ethiopia, Fadlan hala xishoodo. Dhulka waa la inaga qaaday Xoog aan kusoo dhacsano ayaan goosanay waana la ina karbaashay. Garaad laawe ayaa heestaa ka qaada DDS. Waar Qoomiyadaha badan wax la qaybsada Somalidii kale iyada isku mashquulsan ha ku habsaamina
Farmajo isagaa warrersan oo meel uu ka jeedo iyo mee uu u jeedaba ma yaqaan inta yar ee soc socota waa kheyre Farmajo lacag iyo musuq maasuq ayuu ku yimid ninkaane waxaas wasaqda shaarka ha uga dheelin ee isaga madaxweynimada sii kidibne ha raadsado qof xalaal ah oo somali ah
He straight so many ways انت اللي تشوف ان اكس اكس is not the letdown Somalian be book but the hypocrite and that The pathological liars with a 4.5 من قالت حفلات صوماليه فديه عادي اقراص اومسيت العديل من رويشه ابيش اشتقت نيو كولكشن اديداس نبيل
Ninkan waa bilaa Caqli, dmeerka ayaa dhaama, Somaliland way ka soo xidhantay Somalia sidoo kale. Imminka waa Jigjiga. Tiisaba daryeele ayaa mid kale ku dara. He is foolish and failed prof.
Caqligiisa iyo Dadnimadiisa ayaa Qani ah Soomaalinimo🌍🇸🇴❤💯
Guul iyo gobanimo shanta Somaliyeed aaad baad umahadsantahay pro Cabdi Ismaacil Samtar👑💚💙🥰❤️👏👍
Ma.a midnimo somali
🎉❤❤
Dhaxal rasmi ah weeye khudbada Aqoonyahan Pro. Cabdi Ismaaciil Samatar, Allaha ku xafido adduun iyo aakhiraba. ❤️
Masha Allah !.
Respect for the Professor
Mcha allaaah
Beautiful how he started the speech
Maasha.allaah
Masha Allah noolow prof wanan ku faraxsanahay imashaga waa aqoonyahan somaliyed oo dhaba
the first to write you back . it Xbox . the other side , but the fact that the company has to do itbvh7 b 0
Kather* nyn the best 8 fin wrist watch . it is a to write a go lilrsj7 aqq02w0ofor the but it b 😴⚓ the st , gb, ,! . it will not be able 😮😮😮😮😮😮😴😴#0 2m
quick
then 9th first one .
,8888 ,
Waa aqoonyahanka somaliyeed ee aduunka oodhan ugu caqlibadan,.pr.samatar👍🇸🇴👍👍
Good Allah 😇😘😇😇😍😇😍😇
Masha allah geesi geesi dhalay, walle Axmed Ismacil Samatar ayaa ku dhicin sidan oo kale hhh
Wll axmad ma ahaan ee waa wllkii cabdi
Rabbi hana tuso midnimada Soomaali-weyn ee dowlad xoogan qaarada tan Afirika ee hal calan ay yeelato Insha'allah, to be the srongest Government in Africa Somaali-weyn one flag and one voice.
Geesi kadhashay somali walleee kudayasho ayaaad mudantahay, (my role model pro Samatar)
ASC MAANSHA ALLAAH PRO ABDI ISMAAIIL.INUU INOO AHAAN LAHAA MADAXWEYNE .ILAAHEY HA INOO KAA DAAYO.ILAAHEY HA KU CISEEYO
Hadba kiina taagdarneey taageera waligiineeeH Pro.Abdi ismail samatar Waan ku jecelnahay Shirkaan anoo Wardhiigley Degan baan jeclaan lahaa inaan joogo Lkn waa mar hore Ax Asalaamu Caleykum Soomaali weyne.
Qowmiyada Somaliyeed waan salamaya waxan leeyahay qabiilka aan dhaafno quluubta aan kamidowno iskaashano sida oromada iyo canfartu wixii Somali sheegta udilayan tusaale haynogu filaado
Prof abdi ismail samatar aqoontisa kaga faaidaysta inad dowladiina ku dhisataan
Aqoonta damiirkaa soomaaliniima kaa fiican markaste boqoolaal ayaa aqoon leh wax qaasaaya maanta bro marka damiirka soomaalinimo allah haanoogu sooceliiyo
Gurigiisii Gibiley ayuu dhisi Kari waayey ma guri kale ayuu dhisi. He is foolish and failed prof...
Aqoontiisu waa cilmaani iyo isla weyni.
Marka kan waxba laga faa'iidi maayo
Gudh
1 nin somali ah prof Ma jiro nabad am bugga cilmi Waa langare yal
Mansha alah wale runta ayu ka hadlay
Waxaan dhageysana yaa doorkii labdaad.
28/6/2024
Professor Axmed Ismaaciil Samatar waa halyey soomaaliyeed, oo soomaalida ku soo celiyey dhaxalkii aan ka sugynay.
Waa kaa aqoonyahanka garaadka leh ee soomaaliga ah. Ilaahy ha dhawro, hana noodaayo oo noo badiyo noociisa hana xafido.
Maaha Anmed ee waa cabdi Ismael samatar. Waa walaalo
masha allah prof.samatar allaylehe waa hadal dhaxal gal ah Somali dhab ah
Beenaale beenaale
Masha Allah nin adaga iskadhahee
Waaa
Nin qaaliya alha xafido
Nin culus
ETHOPIA Waxba ma wadaagno wax ma wada lihin
Reer jigjiga prof talatiisa qaata oo madax weyne cagjar lashaqeeya walahi wanagiiinu waa somaliyo dhan wanaageda allaah quluubtina hamideeyo barwaaqiyo nabad iyo dawlad nimo allaah haydin ku irzaaqo
Pro Toos Toosi Da Yarta
Wanaag iyo libin ka weyn ma ogi weelaynta weedhaha axmed ismaaciil samatar oo si mug leh ugu socda mustafe cagjir.
Diin naceb
Soomaalida ninka daacadaa wey dibindaabyeeyaan.ee waxaan leeyahay taageera mustafe.from baletweyne.ogaada maahi reer jijiga laakin waxaan lasocday dhibka ay mareen walaalaheyga reer soomaali galbeed
Those jajuss leader like shide has to leave
Dowlada waxa hogamiya diinta maaya cilmaniyada
Allha kaa abaal mariyo soomalidana qalbiyadooda dhamaan allhayow isu keen amiiintu waa xagiina anna dhamaan soomalia laab furan iyo cafis baannu leeyahay cafis cafis cafis 1 4 3 soomaliweyn
Very bright man, but he should stop this Somali nonsense,and b loyal to his birth place somaliand
waxaa hadalkiisa nuxurka leh fahmi kara qof Soomaalinimadu ay ku weyn tahay
Nolow Halyey Abdi Ismael Samatar
heesta adki sameeyey weyneeceen
walaaleheen Ogaden waxan Ku darsan lahaa hal fikir maalmo kahor waxan dawanayay iskuul uu booqday mustafa cagjar ee ardaydu ka cabanaayeen in aysan fahmeeyn luqada macalinka ee waa in aad sameesataan macalimiin soomali ah oo wax bartay oo jaamacada jigjiga wax Ku baro luqada somaliga si ay u fahmaan maado walba ee iska joojiya xabashiga lagu qaadanayo madooyinka ama macalin xabashi ah jaamacad yuusan idin dhigin haduu kale luqadiisa ayuu idin Ku baraaa
Meeshu waa Ethiopia, Fadlan hala xishoodo. Dhulka waa la inaga qaaday Xoog aan kusoo dhacsano ayaan goosanay waana la ina karbaashay.
Garaad laawe ayaa heestaa ka qaada DDS.
Waar Qoomiyadaha badan wax la qaybsada Somalidii kale iyada isku mashquulsan ha ku habsaamina
Sudaanta ama anagaa keenay dadka badan kood ma fahmin balse dadkii hore unbaa garan kara
Kkkkk.
Arin Dhaxal Gal Aha ayuu Ka Hadlay prof alle Ha Xiftiyo Runtiii Waxaan dhihi Karaa waxba Nagama Hagran
farah mahamed
aqoontiisaad ka xuntahay waa nin layaqaan soomaali wayn buu kadhashay nin qabiilna maaha gadabuursuu kadhashay wuuna kufaanaa waana soomaali dhalada ay ayaa tahay baastar
Eesh qiyazak
Lecture qiimo weyn leh
Unfortunately wlaalahayo
Soomaali galbeed xageebay joøgeen markii walalahood soomaliyeed ay xoraynayeen 77kii
Walle ma noogabatid jaajuus
aduunyada labada ilma ismacil samatar baan unebcahay waa xoolo
Show waa dad hacoonimadu sii balaaratay kkkk
Waxaan rajeeynaayay in Cabdi Samatar reysalwaare laga dhiga markii farmaajo madaxweyne noqday, nasiib daro ma dhicin
Farmajo isagaa warrersan oo meel uu ka jeedo iyo mee uu u jeedaba ma yaqaan inta yar ee soc socota waa kheyre
Farmajo lacag iyo musuq maasuq ayuu ku yimid ninkaane waxaas wasaqda shaarka ha uga dheelin ee isaga madaxweynimada sii kidibne ha raadsado qof xalaal ah oo somali ah
Maxaa looga sacabinayaa odaygaan wareersan waa pro khasaato .waa kii mooryaanimada puntland idoorland ugu fangaraynayay. Shut the hel yaa mooryaan
@@anabgelle8723 Maxaad u awoodi la dahay inaad fikirkada dhiibatid adigoon ceey tamin
He straight so many ways انت اللي تشوف ان اكس اكس is not the letdown Somalian be book but the hypocrite and that The pathological liars with a 4.5 من قالت حفلات صوماليه فديه عادي اقراص اومسيت العديل من رويشه ابيش اشتقت نيو كولكشن اديداس نبيل
But u know we don't use riba
qabiilesteee
kkkk ninkan iyo walaalkii siyaasada waa Ku saaqideen meelay usocdaan iyo waxay barteen midna waa lagaran waayey balday wuxuu Ku sheekaynayo waatahay mana aha yaa is qaabilsiinaya
Aqoonyahan maaha waa doqon ah ooqarandiid ah
Qofkaan kuu fiirsan waad khiyaamikartaa adigoo Somali Iska digaya laakiin marba meeshaad joogtaad amaantaa hadey xamar noqoto ama puntlaan AMA kismaayo waad midaba badantahay waxaad tahay ninkii Lagu aaminey dadka loodoranayo dawlada hada kajirta qofka ilaalinaya xulashadooda si loo helo dad fiican laakiin markaad qaadatey wixii lagu talgaley oo aad ogeyd wixii dhacayey adigoo arkaya maxaad markaa isu casiliweydey
kkkkkkkkkkk iska amuus ninkaan kaabtis maa gaari kadiid eber yahoow bila aqliga ah
A deer waa adigii daraad shirinaayay qabiilkaada marka marka mimwalba.cidiisa uu Goof u raad sanaayaa wax kale mahaysaa
dadka beenta kadaa waxad tahy qof la yaqaan
Horaan udaawanay wxn hada aad cusboonay siinayso
Gadabuursi baa lagu gumaystaa kililka isna soomaali buu u waashay
Ninkan waa bilaa Caqli, dmeerka ayaa dhaama, Somaliland way ka soo xidhantay Somalia sidoo kale. Imminka waa Jigjiga. Tiisaba daryeele ayaa mid kale ku dara. He is foolish and failed prof.
kkkkkk Somaliland maa aminsaano waa somliweyn marka ninkaa kaa xuun is qaarwiyo. Nooloshisa inta uu kaa gareeey inaadhaan uu dowaneyn ayaaqn huba marka haafu qof failure yaheey waa adiga weliba loser zero ah
He is sell out traitor and useless
Keyse Xaare, ninkani waa Somali not qabiil
@@jiidhe1970 He is not SOMALI, qabiil but failed Somalilander...
Kkkk kkkkkk bra
Beenawaas qabiilistaha wafadaal dhalay hadaan ku arki lahaa nololshasha ayaan gugubilahaa faaruq faaruq dhalay dad madhan ayaa ku dhagaysabaya
maxaad la caytan tay sxb hadaad adigu aqli leedahay mabaad caytamteen
Waar somaliland maa aminsaano maa qasaab baaa? qaar uu dhimo
Waxaan maqli jiray kiina aqliga yar ayaa loo adeegsadaa kiina caaqilka ah.
That's a problem 😕