Warda Siciid iyo Axmed Jaceyl - Heesta Dheeldheel Dhab u-fiirso.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Erayada: Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi
    Laxanka: Bashiir Xaddi
    Waxa hore u wada qaaday Maxamed Warsame Qaasaali iyo Xaliimo Khaliif Magool.

Комментарии • 126

  • @serios9098
    @serios9098 9 месяцев назад +25

    Waligeey ma arag fanaaniin sidaan u keena fanaaniintii hore codka wax walba 100% wiilka iyo gabadhaba caadi maaha walhi guuleysta 🙏🙏🙏🙏🙏👌👌👌👏👏👏👏👏

  • @mowlidabdullahi3916
    @mowlidabdullahi3916 9 месяцев назад +13

    Warda siciid wan ku wataa inanka yar ma huma lkn warda meelbaa ka qaldan oo ah dheegoow danteeni adigaa dhaliiley ma aha waa anigaa dhaliiley weeyaan❤❤❤❤❤❤❤

    • @Baabkasool
      @Baabkasool 6 месяцев назад

      In kasto hees tan an la da Ahay Oo ay iga wayn Thy Lkn X ti hore baan gara naya Ninki gara naya uun Ba gara naye

  • @Amiiraquruxy
    @Amiiraquruxy 9 месяцев назад +7

    Gabadhaan markaan arko waxa igu soo dhacda heesti mursal muuse iyo hodan cabdiraxman Jacayl dahaboo gala diwaanka tariikhda danbena duruusa reeba oodalkeeniyo dunida gaara❤❤
    Aad bay ucod macaantahy
    Masha alaa fanka ku sugayay qali 😊

  • @ayaanlefaarax406
    @ayaanlefaarax406 9 месяцев назад +6

    Axmed jacayl ilaahy fanka kuma dhibine Abwaan U kalakiciya ayaanu hyn malaa 😢...sida heesta midhaheeda iyo Teembada ula haysto waa wax kale wlhi.

  • @ahmedyusuf8108
    @ahmedyusuf8108 9 месяцев назад +5

    Xusuustii AUN Magool & Qasaali, waad ku faroyareysateen ❤

  • @lamafilaantv3314
    @lamafilaantv3314 9 месяцев назад +15

    Ayyy Ahmed mohamed aadan Ahmed jacayl layaab layaab murtidii hargeisa Oo xamar ka hesaysa iyo walshay warda siciid Boqorada Codka degan 🎉🎉❤

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 9 месяцев назад +6

    Heestani waxay qayb ka ahayd RIWAAYADII HADIMO ee uu curinteeda Lahaa ABWAAN HADRAAWI AHUN 1968.
    Mohamed Warsame qaasaali iyo xaliimo khaliif Ayaa si wada jir ah ugu luuqeeya. AHUN labadaba.
    Erayada Hadraawi AHUN
    Laxanka Bashiir Xaddi AHUN
    Luuqda Qaasaali AHUN &
    Luuqda Xaliimo Khaliif AHUN

  • @majorsalah7647
    @majorsalah7647 9 месяцев назад +7

    ❤❤❤waa Gashanle yusuf yare iyo kooxdii Horseed oo idin leh.....an-other level❤❤warda siciid waa ku wataa, ❤❤ Deganaan, qurux, labis iyo codba .....keep going sis❤❤heestan waxaa hore u qaaday AHN Mohamed warsame Qasali iyo Halimo khalif Omar magool horrantii 1970 kii ayay wada qadeen heestan❤❤❤

  • @alayuubi3456
    @alayuubi3456 9 месяцев назад +8

    Taariikhdu waa 29/11/2023 Arbaco waxaan joogaa Laascaanood waxaan odhan karaa heestan wiilka iyo gabadhuba haday tahay laxanka, erayada iyo codkaba sideeday u keeneen m.a horumar dhinaca fanka ah ✊

    • @faadumomaxamed7689
      @faadumomaxamed7689 9 месяцев назад +4

      Walaalo allaah haydinku nabad yeelo Laas-caanood 🤲🤲🤲 from Hargeisa hadhwanaag

    • @FarduusXasan-rz1qr
      @FarduusXasan-rz1qr 16 дней назад

      Waraa qalaska aad baan ku salamay

  • @abuubakarsaid7531
    @abuubakarsaid7531 3 месяца назад

    100% bey lakeneen waxan isleyihaay xogaa mel jamac ahayd bey gabadhu kali kadhigaty. Lkn inta kalle cadi mahan tii magool AUN wn sodhagaysaty iyo sifiican ugu cel celiyey cadi mahan ereyada iyo codkaga❤❤❤❤

  • @bushrofandhe9776
    @bushrofandhe9776 9 месяцев назад +1

    Waaaw way ii dhimin taahay dad saan ula keena una qaada heesihii hore warda iyo Ahmed waan idin wataa dad badan way idinka masayrayaan xaqiiqdii ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 9 месяцев назад +3

    Gabadhaan ma cusub tahay caadi maba ahee ❤🎉

  • @Eidanyare191
    @Eidanyare191 9 месяцев назад +1

    deganaaantu codka qayb wayn Bay ka tahay hambalyo wll warda siciid cod,deganan,labis,qurux❤❤

  • @maanbilaahmednourjaangoow
    @maanbilaahmednourjaangoow 9 месяцев назад +1

    Ayyy: Warda Way Soo Wada Baxday wllHi:
    Axzan Cod:❤😍

  • @khalidahmed3810
    @khalidahmed3810 9 месяцев назад +1

    Kulahaa wardi
    Dheegow danteenii adiga dhaliilay kulahaa waana aniga dhaliilay
    Sida kale heestu waa top ahmedna halkeeduu dhigay

  • @Sudaysiyusuf
    @Sudaysiyusuf 9 месяцев назад +2

    Ahmed jaceyL is not easy whli makaLa dhacaan ❤❤❤❤😊

  • @fathiecapitano4926
    @fathiecapitano4926 6 месяцев назад

    Dheegow danteeni anigaa dhaliiloo weeye, maaha adiga.
    Dhalinyarta in heesta la fahansiiyo isku daya markay qaraamiga qaadayaan iyo ujeedada heesta si ay usoo gudbiyaan iyadoo sax ah oo an marinkeedi ka leexan - wa iga sixitaan.
    Aad bay u cod macaan yihiin labadaduba, Warda ManshaAllah waa Top, ninkaas Ahmedna cod wanaagsani wuxu ku darsaday character wanagsan oo wax so gudbin kara. 💯

  • @abiibrahim-bw5ei
    @abiibrahim-bw5ei 9 месяцев назад +1

    ❤waw ❤fankii dahab❤dadax❤sln sare from djibouti

  • @abdirazakhuzein9982
    @abdirazakhuzein9982 9 месяцев назад

    Masha allah Waxaad moodaa in Loo dhamaystirey Qaab lebiska, Musicada loo garaacayo oo lagu farayaraysanayo, Qaabka ay Laxankii heesta U raaceen iyo ugu dambeyn Codka Wanaagsane Alle Ku galaday labadaa dhalinyartaa🎉

  • @Ubaxqli-yw9tm
    @Ubaxqli-yw9tm 9 месяцев назад +4

    Warda sicid degnanta ayaa codki ku darsaty hore usoco fanka ku bahnaaa

  • @nuuranalka4323
    @nuuranalka4323 9 месяцев назад +2

    Labaduba waa nice ❤✔️

  • @sekeriyephilosopher7218
    @sekeriyephilosopher7218 9 месяцев назад +2

    Codka weli waa haynaa laakin midhihii horaa loo laastay any way they are good❤

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 9 месяцев назад +2

    Adigaa dhalilo maaha wa aniga dhaliilo ruuxse dhawac geysto dhayayaa maliitee❤

  • @Inaboordaan571
    @Inaboordaan571 6 месяцев назад

    dhap ufirso waligaaH Wad la kenten dhalinyaro Waxa sugnapa waa show lascanood sooL somalia nogu dhigtaaN 🇸🇴❤

  • @AhmedMadhiin
    @AhmedMadhiin 2 месяца назад

    This is nice music I ever listened

  • @HodanIsmaciil-yy6jv
    @HodanIsmaciil-yy6jv 9 месяцев назад +1

    ❤❤❤ warda aan axmed waxba laydiinkama qaban karo

  • @mohamedamir5288
    @mohamedamir5288 8 месяцев назад

    Dhallinyarada heesta ku dhiirriya inay sax u soo xafidaan erayada. Waxaa meesheeda dhigay kooxda musiga iyo wiil ka qaadayo oo u deggan sida Maxamed Warsame. Ahn.

  • @Aamiinxamari1432
    @Aamiinxamari1432 9 месяцев назад +3

    M.Allah Cod Mcn ❤🎉

  • @MaxamedXaamud-wn8wc
    @MaxamedXaamud-wn8wc 9 месяцев назад +4

    Another voice wllahi eesh qiyaasak❤

  • @abdisamedmire2955
    @abdisamedmire2955 9 месяцев назад +1

    What a voice koleyba waa rer waqooyi❤

    • @ugbaadabdirashid3531
      @ugbaadabdirashid3531 8 месяцев назад

      Hada yaa kale 😂

    • @canabcabdulle6500
      @canabcabdulle6500 7 месяцев назад +1

      ⚠️❌Horta been badnidinaa wax kasta oo aad la dhaho waa nuurayaan maxaad ula booddaan ood u been SHEEGATAAN yaab…!!!‼️

  • @CabdiRishiid
    @CabdiRishiid 8 месяцев назад +1

    Ceshacala cod❤❤❤

  • @mrs_kaltouniya6585
    @mrs_kaltouniya6585 9 месяцев назад +1

    woof ahmedkygiii❤

  • @user-eu9fd4fg9w
    @user-eu9fd4fg9w 9 месяцев назад

    Masha Allah cod qali ah axmed qali iyo warda qali

  • @user-vc6kb4uo3p
    @user-vc6kb4uo3p 9 месяцев назад

    Wow cod iga dheh
    AHMED ❤❤

  • @Awale.british
    @Awale.british 9 месяцев назад +1

    Cod dahabley Warda Siciid ❤🎉

  • @user-qm8dx8uw6x
    @user-qm8dx8uw6x 9 месяцев назад

    Gawadha oh my cod😫❤️🥺

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga7343 9 месяцев назад

    Xmar music 🎶 🎵 udaa iyo turumbo hupaal

  • @AmiinDeAlberto23
    @AmiinDeAlberto23 9 месяцев назад +2

    qoftan codkeeda waaba ku kacsadi wllhi 😢😊

  • @shanfoolahmed4992
    @shanfoolahmed4992 2 месяца назад

    CalaYk CalaYk
    Wiilka iYo Gabadhuba makala dhacaan
    Wxn lkn ku talin lahaa dhalinYarada halagasoo saxo midhaha iYo macnaha heeska aY qaadaYaan.
    WBT
    🙋

  • @maryanibrahim7313
    @maryanibrahim7313 9 месяцев назад

    Wiilka cod macaana😢🥰🥰🥰

  • @Abdillahi145
    @Abdillahi145 9 месяцев назад +3

    Macha Allah What A Voice Warda 😮😘🫶🤍❤️

  • @mohamedabdi2187
    @mohamedabdi2187 9 месяцев назад

    Machallah machallah warda Nice voice wlh machallah ❤

  • @user-cg9un7sp4u
    @user-cg9un7sp4u 9 месяцев назад

    Codka labadaba maashaalaah ❤❤❤❤

  • @Xamsedhaanto12
    @Xamsedhaanto12 8 месяцев назад

    Axmed jacayl iyo warda so badiya heesii hore

  • @Hassanabdi-io9lb
    @Hassanabdi-io9lb 7 месяцев назад

    Wlhi waa faniin dhamaystiran

  • @ayaniita9386
    @ayaniita9386 8 месяцев назад

    Masha allah tabarakarallah❤codkooda

  • @saaqo2218
    @saaqo2218 9 месяцев назад

    Akhqaldii fankii codkii good

  • @yusrasiman9546
    @yusrasiman9546 9 месяцев назад +2

    M.a cod mcn

  • @ahmedkafi9864
    @ahmedkafi9864 9 месяцев назад

    IDOORKA KALE YEELKOODE warda Siciid OROMO MA NOQON KADHO 🔥🔥

  • @mustaphe3454
    @mustaphe3454 8 месяцев назад

    The pest ina saciid 🎉❤

  • @mahdisiyaad7252
    @mahdisiyaad7252 9 месяцев назад

    Top weeyi barteedan dhigteen

  • @user-yw7un2rv1d
    @user-yw7un2rv1d 9 месяцев назад

    Voice ❤❤❤❤

  • @ugassmooge21
    @ugassmooge21 9 месяцев назад

    Best voice and best song 🎵 I like this song

  • @khadraxasan8417
    @khadraxasan8417 9 месяцев назад +6

    Only izaaq can do this ma isku raacnay 😉💚🤍❤

  • @Abdiwasac-Qorshe
    @Abdiwasac-Qorshe 9 месяцев назад

    Delightful 😊

  • @afgaradmediaproduction3569
    @afgaradmediaproduction3569 9 месяцев назад +1

    Meshedii bay dhigeen balse wiilkaa keenay hesta

  • @abdikadirahmed9540
    @abdikadirahmed9540 9 месяцев назад +1

    Esh cala fananinta qaranka somaaliyeed
    Musiga muqdisho inaba caadi maha , heer sare

    • @care2157
      @care2157 9 месяцев назад +1

      Musicgan hargeisa lagu tumaba hadana, hargeisa hoygii fanka ah layska ka odhanayaa

    • @Arawelomer
      @Arawelomer 9 месяцев назад +1

      ​​​@@care2157hhhh yaa ku dhi laguma tumo kan iyo mid ka daranba wa lagu tuma hargeisa hadhwanag waba hooyada fanka somalida taas nina caad kama sarna fananiinta 100/99 iyada sosarta mida labad hargeisa hooyada fanka keliya loma odhan music waxa ka so baxa dadka ugu codadka ugu ficaan abwaanin murti iyo xikmaad laxaan music dhameystiran fankuna sidiisaba maha music ee wu nocya badanyhy oki
      Waxana cadeyn kugu fiilan odhahda
      Geyga hoboladisiyo
      Heesaga caan baxey
      Ruugtii lagu habe ee
      Fanku fanku heer ku gadhey
      Hoygii murtida hooyadii
      Abwaankay marka hore
      Baridiyo hamplyo iyo salanba
      Hadyad kaga dhigayo
      Waad hooda badantehe
      Hargeisay ma nabdba
      Waad hooda badantahaye hargeisay ma nabadba
      Intaasa kugu fiilan koley la so kobi maye iskabada abwanada kle wxy ka dhehene ❤

  • @cumarcabdiseeraar2330
    @cumarcabdiseeraar2330 9 месяцев назад

    Mashalla caleek

  • @care2157
    @care2157 9 месяцев назад

    Waxan yar cod macana oo muuq wacana inantan waa fananad mustaqbal leh

  • @user-zc3rf5jf4y
    @user-zc3rf5jf4y 9 месяцев назад

    waa keenteen qalbiyaaal

  • @sacadAbdi-tg7vv
    @sacadAbdi-tg7vv 9 месяцев назад

    Cabdi jacayl yare wow

  • @aishalul8965
    @aishalul8965 9 месяцев назад

    Sacdiyo siman walashed miya🙄isku cood aaka wow 🎉💃💃🥰

    • @maryamaali5397
      @maryamaali5397 9 месяцев назад

      Maya waa reer waqooyi inantu jilaa

  • @caashaabdirahmaan1786
    @caashaabdirahmaan1786 9 месяцев назад +3

    Best song 🎵 ❤️

  • @mowlidadan4459
    @mowlidadan4459 9 месяцев назад

    Cajiib❤

  • @simbabunoow9555
    @simbabunoow9555 2 месяца назад

    Waataaad dhib mudatee dhur sugeysee waayee
    hawl ka dhamatee iidhalatey caawee
    Dhuxushaa kujoogtee dhamacdii dareemee
    dheel .dheeel majoogtee dheel dheel majoĝtee dhab dhab ufiirso dhab ufiirso waligaa ax yaa cod warda saciid

  • @abdiqanimohamed3298
    @abdiqanimohamed3298 9 месяцев назад

    Nice❤👏

  • @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg
    @CabdixafiidCabdixafiid-po9wg 8 месяцев назад

    m.a hees❤❤❤❤

  • @shravandirri9087
    @shravandirri9087 9 месяцев назад

    Mansha allah cod, lebis ,deganaan iyo qurux intaba way isku darsaty lkn gabadhaa fanka kulama jeclaan lahayn ee inaad halka iskaga joojiso ayn jeclaan lahaa alle ha ku barakeeyo❤

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 9 месяцев назад

    Xususti Aun maxamed cabdi yuusd iyo Aun boqoradi. Codka somaliyd e xlima qalif magool bilhi inaba caadi ma ahan way so dhaweyen

    • @ahmedmusa3994
      @ahmedmusa3994 9 месяцев назад +1

      Hesitate waxa qaaday Magool iyo Maxamed warsame qasaali

  • @hindacabdilahi7138
    @hindacabdilahi7138 9 месяцев назад

    Wooow😮

  • @suhaybrabiic8233
    @suhaybrabiic8233 8 месяцев назад

    Wardita bravo 👏 🙌 👌 🎉❤

  • @suhurbile497
    @suhurbile497 9 месяцев назад

    Mzhallah warda sicid ❤

  • @KhalidIbrahin
    @KhalidIbrahin 8 месяцев назад

    M.a❤❤

  • @crkongo1339
    @crkongo1339 9 месяцев назад +1

    Axmed jacayll heersare

  • @faadumoyuusuf1415
    @faadumoyuusuf1415 9 месяцев назад +1

    Waalago ciyaaray heesti😂 dhiigaw danteene anigaa dhaleele miishi ahayd adigaa dhaleele maxaa waaye😂😂 vaar😂😂

  • @jibrilawed4586
    @jibrilawed4586 9 месяцев назад +2

    Warda waxaad waddo ba waadigaa indhaha noo soo shitay
    Lkn kulama jeclayn

  • @jureyjjaafar1385
    @jureyjjaafar1385 9 месяцев назад +1

    Golden voice 🎉🎉🎉

  • @cabdinaasirxiddig2338
    @cabdinaasirxiddig2338 9 месяцев назад

    Astaan TV 📺 ♥️

  • @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh
    @CabdirahmaanfarhaanAbdi-rm5yh 9 месяцев назад

    Inankan wllhi Abwaan la,Aan bahaysaa Ee hala garab qabto inkatoo Fanku fcnayn🥲

  • @jibriilabdishakurali614
    @jibriilabdishakurali614 7 месяцев назад

    Way ku cusub yihiin fanka, balse si asluub leh bay ku soo galeene Allah haka ilaaliyo boholaha badan ee fanaanka qiimo tirra.

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 2 месяца назад

    Kooxda Astaan Muqdisho xagga muusiga cid kaga fiican majirto intaan ogahay waxaan kusoo xoojin lahaa kabaniiste nuuradiin cali amaan
    Nimankaasi heer qaran ayay u qalmaan unfortunately madaxwayne fanka xiisaya nooma joogo ee mid qabriyada xiiseeyaa jooga villada

  • @NimaAbdi-hc1nq
    @NimaAbdi-hc1nq 9 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤

  • @cambemaxamed8547
    @cambemaxamed8547 2 месяца назад

    war kuwani xalimo khalif magool iyo qaasali bay iso xasuusiyen

  • @MohamedMuuse-rj4vs
    @MohamedMuuse-rj4vs 9 месяцев назад +1

    Ax yaa sowd waxaasaa namara kusafar oo baashaal xiliga nasiinada esh calaa hees

  • @axmedfarxaancismaan6682
    @axmedfarxaancismaan6682 9 месяцев назад

    Warda siciid codkii oo gabadh ah ❤🎉🎉🎉

  •  9 месяцев назад

    Ruuxa dhaawac geesta dhayayaa ma liitee..... ruux talada dhaaftana dhaaxaanu aragnee....

  • @user-tf7sx2cu8s
    @user-tf7sx2cu8s 9 месяцев назад

    Ax yaa aswaat❤🎉❤

  • @Binu-aadam
    @Binu-aadam 9 месяцев назад

    Yaa waduuddddd

  • @Xamse-ol2co
    @Xamse-ol2co 4 месяца назад

    0:50

  • @user-px9gw1ku4t
    @user-px9gw1ku4t 2 месяца назад

    Dhalinyaradu gacan qabad bay rabtaa, ee fursadaas dhaqanka soo noolaynaysa hala taageero.

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 9 месяцев назад

    😎😎😎😎

  • @najmahodan9552
    @najmahodan9552 9 месяцев назад

    Sawtii odhan jirtey ma heesayo 😮

  • @saidali9435
    @saidali9435 8 месяцев назад

    Way dadaashay runtii laakin magool heesahada la iskuma dayo Waa adoo Micheal jackson oo kale

  • @AbdisalamAbdulahi-ck7us
    @AbdisalamAbdulahi-ck7us 8 месяцев назад

    Dhibta laysku ega way noodhaxayso ..m.a

  • @Xamse-ol2co
    @Xamse-ol2co 4 месяца назад

    XAmse

  • @ikraanaadan6940
    @ikraanaadan6940 8 месяцев назад

    Heestiba nuxurkii bay ka qaadeen😂😂😂

  • @HughHolmes-d7h
    @HughHolmes-d7h Час назад

    Walker Nancy Garcia Carol Martinez Timothy

  • @dayaxaxmd2028
    @dayaxaxmd2028 9 месяцев назад

    Inanka halkeed buu dhigay wlh inanta xoga hiiftaameeso 😂

  • @SPharaoh
    @SPharaoh Месяц назад

    Waxani hees maaha. Weey iska hadleysaa

  • @iqromohamed6019
    @iqromohamed6019 9 месяцев назад

    Hal mel ka qaldy inta kale wa boqolki boql