Video Argagax leh O Aljazeera Baarid kuso Bandhigtay Ciidanka Israil| Maxaa looga Saaray Sabab?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024
  • Video Argagax leh O Aljazeera Baarid kuso Bandhigtay Ciidanka Israil| Maxaa looga Saaray Sabab?
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 201

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  3 месяца назад +49

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 3 месяца назад +2

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @MowlidahmedNur
      @MowlidahmedNur 3 месяца назад

      Somalia wakhti ha inagagalumin

    • @Macalim513
      @Macalim513 3 месяца назад

      Waxey caddayee inaanaan dawlad mowqifleh anaan heysan waacaada qaatayaal aan na matali karin

    • @mahamedmahat
      @mahamedmahat 3 месяца назад

      Tragm samee

    • @ClrisaaqMaxamud
      @ClrisaaqMaxamud 3 месяца назад

      Xasan sheikh iyo madaxdu waa xayawan cali lahen

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 3 месяца назад +10

    Scw scw scw scw scw scw sheikh wcs falastiin free falastiin free falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 respect yamane victoire xiisbuulaah gull gobonimo doua preay gaza save

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 3 месяца назад +13

    Xasbiyallah wa nimcal wakiil allow falastiin ugargaar ilahay awood sii yarbi 🤲🤲🤲😢😢

  • @ibrahimhoussein6974
    @ibrahimhoussein6974 3 месяца назад +5

    Yuhuuddu dad maaha waa Dugaag.Waxay dilayaan waa maati iyo hooyo iyo ciyaal iyo haween.Ilaahow u naxariiso falastiin if iyo aakhiraba.Insha allah waad guuleysan doontaanDhulka naiga maqana waad xoraysan doontaan

  • @mohamedqoobfaras2758
    @mohamedqoobfaras2758 3 месяца назад

    Walalaheen Reer Falastin Ilaahaow Guusha Sii Ameen.

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 3 месяца назад +12

    فتح من لله ونصر قريب في فلسطين. 😢😢

  • @ShirwiChirwi-rd1rh
    @ShirwiChirwi-rd1rh 3 месяца назад +7

    Somalia anaga iyo ilahay ba umaqan incha alla igu raaca dhalinyaroy 💪💯👍🇸🇴♥️

    • @AhmadNouh-h8d
      @AhmadNouh-h8d 3 месяца назад

      Adigoo suwaal gaaban urur diimeed wata alshabaab iskaga biir iyadaa la wareegeysa soomaliya.

  • @WiiloHussein-vg8vh
    @WiiloHussein-vg8vh 3 месяца назад +5

    Ilahayow ugargaar walalahena Falastiin iyo inti muslim ah 😢😢

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 3 месяца назад +2

    Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤I

  • @PeaceBeuponhim7
    @PeaceBeuponhim7 3 месяца назад

    Walalahaas ilahay Jannat ul fardows ha u gogolo. Allahumma amiin .. Intee dhib mareen. Ya, Rab…

  • @cabdicali8952
    @cabdicali8952 3 месяца назад +2

    Subxaan. Illaahay. Cadawgaa. Bur bur halaag haku salido. Waa argagax. Walaahi.

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 3 месяца назад +5

    Xasbiyolaah ilaahow u gargaro ayaga anagana dalkena diintena iyo dadkena xaqa fahansi amiin yaa allaha 😢🇵🇸🇸🇴

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 3 месяца назад +6

    aljaziira way u hiilisay reer falastiin allaah ha u gargaaro ❤❤❤❤❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад +1

    Allow ugar gaar walaalahena Reer Falastiin Yaa Rabi

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 месяца назад +4

    Ax Laaxowla Walaa Quwah, yaa rabbi Umiciiin, Mujaahidiinta reer Falastiin Allahuma amiiin😢

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 3 месяца назад

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @AadanAli-w1r
    @AadanAli-w1r 3 месяца назад

    Sh.maxamed aaway koorsadiii

  • @nabaadm.hassen777
    @nabaadm.hassen777 3 месяца назад +1

    Ilaahay haku xifdiyo reer falasdiin ilaahay ha ugar gaaray

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 3 месяца назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @dauusclayo6273
    @dauusclayo6273 3 месяца назад +1

    Ya Allah usaqiir Nacalatulaahi calaa yuhuud

  • @aminoahmed9005
    @aminoahmed9005 3 месяца назад

    Wa bahalnimo, yahuudu wa bahalo Allah hasoo qabto.

  • @ahmedali-xc5dt
    @ahmedali-xc5dt 3 месяца назад

    Allahu Akbar Subxanallah 😢😢😢Yaa Allaah Yaa Rabbii🥺🥺😭😭😭🤲🤲🤲

  • @Kazwalee
    @Kazwalee 3 месяца назад +2

    Walaahi falastiin waxka daran majiro yaa Allah gargaar deg deg ah

  • @deqafarah8903
    @deqafarah8903 3 месяца назад +2

    Sharci ma qabto cidaan, sharciga qaban waa sharciga Alle inshaAllah maalin bay falastiin ku raaxeysan doonaa u xaq celintooda

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 месяца назад +1

    SOOMAALIYA WAA GACAN GASHAY ALLOOW SAHAL UMUURAHA DAD AAN MAAMUL IYO SIYAASAD SHAQO KU LAHAYN AYEY SOMALIA GACANTA U GASHAY

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 3 месяца назад +1

    illaahow Natusi Falastiin oo Guul Gaartey Yaa Rabi
    Yahuudii oo ihaanaysan Tatusi Yaa Rabi

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 3 месяца назад +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer Gaza

  • @NasraMohamudyussuf
    @NasraMohamudyussuf 3 месяца назад +1

    Caalam majiro wa dad khalato ee alle ha u naxariisato walalhen

  • @hanihassan3448
    @hanihassan3448 3 месяца назад +1

    Ilaahey haka jazeeyo yahuud dhibaatada ee ugeesteen massakiintaas reer falastin 😭😭

  • @ismaelahmed4618
    @ismaelahmed4618 3 месяца назад +1

    Alle haunaxarisdo somalia wa wadanka keliya adunka siyasad lahen,

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 3 месяца назад

    Xasan sheikh wa qayaano

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 3 месяца назад +1

    ILAAHAYOW ka badbaadi Falastiin cadowga mujrimka ah

  • @abdirahmanismailabdi4671
    @abdirahmanismailabdi4671 3 месяца назад

    ASC.Mansha Allah Allaha idin Xafido dhamantin Dulmi Diid
    En arinta dawladda waa arin fashila ah oo ay ka danbeyan mafimo ku dhexnol filla Somaliya kuwan kada loma maleyaba in ay dawlad hogamiyaan Cajiib Allow ku wankada mar uun nadhafi oo bilicdii nobildhameysey nosoceli Amiin Amiin Wabilahi tawfiq

  • @Kahih
    @Kahih 3 месяца назад +2

    Asc sheekh Mahamed

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 месяца назад +2

    Naclatullah calal yahuud

    • @ahmeddini9519
      @ahmeddini9519 3 месяца назад

      Waliba malaayin lacnah calal yahuud

  • @warisshirwa6224
    @warisshirwa6224 3 месяца назад +1

    Aniga wadna xanuunka somalida dawladeeda aysameryaan iyo wararkeda mafiirsado sheiqow waan isdhaafiyaa runti

  • @FatimaAbdullahRahman
    @FatimaAbdullahRahman 3 месяца назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma 3 месяца назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢

  • @OwrallaHiba
    @OwrallaHiba 3 месяца назад +1

    Allaha guuleyo reer gasa iyo Falastiin oo dhan Aamiin

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 3 месяца назад +1

    Xasbinallaahu Wa Nicmatul Wakiil 😢😭😢😭😨😡

  • @abdijabir4333
    @abdijabir4333 3 месяца назад +1

    Waa dowlad wareersan tan dowlad ma aha Allaha na mootiyo shartooda kuwaan 😢😢😢

  • @XawoMayoow
    @XawoMayoow 3 месяца назад +3

    Allah Allah Allah Allah 😢😢😢

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 месяца назад +1

    Yaaaa Allaah 😭😭😭

  • @ummmariam2336
    @ummmariam2336 3 месяца назад +4

    Waa murug iyo uur ku taalo wlhi sacuudi iyo madaxda carabta iyo muslimiintaba ilaahey abaalkoda ha marsiiyo side dhibatadaas ugu fiirsadeen reer falastiin😢

    • @AhmadNouh-h8d
      @AhmadNouh-h8d 3 месяца назад

      Goortii taariikhda la raray maad huruday waa macallimiintii aad diinta u dabafadhiisatay sucuudi iyo sunni oo dhan markaa waxa muslim ah qiladii ay carabtu idin nacsiisay Iiraan oo keliya ayay caawimo iyo aqoonba ka helaan.

  • @neyruuschannel5543
    @neyruuschannel5543 3 месяца назад

    Reer falastiin alaha ha ugaalmeeyo

  • @NimcoAbdikaadir11
    @NimcoAbdikaadir11 3 месяца назад

    Wlhi waa geesi wiilka Masha allah allaha ugargara ree Falastin qaza Somalia lacagta badda ayay isku hayan cidi qadan lahayd mana ahan dadka dowlada xukumo dad yaqana dowladnimada wana dad is bahdilo o dadka kale ka aminsan inay ka sareyan aq calaykum madaxey

  • @blackpanther8219
    @blackpanther8219 3 месяца назад +17

    Somalia should join the ICJ with South Africa and Turkiye 🇿🇦 🇹🇷 🇸🇴

    • @D5dropD5drop
      @D5dropD5drop 3 месяца назад +2

      War anagii baa badeenii nalaku haystaaa marka tiisa daryeela tu kale ku Dara

    • @zaynabohio9052
      @zaynabohio9052 3 месяца назад

      Gdhddzkhuutuyzzzzssszzzzzzzzzz

    • @The_president9
      @The_president9 3 месяца назад

      Riyo😂😂😂😂

    • @Muhiim701
      @Muhiim701 3 месяца назад

      You r dreaming qofyohow.

  • @SahraRuun-j4y
    @SahraRuun-j4y 3 месяца назад

    Wllhy xadiiskii nabi muxamad sallaa allaahu caleyhi wasaallam Ayaan indheheene ku argnay haduu jihaadi lahaa taasi kuma dhacdeen shacab ayaanna hay haynaga saarto hadduu bub wadan lahaa saas lama yeeleen Innagey cashar inuu tahay iyaga waaba kudhacday allow u gargaar Reer falastiin

  • @fartunabdullahi9804
    @fartunabdullahi9804 3 месяца назад +1

    So sad 😭😭😭😭 I m sorry 😢😢😢

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 3 месяца назад

    Sheekhan waa mucaarad

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 3 месяца назад +1

    Allaah caawi reer falastiin oodhan 😢😢😢🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲

  • @islaaxiyahabdirahman3440
    @islaaxiyahabdirahman3440 3 месяца назад

    Allow u gargaar falatiin 😢😢😢 laa xawla walaa quwata ilaa bilaah 😢😢😢

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 3 месяца назад

    Ilaahay aduunka iyo aakhiraba indinku ciqaab yahuudeey ilaahow na tus adinkoo aduunka la idinku silcinayo

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 месяца назад

    Allah waa u jeeda waxa kasta 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 3 месяца назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @HoodaMohamed-s3x
    @HoodaMohamed-s3x 3 месяца назад

    Shiikh Dulmi diid tan oo kle waa murugo

  • @warsameabdi6914
    @warsameabdi6914 3 месяца назад +1

    Yaa.ka liita oo ay.u.hanjabaysaa anagaa caayayna hadeer awalna caayi.jirnay madax kusheega yuhuuduna waa cawaan aqli xun oo an bilaw aadanimada an shuqul kulahayn.

  • @AishaBarre-m9f
    @AishaBarre-m9f 3 месяца назад

    Ilaahow uqubo kurid cadawga gumeystaha yaa Rabi awoodaada wiiq cadawga

  • @aminoahmed9005
    @aminoahmed9005 3 месяца назад

    Ya Rabb usoo dajaji rer falastiin gargaarkaada.

  • @umiayaan5196
    @umiayaan5196 3 месяца назад +1

    Ineey diidaan oo ladilo ayaa roon illaahoow waankubaryayaa waxanahay daciif maxamilikarno waxa kasocda calamul islaam ee gaargaarkaagii nalasoogaar

  • @hoobalkiicaankaahaa8636
    @hoobalkiicaankaahaa8636 3 месяца назад +1

    Ilaahow adiga caadil ah ugar gaar muslimiintaasi

  • @HalimoIbrahim-p5r
    @HalimoIbrahim-p5r 3 месяца назад

    allah akbar allah akbar so sorry so sad very sad😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢☝️🤲🤲🕋☪️🇵🇸🇵🇸

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 3 месяца назад +1

    Inalilahi waina ilayhi rajucuun hada unbaan hurdo ka kacay wadna xanuun buu igu reebay video gan😢 yaa Allah ugargar Musliminta Palestine

    • @ahmeddini9519
      @ahmeddini9519 3 месяца назад +1

      Waa runta anigana sidaas si lamidah lakiin uga dig walaalaheena somaliyeed hadaysan baraarugin inay nagu dhicikarto sidaas iyo si kaxun uguna baaq midnimo iyo iskaashi dhexdena ilaahow Naga Kori wallahi sharci aduun majiro

  • @osmandahir2789
    @osmandahir2789 3 месяца назад

    Waad nagu dul xumaatay sxb

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 3 месяца назад

    Qorina may udhiibaan haka shaqeeyee.

  • @ZamzamAli-if6ko
    @ZamzamAli-if6ko 3 месяца назад

    Geesi

  • @hindiya11m
    @hindiya11m 3 месяца назад

    Wcs wr wb
    Dawladu Waa inay fira dheer ladahay
    Markey gongareso

  • @UgbadomarYusuf
    @UgbadomarYusuf 3 месяца назад

    اللهم أعز الاسلام ولمسلمين

    • @AhmadNouh-h8d
      @AhmadNouh-h8d 3 месяца назад

      Aaway islaamkii suniga ahaa iiraan ayaa intaas caawineysa.

  • @abdullahimohamed9751
    @abdullahimohamed9751 3 месяца назад

    Shiikh xasan shiikh in aanu dawlad soomaaliyeed ahayn dana uusan kalahay goormaad Fahmi Ha.uguyeerin dawlad ilayn maahee

  • @KabaxumeMaharo-ky6sb
    @KabaxumeMaharo-ky6sb 3 месяца назад

    الا ان نصر الله قريب

  • @bintimohamed7864
    @bintimohamed7864 3 месяца назад

    Allhaikbar subxanall 😢😢😢😒😒

  • @FuaadBarqad
    @FuaadBarqad 3 месяца назад

    Wax kasta Haday kula heshiiyaan Anaga saylac iyo lughaya Joogna nin Ethiopia wax siinkaraa ma jiro sidii muse ha ceeboobin xasan sheikh. Awoodu waa shacabka

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 3 месяца назад

    Isreal waa dad walan Allah aduunka ha ku ciqaabo

  • @mohamedissack9050
    @mohamedissack9050 3 месяца назад

    Somalia xassan Diqo waina lagaqabto

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 3 месяца назад

    Walahi very sad illahey jogo qalbiga ayaa ixanuunayo

  • @HoodaMohamed-s3x
    @HoodaMohamed-s3x 3 месяца назад

    Dawlad ma jirto wlle

  • @NasraMohamudyussuf
    @NasraMohamudyussuf 3 месяца назад

    Wcs walal kuwan nagada ee falastin Somali wawad walantah

  • @Naciimo433
    @Naciimo433 3 месяца назад

    حسبي الله ونعم آلوكيل 😢

  • @AbdiasisAbdi-d5m
    @AbdiasisAbdi-d5m 3 месяца назад +1

    Janeefa sharuucdeeda iyo arimaha xaquuqul insaanka yuhuuda maqobtaan, Mana quseeyaan, lkn waxaa loogu talagalay xoolaha ayaga hoostaga in dushaas looga kala ilaalsho oo lagu uleeyo. Qarkoodna qaarkakale loogu cabiidiyo. Kuwa yuhuuda caabuda in kuwa kale gardaduub loogu xiro. shaqaalana looga dhigo.

  • @adancabaas8584
    @adancabaas8584 3 месяца назад

    Wax ayay soo wadaan.

  • @aliabdiali272
    @aliabdiali272 3 месяца назад

    Asc Dulmi diid nin yahow adaa ku wareersan Xasan, Muse biixi iyo Ismaciil geele ayaa wada baxshey bada ee caga wareejiska iyo oohinta yaxaas ha maqlin

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 3 месяца назад

    I believe our sea is gone and given to Ethiopia, something is not right I’m so sad, because Ethiopia seems confident about getting the sea.
    May Allah help us.

  • @AbdimahadKariye
    @AbdimahadKariye 3 месяца назад

    Asc mar hore waan kuu soo qoray wll waxba no ma tarayso wararka niyad jabka ee aad soo gubinayso ogoow qosulna was heelo

  • @farhiyamh
    @farhiyamh 3 месяца назад +1

    😭😭😭😭

  • @bukhatir1454
    @bukhatir1454 3 месяца назад

    Wixii tataarka uu sameenayay oo cad ayaa caadi u,aragnaa taariikhdu waa soolaabataa

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 3 месяца назад

    Shekh wa mahadsantahay somaliyey ogaada waxa aduunka kasocda tankale waa in loo cudurdaaraa dawlada somaliya waayo waad aragtan maamulgoboledyada qaarkod iney dawlada u dhabarjabiyeen cadawgeena ayna ugu horeyan muse bixi dani madobe iyo lafta green

  • @abdifataaxabdallah
    @abdifataaxabdallah 3 месяца назад

    Dabin ama siriq

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 3 месяца назад

    War mesha dowlad majirtee mooriyaanwaaye

  • @MohamedOsmail
    @MohamedOsmail 3 месяца назад

    Dawladeenu waa mid aan lahayn siyaasad cad dadka madaxda looga dhigay waa dad aan inaba khibrad lahay oo aan istaahilin in shaqa dawladeed lagu qaybsho waxaa arintaas keenaysa waa waa aqoon la aanta xasan shiikh

  • @abbdll
    @abbdll 3 месяца назад +1

    Soomaali si hadii loofiiriyo awood ayay yeelatay. Janaral Garbe ayaa dhextaagnaa shirkii xildhibaanada soomaalida loogu qabtay turkiga. Maantana laba wasiir arima dibadeed ayaa kulmaya. Itoobiya awood maheysee yaan laga baqin

  • @Jazmina65
    @Jazmina65 3 месяца назад

    Inteee ka heli kara vediogaas

  • @saraa470
    @saraa470 3 месяца назад +1

    Nin cadan ah ba soo qoray bada hobyo ayaa Ethiopia loo ogalanaya sidasay u kulmayan illahay baa noo maqan madacdan tuugta ah Allaha naga qabyo

  • @BumdhagaxLaanta
    @BumdhagaxLaanta 3 месяца назад

    ❤❤scw scw scw ❤❤

  • @Halima-ej9sb
    @Halima-ej9sb 3 месяца назад

    😢😢😢😢😢😢

  • @BouhMok-tn3rr
    @BouhMok-tn3rr 3 месяца назад

    Illahow ugar gar falastin

  • @JiimbacHassan
    @JiimbacHassan 3 месяца назад

    Sheqow cabsi badnida wixi wad so bandhigesa hadane waxad naledahay idinma tusigaro walaga sara videoga hawada ama qofgan wa wada dhiig idinma tusigaro o wa cabsi cabsi cml? Sheqow ama waxa nawada tus ama iskada haso bandhigine hadad baqeso afka un kasheek mahadsanid

  • @AhmadNouh-h8d
    @AhmadNouh-h8d 3 месяца назад

    Just for your information the talks that has been held in Turky mr fiqi presented a new offer which is hobyo port in which qater will invest and turky will take the contract to build and ethiopia rejected this is the first part of talk.

  • @aliabdiali272
    @aliabdiali272 3 месяца назад

    Abwanadii Somliyed ma dhageysan miyaa baadida ninba kula deydeyi oo aanan dooneyb inaad heshaa daa,in ebede

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 3 месяца назад

    Dawladeena dawladnimada sidaasi ayeey utaqaana

  • @Ibn.Hadarmuud.
    @Ibn.Hadarmuud. 3 месяца назад

    Badaa maa lagaga hadlayo . Mexee tahay Somalia 🇸🇴. Badaada ma laga ga hadloyo 😜