Emarate Maxa ku Qabsaday UK? Dhacdo Yaab badan; Wariye aan Hadli oo Mucjisa ka dhigay GAZA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 91

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 месяца назад +10

    waa rntiis imaaraadka waa cadawga islaamka burbur iyo masiibo allah kurido aamiin

  • @user-vq7ir2vu2v
    @user-vq7ir2vu2v 2 месяца назад +6

    Imaraats wacadawga weeyn e musliminta ilahay hakaqabto islamka Insha allah 🤲 Aamiin ilahow 🤲

  • @kaalaykaalay6408
    @kaalaykaalay6408 2 месяца назад +2

    MASHAA ALLAAH URDUGAN ALLAHA GARABKIISA HA GALO WAA GEESI CIIL HAYO OO KU DAYASHO MUDAN SOOMAALIDUNA INAY CASHAR KABARTAAN IS TAAHILA WAAYO YUHUUDA SOOMAALIDU WAA AXMAARO IYO GAALO ETHIOPIAN AH WAANA INA IN LOO DIYAAR GAROOBO DHAMAANTEEN

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад +2

    Illaahow awoodaada ugu hiili walaaleheen palestine iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi

  • @Bulshodhamaanteed
    @Bulshodhamaanteed 2 месяца назад +4

    Wlhi waa xaqiiq 🇦🇪waa cadowga umada Islamka ☪️

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад +8

    xataa soomaaliya asagaa ka danbeeyo burburkeeda emirate fidno allaha ku rido

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 месяца назад +5

    Maasha allaah wiilka yar🎉🎉🎉

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 2 месяца назад

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 2 месяца назад +1

    Allaah akber🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸😢👏

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 2 месяца назад +2

    Asc sheekh soomaaliya ku dar imaaraad dhibaato ayey nagu haysaa allaah ha naga qabto amiin amiin

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 2 месяца назад +3

    Ilaahay Masiibo Hakurido Madaxda Munaafiqiinta Ah Iyo Kuwa Gashan Shaadhka Islaamka

  • @cabdilaahiiidle6454
    @cabdilaahiiidle6454 2 месяца назад

    اللهم انصر لأهل غزة

  • @jawahirmohamed924
    @jawahirmohamed924 2 месяца назад +1

    Masha alaah Tabaaraka laah

  • @haaboali1198
    @haaboali1198 2 месяца назад +1

    Asc. Allah haa cawiyo dad dhibateysan.

  • @user-dk7hk3ph1b
    @user-dk7hk3ph1b 2 месяца назад +1

    Rabi haku xifdiyo wallaal.

  • @kamaalhassan2123
    @kamaalhassan2123 2 месяца назад +2

    Allaha naga badbaadiyo Emarate ka

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 месяца назад +1

    Asc shiekh mar hore Allah u naxariisto inta reer Gaza ee ku dhimatay dagaalka lagu xasuuqay waan dad wadani ah hadan geesiyaal ah hadan aynan arkin dalkood oo xor ah

  • @user-mg5jh9nk5u
    @user-mg5jh9nk5u 2 месяца назад +2

    Allahuma Amiin

  • @Itsyoboishuaib
    @Itsyoboishuaib 2 месяца назад +1

    WCWRWB sheik mustafe cali KSMEDIA

  • @qarandoonyusuf1668
    @qarandoonyusuf1668 2 месяца назад

    ALLAHUMA AKKFIINA shara munaafaqiin xukuuma emaraat wa kulu munaafaqiiin xukumaat carab wal cajab ALLAHUMA AAMIIN .

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 2 месяца назад +1

    Somaliya ku dar dhibtuu ku hayo ilaahay ha ka qabto umad Islam ka ah

  • @IsmailMolu-uf7xo
    @IsmailMolu-uf7xo 2 месяца назад

    Mansha Allah gesi wx qof qaban Karo qbte guuuleso

  • @badr3628
    @badr3628 Месяц назад

    jazakAllahu kheyr

  • @Neima1000
    @Neima1000 2 месяца назад +2

    Wa runtii wilka yar imaradku wa cadowga umada musliminta wa sax

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 месяца назад +1

    Thank Brother Mustafa Ali for your excellent information and analysis that you are offering us as special Muslim nations concerning all over the world
    May reward for efforts and hard work
    UAE is th enemies of Islam all their wealth is used by the enemies of Islam to fight the faith and religion of Islam in only in Islam countries 👏

  • @ikranmahamud1159
    @ikranmahamud1159 2 месяца назад +1

    Maansha allaah❤❤❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 2 месяца назад

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa waan dhownahay qeyr allaha kusiiyo

  • @user-vz5dw8pp9n
    @user-vz5dw8pp9n Месяц назад

    Masha.allh

  • @user-wr6vy3rb7h
    @user-wr6vy3rb7h 2 месяца назад +3

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 6 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 15,000 Yemenis among us, and now we owe 45,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967717415667 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~-♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i-............

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 месяца назад +6

    Imaaraatka ku dar dhibta ay muslimiinta ku hayaan somaliya ayaad ka ilawday,ilaahay musiibo daran haku rido Imaaraatka inaha allah

  • @Axmed-jf8fu
    @Axmed-jf8fu 2 месяца назад

    Wcs waraxmatullaah wabarakaat

  • @milyarawes6425
    @milyarawes6425 2 месяца назад

    ASC Walaal Ruun badi shegtey Anga baa kegabeden Qurbaha Allah Haa uu Gergaro walalehen FALSITEN

  • @CabdiShire-mo9ge
    @CabdiShire-mo9ge 2 месяца назад

    Guud wiilyamani shaciurta aad muujisey waanasoojiidatey dadhurdaadyoosisey boogtiinawaaddanqisey

  • @IkraanSharif
    @IkraanSharif 2 месяца назад

    sudan,Somalia, yemen, Gaza iyo islaamka oo dhan dhibka waxaa ku haya waa imaaraadka aniga oo aan siyaasi aheyn ayaa og. hadda ayuu yuhuuda hubka iyo lacagta u diraa imaaraadku marka ka imaaraadku waa yuhuudi nacladii eebe haku dhacdo masiibo iyo calaamo xun oo deg deg ahna ilaahey ha rido ka imaaraadka ka masar ee alsiisi ka urdun iyo waliba ka sacuudi insha allah. waa sunni ayay ku odhan sunniguba waa ka dhibka xamaas ku haya ee meel walba ka xidhay sidda imaaraadka, masar,urdun ,sacuudi ,moroko iwm madaxdooda ilaahey calaamo xun haka muujiyo

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 2 месяца назад +2

    Hadaa kalaamul saxiix walahi

  • @user-rr9lc5mg4x
    @user-rr9lc5mg4x 2 месяца назад

    IMAARAAT MADAXDA JOOGTA WAA BAHALO

  • @Umxasan
    @Umxasan 2 месяца назад

    Masar baxareen scudiga

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 месяца назад

    Allah haw gargaaro reer Falastin

  • @maryanmohameddirie2043
    @maryanmohameddirie2043 2 месяца назад

    Illahow jebi cadowga Muslimiinta.

  • @umuxafsa3391
    @umuxafsa3391 2 месяца назад +2

    Soomaali dhibka falastiin haysta ma soo Marin wadankana marabaan gebigood waa wada safar falastiin dhibka allah haka dulqaado xornimo buukkaukset allah hasiiyo anagan dalka dadka diinta allah hanoobadbaadiyo

  • @fatmaahmed6584
    @fatmaahmed6584 2 месяца назад

    Amiin

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 месяца назад

    waa munaafiqiyinta emarati ilahey haka qabto islamka

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 месяца назад

    Imerada illahaya inkar illahaya ha ku rida masibo deg deg ah waa cadawaga isalanka inshallaha gusha waa walaalah reer hamasa

  • @user-sp2zm7zi2o
    @user-sp2zm7zi2o 2 месяца назад

    Xanuunka ay u adkeysanayaan falastiin bani'aadam u adkeystay ma jirabao ilaah ha u gargaaro mahadsanid

  • @user-vz5dw8pp9n
    @user-vz5dw8pp9n Месяц назад

    اللهم.منسر.اهل.غز

  • @IbnuMarwanMurjaan
    @IbnuMarwanMurjaan 2 месяца назад +1

    WCS Wrx Wbr Sheikhanaa

  • @khatraharunaadamu6117
    @khatraharunaadamu6117 2 месяца назад

    Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Alhumaca min falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin Alahu akbar alahu faraj falastin Amiin Amiin Amiin yarabi Guul Guul falastiin

  • @nimoabdi71
    @nimoabdi71 2 месяца назад

    As sheikh
    Bro rer Qaza waa among the highest literate ratings in the world unlike our community also waa patriots above all diinta way kucamalfalaan.
    They didn’t preach water and drink wine…

  • @zamzamqurux8691
    @zamzamqurux8691 2 месяца назад

    Ree falastiin dad sabar ku gaaro adduunka ma saarnaa allaha u gargaaro

  • @nasrosalah6431
    @nasrosalah6431 2 месяца назад

    Shaydaanun carab ilaahay islamka haka qabto

  • @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr
    @AbdihakimibrahimAbdihaki-ui2jr 2 месяца назад +1

    Sc sh/ mustafe cali suaashadu way fiicantahay falastiin la isma barbar dhigi karo iyo somali wayo falastin midnimadoda /iimaankoda/ allaah kuxidhnashahoda/ yaqiintoda /iyo somali waa cir iyo dhul ee somaali madiinbay haysataa mise qabiil adan ku waydiiyay ta maanta aan ku suganahay??

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад

    waa sax ilaa waxaa aduunka ku nool intaaso Billion oo dhagaha la,a oo sign language ayaa la yiraahdaa waa loo baahan yahay wiilka dhagaha la,a warkiisa

  • @user-qe6io2sp4o
    @user-qe6io2sp4o 2 месяца назад

    Waa wax garad imaaraadku waa cadowga islaamka

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 месяца назад

    Wll wadmahadsanthy

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 2 месяца назад +1

    Imaaraadka. Qasa isaga ayaa baabiyey

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 месяца назад +1

    Somaali iyo reer falastiin bil caksi baan isku nahay

  • @cabdionkot
    @cabdionkot 2 месяца назад

    Xataa somaaliya

  • @user-vz5dw8pp9n
    @user-vz5dw8pp9n Месяц назад

    Wc

  • @sadam1318
    @sadam1318 2 месяца назад

    wcswr

  • @abdulsuleiman4279
    @abdulsuleiman4279 2 месяца назад

    Please can put. Link

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 месяца назад

    Khaliijka carabta keliya Qadar iyo Sacuudiga mooyee inta kle safaarado ayaa uga talaviv

  • @fadumoabdi5595
    @fadumoabdi5595 2 месяца назад +1

    Wax soo haray dadka soomaaliyeed dadka soomaaliyeed qaarkood ma ah dad wadani waxay jecel yahiin inay dal shisheye u soo qaxaan oo ay ku nabad helaan mana ah wax aqliga galaayo markay dalkoodi ka soo qaxeen waxay ku wareegayaan dal shisheye dhibka ku dhacay reer falstiin hadii ayag qabsan lahaa mar hore ayey guuri lahayeen soomaaliya marka dadkeen Allah jecelaysiiyo dalkood oo ha dhistaan intay dhul shisheye guryo ka dhisanayaan

  • @user-hz1pb3uk8h
    @user-hz1pb3uk8h 2 месяца назад

    Xata somaliya wey ku jirta wax dhiban

  • @abdifidow3870
    @abdifidow3870 2 месяца назад

    Eedeeyaa ma ahan ee waa hubaal

  • @dahirabdulahi1301
    @dahirabdulahi1301 2 месяца назад

    Maxaad uga reebtay soomaliya??

  • @nimco9305
    @nimco9305 2 месяца назад

    Sheikh tan ku dhacday reer falastiin hadi ay nagu dhici lahayd qofna Somalia ma ku hari lahay maxa yelay ma nihin dad wadani ah .

  • @caashluul6394
    @caashluul6394 2 месяца назад

    Dhibka ugu weyn ee Somaliya haysta waa emirates weye waxa Ethiopia ku riixaya in badeen u qabsado waa iyaga

  • @isiri.2835
    @isiri.2835 Месяц назад

    GEESIWEEYE AF QORI.KA DARAN. WAXAAN QABAN KARAA WAA BEEN UYO DULINIMO QOF KASTA AWOOD WUU LEEYAHAY QOF DIIN LEHNA ISKABA DAA

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 2 месяца назад

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LA 💐 HAWLA ☝️ WALLAQUWATI 🤍 ILLAA 💐 BILLAH ☝️ ASTAQFURULLAH 🤍 HASBUNALLAH 💐 WA ☝️ NICMAL 🤍 WAKIIL 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLAA 💐 ANTA ☝️ SUBHANAKA 🤍 INNII 💐 KUNTU ☝️ MINA 🤍 DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @moxubomamamia373
    @moxubomamamia373 2 месяца назад +2

    Emaradka waa balaayo cirka kasoo dhacday

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 2 месяца назад

    Imaaraad carabatii imaariyiintii mar hore aaldhameeyay waxa meesha cimaamadah xirani waa yuhuud ee ha qaldaminina magaca aya imaariyiin ka yihiin taas ku baraaruga dhaqaalah iyo waxa kasta dadka hayasta waa yuhuud dhalasho imaariyiin hayasta

  • @mohamedguleid5330
    @mohamedguleid5330 2 месяца назад

    Ayga yuhuudiga 2:47 ah ee ka taliya imaaraadka waa in sidii salmaan rushdi arag lagu dilo waayo imaaraad iyo sacuudiga

  • @Umxasan
    @Umxasan 2 месяца назад

    shiqow. intaa shtey intaaba waa cadawga islaamka kuligoodna waa sono

  • @xakiimoshsiciid2870
    @xakiimoshsiciid2870 2 месяца назад

    Soomaali wadaniyiin ma ahan waa reer guuraa meel ayleeyihiin ma jirto waxaan dhihi laahaa yuhuudu soomaaliya ha u soo guiraan waa dal waxkasta hodan ka ah laakiin aan dad leh jirin dhagax aya xaarka isaga tiraan xitaa waa macadanha aduunka ugu qaalisan iyo dahab gaajona waa dhameeyasay waana wada tahriib sanyihiin xitaa boqol jirkoodu dibad uu ku fakaraa in loo qaado

  • @mounahersi2254
    @mounahersi2254 2 месяца назад

    Emirates as muslims, arab and rich country like hindus than muslims, so SAD!!!

  • @bashirgalbayte3601
    @bashirgalbayte3601 2 месяца назад

    Ma isku dhigmaan

  • @alyasfarah9816
    @alyasfarah9816 2 месяца назад

    Shiqow adiga xataa yurub jogtaa ee aan wada jogno yurub somali ethaba u socoto hada

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 месяца назад

    bismillah asc horta weyku qasbanyihiin wayo waxey ujeedaan in hadii eyka cararaan dhulkoda ey dib dambo u arkeyn oo lagala wareegaayo marka xalkale oo taas eheyn mahaayaan ok imarad in lagu tilmaamo islaam waadambi wayo imarad waxey halis kuyihiin jiritaanka islamka oo waasharta diinta islamka waayahee marka aad adigu diinta islamka halis ama shar kutahay masheegan kartaa diinta islamka su aashaan jwbteda isla adiga qudhaada ayan kaarabaa jwb

  • @faedsaed7461
    @faedsaed7461 2 месяца назад

    Somaalida joogta qurbaha intaa oo kale ma kari waayaan inay sameeyaan

  • @khadarmaxamedmire4021
    @khadarmaxamedmire4021 2 месяца назад +1

    KOW SOMALI MEDIA WAAD KHALADANTAY MISE WAAD BAQAYSA
    SOMALI CADAWGA BAABIIYEY EE UGU WAYNI YUHUUDA IMAARAADKA

  • @IkraanSharif
    @IkraanSharif 2 месяца назад

    in aad somali iyo falastiin isbarbar dhigto ma aheyn hubkii aduunka ugu xumaa ayaa lala dhacayaa waa godoon gaza xasuuq ayaa ka socda anigu inaad isbarbar dhigto ilama qumana gaalo ayaa laynaysa inagu dhibka inaga somali ah unbaa isku hayna kuwanayuhuudii ilaahey naclady ayaaba diintooda darteed ama muslimiin bay yihiin dartood si arxan daro ah u laynaysa wax islaamkuna ku wada fiirsanayaa oo cabsi awgeed ayna u hadli karin somali yay ka cabsan hadda haddayna iyadu meel xun isdhigin cid walba wey iska celin karta

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 2 месяца назад

    Soomaalidu waxay dhasheen oo dunnida kusoo biireen iyagoo qaxootiya! Meelo kala duwan ayeey kasoo hayaameen oo waxaa laga yaabaa inay qaar qibdiyiintii reer masar ahaayeen iraado iyo doonid Rabbi ayeey geeska afrika ku imaadeen! Laakiin falastiiniyiintu dhawr kun oo sanno ayeey qasa iyo nawaaxigeeda ku nool yihiin waxayna u eg yihiin in dhulkaasi ay asal ahaan u lahaayeen.

  • @ArrowJubase
    @ArrowJubase 2 месяца назад

    ASC it's unfortunate when mothers and children are being bombed by. ISRAEL. and ARAB nations aresingning business pact

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 месяца назад

    Somali are playing games 😂😂😂😂

  • @CabaassharifMaxamud
    @CabaassharifMaxamud 2 месяца назад

    Soomaali dhib magaarin falastiin oo kale aduuka kamadhicin dagaal sidan oo kale soomaali gacantoda ayay isku dhameyen waxay rabaan tuugsiga diin laawayaasha oo nebga scw uudhahay hijiriyo dambe majireyso bacdigey dad kan hadal ki rasuulka scw ayey beenteeyen