Update:Kulmiye Oo KuGulaystay Dorashadi Barordiqda ah,Wadani Oo Warbixin UGudbiyay Komisha|17Nov2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 ноя 2024

Комментарии • 33

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 4 часа назад +4

    Sidaad wax u waalaysaan baa la idiin waalayaa! Komishanka ka war sugaa la idinka waayey!

  • @shadiaw8890
    @shadiaw8890 4 часа назад +6

    Waar hedhee ninkani waa imisa qof hader sowkii inaga nixiyey

  • @qayaad
    @qayaad 4 часа назад +4

    Sxb ana walalky KumiishNka ku jira muuse guuuuul niyada uu sheega

  • @AhmedIsmail-x7g
    @AhmedIsmail-x7g 16 минут назад

    THANK YOU SIR 🙏
    REER WADANI FAAN AYAY NAGU WAREERIYEEN GUUL MADAXWEYNE #MUUSE BIIXI CABDI XILDIID ALLE CADAWGEENA HA JABIYO ❤🎉

  • @anwarfowziismaciil1040
    @anwarfowziismaciil1040 42 минуты назад

    Inasha allah muse markale insha Allah
    Guuuuuuuuuuuuuul iyo.gobanimo qarenka kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye kulmiye ìnsha alleh muse geesi qaren weye

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 3 часа назад

    War Beenta Iska Daaya, Muuse Wuu Dhacay, Madaxweynaha Cusub Ee Somaliland Waa Cirro Ama Diida Ama Yeela

  • @MukhtaarXuseen-t9q
    @MukhtaarXuseen-t9q 13 минут назад

    Kulmiye ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Hakammed
    @Hakammed 10 минут назад

    Waxaanu Ognahay Oo All Landerska Oo dhani ogyahay Waa in Faysal Cali Waraabe Mid Madaxweyne iyo Mid Ururba dhacay balse Inta Waxa kaso Hadhay Goaanka Saxda ah Waxaan Ka Sugayna Commissionka Iyo Maxkamada Sare Oo Xaqiijisa Waxaan kale EE la wadwada Waa Warsuuqeed ✅

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 5 часов назад +2

    NINKANU KABA QOFMIIYAA SODIGI HADA NALAHA CIRO WA GUULAYSTAY

    • @nathra7351
      @nathra7351 3 часа назад +1

      Codka hrg ayaa madaxweynaha soo saara sacsmuuse ayaa hrg badankiisu wada daga magaalo kale ayaa soo taraxacum hrg inta kalena waxyar buu ka helayaa codku hrg ayuu yaalaa maashalah

  • @Darwiish-Sool
    @Darwiish-Sool 2 часа назад

    Wadani ayaa ku guulaystay balse sida muuqata Muuse biixi boob iyo ku shubasho ayuu wada Sorry for Oday Cirro

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 5 часов назад +1

    HADEEER MXD KU SHEEGTAY VEDIOGII HADA NOOGA JAWAB DHIGAALOW

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 4 часа назад

    Anagu haddaanu nahay taageerayaasha kulmiye waanu ogayn oo waaxu sugaynay natiijada kimishinka ee waanu ogayn inaan muuse iyo kulmiye lagaga badinayn saaxiil, maroodi jeex markaa reer wadani iyo cadowga somaliland hayska ciyaan

  • @cabdiwahaabmaxamed2699
    @cabdiwahaabmaxamed2699 11 минут назад

    war niyo kolba af ayuu ku hadlaya kani war meesha iskaga inadar wad ku cebawdee

  • @NuuhEidle
    @NuuhEidle 3 часа назад

    Habaaarbad qabta malaha waryaaa

  • @AxmedibrahimIbrahim
    @AxmedibrahimIbrahim 41 минуту назад

    Geesi geesi dhalay

  • @AbdirahmanBuurane
    @AbdirahmanBuurane 21 минуту назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CaashanoorXassan
    @CaashanoorXassan 4 часа назад

    Kmishanka mad sigtid sawdigii noo rikibay

  • @EngdaauudAbiib
    @EngdaauudAbiib 4 часа назад

    Ilaahay baa bixiya

  • @zahraabdi8800
    @zahraabdi8800 4 часа назад

    Waryaa he markeed waalntahay sawdogii nalahaa kulmiyow haneeya oo habalyeya waar adeer war aad hubto noo keen

    • @Darwiish-Sool
      @Darwiish-Sool 2 часа назад

      Muuse ayaa goaansaday inuu ku shubto

  • @husseinjamac4757
    @husseinjamac4757 4 часа назад

    Beenale Beenale , waxaan jirin Ha faafin

  • @Fatimas_Vlogs
    @Fatimas_Vlogs 4 часа назад

    Kkkkk

  • @MaxamedAxmed-x8n
    @MaxamedAxmed-x8n 4 часа назад

    Oo haddeer waxaad na tidhi muuse wuu hambalyeeyey maxaa dhacay

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 4 часа назад

    Waar beenalad tahay de inaga daade ciyaarta

  • @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi
    @SiciidmaxamedyaasinSiciidyaasi 2 часа назад

    Waar eybaad tahaye dadkabeenta kadaa kadaabyow qurjida lihi

    • @Darwiish-Sool
      @Darwiish-Sool 2 часа назад

      Waa runtiis Muuse wuu ku shubtay latest update!

  • @WaraabeTuur
    @WaraabeTuur 4 часа назад

    kkkkkkkkkk😂

  • @QaadiroAhmed
    @QaadiroAhmed 5 часов назад

    BAL BEENLOWGA FIIRI

  • @MaxamedAxmed-x8n
    @MaxamedAxmed-x8n 4 часа назад

    Oo haddeer waxaad na tidhi muuse wuu hambalyeeyey maxaa dhacay