ceyda ayaa ka badiyay gabdha 2 dhibcood ugu dambeeyay teamka ayuu ku dilay qiyaano aan la fahmeen ceyda daqiiqadaha ayuu ku dhameeynayay ilaa hada ayaga xataa ma fahmin taatikadas
Dadkas saane lamano kuyihin😂😂😂ceyda habenko game koko la jiro amiro wey is xanajine waba maseerooya ee tagan thy😂😂😂reer tiktok isku dareen ayagane wey amineen😂😂😂
@hayaat507 😁😁😁 ilahey amarkiis waaba isku Raba labadood amira iyo ceyda. koko weyba xanaaqey hadi ceyda lagu foorjeeyo..amira ama koko midkood ha isku qaboojiyo..😜😜😜
koko wax weyn kama aragno lkn amiro koko iyo ceyda marke isla jiran challengeska cadiya loga darema bahasha😂😂so' team qabqab ayaga le isku fiican madama dad isfahansan nahay dhahen😂😂
Asad wlh abwe i appreciate your videos quruxda bdn editing kooda mcn, waa ku nastaa, mlnti waqtiga aa break leeyahay hdaanan ku qadeenin video gaada hbnkii markaa shaqada ka imaado ku nastaa wlh I appreciate u bro adiga iyo team 27 dhmntiin. Tnkle wiilasha waa lugooyo waqtiga cunooyiin si ay gabdhaha ugu dhamaato, marwaliba gabdhahayga waa daacad Koko Iyo Amiira waa idin wataaa
Qof walibo Muslim Eh Waxa Qalbigisa ku jiro Illaahy Haku Sahlo Qof walbo muras leh Muradkisa Illaahy Ha U Sahlo Oon macsi ahayn Yaaa Rabi🤲🤲🕋 Wllyal murad ban leyahay iso duceya inu Illaahy U ii Sahlo yaa rabi Mesha ii roon🤲
@@hanadkingmd3758 war ma Ani haade lkn Ani wiilashan uhanbaleynayaa lkn naagta koko laleeyahay nacayba mrka amirooh qurux aaba kumashquulsanaaye adi intee iga soo gashay wah😎
Barnamijkan waxan ku darsan laha fikir ahaan 1:Time ka oo group walba time lo qabto Wayo imika waxa dhacaysa sida wilashu sameyen in time ka laga cuno Marku dhamad ku dhawyahay lagu so gudbiyo Halkasna uu time ki kaga dhaco
Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤
Imisa Qof ayaa Muqaalkan Ka heshay 👍
ASAD HAGIO🔥
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋🫵🏻
Scw scw ❤️ scw scw scw ❤️ scw scw
scwscwscwscw ❤❤❤❤
Sallalahu alleyhi wasallam
Dr's koko bulle wanku sallamè
Scw scw scw
Team gabdho never give up hpptiyaal match ka danbe guln idin rajeynya ❤❤💪🏽
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)🕋❤❤☝
SALALAHU CALEYHI WASALAM❤❤
Ku sali dheh
Scw scw❤❤😊
Team wiilisha lkn Koko watay❤ inta Ka Heshay Muuqaalkaan 👍❤️
ASAD HAGIO 🔥
Sxp sabiskirab II saar
Asad hagio is not easy. Keep going my prother. insha'Allah 2m 🎉❤❤😂
😊
Team walba wakhti ugaara sii , wiilasha wakhtigay ridayaan .
ALLAHU AKBAR ALLAH IS ONE❤️☝️🥺
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato 😢😥😪🙏🏿
Amiin huni
ceyda ayaa ka badiyay gabdha 2 dhibcood ugu dambeeyay teamka ayuu ku dilay qiyaano aan la fahmeen ceyda daqiiqadaha ayuu ku dhameeynayay ilaa hada ayaga xataa ma fahmin taatikadas
Wan kula daremay😂
Haa wallahi
hahhah
Allah is one ❤
Gabdhaha waxaa lagu gaadey waqtigey ka cunaayeen si uu waqtiga uga dhaco😢😢😢😢
Exactly 💯 siiba zaki io ceyda
Haa taatiko isticmaaleen anni anoo gabar ah wiilasha lajiray ceyda dartiisa
@@hanielmi8074😂😂😂😂
Asad Hagio, goat ka youberada somalida guul wcn inshallh 2M before the new year🥹😍
Waqtiga inay hayaan bayku balameen wiilashu gabdhahana waa daacad😂
Qorshe fiicnan waaye Isa so adkeeya😂😅😂
Walahi amiira qatar waye guul amira ❤😊
Allah is one ❤❤❤😊
Game-kaan soo badi wuu kalakacsnyhye asadow
2 milyan is Here Team 27 And Funs Team 27 is not Easyyyy✊️✊️✊️💪💪💪💪
Ku sali xabiibkeni muxamed scw scw scw scw ❤❤❤
Kusali nabiga wll salallahu caleyhi wasalam
ALLAH is one ☝️☝️☝️
Team dumarland isn't easy ❤
Gamekii banadhamada hadlaayey oo xukumada la sameynaayey inta igu raacsan ✋👍
Lkn wilasha gabdhaha waqtiga ku dhuminayan weyn mashqulinayan qimayo waye😂😂
Ceyda iyo amira isku qal qalqaali qabqabyaasha wey isku nuuraya 😂😂😂
Dadkas saane lamano kuyihin😂😂😂ceyda habenko game koko la jiro amiro wey is xanajine waba maseerooya ee tagan thy😂😂😂reer tiktok isku dareen ayagane wey amineen😂😂😂
@hayaat507 😁😁😁 ilahey amarkiis waaba isku Raba labadood amira iyo ceyda. koko weyba xanaaqey hadi ceyda lagu foorjeeyo..amira ama koko midkood ha isku qaboojiyo..😜😜😜
koko wax weyn kama aragno lkn amiro koko iyo ceyda marke isla jiran challengeska cadiya loga darema bahasha😂😂so' team qabqab ayaga le isku fiican madama dad isfahansan nahay dhahen😂😂
@@Uqtimuslimah 😁😁😁😁😁 anaga koley xalwo rabna hadi kale haaheey 😁😁😁
King ceyda thank magaceyga sheegtay sahro❤🎉😂😂😂😂
Team dumarland is not easy keep going brother ❤❤
Ciil baa iga Qabtay wiilsha Cawa wa is Gos Gos tay😂😂
Isa so adkeeya 😅🤣
Allaah is one ❤❤❤
Asad game kis kudar waqtiga marku socdo yaalahadlin😂 team dumarland inaa rayno jirto😂😂😂
Keyda kasoo timoa udhamey nayaa markuu arke inlsooqabanayo😂😂😂
Wali waan ka Dhur sugaya wllky asad hagio waan filaya inaad aragtay farintaydi insha allah waan Rajayna inan si deg deg ah ku gaadhno 1.8 million ❤
Mansha Allah qofkii igu horeyey ma Ahey tolow caawa❤❤ Team27 Dhamantiin salan💬👋👋👋
10 daqiiqo wiilasha ah iyo 10 daqiiqo gabdhaha ah baa fican nio 😮 10 daqiiqo laqabaysanayo wa adayg😢
Asad hagio man of the match allah yacisak wllo ❤
Asad nogu soo celi funniest game wye 😂😂
Wlhi dumarland cadi maha manta dhan gabdhaha uxamasadonaye😂
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin dhamantin walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
😢mailaargty
Daqiiqadu markay maree 12:43 waxay dhohooyiin wareega labaad daahiye si wareega sadaxad markii lagalo daqiiqada ugu dhamato Ani wan fahmay wiilasha shax eey niila cayaroyiin daqiiqada markay go.i rabto eey daahinayan koleey sasaa ufahmay 😂
😂😂Haa way u hisheeyn wlhi
Asad wlh abwe i appreciate your videos quruxda bdn editing kooda mcn, waa ku nastaa, mlnti waqtiga aa break leeyahay hdaanan ku qadeenin video gaada hbnkii markaa shaqada ka imaado ku nastaa wlh I appreciate u bro adiga iyo team 27 dhmntiin.
Tnkle wiilasha waa lugooyo waqtiga cunooyiin si ay gabdhaha ugu dhamaato, marwaliba gabdhahayga waa daacad Koko Iyo Amiira waa idin wataaa
Amira ❤❤❤❤ funny waye walhi 😂😂❤
Keep Going The Legend Asad Hagio 🎉❤
Qof walibo Muslim Eh Waxa Qalbigisa ku jiro Illaahy Haku Sahlo
Qof walbo muras leh Muradkisa Illaahy Ha U Sahlo Oon macsi ahayn Yaaa Rabi🤲🤲🕋
Wllyal murad ban leyahay iso duceya inu Illaahy U ii Sahlo yaa rabi Mesha ii roon🤲
Wll muradkaga ilhay Haku sahlo anigana ha ifudeyo
@@hafsamohamed4975 amiin yaa rabi
Allah is one ☝️❤
asadow waxa fican in ay isku shega teamka 😍❤
﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🤎
Koko wey naxsneed caaawa waxaane siigabay oo hadba waqtiga ku dhacayay aaamiino
Amiiradeyda ❤❤❤
That's why men are leaders 😂 conjunction ragga xalimo iso soo adkey 😅🎉
Hadal afkaaga kasoo baxa waxa ugu qiimo badan saliga nabigeena maxamed scw scw scw scw 🎉
Amiiro aqoon la aan maahan lkn dadka maskaxdoda wax so qabata mahan gabar walasheya sidaas ah
Aamina dheh Amira kuli wee sheegese
Azad hagio number one somali youtuber keep going
Fowzia dimple keen taliyow waaloo yaapa kuwaan😂😂😂😂
صلى الله عليه وسلم ❤🎉
Reer TuurTe Isn't Easy😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wiilasha xaasid nimo ku jirto ayago yaqano ee is dahinayan si gabdhaha waqtiga ugu dhaco 😂😂
Hhh wilasha is not easy
Aamina samidey waku salaamay😊
Masha Allah
Setahay
Waxan noqdey qofkii 2aad ee dawanayaa barnamijkan Love
Asadka dhiblowga aniga uga horeeya commontiga manta love u all❤❤❤
Cwa qosol igudhisheyn wlh cumer iyo Amira 😂😂😂😂
Uff nimanku Way isu sheegayan Ceyda Laftirkiisuna Waqtiguu ridayaa 😏👍
Wuxu waa game dee
Aduu daawo iska bax maxaa kaa galey waxey su sheegen😂😂
🤣🏆✊
Ceyda kula wiilka kleexo nio daawo hadikle go nio😮😂
@@hudacabdiraxmaan7289 intee Ku gubatay af dheer yahay Reply ga nooga bax
Kusaliya nabigena scw❤❤❤❤❤
Scw❤❤
Scwscw❤
Wow gamelan waan ka helay part2 soo samee❤❤
Kusali nabiga صلى الله عليه وسلم
Team wiilasha ayaanla jiray ani yes ❤❤❤
Qof ugu horeeyo oo fair daso ❤❤❤ want farax sanahay asadoow
Amira qosolkey iga dhameysay😂😂
Amira awata vor every ❤❤
Asad sidaan waa laysku khiyaamayaa ee team walpa wakhti sii hadii kle cumeer wuxuu lahaa wakhtigan ka ridaynaa iyagoo garanaya ayuu hadana ka aamusayey
Gabdhaha Koko kaliya badana wax shegaysay😂
Gamekaan caadi maahan asad part two soo sameey 😅
Qiyaano hadii sameysid waligaa waa guul daresane
Keeps goings my brothers and sisters go forwards asad hajio and king ceyda and cumeer big fan and saki somali best challenges winners ♥️♥️😍💯😍💯💯💯❤⚽️❤😊
Asad waad khayaantay asxabta Furunle waa Naa Naays Furunle wuxu lamid yahey Rootiile😂
Amiira le ujeda love you 😍
Kokodu qaylo bdana ayad waaye kwrn my queen amiiro❤❤love sis
🤔🤷♂️ Dumarland isku tihiin😂
@@hanadkingmd3758 war ma Ani haade lkn Ani wiilashan uhanbaleynayaa lkn naagta koko laleeyahay nacayba mrka amirooh qurux aaba kumashquulsanaaye adi intee iga soo gashay wah😎
@@hanadkingmd3758hada aragtid gabar midna ceyneyso midna amaneyso meel bey ka socota😂maseer xuna jiro😂😂
Alla wilasha lugooyo badana waqrigay ka ridayaan
Welcome back again guys keep going guys
Inta paysi iska kudbiso like SAra😂♥️
Asad wll waxan ku rajeenaya cafimaad taam ah in uu ilaahay ku siiyo Somaliland noogu timaado adiga oo cagahaaga kaga Soo dagaya diyaarada ❤ nolow wll
Ilahayow natus
Ana xalay kuriyoday walaahi ilahey hakaso midaas
Guuuul inta nololijirto wllky ASad ❤❤❤❤❤
Dumarland never give up 😢
Next part 2 keen asadoo 😂😂😂
Jah magacaygii suleeqo cayda shugran ❤maaadaaba aad magacayga sheegtay
Asad soo adi nio Qatar waayee❤
3 vs 3 sheeg music daan soo sameeh asadow
Asc asad xajiyow sxb xukumo noosoceli sxb cussi waaye❤❤❤❤❤💯
صل على سيدنا محمد اللهم صل وسلم عليه
asadow pous Challeng sosamey
Wiilasha wakhtigey ridayaan siiba cumeer. Daacad kama aha game
Part 2 koko ha naga soo iloowin boqaradeen koko
Timeka ukala jar asadow 10 minit and 10 minit ugu dhig👍
Allah is one
Gabdhaha Wala qayanay sawabtoha waqtig aye dhuminayen wedahdahinayen
Wow asad wan ku salamey waxn ku leyahay horey usoco wan ku tagera from kenya
garacaa dhexe ma gas baa wajiga kaga qaraxday madooba gacmihiisuna waa caadi😅
😂 inna lillah
Keep going my brother Asad hajio team 27
Wiilashu waa xasidiin wakhtigay ka ridayaan
Barnamijkan waxan ku darsan laha fikir ahaan
1:Time ka oo group walba time lo qabto
Wayo imika waxa dhacaysa sida wilashu sameyen in time ka laga cuno
Marku dhamad ku dhawyahay lagu so gudbiyo
Halkasna uu time ki kaga dhaco
We wanna part two
16:49 what is Koko doing