Heesaha somalida inta badan waxay ka hadlaan xidhiidhka ka dhexeeya nin iyo gabadh iyo innan la amaanayo lkn tani waxay ka mid tahay kuwa dhif iyo naadirka ah ee ka hadlaya qaybaha kale ee nolosha gaar ahaan xaga dhiirigalinta iyo guubaabinta Hambalyo ayaan leeyahay cidii hal abuurtay iyo hoobalka ku luqaynayaba👏👏
Cisow Buldhe Wuhu ku kicinayey somalida dagan Diridnabe ay Oromadu lainaysso iyo somalida SITTI ay canfartu lainaissso. Heesso kaleh ou somalida uGu qaylinayo way jiraan
Hibo Ahmed heestu aday kugug socotaa ma istiri waayo markii hore adoo yaqaana maad dhagaysan jirin lkn markuu horay usocday ayaad tageero umuujisay 😂😂😂😂😂
Reer djibouti singer in Jigjiga ethiopia singing a deep song really about personal self and Somaliweyne Greater somali nation..Somali galbeed ethiopia, republic of djibouti, somalia, Somaliland and northern kenya unite and lets make Somali republic great once again!!!
@@entername44 Waa kuwii Ina iley u darsadee khamrida lacabijiraan umalaynayaa, marka iska ilow walaal waa kuwii calanka Yellowga la ordi jirey, suuqii ayaa ka xirmey.
Asc walalayaal ka dayaa meelaha waxa xun lagu haayo in la dhaho hadi aad jeceshay ilahey ama nabiga ama quranka like I saar war waxaas hadi aad like qof ogu sarto danbi Ayaa ka qadeysaa meel xun ilahey iyo qurankisa iyo nabigisa laguma sheego ilahey ka baqaaa mida kale hadi aad qof wax xun u sameynaa aad ku dhiiro galiso ogow danigisa wax ayaad ka leedahay allahuma Hal balaqtu
Insha'alah hadaad tagto waxaa soo aragtaa golweyn. The most amazing place is lke paradise man Waxaa ku kulma bada iyo wabiga. Waa meesha lawada rabo. Carab iyo gaalaba. Waa dhulkaagii cid kaa xigto maleh. Is your land is your country..meeshaad rabto ka deg..somali +somali =Somali
I need olny LIKE😎 I am hargaysaawi,muqdishoowi, Jigjigaawi,jabutaawi"reer gaalkacyood iyo nin daga ceerigaabo ilaa boorame🙄 But real born in hargaysaawi🤗
Bro horay usoco ❤️
👍👍👍👍
Horay usoco #dirisleAbdi
Adiguna hore u soco
Dirisle Abdi it’s amazing song bro and has big meaning somalia 🇸🇴 somaliyaa leh ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏 big respect
Keep Going Labadinaba My Brothers❤️
Dadbaa ku habaabiyee horey u soco👏👏
Inta heestan u dhagaysata inay naftooda ku dhiiri geliyaan sida anigoo kale liketa ha ila dhaafin walaal viva 🇸🇴 💪
Quraan ilaahay naftaada ku dhiira gali
@@gureyyare6427 zhp mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
😂😂 Waa heestii Caruurtee taniye, Hadii aad rabto hees Ereyo mug iyo Miisaanle misna dhiirigalin ah:
( Iskalaaji heesta Noloshaada Maaree )
Ereyada: Abdirisaq Jaylaani
Bakaro Jml
Adiga haday hees caruur kula noqotay heestan waa hees mugleh oo wax jira ka hadlaysa misana dhiiri galin ah
Qalbi Nuura looma jawaabo dadka buka walaal
Guulayso walaal👍
masha allah waa dhiri galin fiican waaba idhiro galinasa
Inta maslax tageerta farta taaaga ani yes☝🏻❤️
Ubax Qali 👆
me
👆
☝️
☝️
Maslax wa fanan. Waxan odhan Kara fanan la mida ma jiro. 🎼❤️🔥🇩🇯 The best Somali fanan 👑 of this generation.
9ju66 hg g
🍒🫎🐆🫏🦊🐈⬛🫎🐅🫎🫎😘😍🙃🤗☺️😗🥰😚
Heesaha somalida inta badan waxay ka hadlaan xidhiidhka ka dhexeeya nin iyo gabadh iyo innan la amaanayo lkn tani waxay ka mid tahay kuwa dhif iyo naadirka ah ee ka hadlaya qaybaha kale ee nolosha gaar ahaan xaga dhiirigalinta iyo guubaabinta
Hambalyo ayaan leeyahay cidii hal abuurtay iyo hoobalka ku luqaynayaba👏👏
Waxsansheeg
Ereyadii Laxankii iyo codkii maslax medeeye✌️
Toothy jewajewajewa
🇦🇷🇬🇶🇮🇳🇱🇷🇲🇾🇳🇿🇸🇴🇸🇻🇸🇱🇹🇷🇺🇸🇩🇯
Hory usoco fanan🥰🥰🥰
intaa Heestan ila daremaysa soomalidu inay cadaw farabadan ayledahay waxan laga qadi kariin soomali like sar from Djibouti
Legend Maslax Mideeye Sanadkan Wuxuu U Qalmaa Abaalmarinta Sanadka Ee Fanaaniinta 💯
Woow darisle sxb waa runta way qaraxday waana hees macan oo dhiiri gelin ah hore usoco fanaan
Somalia Somali baa
Leh that's true my nigga
Like dhac kusii hada samali
Dhaba thy ❣️🤟🤟🤟🤟🤟
Zamiir official
Ok boomer😂
somaliland somali ba leh brother 💚💭❤
Acs
Abdifataax YOU man sjan
Wow 😮 😮 😮 horay u soco
Best advice
Maslax
INta NaBiGa JeceL liKe DhaC Kazii💐⚘ HaDaD NaBIGa Jeceshy
Scw
Horey soco 2019 hees qiiro wadata
Scw❤❤❤
Scw
Like jcl kthy xrnki kudhaleh wazeh 🖕 🖕
horey usoco horey usoco horey u soco waa hees cajiib ah
Waaawareey ciyaarta I dishay horay u soco adiguna maslax huno❤️❤️🙌🙌🙌
muqdisho in ow imaado maslax mideye inta igu racsan love I so tura
Best song weeye
Waa markii iigu horeysay fanankan
Music-good
Erayada-good
Dance-good
Voice-good
Video-good
🇸🇴somali one
Waaaaaw maslax hore uu soco maslax jas khatar
Naftaydaay adaa kula hadlaya 🤪
Horay usoco
From Germany 🇩🇪 🇸🇴
Horayusoco
Hooray oo soco sxb
5somaliyeed oo isku duuban horow socda anaga aduun uku sareyneyna Incha-Allah
Sidokle wll
Woo Maslax Good job 👍 ciyaar wacan soo bandhigtay
Inta ciyartiisa kaheshay like dhac igu siiya😅😅 ceeb miyaa🤔
Dirisle Vedio kugu soo qaatey Ma Aragtey.Lol😂
Mayee waa lagu siinaayaa indr
Ani
🥰🥰🥰😋
That beautiful dance
Horoy usoco qofkasta oo arka comment gayga horay usoco
maslax wlhi ku man tageri jiirin kumanan dhagesan jiirin inago walipa mela badaan medial kaa saxibo ah
heestaani markaan arkaay dhuxaayna
inaad somali dhalad tahaay ku qiraay somali haa is racdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪🎤💪💪
horaay uu socoo my bro 🙏🏾
Cisow Buldhe Wuhu ku kicinayey somalida dagan Diridnabe ay Oromadu lainaysso iyo somalida SITTI ay canfartu lainaissso.
Heesso kaleh ou somalida uGu qaylinayo way jiraan
Hibo Ahmed heestu aday kugug socotaa ma istiri waayo markii hore adoo yaqaana maad dhagaysan jirin lkn markuu horay usocday ayaad tageero umuujisay 😂😂😂😂😂
Boqortoooyo ibrason
sidaa maa ahaan ina hooyo
aniga iyo asiga isku wadan ayan ku nollnahay markaa xuman igama ahane sababo jiro owgood ayeey aheed howshu
@@hiboahmed2763 hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh
isha kariday
Somalinimada yaa bixiya?
aan u celine
Fadlan nagu caawi wlo hadaad nagu dhaanto.
Runtii waa hees dhiri kalina hore u soco 👍👍👍👍👍👍👍👍💯💯💯💯 good song
From zomalind🌺❤
Wieiriii❤❤❤❤❤❤❤ Oak salami
Inta malsax heestan anku baran ee og nin so halgamay inu yahy
Farta tag
Yuu la dagaal galay😂
Dagalka maka gacntunbad uhaysta sxb fan bu waxku gogoya afki su kucil baxaye 😂😂
Ogaden miyaa wiilka
@@markalemidnimo3859 hhhhhh ala berka wad iga qoslise
@@suadabdullahi4503 wa ciise
Heestan jees lakuma ciyaaro fananka waxaan leyahay daganan aye u bahantahay heestaan waayo hees walba dareen aye ledahay inta ila aragtay like 👍dhac ku sii🙄
Wiilkaan fanka mustaq bal ayuu ku leeyahay horoy usoco erayadaada
Mazlx zhp wlhie somalida ugu horayza zhp alpha fanan
Nice maslax miideye nolow nice song
Ereyeda: 100%
Laxanka:100%
Codka:100%
Music:100%
Ciiyarta nice
Iyo Copy Ga🤣🤣😂 100%
Ciyarta 000
Nimco sheeko qiso dhab ah
Badawgii ciise badiye
Ciyaarta inaba caaadi maaahan🔥🇸🇴❤️
Maslax mideeye Hor usocod wacan
Somali somaliba leh been maha wlhi alle ha idaayo Somali meel kastoy joogto❤❤❤❤💋💋💋
Yes yeeeeh
@@farhans__pey6584 zhp mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
naftayday horay usoco
Ku sali xabiib keenii maxamed scw walal
Scw scw scw
Scw scw scw
SCw scw scw scw scw scw scw scw scw
Wcs
Scw
walalahay bro dance caaadee ayaa oo taqantaaa horeee ok so co
Maslax waa runtii somalia soomaali baa leh 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 cuqdadland move out🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰
Siilka ayay cuqdad kaga dhacday dhiloooy
Cige Cabdi marqaanland 😂😂 cayland idabdaroland islaaqland uff 😂😂
Queen anaya sorry wllsh Inan ku caayo marabin xal qaado igana rali noqo
Cige Cabdi Haye walal wan ka qaba 🙏
@@cigecabdi3470 zhp mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
Somali somali baa leh woow intas naga badan 😍💖💖
Maslax horey usoco
Waligey mahelin 100 like hadan sinji iyo soomaalinimo wadaagno like ha iladhaafin
Wd Helaysaye Ha Oyin
Wiz Hamid ani buqol kadegay hada
Wanigaa boqlkii kui buuxyay sxb.99 ban ku soo gadhay
Dawarsiga foosha xun meesha kala taga
@@abdirashka9468 kkkkkkkk
Inta hadda ogatay ninkan rer jig jiga inu yhy ewalna rer mqdisho umlehaye like ta igu papiya yqe
Horey usoco 💯😹🙏🏽• Maslax’ Jigjiga Dib ayuu Uu nuuriyey 👍
🇸🇴 We are all Somali 👆👆
Hra
🤟🤟👄
Aad iyo aad we are somali
Love❤❤❤😍😍😍😍😍
Asc
Waaw heesiga dheh
Heestan waxay bulushadu codsatey inad official videoclip usameyso inta igu raacsan like ta
Ani 👍yes
233
Walaalkay hore usic 👌👌👏👏
2019 cidi Ila dawanaysa like hyla dhaafin somli Mohamed
😂 ma waxaad u malaynaysaa inay heestu 1977kii soo baxday.
@@sugaalcartan 😂🤣😂🤣 2019 yaa ila daawanayo kulahaaa
@@mohamedmohamed-vv6ds mxa dhihi Alpo kkkkk
@@habiibmahamedahmed718 hees 10 sano kahor soobaxdaa ba kadhigtee
@@cabdicasiismaxamuudmacalin869 haa
Reer djibouti singer in Jigjiga ethiopia singing a deep song really about personal self and Somaliweyne Greater somali nation..Somali galbeed ethiopia, republic of djibouti, somalia, Somaliland and northern kenya unite and lets make Somali republic great once again!!!
A fabulous artist with a lot of energy. Great song with inspirational words full in it. Igu salaama fanaankaa aadka u firfircoon
Ninka mideeye, khatar fannanka sanadka
Kkkkk
Masha allh
inta Ila aRagtay iniinlkaan
qisokudhacday laqiiresanyahy
Like iidhah
Waaaaw
Machallah maslax horey uu socooo💝💝👌👌👌👌💝💝💝
Jaaskisa io cayaartisa kaliya ayaa idiin muuqda lkn Ani wx ka duwan ba indhihisa ka aqrisatay sbbto ah wuxu so arkay jab io nolol adag mrks ayay eraydan qalbiguusu Soo gocdeen 🔥💯🙏
Waa hees iyo badha waa habeen 25 ramadan waa habeen 18 may maslax fanaan somaliyeeda 🏃♂️❤❤
Abtoow inta ninkan imika jeclatay sidayda comment ka iga giijiya reer RUclips oow
we're same bae
@@lqjr7848 zhp mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
Yaab ana arkay waxa like ku siiyay odhan ma jcladen wooow gabdhihi jacayl hal daqiqad ah ku dhacy
@@jecliyacalankabuluuga2036 wll mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
@@muhandizby1886 haa gabdhaheni soomali washe ki is ruxa wey raban
Mugdisho ayan idinka soo salaamay ree jigjiga Somalida murtida wan idin jeclahay
Shib iska dhee inaba cadi maha hore usoco from Djb 🇩🇯🇩🇯👏👏👏
Yes tasnim c sa ma soeur
@@abdouwais7443 mm
@tasmin hore usco va avant 😘
Adaa kula hadlaa Somali🇸🇴 qof horu markaaga rabo majiro horey usoco❤
Heestan shidan darteed bal subscribe ii saara
Geesi geesi dhalay 👍👍👍👍👍👍👍👍
weewee dheeshiisa inta ka heshay like i saara
Maslax yare horay usoco bro
Jigjiga magldaydi wa u xiisay incha alh anigo nabada ilhay ha igu celiyo awaye ciyaal re jaraaqato like ta so qarxiya an idin tiriye
My Djiboutian brother 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯💓💓💓
Waxaan ku leeyahay million times mahadsanid waxaaa I deeqa magaca soomaal weyn
wow Nin adag
Rer jigjigo dhibwaadso aragteen nabada allaha idin siyaadiyo from muqdisho
Waxba wlhi Dhib Maanu arag
Imika ayaan Ku Jirnaa
wadaniga dhabtaa muqdizho ta hyzataa somali ma hyzato idinku uqabadii reer somaliland ka gzheen idin hyzata san wayneey 😂😂😂😂🇹🇯🖕🏻
@@entername44
Waa kuwii Ina iley u darsadee khamrida lacabijiraan umalaynayaa, marka iska ilow walaal waa kuwii calanka Yellowga la ordi jirey, suuqii ayaa ka xirmey.
@@dalxamedia5769 wll mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
@@somalidhalad808 abyo mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
My hero maslax mideeye hore usoco ugaas adiguna
Waar ilmaadeerayaal halay doono wiilkan waabu iga dhexbaxay ani 😂😭😭🤤 love from the way Germany 🙏🍀❤️ #maslax
Lambarkiisaan kusiine wakaa sxb +251915014844
+251915733335 wakaas whatsappkisa walal quruxeey
Gig gig game waa habeenkii igu hooray saay
Maslax mideeeye nolow geesi from borama
Horey usoco oo muqdisho tag caan aad noqotiday
Maslax wanin talinti leh heska erayada iyo laxankaba asaga leh nafteyda ayan ku dhiiri galiya inta hesta cadowgooda u dhagesta like
Inta jecal inay horey u socoyo farta taag like dhaac ku sii
Somalia Somaliibaa leeeh
Walahii he is legend maslaax 👑🇸🇴💝
Ciyartaa ii dhishaay anigaaa 💃😍
Asc walalayaal ka dayaa meelaha waxa xun lagu haayo in la dhaho hadi aad jeceshay ilahey ama nabiga ama quranka like I saar war waxaas hadi aad like qof ogu sarto danbi Ayaa ka qadeysaa meel xun ilahey iyo qurankisa iyo nabigisa laguma sheego ilahey ka baqaaa mida kale hadi aad qof wax xun u sameynaa aad ku dhiiro galiso ogow danigisa wax ayaad ka leedahay allahuma Hal balaqtu
Adeerayaal heeskasta uu soo dhigo maahir like wada saara top one siciid maahir
Mideeye waxaas ba Fanaan ah
Teddy Afro ninki naga barajayn laha weeye maslax ❤️ciyaartana hirtic amaba micheal Jackson ka somlida
Qalbi Nuura maslax xaarkisa ma gadho teddy duqda
@@Khadarokey78 zhp mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
Fanka danbi hakagalin teddy ciyalkan hakusooqaban
Maslax waan kutageer huno
@@abuyussuf1167 zhp mcn caawa illahy dartiiz
Subscribe igu zaar🙏🙏
Masha allah here usoco dhehyshada ka heley
What a beautiful song❤️🔥I'm obsess! Mash'Allah I'm proud from 🇩🇯🇸🇪🇬🇧
Maslah mideye legend ❤
MAAHIR MEDIA PRO
Keep going
somaliya somali baa leh fanan sare 💙😍😘
Gudh😙
hadi ay ku noolyihiin dadkan o kale jig jig maxa iga maqnaysiyay aniga wan idiin jeclahay dadkyga ♥️♥️♥️♥️♥️♥️
Sido kle xppti
Walolo waa reer diri dhaba maslax iska hubso
Keep going walal somali somali ba leh hadal xigmad leh
Maslax mideeye fanaan hirgaley 😍🙏
Apwan khadar casod ⁴
Wlhi waa Hees Shidan
Maslxa horey uzoco wnku Tageera 🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋🙋
The best somli song and action 2019 wllhi
Inta igu racsan somali dancer inu yahy ninkan farta taag👆
Ilahow anigon jabuuti iyo jigjigo iyo mugadishu iyo baydhowo tagin ha iqaadin
ilhaan Ibrahim Insha allah wll iLhaan
Insha'alah hadaad tagto waxaa soo aragtaa golweyn. The most amazing place is lke paradise man
Waxaa ku kulma bada iyo wabiga.
Waa meesha lawada rabo. Carab iyo gaalaba. Waa dhulkaagii cid kaa xigto maleh. Is your land is your country..meeshaad rabto ka deg..somali +somali =Somali
, thanks abowe
Ameen
@@ilhaanibrahim1462 insha Allah ilahey ha ku kaso mesha jeceshahay
Bro Hore Usoco
inta Maslax targeta like Sara fans 💔
Inta wiilkan somalinimada ku aminsan lik isaara
Wllo
Waad ka baxsatay maslax mideye sxb dhaman waxan rajaynayaa umada dhan inay horay uwada socdaan oo ay dhiiragalin ka helaan sidayda cml 💯💪🔥🔥🔥🔥🔥
Maslax mideEye .. taAni wa tii 1 baAte kolaY kuWa dampana ka zhidAn intAn ... horeY U soCo bRo ....
I need olny LIKE😎
I am hargaysaawi,muqdishoowi,
Jigjigaawi,jabutaawi"reer gaalkacyood iyo nin daga ceerigaabo ilaa boorame🙄
But real born in hargaysaawi🤗
Nice song and nice musikk 👌👌 keep going bro congratulations somali ha is raacdo 🇸🇴 Somalia ha nolato 💙🇸🇴💙
Félicitations maschallah maslax mideeye wiii