heestan waxaan markasta oo aan dhagaysto waxaan xasuusta walaalkay Axmed Cali Xasan oo aan si gaar ah u dareemo daryeelkiisa iyo naxariista uu ii muujiyey markii aan yaraa . waxaan dareemaa in waxaasi oo dhan uu u samaynayey inaan ahay walaalkii Alle ha sharfo Axmed adduun iyo aakhiraba
Hudeydi oo weli nool ayaa maalin iiga sheekeeyey 2003 magaalada ~London Xaafadda ~Southhall, wallaahi waxaan isugu nimid Garage baabuurta lagu sameeyo, waxaa lahaa nin Somaliyeed oo Abgaal ahaa, aniga oo heesta uur hooyo oo Ina Mooge qaadayo oo hudeydi u tumay baabuurka ii saaran tahay, oo markaa is leh gaadhiga ka deg ayuu hudeydi iska soo kortaagay intuu qabsaday daaqadda gaadhiga oo furan, wuxuu yidhi waar heestan miyaad garanaysaa, waxaan idhi waa heestaadii , wuxuu iiga sheekeeyey inuu berri ka lugeeyey Djibouti illaa Dirir dhabe, oo raacay khadka tareenka isaga oo lugaynaya oo marba tuulo usii hoydo, wuxuuna sitay kabankisa oo uu u garaaceyey tuulo walba, si weyn looga soo dhoweeyey, waxaan xasuustay maalin aan Dirir-dhabe ku qayilnay nin Oromo ah oo fannan ah gurigiisa, oo la odhan jiray Ali Shabo, oo youtube ka ku jira, ayuu wuxuu noo qaaday, heesta Uur hooyo oo Oromadu wada mirqaameen, waxaan gartay (1990 bay ahayd) waxaan gartay berigaa hudeydi lugeeyey Oromada iyo Canfarta dhexdooda iyo Ciise in laga wada bartay, waxaasaa fannaan ah, wuxuu igu yidhi maalinta aan kulannay, iigu kaalay xaafaddayda, axxx I missed this golden opportunity to meet and chat and sing with my all time favourite the legendary Mr Hudeydi, saaxiibul ciyaal baa ahaa, xaajiyad daba taagan tahay, illeen carruur badan lama dhalo, mar ay uur leedahay, mar ay umushay, mar wallac tahay, mar mid yari ka xanuusanayo, qayrkay baan kaga hadhay, isku dul fadhi islaanta iyo carruurta, maantase jaamacadihii bay qaarna dhammeeyen qaarna weli ku jiraan, none of them gone off the rail alhamdullahi, but I never enjoyed and pursue my love of Somali aud, Laabi laba u la' , ama family man baad noqon, ama saaqid mirqaama, maanta oo aan wakhti hayo, hudeydi gabow, waa 92 Allah dembigaaga ha dhaafo oo caafimaad ku noolow inta noloshaada ka hadhay aamiin, waxaan noloshayda la kulmay oo xoog ula sheekaystay, fannaaniinta, sida, Kulux(london) Khadra Dahir(london), Sahra Axmed(london), Kinsi Xaji Aadan(Djibouti), Saalax Qaasim(london), Seinab Cige(london), Dararamle(london), Shankaroon Ahmed Sagal(Ceerigaabo), Hassan Ganey, Axmed Mooge Liibaan(Diri dhabe iyo Burco), Faysal Cumar Mushteeg(Dirir-dhabe), Dacar iyo Sooraan (london), Abdi-noor Allaale (london), Ilaahay intii dhimatay how naxariisto, aamiin
allow kuu naxariiso waan iska ooya markaan maqlo codkiisa iyo anoo waxbadan ka og taariikhdiisi dahabka dhaymanka lagu ladhey aheyd dayac buu ku dhintey soomaalina ay ku ilowdey allow qabriga kuu nuur.
hestan manta ayaa iku horaysa waxana ku argay fananka oramada ah ee cali bira ka dib ayaan so raadiyay wa hess cajib ah waxa ayna ka mid tahay hesaha yar oo aan la ilmeeyay
Abdi Omar heestan tarikhda waxaan ku hayaa inuu axmed ismail xudaydi sameeyey oo ilma ismail ugu weynaa oo midyar oo ay isku bah ahayen damcay inuu la dagalamo intii kale waan ka baqee
heestan waxaan markasta oo aan dhagaysto aan xasuusta walaalkay Axmed Cali Xasan oo aan si gaar ah u dareemo daryeelkiisa iyo naxariista uu ii muujiyey markii aan yaraa . waxaan dareemaa in waxaasi oo dhan uu u samaynayey inaan ahay walaalkii Alle ha sharfo Axmed adduun iyo aakhiraba
heestan waxaan markasta oo aan dhagaysto waxaan xasuusta walaalkay Axmed Cali Xasan oo aan si gaar ah u dareemo daryeelkiisa iyo naxariista uu ii muujiyey markii aan yaraa . waxaan dareemaa in waxaasi oo dhan uu u samaynayey inaan ahay walaalkii Alle ha sharfo Axmed adduun iyo aakhiraba
Legnt of Somalia
Walaalo is jecel
Mohamed Jama you mean legend of somaliland 👋🏽
waxan heesta kuxasusta walakay maxmed xuseen oo 1 kasoo kaliya hooyaday dhashay waxan fafankan dhintan alleh uga barayaya ini ilahay unaxariizto ameeeen
Hudeydi oo weli nool ayaa maalin iiga sheekeeyey 2003 magaalada ~London Xaafadda ~Southhall, wallaahi waxaan isugu nimid Garage baabuurta lagu sameeyo, waxaa lahaa nin Somaliyeed oo Abgaal ahaa, aniga oo heesta uur hooyo oo Ina Mooge qaadayo oo hudeydi u tumay baabuurka ii saaran tahay, oo markaa is leh gaadhiga ka deg ayuu hudeydi iska soo kortaagay intuu qabsaday daaqadda gaadhiga oo furan, wuxuu yidhi waar heestan miyaad garanaysaa, waxaan idhi waa heestaadii , wuxuu iiga sheekeeyey inuu berri ka lugeeyey Djibouti illaa Dirir dhabe, oo raacay khadka tareenka isaga oo lugaynaya oo marba tuulo usii hoydo, wuxuuna sitay kabankisa oo uu u garaaceyey tuulo walba, si weyn looga soo dhoweeyey, waxaan xasuustay maalin aan Dirir-dhabe ku qayilnay nin Oromo ah oo fannan ah gurigiisa, oo la odhan jiray Ali Shabo, oo youtube ka ku jira, ayuu wuxuu noo qaaday, heesta Uur hooyo oo Oromadu wada mirqaameen, waxaan gartay (1990 bay ahayd) waxaan gartay berigaa hudeydi lugeeyey Oromada iyo Canfarta dhexdooda iyo Ciise in laga wada bartay, waxaasaa fannaan ah, wuxuu igu yidhi maalinta aan kulannay, iigu kaalay xaafaddayda, axxx
I missed this golden opportunity to meet and chat and sing with my all time favourite the legendary Mr Hudeydi, saaxiibul ciyaal baa ahaa, xaajiyad daba taagan tahay, illeen carruur badan lama dhalo, mar ay uur leedahay, mar ay umushay, mar wallac tahay, mar mid yari ka xanuusanayo, qayrkay baan kaga hadhay, isku dul fadhi islaanta iyo carruurta, maantase jaamacadihii bay qaarna dhammeeyen qaarna weli ku jiraan, none of them gone off the rail
alhamdullahi, but I never enjoyed and pursue my love of Somali aud, Laabi laba u la' , ama family man baad noqon, ama saaqid mirqaama, maanta oo aan wakhti hayo, hudeydi gabow, waa 92 Allah dembigaaga ha dhaafo oo caafimaad ku noolow inta noloshaada ka hadhay
aamiin, waxaan noloshayda la kulmay oo xoog ula sheekaystay, fannaaniinta, sida, Kulux(london) Khadra Dahir(london), Sahra Axmed(london), Kinsi Xaji Aadan(Djibouti), Saalax Qaasim(london), Seinab Cige(london), Dararamle(london), Shankaroon Ahmed Sagal(Ceerigaabo), Hassan Ganey, Axmed Mooge Liibaan(Diri dhabe iyo Burco), Faysal Cumar Mushteeg(Dirir-dhabe), Dacar iyo Sooraan (london), Abdi-noor Allaale (london), Ilaahay intii dhimatay how naxariisto, aamiin
Taariikh kooban baa na siisay. Caafimaad iyo cimri dheer ayaan Alle kaga baryaa.
@@zubayrmohamed Amiin.
Sharaf korkaaga ha ahaato wallaal adiga ayaaba archive ah
Waxad noga shakayasa hudeydi oo ahaa abahii fanka thnkz
WAAD NIYAD HADASHAY
Ma ogtahay in Faysal Cumar Mushteeg iyo Hudeydi ay habarawadaag yihiin. Ma ogtahay inay jirto heestan oo afka Tigreega lagu qaadayo, ma ogtahay fannaanka weyn ee Oromada Cali Birre uu heestan Somali ahaan ugu qaado, dadka oromada oo dhanna yaqaanaan,
الله أكبر ؛هذا الأغنية اغنية صومالية أصيل ميا بالمية العود والكلمات والمؤلف والمغنيين كلهم عبقريين
M
Yaaa waduuud faysal omar mushteek &xudydi magaran karo booska aad fanka ugu jirteen cidi buuxin lahayd
Tariikhdu waxay ahyd 12/8/2004
Markiii aaanu xudydi ku kulan south africa waaan lasheekysty waanuna balanay wuxuuna igu dhahay manta waaa isniin markaaa zabtida zoozocota gurigyga iigu imow balze naziib daro waqtigaa izamixiwayay inaan oofiyo balankii waxaa iga soo hormaray flygaygii form sodan🙏😍😍🙈
allow kuu naxariiso waan iska ooya markaan maqlo codkiisa iyo anoo waxbadan ka og taariikhdiisi dahabka dhaymanka lagu ladhey aheyd dayac buu ku dhintey soomaalina ay ku ilowdey allow qabriga kuu nuur.
Azl Mcl ilaahay ha u naxariisto
mohamed hussein farah aamiin walaalo u ducee oo 11 qulhuwale u akhri.
Azl Mcl asaga iyo dhamaan inta Somali ah oo dhan oo islaamka
mohamed hussein farah waa run haye wll aamiin ilaahay inagana kalmada xaqa ah ha inagu dilo maalinta ay teena gasho.
Azl Mcl waa runtaa wlhi boobe yuusuf ayuunbaa ka warhayey
Alahau naxarissto faysal cumar mushtiik&abwan xudaydiba runtii Waa laba tiir oo kabaxay fanka soomaaliyeed yaa arxamu raaximiin
Eesh calaaa hees rabi naxariistii jano ha igu deeqo ustaad faysal cumar iyo xudaydi
uur hooyo waa hees aad umacaan gaar ahan markuu qaadayo alla ha unaxariisto faysal cumar cuudkana mr xudaydi oo heesta laftigeeda sameeyey.
Ilhaay ha u naxariisto sxbkay fayisal cumar musheteg
Heestan markasta oo an dhageysto waxan saaid u dareema naxariisti gabdhaha ila dhashay ii muujiyeen xaawo maxamed weheliye Xalimo maxamed weheliye shukri maxamed weheliye Shariifo maxamed weheliye runti geerida aabo oo ahay qofki u danbeeye waalidkeyga kadib abayoyaashey marwalbo oo ay Iso wacan iyagoo ii walwalayo ayey ilasoo xariiran abayoyaalow Ilahey haydin karameeyo ❤marku dhahayo waayaha aduunka ina kala fogeeye runti saaid ban u dareema walalahey hada iga danbeyso walal mcn sharaf iyo karaamo iigu noolow waxan ka codsanaya inad Iso duceysid hami iyo wax weyn ban alle agtiisa ka rajeynayahe ❤️🙏alcaasimah Muqdisho
Tariikhda 16/12/2022
Sacada ama goor sheegtada 8:24 habeenimo
Riyooyinkeena eebe weyne ha inoo wada rumeeyo❤️🤲
Sideen ku ilawa ma ahaan karayse 😢😢 allah haku naxaristo adeer
Wakhti aan arday jaamacadeed ahaa ayaan aad u dhagaysan jiray heestan. Walaalahay oon aad u gu boholyoobay ayaan gacloon jiray, oo aannaan wada joogin. "Waayaha adduunkaa inna kala fogeeyee"
Mid ka mid ah heesaha somali ugu faca wayn, qiimo iyo macno baddana leh.
Allah yarxamak.
The best version of uur hooyo in my opinion
Rabi Naxariistii janno ha siiyo 9 Sept 2012 maalin Jimce ah ayaa masajidkii Sh Aden Siiro, isna AUN lagaga tukaday, Amblunse ka ayaan naxashka hayey aniga iyo Abwaan Saxardiid (jabiye) dhamaantood qabriga Alla ha u Nuuro Aamiin Aamiin
Asc wll
*Meelbay I Taabatay Allow Ku Naxariiso Alfnan Faisal Omer Mushtek* 😭😭😭😭
Faysal cumar Mushteeg allah haku naxaristo 😢 2024/7/15
Allah yaxfiid Laba Nin Oon Aad U Jecly Mushtek Iyo Xudaydi Illahow Naxriistii Jano Ka Waraabi
Ahu naxariisto dhamaantoodba aameen yaa Rabbi
Ilahay haku naxaristo qabriga haku nuro janatu fardossa haku geyo adiga iyo umatu Mohamed.
Allow Kuu naxariiso Axmed ismaaciil Xudaydi Ayaaa Heestaan Sameeye Kabankana Isagaa Tumaaya❤
Alle naxariistii Jane haka waraabiyo Faysal Cumar mushteeg
Alle ha u naxariisto Faysal Mushteeg.
Naftu waa amaanee
Aaskayga geerida
Ka i bud dhigaaye
Iigu gacan danbeeyoow
Dhaxalkayga aadmiga
Kii ugu dhawaayoow
Alla yacasik alla ha u naxariisto labadoodaba
Allahayow u naxariiso qabrigiisana u nuur
Allah ha u naxariisto Xudeeydi iyo Faisal
Allah yarxamuraxmin Faysal
Allah yarxama raaximiin
Still 🔥🔥😭
Allow u naxariiso faysal cumar mushteeg.
Allow jannee
Allah naxriis haku galadoo fanaaninta qimiha laha iyo abwanadii toosan
illahow qabriga u nuuri illahow u naxariiso yaa Rabbi
Naftu Waa Amaane Aaskayga Geerida Aday Bud Dhigaaye Yaaa Salaam Yaa Faysal Allah Yarxamu
Allaha u naxariisto
Abwaan feysal cumar
Waayaha aduunkaa
ina kala fogeeyoo
ani keli ahaantay
u adkaysan maaye
umal baan la tiicaa
2022 /9 /21
alle haydin dhawro uur hooyohaygow
waaaw waa hees cajiib ah oo aan kahey waana mid dhageysigeeda dhegtu ay kuraaxeysato
☹️ Naftu waa Amaanee
☹️ AaskaYga geerida
☹️ AdaY bud dhigaaYoo
☹️ Igu gacan danbeeYee
☹️ DhaxalkaYga Aadmiga
☹️ Kii uga dhawaaYow
hestan manta ayaa iku horaysa waxana ku argay fananka oramada ah ee cali bira ka dib ayaan so raadiyay wa hess cajib ah waxa ayna ka mid tahay hesaha yar oo aan la ilmeeyay
𝐮𝐮𝐫 𝐡𝐨𝐨𝐲𝐨
𝐄𝐫𝐚𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐥𝐚𝐱𝐚𝐧𝐤𝐚
𝐛𝐨𝐪𝐨𝐫𝐤𝐢𝐢 𝐜𝐮𝐮𝐝𝐤𝐚
𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐱𝐮𝐝𝐚𝐲𝐝𝐢
𝐋𝐮𝐮𝐪𝐝𝐚 𝐪𝐮𝐫𝐮𝐱𝐝𝐚 𝐛𝐚𝐝𝐚𝐧
𝐟𝐚𝐲𝐬𝐚𝐥 𝐜𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐦𝐮𝐬𝐡𝐭𝐞𝐞𝐤
𝐀𝐔𝐍 𝐥𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚𝐛𝐚
𝐝𝐚𝐧𝐛𝐢𝐠𝐨𝐝𝐚𝐧𝐚 𝐀𝐥𝐥𝐞 𝐡𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐚𝐟𝐨
𝑰𝒏𝒅𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒖 𝒏𝒖𝒖𝒓𝒌𝒂𝒚 𝒌𝒖 𝒊𝒍𝒅𝒐𝒐𝒈𝒔𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒐
𝑨𝒅𝒏𝒂 𝒉𝒂𝒚𝒔𝒌𝒖 𝒌𝒂𝒚 𝒍𝒂𝒅𝒊𝒏𝒆
𝑼𝒖𝒓 𝒉𝒐𝒐𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒐𝒘
2×
𝒅𝒉𝒂𝒃𝒂𝒓𝒌𝒊𝒊 𝒂𝒅𝒐𝒐𝒘𝒈𝒂𝒚 𝒌𝒊𝒊 𝒍𝒂𝒈𝒂 𝒂𝒃𝒖𝒖𝒓𝒐𝒘
𝑵𝒂𝒂𝒔 𝒊𝒚𝒐 𝒂𝒃𝒂𝒚𝒅𝒊𝒎𝒐𝒐 𝒌𝒊𝒊 𝒊𝒍𝒂 𝒘𝒂𝒅𝒂𝒂𝒈𝒐𝒘
𝑺𝒊𝒅𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒖𝒖 𝒊𝒍𝒂𝒂𝒘𝒂 𝒎𝒂 𝒂𝒉𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂𝒓𝒂𝒂𝒚𝒔𝒆
𝑺𝒊𝒅𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒖𝒖 𝒊𝒍𝒂𝒂𝒘𝒂 𝒎𝒂 𝒂𝒉𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒂𝒓𝒂𝒂𝒚𝒔𝒆
𝑰𝒏𝒅𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒖 𝒏𝒖𝒖𝒓𝒌𝒂𝒚 𝒌𝒖 𝒊𝒍 𝒅𝒐𝒐𝒈𝒔𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒐𝒐
𝑨𝒅𝒏𝒂 𝒉𝒂𝒚𝒔𝒌𝒖 𝒌𝒂𝒚 𝒍𝒂𝒅𝒊𝒏𝒆
𝑼𝒖𝒓 𝒉𝒐𝒐𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒐𝒐𝒘
2×
𝒍𝒂𝒃𝒂 𝒂𝒂𝒃𝒐 𝒘𝒂𝒅𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒍𝒂𝒚 𝒊𝒚𝒐 𝒖𝒃𝒂𝒅 𝒘𝒂𝒍𝒍𝒂𝒍𝒂
𝑨𝒓𝒊𝒏𝒌𝒊𝒊 𝒚𝒊𝒎𝒂𝒂𝒅𝒂𝒃𝒂 𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒌𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂𝒏𝒂𝒂𝒚𝒐𝒐
𝒊𝒔𝒌𝒂 𝒌𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂𝒏𝒂𝒚𝒐𝒐 𝒊𝒔𝒂 𝒔𝒊𝒊𝒚𝒂 𝒈𝒂𝒄𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆
𝑰𝒔𝒌𝒂 𝒌𝒂𝒂𝒔𝒉𝒂𝒂𝒏𝒂𝒚𝒐𝒐 𝒊𝒔𝒂 𝒔𝒊𝒊𝒚𝒂 𝒈𝒂𝒄𝒂𝒏𝒕𝒆𝒆
𝑰𝒏𝒅𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒖 𝒏𝒖𝒖𝒓𝒌𝒂𝒚 𝒏𝒖𝒖𝒓𝒌𝒂𝒚 𝒌𝒖 𝒊𝒍𝒅𝒐𝒐𝒈𝒔𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒐
𝑨𝒅𝒏𝒂 𝒉𝒂𝒚𝒔𝒌𝒖 𝒌𝒂𝒚 𝒍𝒂𝒅𝒊𝒏𝒆
𝒖𝒖𝒓 𝒉𝒐𝒐𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒐𝒐𝒘
2×
𝑾𝒂𝒂𝒚𝒂𝒉𝒂 𝒂𝒅𝒖𝒖𝒏𝒌𝒂 𝒊𝒏𝒂 𝒌𝒂𝒍𝒂 𝒇𝒐𝒈𝒆𝒆𝒚𝒐𝒐
𝑨𝒏𝒂 𝒌𝒆𝒍𝒊 𝒂𝒉𝒂𝒂𝒏𝒕𝒂𝒂 𝒖 𝒂𝒅𝒌𝒂𝒚𝒔𝒂𝒏 𝒎𝒂𝒂𝒚𝒆𝒆
𝑼𝒎𝒂𝒍 𝒃𝒂𝒂𝒏 𝒍𝒂 𝒕𝒊𝒊𝒄𝒂𝒂 𝒊𝒔𝒎𝒂 𝒅𝒉𝒂𝒂𝒏𝒐 𝒎𝒂𝒅𝒊𝒈𝒆𝒆
𝑰𝒏𝒅𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒖 𝒏𝒖𝒖𝒓𝒌𝒂𝒚
𝒌𝒖 𝒊𝒍𝒅𝒐𝒐𝒈𝒔𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒐
𝑨𝒅𝒏𝒂 𝒉𝒂𝒚𝒔𝒌𝒖 𝒌𝒂𝒚 𝒍𝒂𝒅𝒊𝒏𝒆
𝒖𝒖𝒓 𝒉𝒐𝒐𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒐𝒐𝒘
𝑵𝒂𝒇𝒕𝒖 𝒘𝒂𝒂 𝒂𝒎𝒂𝒂𝒏𝒆 𝒂𝒂𝒔𝒌𝒂𝒚𝒈𝒂 𝒈𝒆𝒆𝒓𝒊𝒅𝒂
𝑨𝒅𝒂𝒂 𝒊 𝒃𝒖𝒅 𝒅𝒉𝒊𝒈𝒂𝒂𝒚𝒐𝒐 𝒊𝒈𝒖 𝒈𝒂𝒄𝒂𝒏 𝒅𝒂𝒏𝒃𝒆𝒆𝒚𝒆
𝑫𝒉𝒂𝒙𝒂𝒍𝒌𝒂𝒚𝒈𝒂 𝒂𝒂𝒅𝒎𝒊𝒈𝒂 𝒂𝒂𝒅𝒎𝒊𝒈𝒂 𝒌𝒊𝒊 𝒖𝒈𝒖 𝒅𝒉𝒂𝒘𝒂𝒂𝒚𝒐𝒘
𝑰𝒏𝒅𝒉𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒖 𝒏𝒖𝒖𝒓𝒌𝒂𝒚
𝒌𝒖 𝒊𝒍𝒅𝒐𝒐𝒈𝒔𝒂𝒅𝒆𝒆𝒏𝒐
𝑨𝒅𝒏𝒂 𝒉𝒂𝒚𝒔𝒌𝒖 𝒌𝒂𝒚 𝒍𝒂𝒅𝒊𝒏𝒆
𝒖𝒖𝒓 𝒉𝒐𝒐𝒚𝒂𝒉𝒂𝒚𝒈𝒐𝒘
2×
Raximahu laah
Waa ragii ragaa ahaa
Fadlan subscribers igu caawiya waa channel diini ah oo idinla wadaaggi doona khayrka iyo wacdiga culumada alle dartii iigu subscribe ggareeya khayrka waa la faafiyaaye jaalayaaal
Eebe ha u naxariso.. Hees macaaan.
Walaalnimo wa Raxmad iyo gaashaan weyn fadlan hala ogaado walaalahaa kaa yaryar ama kaa waaweyn ee garabka kaaga baahan!!
Walaalnimo iyo kalgacal ayay heestani igu abuurta kolka aan dhegaysto.
Ilaahay naxariistii janno ha u gu deeqo Mushteeg.
Allooow kuu naxariiso
heestan qiimo wayn bay Ku fadhida kii garanaya ama wadankisa ka tagay ama laba walala ah naftu waa amaane z
Abdi Omar
Aaaaad iyo aaad walalnimada quruxbadanaa 😒😒
heestani waxay muujinaysaa sada ay qaaliga u tahay walaaltinimadu ama hala kala dheeraado ama hala wada jeegee
truly a singer gone forever
Waanka xumahay uur hoyahaygoow inoo noqday mid naxariis daran ooon walalnimo aqoonin
Same
Inta Maddiya sidayda like ta ha ilaawin please 🙏
ax ax alle ha unaxriisto marxuunka
Waayaha adduunka inna kala fogeeyoo
Anna kali ahaantay u adkaysan maayee
Umal baan la tiicaayoo isma dhaano madigee!
labo aabo wadadhalay iyo ubad walaala eshqiyazak
alaayar xamu filjana faysal cumar 😭😭😭😭😭😭😭😭
Keysa Hassan qof heestan ujeedadeeda hayaa majiro inta kommentar ka bixisay saxibayal
Allah ha u naxariisto faysal cumar hees aad u qaaliya weeye runtii
Axsan hees iyo kaban iyo cod macaan
Qaaci heestii axadii c/qaadir bagaag
Allah yarhama
Ilaah ban idinku dhashee yaa saa u garaaci kara Illahow danbigeena dhaaf io koodaba
Zaki sakandar Cidaan Ciidankii hore Ahayni Sidaa Uma Garaaci karto
Only xudaydi
Zaki sakandar abihisa joogo Jiim Sh Muumin
Jiim sh muumin saalax qaasim axmd mooge mxd mooge dhuule daud cali masxaf xudydi ragaas legend bay ahaye lamanka haba kukala fiicnadene
weli Lama dhigin recordka halkii xudeydii dhigey.
Ale haw naxariisto faysal Cumar mushteeg
Heestan way iga oohisaa
Ale haw naxariisto
Abdi Omar heestan tarikhda waxaan ku hayaa inuu axmed ismail xudaydi sameeyey oo ilma ismail ugu weynaa oo midyar oo ay isku bah ahayen damcay inuu la dagalamo intii kale waan ka baqee
Osman Abdillahi walaalihii ayaa hees udiray oo carabi ah kadib wuxuu tagay idaacada si uu ugu dalbo hees kadib wuu ka waayay sidaas baanu ku sameeyay sxb
Waw
Abdi Abdi
axsan hees aan dhageeysto
Guul ssc
Uur hooyo
Woq WYO wulyo
Ok
heestan waxaan markasta oo aan dhagaysto aan xasuusta walaalkay Axmed Cali Xasan oo aan si gaar ah u dareemo daryeelkiisa iyo naxariista uu ii muujiyey markii aan yaraa . waxaan dareemaa in waxaasi oo dhan uu u samaynayey inaan ahay walaalkii Alle ha sharfo Axmed adduun iyo aakhiraba