Cadaada in la sameeya waxay ku xidhantahay nooca ay caadadu tahay, tusaale cadooyinku way kala culusyahiin qaar baa u baahan muda dheer in la wado qaarna muda yar, waxaana tilmaamey buuga la dhaho (The Power Of Habit), markaa waa sidaa u macalinku sheegay waajib maha 21 Cisho.
Macalin hore u soco
Mashallah Alle ku xifdiyo ustad
MashaAllh
masha allah waan joogay barmaamijka
وخالف النفس والشيطان واعصهمــا
وإن هما محضاك النصح فاتَّهِـــــمِ
ولا تطع منهما خصماً ولا حكمــــــــاً
فأنت تعرف كيد الخصم والحكـــــمِ .
Nafta waxey rab loo mayeelo walaalayaal waa iga waano oo iskajirra
Mzl Muuqaladaada Said ayay udher yihin Waana Sababta 20kun Kugu Xiran ayna Kuu Daawan Mzl Soogaabi ugu Badnaa 10 minutes only
qeybyaan aadbaan usugayey wlhi 🙏💙
Cadaada in la sameeya waxay ku xidhantahay nooca ay caadadu tahay, tusaale cadooyinku way kala culusyahiin qaar baa u baahan muda dheer in la wado qaarna muda yar, waxaana tilmaamey buuga la dhaho (The Power Of Habit), markaa waa sidaa u macalinku sheegay waajib maha 21 Cisho.
Masha allah my Teacher waxbadan ban kafadey keeb going
Thanks a lot 🙂
Ilahy hakaa abaal mariyo.
goormuu qabsoomaa barnaamjkaa live kiisu se halkuu ka qabsoomaa