Maxaa dhex maray Madaxweyne Cabdiqaasim iyo Fahad Yaasiin 19 sano ka hor?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 ноя 2024

Комментарии • 30

  • @xayndabkaxogaha6305
    @xayndabkaxogaha6305 3 года назад

    Sxb background music kuu saaran manala wadaagi karta?

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 года назад +1

    Fahad yaasiin aka double 007.
    ALLAH HU AKBAR walillahi'lhmd ☝
    Wadani nimo rageedii ALLAH ha unaxariisto. Arrajul

  • @rumiina5620
    @rumiina5620 2 года назад +2

    Meeqo sano ka soo wareegatya cabdi qaasim dorashadiisa asxbeey

    • @Yasmin-vp8dx
      @Yasmin-vp8dx 2 года назад

      Waxaa u haay xukunka intii u dhexeysi (2000 ilaa 2004) 🙂🤝

    • @samiirohasan5755
      @samiirohasan5755 Год назад

      Sideyda cml ma uradine😂

  • @adamjumale4871
    @adamjumale4871 3 года назад +1

    President/Dr Abdi qasim salad hasan, well educated man.

  • @ilyesibrahim787
    @ilyesibrahim787 3 года назад +1

    Walaal music gaas dami please.

  • @sayidka6911
    @sayidka6911 3 года назад +1

    Waa wareysi taariikhi ah.

  • @issaali6048
    @issaali6048 3 года назад +2

    Waan hubaa in uu hogaamiye, siyaasi fogaan arag, daacada ah lkn waqtigisa ka so hormaray. Bal qiyas sadasha u burburka Ethiopia ka bixiyey 20 yrs ka hor!

  • @dinixbaashi9143
    @dinixbaashi9143 3 года назад +1

    Musica heestaan iisheega fadlan

    • @aqoonqaate8109
      @aqoonqaate8109 2 года назад

      Xabiib sharaawi gadaal aan ka gartee

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 8 месяцев назад

    Mahadsnid

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 5 месяцев назад

    VIVA MADAXWADEH CABDALQQAASIM = PRESIDENT ABDALQASIM

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 года назад +1

    Maxaad noogu turjumeysaa maad noo soo saartid oo aad wareysiga…

  • @ilkacase8212
    @ilkacase8212 3 года назад +1

    Cajiib

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 2 года назад +1

    5:10 Ina lilaahi wa inaa ilahayhi raajicuun reerka ay ka soo hartey gabadha yar 8 jirka ahayd waxay ahaayeen deriskeena waa dagaalkii dhacey 2003/04 tii weliba madfaca wuxuu reerkaas ku habsadey iyaga iyo wiil uu adeer u ahaa odayga cida xili salaada makhribnimo loo dhowyahay. Xiligaas xili ka horeeysay ee galabkii markuu dagaalka istaagey sida caadadu ahayd ayaa reeraha deriska isku soo baxeen si LA isku xog wareysto. Galaabkaas iyada ah ilmahaas waxay ka mid ahaayeen kuwii aan wada ciyaareynay ileen maalinkii oo dhan ayaa guriga xabsi cml LA inagu hayey dagaalka jirey aawadeed. Markii ay Xabadu Dib u bilaawateyna waa Nala wada xareeyey makhribkiina mayd ayey wada ahaayeen marka laga reebo gabadhaas allow u wada naxariiso reerkaas.

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 3 года назад +2

    19 sano anaaba jiro🤣🙏 wareysigaan iyo ani isku da' maa nahaY hada

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 2 года назад +2

    Fahad yasin markas haduu intan lafacay hada bakor ayu wataa anfilla

    • @saara4315
      @saara4315 2 года назад +2

      Maye fahad waa nin dhalinyar 44 jir ah sida basaborkisa ku qoran waxa oo dhashay 1978dii lkn wareysiga waa qoraal bage somali talk lasoo dhigay markoo madaxweynaha ahaa cabdiqaasim lkn muuqaalka ninkaan sooqaatay waa markii fahad aljazira ka shaqeenay o wareysi afcarabi ku baxayo ka qaaday cabdiqasimna markas madaxweyne mahen mafahantay sh.shariif in oo madaxweyne ahaa an jeclahay..

    • @Nimco.qaali143
      @Nimco.qaali143 2 года назад

      @@saara4315 basaborkisa maxa adi kutusay
      Haa wan fahansanahay ine tahay marku aljaziira kashaqaynayay

    • @saara4315
      @saara4315 2 года назад +1

      @@Nimco.qaali143 dee wala soo bandhigay

  • @gorygoryahmed791
    @gorygoryahmed791 3 года назад

    Abdi gasim u was a warlord during ur temporary ruling ? Why ur army supporters attacking Husan Ideed in the Mogadishu sea port? Abdi Gasam u were a tribal warlord during self home villa ruling ur clans only Abdi gasam u r the frist person who refused the unity of Hawy oand Haber gader clan.

  • @aweesnaleye3436
    @aweesnaleye3436 3 года назад

    Wareeysiga noo sii daa adiga hanooga
    War bixine dhaqan xumada aan aragnay
    Nin af soomaali lagu wareeysanaa oo laga turjumaa af soomaali ayaa looga tarjumaa

    • @CSeerbiya
      @CSeerbiya  3 года назад +2

      Ha degdegin. Wareysigu wuxuu ahaa qoraal. Qoraal miyaan kuusoo dhignaa?

    • @Sal-lb1sf
      @Sal-lb1sf 3 года назад

      @@CSeerbiya Mahad sanid wllo anyway

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 2 года назад

    Maad soo saartid codadka runta ah, maxaad adiga nooga turjumeysaa…

  • @somalisoma874
    @somalisoma874 3 года назад

    Been Curasho