DEGDEG: "Askari ayaa Dil Toogasho ah ila Beegsaday oo Qori AK 47 ah.." Wariye Cabdi Xasan

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 31 янв 2025

Комментарии • 30

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 37 минут назад +1

    Halaga qado xilka manta hadan laga jawaabin khalada galay soomaaliland shari ma jirayo oo la aaminaa

  • @maxamedmaal8494
    @maxamedmaal8494 2 часа назад +1

    Waa isbadalkii somalilan guul

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r Час назад

      Maxaa bedelmay ma ciro caanyo ayaa wax bedelay kkkkkk

  • @MohamedBulhan-l1l
    @MohamedBulhan-l1l Час назад

    Laa illaaha illa allaahu s c w

  • @MohamedOsman-z2p
    @MohamedOsman-z2p 2 часа назад +1

    Ciidamada waxey u baahan yihiin in waxbarasho loo sameeyo

  • @hodancige7233
    @hodancige7233 Час назад +1

    Isbadeĺkaad doonayseen baad hesheen ilayn waydinkii wax baa la xidhay odhan jireye qori afka ma laydinka galiyey.

  • @kalshaalenews2427
    @kalshaalenews2427 Час назад

    In La Xidho Oo La Garaaco Ayey Ahayd

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 8 минут назад

    Police station in aad odayen u tagtaan baa qaldan marka ugu horaysa ninkuna adi uu idin yidhi odayen ma doonayee iga taga in aad ka tagtaan ayay ahayed hadaa Afkaaga isku dilay

  • @saadmohamud8787
    @saadmohamud8787 2 часа назад

    Ma qudhaanjo aa feedhey. Afkaaa iyo ilkahaa la iga feedhey kulahaa, meelna may bararin

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Час назад

    Anigu ilaahay dartii ku sanir ku odhan maayee ninka iska celi hadii kale sharcigaa wax iiqaban waayey nalasoo hor taagnow

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 Час назад

    U maleenmaayo in u ninkani waxxaqiiqa wax ka sheegayo.

  • @abdallaahmed5686
    @abdallaahmed5686 Час назад

    Afcanyo wadankii waa ictisaaam

  • @NABIIL_SHOW
    @NABIIL_SHOW 41 минуту назад

    Runti weye sal dhiga new hargaysa iyo ka qudhac dheer waa laba sal dhig oo fawda dadkana waa laska xidha waxa so raca xerada tara fikada dadka qar waxa lagu xidha wan iska baraya marka daladu il gara haku eegto

  • @munasharif63
    @munasharif63 Час назад

    Cadaalada iyo saxaafada isbedalka xamar lagabiiliyo

  • @XuseenCabdi-m1y
    @XuseenCabdi-m1y 43 минуты назад

    Diblamaasiyadii ciro aawey

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu Час назад

    Isbedldoonkii waxasu dhalay dadka abnigiisiba baba khatarkujire allah hasalo

    • @kalshaalenews2427
      @kalshaalenews2427 Час назад

      Adigu Amniba Haka Sheekayn, Adeerkaa Muuse Biixi Iyo Kooxdiisii Ay Isku Reerka Ahaayeen Waddankii Way Baabi’iyeen, Waana Caagleysteen

  • @abdihayd2924
    @abdihayd2924 2 часа назад

    ❤❤❤CEERIGAABO. KAWARAN. IYO. HUWANTA. ISUSOOKAASHANEYSA ❤. WARIYE. AYAAD. WARNOOGA. DHIGEYSAA. WAAR. QAJILA. WERIYE. UDOODAYA. INAADEER KII. BAAD. WARNOOGA. DHIGEYSAAN. XISHOODA WERIYAASHOOW❤❤❤

  • @husseinhandule
    @husseinhandule 2 часа назад

    waxan oo kale war haka dhigina

  • @HaamudOmer
    @HaamudOmer 2 часа назад

    cadaalada saxaafada iyo isbedelka

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 часа назад

    War fawdo ayuu noqday waddanku

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Час назад

    Waa dhacdo fool xun sidaa uu sheegayo haday wax u dhaceen

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 часа назад

    Waar miyay bilabantay hargueisa waxaa wax ka badaab baa kadhicidonaa

  • @CaliIsmaaciil-i3x
    @CaliIsmaaciil-i3x Час назад

    Waar ciidan kumadiline waa nin e sharciga uraac

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 часа назад

    Oo maxaad udhiman weeyday hadii toogasho lagula damcay

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r Час назад

      Alle ayaa wax dila waa laysku deyay laakiin tiisaan dhamaan waxaad ilawday ilaahay

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 часа назад

    Oo maxaad udhiman weeyday hadii toogasho lagula damcay