Fiiri waxas mad iska deysan prank wa dadal xun , hadi ilahey idin nimceyay kaftanka sadasha xun in laga fogado. Ha ku dayanina dadka an kala so in reerkada waxan looga kaf tani karin ba jira oo an loo bahneyn in reaction ka runta ah oo qofkaaga ma wanagsana wa iga talo . Crepes, wa nala waxa !
Hal hal mar aad faraxsan tihiin hà salam jamac lkin duqa shaqo haka dhiganinin hadaad rabto xaaska inaad isku duqoowdaan Be serios with family aaad u kala saar hadii kale inaad sidaad rabto u adeegato waa adkaanee muran muran ayaa lagu gilinaa hadii aad xawayaan aa tahay ogolaatit duqa ha taraarixin meesha caruur kuuma jogto wali Waa inaad bartaa low and order hadi kale heet the the hi way hadii kale MALF waa ku daba waalan
Munira welcome to the club, inshaAllahu tu vas tu vas tout apprendre. Soor wa shouro. Bagiye wa baguiye basbas djibouti. Bur wa khamir. Cambulo wan bartey baris lagu daro. Soo dhawow hunno
Asc max buskut iyo marwadiisa munira waan idin salaamay, masha'allah beau family. Vivo Djibouti. Midna waa iga waano kuna socota maxamed please ha soo dhigin xsjiyadada sharaf ta leh meeshaan waayo jacelka, farxada iyo horumarka cadow ayey leeyihiin. Munira aad baan u salaamayaa I love Djibouti..
Hello , I am team buskut , my bro , you make nice Prank for Muniira is nice Prank for her. Keep going TEAM. Mohamed Buskut God bless you to my brother. Have nice day, week, weekend. Good luck, success. Bye.
👏👏 😂😂❤️🌹💕Manshallah beautiful couples Illahay baa ku Soo diray qadladii ay ka sheekeyneysana iyo mugdi ay diin lanta ahaa ay shaganeysay Alhamdulilah allaha idin siyaadiyo Kuwa isku barakooba ha Idinka dhigo 🤲
Prank wa kii ugu horeyay an sameyo hadu fashilmay nagu qaata pls like saar & subscribe welcome
Fiiri waxas mad iska deysan prank wa dadal xun , hadi ilahey idin nimceyay kaftanka sadasha xun in laga fogado. Ha ku dayanina dadka an kala so in reerkada waxan looga kaf tani karin ba jira oo an loo bahneyn in reaction ka runta ah oo qofkaaga ma wanagsana wa iga talo .
Crepes, wa nala waxa !
Prank maba wanagsan. Ka sara noloshina .
Hal hal mar aad faraxsan tihiin hà salam jamac lkin duqa shaqo haka dhiganinin hadaad rabto xaaska inaad isku duqoowdaan
Be serios with family aaad u kala saar hadii kale inaad sidaad rabto u adeegato waa adkaanee muran muran ayaa lagu gilinaa hadii aad xawayaan aa tahay ogolaatit duqa ha taraarixin meesha caruur kuuma jogto wali
Waa inaad bartaa low and order hadi kale heet the the hi way hadii kale MALF waa ku daba waalan
Jabiiba hadiiba yutup loo furi waye buskudow sidaa nii jea hada nh waniiga tagaya un subscribe iga tihiin macsalama 🥺😭
Laba saacad maxaa waaye wlky qaali
Markaad heysato qof aadku faraxsan tahy oo nolosha kula fahma waa sida buskud iyo muniira masha Allah allaha idin barakeeyo
Isha xaasid ka quraan ka aqrista
Waa naag nool aduunka magac naag ugu necbahay ufff muniiro qurux sorry alpi I hope magacaaga muniiro yahay ♥️♥️♥️👏👏
Mashaallah meilleur couple mounira enchanté from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯
Ileen buskut xaas baa ka maqnayd masha Allah waad isbedeshay qurux badnaatay
Barashada lahjadaha😆
Bur = qamiir
Soor = shuuro
Bajiye = baangiye
qamiir maha ee wa daqiiq
Maxamad maxad somali asala thy waxan kaley markd tiri qamiir waa caga canjerada inta yare lorebo waxan islaha wax kalu dhihi donaa masha alla
Munira est mon doumachi macha allh chapeau pour vous très belle couplé
Haa igu yeerin uurbey leedahey haa ka Nixin😂😂😂😂😂😂
Masha Allah munira iyo maxamed qoys qurux badan ayad tihine alaha isku kiin dayo intay nololi jirto aamiin aamiin aamiin aamiin
manooli wlh waa fanny muniira 🤣🤣🤣🤣 noosoo badi
Prank laisla ogyahay 😂😂🤦🏻♂️pure acting
Ayyy Team muniira wan arsan doona anagneh😫🤣🤣🤣
Sidii malaxo life ka waan isku ilaalinayaa hhhh
Munira welcome to the club, inshaAllahu tu vas tu vas tout apprendre. Soor wa shouro. Bagiye wa baguiye basbas djibouti. Bur wa khamir. Cambulo wan bartey baris lagu daro. Soo dhawow hunno
Asc max buskut iyo marwadiisa munira waan idin salaamay, masha'allah beau family. Vivo Djibouti. Midna waa iga waano kuna socota maxamed please ha soo dhigin xsjiyadada sharaf ta leh meeshaan waayo jacelka, farxada iyo horumarka cadow ayey leeyihiin. Munira aad baan u salaamayaa I love Djibouti..
Walahi run bay umalaysay hestay shidatay fiiri maan sha allah ilahay ha isu kin daayo ❤️❤️❤️😂👏👏
Gabadhan waa gbr af gaaban wlhi m.a wan kahelay aniga alaha kudhro abyo
Amin
Saw. Samira. Ha Fodudan. Samer
Yeelo wa iga. Dardaran. Walalga ha
Foududan. 💪💪💐💐
Laabta kiniin aya ku jiro anaa yaaby walhi adoo is ogen xitaa hadii labta lagu geliyo waa cafimadeysa lkn qofkasta labtisa maha lkn waa qofkaa jeceshahy
Masha Allah Muniro wa Gawar Dagan...
Munira qurux iishu kugu madacdo walashy wan kuu ducayna adi iyo Mohamed Amin Amin
Fatxiyo iyo farxiyo yaabo wa lidhahaa ee idhaaf magac😹😹
Mi couple 💑 ♥ nolosha idiinma xumayso Apid ❤
Aamiin yaa rabi
Maashaa allaah tabaarakulaah jisaakalaahu qayr adigana waan kusalaama iyo xaajigaadabo waanidin salamnay
Munira qurux funny waye wlhi keep gion wll
Ma chérie mounira félicitation
Mardanbaa haku sameeynaa pranks waa gaabar qalbii nadiifo ahaa oo ku jecelaa qalbiigaadaa ilaalzo prakiin ka dhafaa yuusaan qalbiigaa wax ka gaariinaa
Qoys qurux badan ayaa tihiin Alle ha idin xifdiyo hal talo prank Iska dhaafa walaalayaal mafiicna qoysas badan ayaa ku burburay
Kaso arso Abayo
Sorry queen muniira
Saa iskubaradeen waa soodaahiseen Jabiba iyo wll buskud
Wllo gurigiina hadaad rabtaan daganaasho iyo raali ahaanshaha illaahy kadaaya guriga music aad ku shidaysaam
Mnsha allaah munira wafariid ilaasho inanta alle hysukiin barakeeyo
Gabdhaha kubka lugaha ayee ku leyihin maqli jiree gabadhan .mashlh ishey alh ka qabto gacanteda wanjeclaaday kuus m.a
Kkkkkkk muniira ineey xanaaqleey tahay weeyn cadaatay waana runteed ineey magaca feega ah ka xanaaqdo
Wa gabar daacad ah manshalla❤️
Waraysi lagaa qaaday baan daawaday oo Aad leedahay Lagama Yaabo Inay Xaaskayga Kasoo muuqato social media !!!
Munira habo qurux soori fadxio waa⁉️
Maansha allaah famli qurux badan
maansha allh maansha allh maansha allh maansha allh wll farxadiina waa tayada maansha allh💕💕💖💖❣❣❣💛💜💜💗💗💙💙💗💕💕💖💖❣❣❣❣❣💛💜
Muunira reer waqooyi hada nahay reer jaboutianka waa idin jecelnahay quruxey ii nolow😍
Waa reer gabily yartu
@@kawsar8ahmed828 reer gabiley iyo reer waqooyi waa isku mid walalo
@@kawsar8ahmed828 maha wlhi waa reer jabuti
Hello , I am team buskut , my bro , you make nice Prank for Muniira is nice Prank for her. Keep going TEAM. Mohamed Buskut God bless you to my brother. Have nice day, week, weekend. Good luck, success. Bye.
Munira u look alike my sister
😂😂😂😂😂😂😂labadiina shactaro wlh luuqadii balaayo idiinku heysata
Mashallah together Bro ❤❤❤❤
Prank dumaashi lagu sameyo waan sugeynay kkk
Muniiro quruxeey mar danbe hadu magac kugu qaldo sida buskudka ucun canana isaga daji
Muniira farhia waa tan huuno hhhhh kaftan weye sister qaali 🥰🥰🥰🥰
ayaanta miyaad is cadaysa mohamed😂😂
Kkkkkkkk
Ma sil ayou helay
Oooh. Buskud you so sweet😂😂😂😂
Muniira love you sister mohamed wllo inanta dhibta kada dee
Waxey dhaqso u xanaaqeeyso waa walAca 😂😂😂😂
Wlhi beentaa maaha ani hooyadey xitaa waa dhibsan jirey hadan isla yaabaa subxanallah
WAA LAAHII ANII SAHAL ABDI DJIBOUTI 🇩🇯. KU NOL INSHA .DALKEE NAA.SOMALIYA. IN SHA ALLAH.WAN SOO ARKII DOONAAA
Canbuulo kkkk luqada kkk ad u jeclahay lkini jecelka maqoro luqad kumaxerna alle haidin xafido
Maashaa Allah muniira geesi ayaad tahay aad baan U qoslay xaquuqdaada ilaasho maxamed a waa U cadaatay inaadan dheedheel qaadaneeyn
Wll maxamed gabadhu urbaay ledaahay kadhaf
Love you 😍 💘 muniira
Kii ordaayey wan samaynayaa🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
DALKEE NAA SOMALIYA 🇸🇴.ALLEE NABAD IYO.XASII LOONII. ALLEE HAKA DIIGOO. WAA LAAHII.ANII SAHAL DJIBOUTI 🇩🇯. WAN SOO ARKII LAHAA OO.WAN SOO BARAN LAHAA.MOGADISHU CADEE..INSHA ALLAH WEE ISKA DAHMAAN DOONTAA.ان شاء الله
Hhhh mash allah maniira qurux waa funny🤣🤣❤️🥰
Jeclia muniro dumash qali ii nolow from baydhobo janaya 😁
Masha Allah bro ilhay ha idin xafido farax lugta baasto hhhh
kulaah canbuulo😂😂 gidiir dheh form somalilander burco
Gidir maaha waa digir
🤣🤣🤣
Cousine de love, quruux badan ❤️🥰🇩🇯
Kada gabadhu urbay ledahy
Mashallah❤ t’es trop belle 😍😍😍
Wa walac gabadhu ee ka daa uma fiicna markay walac yihin wayo horonekoda wa high
Wll walc waa mxey
@@abdullaahigmail9088 waa markay dumarku leeyihiin uur mudada 3da bil ee ugu horaysa ayay leeyihiin matag iyo urta oo dhibta waxyalaha udgoon cunooyinka marka xaaladaas baa wallac la yidhaahda
Kadaa gabadha prank ga lkn routine ordaya usameee sorry sister naagna ma jecla magac naag kale
Dumaashi waa in laga bartaa luuqada waaba soomliga asaliga ah waxeeynu waa fake kkkkkkkk allha idin barakeeyo
Miss munira une question as-tu Djiboutienne ? ?
Masha allaah wadajira waligiin
Kii la ordayay hahaha magac ayay u heshay routine kii
Faariid weyee muniro mnshaàaaalah
MAN SHA ALLAH WAA.INII SALAAMEY. LAMAANEE QAALI IGUU. AH
7:10 khamiir weeyan kkkk aniga fahmaaya muniira
Cadawga allah haydinka qabto buskut gabadheenna ha xanaajinin mar kale yamania lama xanaajiyo caruurfaadana abti ayaan u noqon doonaa insha allah
Ilen wey hadili taqan munira 😂
soor shuuro
Gaw masha allah nasg reer somaliland hadad guursato noocanad carab noqon donta
Wa rer djibouti 🇩🇯habibiti wa cisse waliba lakin hoyaded iyan issak
❤❤❤❤
MAN SHA ALLAH JIIR OO.JOOGA. LAMAANHAN.QAALIGII AHOW
Maashaa Allah maxamed waxaad tahay nin aad U caqli badan
muniira cadey ku jeclahy wallashey
👏👏 😂😂❤️🌹💕Manshallah beautiful couples Illahay baa ku Soo diray qadladii ay ka sheekeyneysana iyo mugdi ay diin lanta ahaa ay shaganeysay Alhamdulilah allaha idin siyaadiyo Kuwa isku barakooba ha Idinka dhigo 🤲
Mohammed guul iyo gubanimo masul sare prank Potato2
Kkkk wlhi muniiro waa shactiroley m.a allah ku xafido qosolke iga dhamesay
Imikan arkay koly😂
Kkkkkkkkkk mahamed waxa badana bu ina barayiii
Wlh buskut naag fcn inaa heshy waxa cadeyneso saad qurux unoqoty farxadib ilhy izaaidyo
MOGADISHU .CASIIMADA DALKEE NAA SOMALIY. ALLEE HA NAA BADEEYO. INSHA ALLAH.WAN SOO ARKII DOONAA.WAN AA.SOO ARKII DOONAA
Alla qalbiga hees calaacal ah ayay shidatay
manshaaa allaah walAl markaa hore lakiin Buskuudow waar gabadha haa kaxanajiin plss Brother ilheey haa iDiin xafiido Anaa waaxan iDiinka soo salamaya Toronto
Muniira iyo buskut fanny baatihiin wlhi 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
WAAD DHIBANTAHAY
Muniiro abyo allaha kuxafido xbbti
ALLAA.SXIIB KEY IYO.MAR WADIISA. WAA LABAA.CAJIIB BADAN
MAN SHA ALLAH.ALLEE ISKU KIIN DAAYOO
mash allh allha ha idin xafido wlshy iyo wllky
WAA. SAHAL ABDI BOUULALE OO.JOOGA. DALKAAGA.DJIBOUTI.
vivez reer Djibouti mounira