Ugas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo Axmed Madoobe ku tilmaamay nin kaligiis ka ah beesha Ogaadeen.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 фев 2025
  • Waraysi: Ugaaska beesha Ogaadeen "Kuumade" "Ma jirto cid beesha ogaadeen ka soo jeeda oo Axmed Madoobe u aqoonsan in uu yahay Madaxwaynaha Jubbaland" Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif oo Axmed Madoobe ku tilmaamay nin kaligii ordaya oo aan taageero ka haysanin cuqaasha iyo mas'uuliyiibta beesha Ogaadeen.

Комментарии • 6