Hadee diimaha Siman yhn ❗Kirishtanka ha ogolaadan inee alle kliya caabudaan oo joojiyaan Ciise waa alle wiilkiis ❗Yuhuuda ha ogolaadan in cuzeyr uusan aheyn wiilka alle ❗ku dheh u kaalaya diin an u wada siman nhy oo eh in alle kliya la caabudo lana adeeco rasuulkiisa ❗
war nin kani waa mid la soo dir saday waa fit mo soco ta wax aan caamadu ku hadal ayuu la soo shir tagay nin kii islaama oo iiman leh ba wa gara nayaa waxa u wado inay khalad tahay
Soomaaliyee Halla Faaideysto Sheekh Maxamed Cabdi Umal , Xafidahullah, Waa sheek Ilaahay Fahamka Diinta Kumanneystay,
Cimrigaaga Allah Hadheereeyo, Aamiin, ...
Masha allah allah noo xafyiiyo waa sheekh an da ugau xiidhanahy
Sheekhaan meel banaanaan lahayd ayuu Somali oo dhan ubuuxshay alle haka abaal mariyo
الشيخ امل حفظك الله
استفيدك العلم مهيم
Mashallaah shiekh maxamed cabdi Umal ❤❤😘♥️♥️💎
maasha alaah shiikh maxamed cabdi umal
Masha allh sh maxamad umal allaha ku xafida
Masha Allah jzklh sh umal
Qoraaga Buuga waaba Sheydaan Allaow dadka kaqabaa ,,,.,,SH umal Baraka Allah ,,.,thanks
Hadee diimaha Siman yhn
❗Kirishtanka ha ogolaadan inee alle kliya caabudaan oo joojiyaan Ciise waa alle wiilkiis
❗Yuhuuda ha ogolaadan in cuzeyr uusan aheyn wiilka alle
❗ku dheh u kaalaya diin an u wada siman nhy oo eh in alle kliya la caabudo lana adeeco rasuulkiisa
❗
Miyay Yeelayaan diinta islaamka iyo nuurkeeda ayaa dhibayee 😢
war nin kani waa mid la soo dir saday waa fit mo soco ta wax aan caamadu ku hadal ayuu la soo shir tagay nin kii islaama oo iiman leh ba wa gara nayaa waxa u wado inay khalad tahay