Ooh subhanna Allah… gadhiga exhause kiisu haduu daloolo xata qof wuu badeli kara neefsashadiisa lakiin oo naqasku wuu kugu dhegi kara… lakiin wax gadhiga ku dhex dili kara laba qof oo ay ka bixi lari wayan maha…. Anigu truck driver ayan ahay 2 jeer ayu gadhiga weyn ee aan wada exhause kiisu xaga hoose ka dalooshamay oo qiiq ka buuxsamay shidhka 1 week kabadan ayan ku waday sidaa…. Marka illahay aya og wixii dilay… Illahay ha u naxariisto dhaman… amiiin
Ilaahay ha naxariisto mar aan Sucuudiga ka shaqayn jiray Dhahran ayaa oday reer Hargeisa ah oo Taxileh ka shirka da Aramco ayaa waqtiga jiillka ah oo kale ayuu exhaust ka baabuurka ka raadiyey dugsoon oo baabuurkii shiday oo seexday halkii uu quinquennial CO carbon monoxide ku kasoo baxayey markii a wuu dhintay Allah ha u naxariisto markaa xataa hadii exhaust ku furanyahay daaqada ha xidhin liano Oxygen ta iyo nitrogen ka aynu hawada ka helayno ayaa ka badan Carbon Monoxide ka kasoo baxayaan exhaust ka.
Liibaan cadala walaashiis ku baroranaysa Cudhay ku leh iiga aar Habar Awal sidii goojcade waatii la soo duubay isla habeenkiina waxa la dilay 2da marxuun way iska cadahay in la dilay lkn H Awal may celin liibaan waxa celiyey adeerkiis Ciro la soco
Beenale war ilahay ka baq wa la dilay marxuumiinta ilahay ha u naxariisto liiibaan celintii la celiyey ma habar awal ba celisay waxa diiday Ciro lkn waa aargoosi cida dilaas gaysatay Alla ha khashifo
Allow khaatumo wanaagsan nagu dil aaaaaamiiiiiiiiin
Wixii dilay ba Alle ha u naxariisto dhamantood
Allahu Akbar ☝️ Ale ha u naxariisto labadaasi marxuum Amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin yaa rapi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭😭😭
Alle ha u naxariisto. Amiin.
Ooh subhanna Allah… gadhiga exhause kiisu haduu daloolo xata qof wuu badeli kara neefsashadiisa lakiin oo naqasku wuu kugu dhegi kara… lakiin wax gadhiga ku dhex dili kara laba qof oo ay ka bixi lari wayan maha….
Anigu truck driver ayan ahay 2 jeer ayu gadhiga weyn ee aan wada exhause kiisu xaga hoose ka dalooshamay oo qiiq ka buuxsamay shidhka 1 week kabadan ayan ku waday sidaa…. Marka illahay aya og wixii dilay… Illahay ha u naxariisto dhaman… amiiin
Ilahay hawnaxaristo wala dilaye
Ilahay hanaxariisto 2doodba yaa rabi
Alle haw naxaristo labada marxuum aamiin aamiin yaa rabbi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Carbon monoxide inay uu dhinten malinti ugu horaysay ayan anigu sheegay May Allah grant them both janah
MA GAS GAADHIGU KU SHAQEEYAA
Wixii garanayaa wuu garanayaa.
Sidu u dilay ileen carbon monoxide faynuuska la shitooba usoo dayaaya maxa cid hore ugu dhimatay loo arki wayeey
Ilaahay ha naxariisto mar aan Sucuudiga ka shaqayn jiray Dhahran ayaa oday reer Hargeisa ah oo Taxileh ka shirka da Aramco ayaa waqtiga jiillka ah oo kale ayuu exhaust ka baabuurka ka raadiyey dugsoon oo baabuurkii shiday oo seexday halkii uu quinquennial CO carbon monoxide ku kasoo baxayey markii a wuu dhintay Allah ha u naxariisto markaa xataa hadii exhaust ku furanyahay daaqada ha xidhin liano Oxygen ta iyo nitrogen ka aynu hawada ka helayno ayaa ka badan Carbon Monoxide ka kasoo baxayaan exhaust ka.
Subxanalah Subxanalah Allah ☝️☝️☝️. Allah hau Naxaristo qabrige heu neuro kitabkisa midegata Amin Amin yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Inalilah wa ina ilahay rajacuun 😢😢😢ilahow u naxaristo
Alle ayaa xaqa og lknse alle haw naxaristo
Dhakhatiir dalka ma joogto waaba la ogyahay waxan doonaana way yidhaahdaan.
Ilahayii ha unaxarisito amiin
Benlow yaan laga oggolaan H/awaleey Libaan fatto xume ayaa dad lacag soo siiyey maxa ku beegay diidmadisa Roma ma 4 berri ayee ku imanaysa beenlow
Alle hawunaxariisto aamiin Aamiin yaarabi
Why they sent Dangerous Car to Somaliland who dill with Car Import this is nonsense
😢😢😢
WARYA ISAAQ SNM BEEN HADA BAABA SHEEGEYSAAN DHINACA DADA HUDA WALEE IN AAYSAN JIRIN 20 EE WAXAY JIRTA UGU YARAAN 26 ilaa 30 SANO JIRTAA YAREYS IGA DHEH
Wax la'fahmi karo noomaad sheegin caqliga umadaad caayaysaane baaburta hargaysa kala badhbaa excesskoodu daloolaane maxaa loogu dhiman waayay? Inay sun udhinteen caqliga garankara lkn Wiil Iyo gabadhu Excess daloola kumay dhimane Sababta dhimashadooda Iyo suntu waxay ahayd cadaynteeda Waa Ku fashilanteen
Liibaan cadala walaashiis ku baroranaysa Cudhay ku leh iiga aar Habar Awal sidii goojcade waatii la soo duubay isla habeenkiina waxa la dilay 2da marxuun way iska cadahay in la dilay lkn H Awal may celin liibaan waxa celiyey adeerkiis Ciro la soco
Marunbaa
Ben Erna huno kan Usa laludhey
Joojiya isku dirka Allah ha laga baqo
Isku dirkan ka hadlasiid, ya la hadlaysa?
WAABAN. GARANAYAY. IN. INTAASUUN. LAODHAN. DOONO. NINKII. DHINTAY. ISAGA. UUNBAA. DHINTAY. LAAKIIN. HALKAY. TAGEEN. BAA. GEEDI. LOOWADA. YAHAY. WAXKASTOOY. KUDHINTEENA. ALAHA. RAXMAANA. UUNBAAOG. KOLAY. NAFWALBA. GEERIBAZ. SUGAYSA. SAKARAATULMAWD. IYO. XABAAL. MADOW. IYO. XISAAB. TII. ILAAHAY. CADAALADUNA. ILAAHAY. AGTIISAY. TAALAA. WALEE. AAKHIRO. WARBAA. YAAL. IFKAN. LAGU. WAARIMAAYEE. BINIAADANOOW. SHAYDAAN. IDINKAXUN. ADUUNKA. LAMAKEENIN. AMAR. XAASIL. ILAAHAY. HAW. NAXARIISTO
Ben weya Ninka i Wale kalushu bu qattey
Carbon monoxide Walxo badan oo sodayaa jira sida mishiinada laydhka amase dhuxuusha iyo faynuuski Aanu Shidaano oo guryaha gudoohooda lagu ifiisto maxa loo arki wayeey cid hore ugu dhimata mase wxd heesheen shaciib masakiina ka dhadhiicinaysaan wxs
War shacaabow wx barta aqoontu cilmigaas ayeey leedahay walahi hadi kale dadka noocan ahii wxy idin sheegan been iyo runba wad iska amiinaysaan aqoon la'an baahsan idin haysataa awgeed kana wxn leeyahay war umada masakiinta ah ee aqoonta lahayn hakaga fa'idaysaan cilmigu illhy ku baray
Beenale war ilahay ka baq wa la dilay marxuumiinta ilahay ha u naxariisto liiibaan celintii la celiyey ma habar awal ba celisay waxa diiday Ciro lkn waa aargoosi cida dilaas gaysatay Alla ha khashifo
Ben bandana ninku
Waxaasi suuro gal maaha sababtoo ah exsise gaadhigu hoos ayuu ku yaalaa wixii ka soo baxa dee Banaanka ayuu u baxayaa wax caqli gala sheega
Deeha lagu dilo lakiin gadhigaa diley ma caruur baad namoodey
Reero qayaaali ma filinkan ayaad aduunkii ubiloowdeen
Jaahil ba tahay damiina gadhiga marka cadaynto lagu kenya maxad samayn ma akhiro inta tagto Aya waydin kuwi dilay😂
Beenale beenale buuus😮
Gaadhiga ma hargeesa lagu sameeyey mise waa kuwaan naqaney ma hargeesa wax kabadashey kkkkk
Adi cuqdada ku haysa
Ma waxasad kusheekaysen
Hada jaahil tahay waxan fahmi maysid haysku Dalin
Hada jaahil tahay waxan fahmi maysid haysku Dalin