Sh. Mohamed Dirir iyo Taariikh Nololeedkiisii

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Don Bosco and Boqol Soon High Schools
    Under Ansaaru Sunna Trust School - Nairobi

Комментарии • 128

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 года назад +3

    Masha allah allah ku xafido sh

  • @khadarabdi9212
    @khadarabdi9212 3 года назад +5

    Mashalah Tabaraka raxman ilahay sheikha ha ino xafido miisanka xasanadka alaha u siyadiyo
    Inana kuwi ku dayda alaha inaga dhigo
    Wa wax aad iyo aad qali u ah in ducada walidka la ogaado la kasbado walidkana loo noqdo baari mashalah mashalah Tabaraka raxman ❤❤❤❤❤❤❤🙏

  • @anisamohamed3211
    @anisamohamed3211 3 года назад +6

    Maashaa Allah,Allaahu Akbar Illaahay subxaana watacaalaa hakaa Abaal mariyo jizaaka’Allaah Qayr 🤲🤲🤲

  • @hasanhabane8315
    @hasanhabane8315 3 года назад +1

    ilahay shekha iyo culumadeenaba ha xifdiyo inagana hainasiiyo wilal iyo gabdho diinta bara kunadhaqmo aamiin aamiin aamiin

  • @mahdiali4702
    @mahdiali4702 3 года назад +1

    Barakallah sheick med allaha ku xifdiyo

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 3 года назад +11

    Mansha allah Allow igadhig sh dirir oo kale allow ii fudeydii diinta io cilmiga diiniga ah iyo ka maadiga ahba

  • @habsahassan3189
    @habsahassan3189 3 года назад +5

    Manshallah shiikh cali wan ka helaa muxadiradiisa alle ha xifdiyo

  • @samiroupdyabukar6598
    @samiroupdyabukar6598 3 года назад +1

    maasha allaah shiikh maxamad dirir

  • @adeyabdi2101
    @adeyabdi2101 3 года назад +1

    Amiin sh.Alle ha u gargaar

  • @ficanfilsan7583
    @ficanfilsan7583 3 года назад +3

    Sh dirir ayan ka bartey quranka jzkllh waa sh kaliya aan fahmo mashllh

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 3 года назад +3

    Maasha Allah, Alla ha u naxariisto dhamaan walidiinta ubadka kula dardaarma waddoyinka wanaagsan

  • @nastehaaliabdirahman2272
    @nastehaaliabdirahman2272 3 года назад +4

    m.a sheikh jazakallaahu qeyr ilaah haku xifdiyo 😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @khubaybproduction6677
    @khubaybproduction6677 3 года назад +7

    Mash Allah Alle Ha barakeeyo Sheekha

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 3 года назад +6

    MashaAllah quruxbadan culimada Somaliyeed ilaahayow noo xifdiyo yaa Rabbi aamiin yaa Allah.

  • @NuradinXadiis
    @NuradinXadiis 3 месяца назад +1

    mansha allah

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 3 года назад +4

    اللّهمّ أكثرأمثال شيخ محمّد بن عمر دِرِرْ .

  • @filsanaboubaker7519
    @filsanaboubaker7519 3 года назад +5

    Masha Allah sheikh Mohammed dirir iilahay ha kihifdio

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 3 года назад +5

    Alle ha barakeeyo culimada dhamaantood

  • @umumaqsud3975
    @umumaqsud3975 3 года назад

    Man sha alah ilhay hano barakeyo culimada asaxabay wiilkeyga curadka ah ayaan jclhay in u shekh noqdaa igu so duceya plz

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih 3 года назад +8

    حفظكم الله ورعاكم وامنكم من كل سوء
    وجعل الله الجنة مثواكم بعد الممات

  • @fatumaabdi2612
    @fatumaabdi2612 3 года назад +1

    Thanks sheik i❤❤u because of Allah may Allah bless you masha Allah

  • @sundus9850
    @sundus9850 3 года назад +2

    Ilaahay cimri dheer iyo caafimaad hasiiyo sheikh dirir🥰

  • @qnaliizha9897
    @qnaliizha9897 3 года назад +2

    Mashaa allh

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 3 года назад +2

    mashaa allah alle sheekha iyo awlaadiisa iyo ehelkiisaba habarakeeyo.

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 3 года назад +2

    Masha allaah tabarakallaah ilahay culimadeena ha inoo xifdiyo

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 3 года назад +7

    Masha allah culimadena ❤️🙏🏼

  • @maaknanuur2590
    @maaknanuur2590 3 года назад

    Maasha allah Tabaarakallah Allaahuma baarik
    Sheikh Mohammed dirir
    Allah ino wada xafido
    Sheikhyada Allaahuma Aaamiiin Yaarabii

  • @nimcaanadan5584
    @nimcaanadan5584 3 года назад +4

    Asalaamu calaykum wr wb jazakalaahu kheyr Allah ku xifdiyo

  • @musacismaan1602
    @musacismaan1602 3 года назад

    Masha aalla sh/maxamed cumar dirir

  • @abwaanjidhoon7897
    @abwaanjidhoon7897 3 года назад +1

    Mnsha allaaaah sheikh yada guul baan idiin rajaynayaa

  • @liikaawo
    @liikaawo 3 года назад +3

    Maasha Allaah Rabbi ha xafido Sheekheena

  • @raxmaxassan1158
    @raxmaxassan1158 3 года назад +1

    Mnsha allaah allah ha inoo xafido culimadeena soomaliyed

  • @badriaawad8699
    @badriaawad8699 3 года назад +3

    Alle ha idin xifdiyo💯👑💕😍💞♥️🙏

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse7767 3 года назад

    Mnsh Allah mnsh Allah alle ha ku fitdiyo aduun iyo Khiraba sheekh maxed sheekh cumar diri 🤲👍💯🙏❤❤❤❤❤❤

  • @khadaralxariiri9231
    @khadaralxariiri9231 3 года назад +2

    Masha allah allah ha barakeeyo culimadeena

  • @nasraahmed9127
    @nasraahmed9127 3 года назад +1

    Ilaahay culimada ha noo barakeeyo

  • @hosnymustafaali7354
    @hosnymustafaali7354 3 года назад

    Sh mohamed dirir allaha barakeeyo allaha naga dhigo kuwii kaqaatay edebta iyo cilmiga

  • @salwaahmed1397
    @salwaahmed1397 3 года назад +1

    Masha Allah culamadina illahay hadin barakeyo❤️❤️

  • @halimomohamed6275
    @halimomohamed6275 3 года назад

    SubxanAllah waxaa wax laga xumado ah o laga argagaxo kelmad ah ninka inantisi looga soo dacwooday SubxanAllah SubxanAllah SubxanAllah waa ciibadu billaah ilaahayow hana tuusin o hana maqaashin SubxanAllah Allah yaa hadiig ku dhaha.

  • @mohamedhired7318
    @mohamedhired7318 3 года назад +3

    Wlhy sheekha ilaahay dartii ayaan jecelahay

  • @cabdirizaaqibraahin9171
    @cabdirizaaqibraahin9171 3 года назад +6

    Masha allah

  • @stanleyipkiss46
    @stanleyipkiss46 3 года назад

    Rabi Ha Xifdiyo Culamadeena❤❤❤

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 3 года назад +4

    Maashaa a allaahu

  • @ubahali2321
    @ubahali2321 3 года назад

    Subaxanallah sheikha gabdhu uso dacwootay ninka gabdhisa loga taagwayey miyeysan in sharciga diinta lagu qaado side u sii qabi karaa ningabdhisa hunguriyey Rabbi aadaan ka magan galnay lkn ba in laga gaabsadaa waxaas okale laaxowla walaa quwati ilaabilaaah nimankan In lagu jihaado weeye

  • @felisabdu2669
    @felisabdu2669 3 года назад +3

    Acuudubillaah, saw ma aheyn jney naagtasi ninkaan laga cararo, Alloow hanagu keenin

  • @RAOAILENJOY
    @RAOAILENJOY 2 месяца назад

    Allow nodhor culumadena iyo kuwakale muslimiinto dhan

  • @jonasmk8231
    @jonasmk8231 3 года назад

    Masha Allah Sh Maxamed Sh Cumar Dirir

  • @kingkhalid2362
    @kingkhalid2362 3 года назад

    Shiikh maxamed diriroow ninduco kudhashey baatahay maashaa alaah

  • @aadanbaari2343
    @aadanbaari2343 3 года назад +1

    Culumadii hore ayuu sheegay inuu aabihii ahaa hadana ma ogola xulumadii hore ama way khaldan yihiin bay odhanayaan sida siyaarada uu sheegayo in aabihii looga duceeyey oo uu ducadaa sababkeeda alle ku siiyey

  • @abdirahmansomalichanal1682
    @abdirahmansomalichanal1682 3 года назад +4

    MashaAllah tabarakalh 🥰 sheikh

  • @Nursalah2
    @Nursalah2 3 года назад

    Ilaahayow inoo xafido culimadeena❤️🤲

  • @abdirashidrashkaahmed8922
    @abdirashidrashkaahmed8922 3 года назад +6

    Muxadarada sh muatafe la soo naqsada

  • @crashiid6224
    @crashiid6224 3 года назад +1

    sheikh alla ha barakeeyo

  • @shamsosharaf5371
    @shamsosharaf5371 3 года назад

    Masha allah 🥰🥰🥰❤❤❤

  • @yusufabubakar3112
    @yusufabubakar3112 3 года назад +4

    Allahu akbar🥰🥰🥰

  • @anisoclrisaq2965
    @anisoclrisaq2965 3 года назад

    Mshlh ilhyw diinta mcnkeda ibar

  • @abdiladiifmohamud3272
    @abdiladiifmohamud3272 3 года назад +2

    Masha Allah culumadeena ilaahay habarakeeyo ❤️

  • @cabdiqadirbashirbashiir166
    @cabdiqadirbashirbashiir166 3 года назад +1

    Alla habarakeeyo culimadeena

  • @ramloabukar1665
    @ramloabukar1665 3 года назад +1

    Maasha allah❤❤🙏

  • @ayaancusman2020
    @ayaancusman2020 3 года назад +1

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤😍❤❤❤😍😍😍❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasraahmed9127
    @nasraahmed9127 3 года назад

    Sheikh dirir rabi haku barakeyo

  • @kadraabdi2744
    @kadraabdi2744 3 года назад +2

    Yaa allah noo xiftiyo culumadayada wadankan nabad aanu ku naaso nooga dhiig

  • @ریان-ع3س
    @ریان-ع3س 3 года назад +2

    allaahu akbar

  • @-jf3fu9fb8b
    @-jf3fu9fb8b 3 года назад

    allaah haudambi dhaafo Sheikh muxamed cumar dirir ,

  • @mohamedjeh1524
    @mohamedjeh1524 3 года назад +1

    Machalla

  • @abdiazizodhowa4463
    @abdiazizodhowa4463 3 года назад +1

    I love Dr Ali salah

  • @maryanaxmed7109
    @maryanaxmed7109 3 года назад

    Amiin amiin

  • @mohamedhassan6556
    @mohamedhassan6556 3 года назад +2

    ka soomaali aheen haddii culumada aan xukunka udhiibano maxaa noodiideyah

  • @mahadduale6944
    @mahadduale6944 3 года назад +2

    Sheikh dirir hal suaal ma weydiin karaa?

  • @Fatima-po6qo
    @Fatima-po6qo 3 года назад +1

    Masha Allah sh Dirir

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 года назад +2

    mnasj allah

    • @farduusxuseen1362
      @farduusxuseen1362 3 года назад +2

      ماشاء الله تبارك الرحمن الله يبارك فيك

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 года назад

    Maasha allaah

  • @dhalinkaabechannel
    @dhalinkaabechannel 3 года назад

    Bage kaan ma shuyuukhyada ayaa leh wll

  • @dulmidiid1445
    @dulmidiid1445 3 года назад

    Subxanalaah

  • @ruunmohamed1530
    @ruunmohamed1530 3 года назад

    MashaAllah tabarakallah

  • @mohameddubed217
    @mohameddubed217 3 года назад +3

    Masha allah 💯😘😘🌷💋💯🥰

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 3 года назад +1

    Sacab tukunka maa Allaahu Akbar
    Ku bedeshaan

  • @xusenyusuf1370
    @xusenyusuf1370 3 года назад

    Mash allh

  • @umulkhayrmaxamuud4187
    @umulkhayrmaxamuud4187 3 года назад

    Waallidku ilamaha hauduceeyaan

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 3 года назад

    Ka fikira culimooy sidii dawladnimadeena iyo culimadu u wada shaqayn lahayd.

  • @hazelcole9277
    @hazelcole9277 3 года назад

    Mshalah

  • @sacdiyakayf4714
    @sacdiyakayf4714 3 года назад

    Culadii ka hadliwayday Wxa ka socda Abaarso wax ay sheikh yihiin maleh

  • @muxammedxasanmmm6064
    @muxammedxasanmmm6064 3 года назад

    Aduunyada ninkii noolow maxaa aragti kuu laaban waa aduunyo subxaana laah.

  • @nurahmed6712
    @nurahmed6712 3 года назад

    Kulan face mask la'aan ah iyo fadhigaan garbaha laisku haayo ayadoo CORONA jiro wuxuu cadeynayaa talo saarasho الله

  • @xogifiye8407
    @xogifiye8407 3 года назад

    ruclips.net/video/QXiB-fzK6TE/видео.html
    Ila soo Arag

  • @sahraabdiqadir1571
    @sahraabdiqadir1571 3 года назад

    مس لله

  • @cabdijaliilcuumarqaadiqaad2300
    @cabdijaliilcuumarqaadiqaad2300 3 года назад

    To

  • @nurowehliye4805
    @nurowehliye4805 3 года назад

    alawan ilahow ada shiikh yabadan alihi baa mesha isugu yimid al ixtisam al cisyan al xsbul islam al shabab al aqwan altasfiir inalilahi waa inaa ilahay raju cunaa 72 firiqo waa redi ilahay ba cadeyay inay qalil ku bilabatay qalilnah kulabanasoh waxa kalo cad halka firiqo oo saxdah inay wada nabcan dooneen al oodhan waxay wada necbyihiin wel suno wal jameeco maxa idi cad ool al finaar

    • @abdidahiridmane1581
      @abdidahiridmane1581 3 года назад

      afkaga ilasho culumada wax hakasheegine islanba tahaye

    • @nastehobashir309
      @nastehobashir309 3 года назад

      Adoon garanyn sida somaliga loo qoro maxa sheekhyda ku dul dhigay aand ciddi ka gaadhyn
      Ilahy ka baq oo dadka ka cilmiga badn afka ha la gelin

    • @sadaqalijamac4386
      @sadaqalijamac4386 3 года назад

      Waxan aa qortay ma afsomali baa mise waa luuqad kale ilaahow haddan xabad ka fahmay ma jinbaa wuxu

  • @omarhashi853
    @omarhashi853 3 года назад

    Tuugadaan Allaha naga qabto

    • @sundus9850
      @sundus9850 3 года назад

      Ma sheikhayada tuugaa?

    • @cumarcabdullahi8237
      @cumarcabdullahi8237 3 года назад +1

      Carabkaagu yawnaar kugey

    • @SuperAbdul0000
      @SuperAbdul0000 3 года назад

      Waa hadaladii munafiqiinta,waayo way ila jogaan xumantenana way ka shaqeynayaan

  • @aishamuuse202
    @aishamuuse202 3 года назад +6

    Masha Allah

  • @buraale134
    @buraale134 3 года назад +3

    Mashallah

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 3 года назад

    MashaAllaaah

  • @omarabdi4181
    @omarabdi4181 3 года назад +1

    Masha Allah

  • @crisaaqibrahindiri6420
    @crisaaqibrahindiri6420 3 года назад +3

    Masha allah

  • @munakeyf6113
    @munakeyf6113 3 года назад

    Mansha sha allaah

  • @fatumaabdi2612
    @fatumaabdi2612 3 года назад +1

    Mashallah

  • @maxamednuur6152
    @maxamednuur6152 3 года назад

    Masha allh

  • @farhiyoabdirahman5466
    @farhiyoabdirahman5466 3 года назад +2

    Masha allh

  • @ugaasnogob6455
    @ugaasnogob6455 3 года назад

    Masha allah

  • @nuurabadal7280
    @nuurabadal7280 3 года назад

    Mashallah