Sheekh Maxamuud Xaliike iyo Taariikh Nolaleedkiisa.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 авг 2021

Комментарии • 73

  • @daakirkadoon5338
    @daakirkadoon5338 2 года назад +17

    Masha allah, sheekh maxamuud ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay, qof qalbi fiican baatahay oo ka run sheegaya waxa uu akhrinayo.
    waan jeclahay khudbadahaaga ilaa xad waxaad tahay caalim qalbigayga ku weyn oo khudbadihiisu saamayn ku yesheen ilaahay cilmigaaga, camalkaaga, cibadadaada, caruutaada, caafimaafkaaga ha kuu barakeeyo aamiin.
    Anana ilaahay ha nagu anfaco cilmiga hadh iyo habeen aad umadda somaliyeed u jeedinaso.
    Aamiin.

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 2 года назад +18

    Ilahay swt ha u naxariisto waalidka iyo walidiinta Islaamko dhan 🤲🤲🤲

  • @amiramahad997
    @amiramahad997 2 года назад +9

    Masha alaah sheeq maxamed xaliike waa walaalkey

  • @carro-edeg9475
    @carro-edeg9475 2 года назад +12

    Allsh dartii ayan kujeclahay walahi sheikh mawduucan ayaanan kugu bartay allah cilmiga iyo cafimadka ba hakuubbarakeeyo

  • @aishamaxamad9663
    @aishamaxamad9663 2 года назад +6

    Sh Maxamuud xaliike illahay dartii ku jeclahay allaha ku xafido

  • @nasralibaaxo6398
    @nasralibaaxo6398 2 года назад +1

    Inalilahi wainilayhi rajiicuun ilahay haunaxariisto wantageersanahay Sheehan ana iguduceeya hooyo iyo abo waydhinteen wall iguducee isagana uguduceeya 😭😭😭😭😭😭

  • @Aaamina12
    @Aaamina12 2 года назад +13

    Abaha wangsan wakaas masha Allah

  • @awliyo1260
    @awliyo1260 2 года назад +5

    M.a sh maxamud xaliike waa midkamida culimada ugu wa wayn culimada gobolka sool
    Cimri dherer iyo caafid qab adeer

  • @cqaadir1261
    @cqaadir1261 2 года назад +3

    Ilaahey ha unaxariisto dhaman walidinta islamka odhan

  • @cabdullahixuseen7865
    @cabdullahixuseen7865 2 года назад +2

    Mash allah illahow culumadena barakeey oo janada nagu kulmi

  • @parqadshibrahim9799
    @parqadshibrahim9799 2 года назад +2

    Culimada somaliyeed midkaan ugu jeclahay kaliya maahan inaan kadhigto shiiq bal waarid ahaan baan ka aamin sanahay qaabka hadalka iyo codkarnimada xasilka hadalka lafahmayo

  • @najaxmahmud2359
    @najaxmahmud2359 2 года назад +2

    Allah Haw naxariisto shiikh maxamud maxamed xalike

  • @najobiggy2501
    @najobiggy2501 2 года назад +4

    Mnsha allah sheekh alle haku xifdiyo

  • @fatimamohamedali9067
    @fatimamohamedali9067 2 года назад +10

    ماشاء الله تبارك الرحمن شيخ حليكي هنيئًا لك فادعو لنا واولادنا بلخير والعافية والعبادة التامة ان شاء الله 🥰💓💓🤲

  • @cawoafxarago5839
    @cawoafxarago5839 2 месяца назад

    Ilaaahy how nacariisto waalidkaa iyo waalidada muslimiinta oo dhan ilaaahy haydin xifdiyo dhammaantiin

  • @ciyeyare6033
    @ciyeyare6033 2 года назад +2

    Allah yaxfadanaa wa yaxfadaka sheekh maxmud maxamed xaliike

  • @difaacqaran8181
    @difaacqaran8181 9 месяцев назад

    mashaa Allaah baaraka llaahu sheikh Alle ha u naxariisto walidkaa iyo walidkeyga Allaahuma Aamiin

  • @hindaahmed8055
    @hindaahmed8055 2 года назад +3

    Ilahay u naxariisto

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 года назад +4

    Masha Allah our shekhs

  • @roodakhadaryaasiin9188
    @roodakhadaryaasiin9188 2 года назад

    Alle ha unaxariisto wiilidkaa shiikh

  • @boqran2974
    @boqran2974 2 года назад +2

    Mshllllh Sheikh Maxamuud Maxamed Maxamuud Omar Allah haku xafido edo

    • @nene3262
      @nene3262 Год назад

      Shiiqan ogaadeen miyaa

  • @mubaarakmogadishawi
    @mubaarakmogadishawi Год назад

    Sheikh maxamuud xaliike alloow ku waa Sheikha kaliya waanadiisa aan alle ku xasuusto masha Allah

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 2 года назад +3

    Xasbiya Allah wa nicama wakiil

  • @nafisladan2225
    @nafisladan2225 5 месяцев назад

    Allha u naxariisto

  • @Sacadsiciid-ws9ff
    @Sacadsiciid-ws9ff 4 месяца назад

    Illh hay haw naxariisto amiin amiin yarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @mahaddahir3083
    @mahaddahir3083 2 года назад

    برك الله فيك يا شيخنا الفاضل

  • @SuhaybraysIbnuMohamed-zz1qt
    @SuhaybraysIbnuMohamed-zz1qt Год назад

    Maasha allah sheekh allaha ku barakeeyo

  • @samaramaxamedxaashi4566
    @samaramaxamedxaashi4566 2 года назад +2

    Mansha Allha

  • @farahali3903
    @farahali3903 Год назад

    Kkk maasha Allah ademeerkagii baba khatar galayba kulahaa sheiku waa fani

  • @Sacadsiciid-ws9ff
    @Sacadsiciid-ws9ff 4 месяца назад

    Masha allaah

  • @allfurqaniyachannel6496
    @allfurqaniyachannel6496 Год назад

    Mashallaah Barakallaah Alxamdulillaah

  • @H.A.M320
    @H.A.M320 2 года назад +3

    Illahy dartiis ayaan ujeclahy shqan illayyna haxifdiyo culumadeena dhamaan

  • @mohameddiriye7315
    @mohameddiriye7315 2 года назад +1

    Allaahu S c w

  • @user-nr4cx8og8r
    @user-nr4cx8og8r 6 месяцев назад

    ماشاءالله

  • @faadumobashiir664
    @faadumobashiir664 Год назад

    allh haunaxariisto shiikh

  • @ikraanfaarz1593
    @ikraanfaarz1593 2 года назад +4

    mashallha

  • @Abdirahmanapdullahi
    @Abdirahmanapdullahi 7 месяцев назад

    بارك الله

  • @rodaabdi4713
    @rodaabdi4713 2 года назад +2

    mnzhaallah

  • @sacaadomdeia9184
    @sacaadomdeia9184 2 года назад +5

    shaqaa sharaf leh

  • @atoshyousuf1930
    @atoshyousuf1930 2 года назад +1

    Manshalj😍😍

  • @handle737
    @handle737 7 месяцев назад

    Manshallah❤

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 7 месяцев назад

    Marshall

  • @hanamaxamedxirsi7265
    @hanamaxamedxirsi7265 2 года назад +2

    Masha allah dhamantoodba xafidulaah

  • @MohamedYare-dz4qq
    @MohamedYare-dz4qq 10 месяцев назад

    Manshallah

  • @osmanubdirahman8938
    @osmanubdirahman8938 2 года назад

    Amiin

  • @fartunomar2528
    @fartunomar2528 2 года назад +1

    Meeshaan okale kamaqnanteeda waa sad joogisteedana waa kheir. Dawashada indha wey uroontahay.

    • @dariknour6051
      @dariknour6051 11 месяцев назад +2

      Masha alah, sidaad khayrka u jeceshahay ayay ka turjumaysa. Insha alah niyada aad niyaysatay ayuu ilahay ajar kaaga qoraya wllo.

    • @fartunomar2528
      @fartunomar2528 11 месяцев назад

      @@dariknour6051 igu soducee khairka inan ka dhexbixin abid!!! Thank you 🙏.

  • @abdisheikh8211
    @abdisheikh8211 2 года назад

    Ah ah ah ah ah

  • @esmailsaid4794
    @esmailsaid4794 2 года назад

    Allow noo xafid culumada

  • @user-si4wk5fl1u
    @user-si4wk5fl1u 27 дней назад

    😮

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 11 месяцев назад

    🤲🤲🤲

  • @xuseenmuadin1816
    @xuseenmuadin1816 2 года назад

    zilzalaha waa aayad quraan ficilkooda wax ka sheega lkn kalaamka alle yaaan loo gefin

  • @ahlamhasansiyad3333
    @ahlamhasansiyad3333 2 года назад +3

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 talow reer afgooye miyaa reerkaas🙈🙈🙈🙈🙈🙈🙈

    • @boqran2974
      @boqran2974 2 года назад +2

      Halkaasu kusoo koray

    • @user-sr86ui3xsuhsw
      @user-sr86ui3xsuhsw 2 года назад

      @luul Adam walaal lkn lahjadiisa waa reer waqooyi.

    • @maxamedhagar2052
      @maxamedhagar2052 2 года назад

      @@user-sr86ui3xsuhsw wa reer sool shikhan blse xgasu ku koray

  • @fardawsaali3868
    @fardawsaali3868 2 года назад

    55tfirst

  • @LonwaboMgweba-io9ql
    @LonwaboMgweba-io9ql 7 месяцев назад

    Kkkkķkkk

  • @alihashi2958
    @alihashi2958 2 года назад

    Sacabka joojiya

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 11 месяцев назад

    😂😂😂😂

  • @sacaadomdeia9184
    @sacaadomdeia9184 2 года назад

    zilzaalaaha sheydhan cilmgi weyaa

  • @noorahmedhirat4404
    @noorahmedhirat4404 Год назад

    Suufiyo sidaa kaga carara

  • @ibrozabdi2678
    @ibrozabdi2678 2 года назад +2

    Kaalay culumadaan waaweyn meey ka hadlaan waxa ka socda somaliland xariga c malik iyo gaalesinta umada sidoo kale xarigii shiq maxamed

  • @aragsanismael4912
    @aragsanismael4912 11 месяцев назад

    Masha Allah