Hosow mid ka mida youtubarada aan waqtigayga siiYo waxan la socda dhamaan muuqaalada iyo barnaamijada aad nala wadaagto wa ku mahadsan tahay sxb guuleyso.
😭😭😭😭 I am so sorry 😢 walahay waa xanuun dhibkaas ayay leedahay hadii walidka lala tashanwaayo. Waalidkiisa haduu usheegi lahaa waxay ku odhanlahaayeen waxlagaa qaadi karo male maxaa lagu samaybkaraa waxan haday sharci yihiin wax cad ayay la imanlahaayeen maxkamada haday sharcidaro tahayna mama dacwaynkaraan
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏. INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Say wlhi waa xoolo marka lagu leeyahay wilib kuwa gaalad ah Kuma sii jiraan waa iska sidan waxaa mahad u sugnaatay allah Iga dhigay Muslim khadarka ku khanacsan✌️😇😭😭😭😭😭
Saaxib sheekadaas halka aad ka soo xigatay ma ila wadaagi kartaa waxyaala aan layaabay ayaan ku arka in kastoo aan rabo inaan baaritaan ku sameeyo maadaama wiilkaas uu ku jiray Stock market waxyaalaha qaarna ay macquul ahayn!
alhamdulilaah allah ayaa mahad iska leh ii ogolaadey inaan muslim ahay
Ya ku hesto barnamijkan thank you so much bro 💛💛
The one and only an RUclips micna daro la dhex fadhin osman horay u soco wll💫
Rayan Sethy wll😊
Nin dagan oo madax ah ayad tahay walal masha Allah yutube yada kale sidaada oo kale inay noqdan ayan urajenaya
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🤲
Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin Allahuma Aamiin 🤲
Amiin yaah RABI🤲
Hosow mid ka mida youtubarada aan waqtigayga siiYo waxan la socda dhamaan muuqaalada iyo barnaamijada aad nala wadaagto wa ku mahadsan tahay sxb guuleyso.
This is why I like your RUclips channel you’re the best of the best huuno Allahuma barik
The best RUclipsr Guulayso bro❤
Mahadsanid chief waan bogaadinayna arintaas aad ka u muhiimka ah aad noo soo gudbisay
Mansha allah si fiican ayaad noogu soo gudbisay mahadsanid
Salan sare intadan falin kafiso somaliyey thanks bro
😭😭😭😭 I am so sorry 😢 walahay waa xanuun dhibkaas ayay leedahay hadii walidka lala tashanwaayo. Waalidkiisa haduu usheegi lahaa waxay ku odhanlahaayeen waxlagaa qaadi karo male maxaa lagu samaybkaraa waxan haday sharci yihiin wax cad ayay la imanlahaayeen maxkamada haday sharcidaro tahayna mama dacwaynkaraan
Deeply sad story wlhi degdega iska ilaaliya wllyaal
Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍
Masha allah
Yess pro ana ugu horeya Manta🙈✌
Masha allaha keep going walkey
From South Africa 🇿🇦
thanks bro 100% waxbaan ka faaiday
Waxa kaliyeen kaso radiyo waa isniin iyo interneet 🥰thnx 💖💕
Keep going hosowbro
I❤️isnin iyo Internet😇
Maashaallah keep going sxb
Walhi pillhi way itaabatay hosow sxp shukran sida qisooyinka waxtarka iyo faaidada le eed noso gusbinayso
M.a manta inow baqday ayan modayay isnin iyo intarned wa barnamisha an aad u jclhy wlhi hoosow Thnks pro guleyso sxb
My brother 300k coming son keeb going
From Addis ababo Ethiopia
Warkas iska dhaafe orodo diriska xita guryahooda uso gargaraac si ad subscribers badan u u hele😏
@@Zaara548 😂😂😂
TNKIS MACALIN Pro 🔥🔥🔥🔥🔥🔥
Hosow pro Guuleyso kpe keep Going ❤❤💯
mahadsanid wll waa barnaamij waxlaga barankaro
Keep going🥰
Osmaan wll waxaa kasohadashaa Cj on style
Waan yaabi how possible ku tahay till the end of the video
Thanks for sharing with us.
Legend hossow💖
War hooy somaliyey wiilkan 300k xita uma qalme horay u wada ish💔😢
ima dhafto. waxd soo dhigto. waad mahdsathy wll
Subaxanalah😢
Omg wlh wax uu sameeyay wax fudut mahan in uu amino mey aheen 😔😔
Thanks wllken
Waad mahadsan tahay wll qaliya waxay noo tahay tusaale fiican
keep going insha allah brother 👍👍👍
Walahi app kaan uu ii dajisnaa video markaan dhageystay waaaba iska tirtiray 😉
Subxanallah degdeg u waa cml shaydaan
Isniin iyo Internet barnamij aan ku xiranhy guulayso bro
😦😧😳🤯🤯😨 SUBHANALLAH!! 😭 Sad story wallahi
Tani waa waano sax ah thanks my brother
Thanks my brother hosow pro
Hubsiimo hal baa lasiistaa
Subhanalah 🥺
Wuxu ahaa Qof An Iman Lahayn Wax Waliba Way Dhacan
Muxu Naftisa U Galigay Khalad Dhacay
Guleyso bro osma❤️
Inta aadan falin ka fiirso
Waxan ka bartay dhacdadaan
Omg nasiib xumo wan kaxumahay Alex 😢nafta waa qali ax ilahay wax na dhibo hanaga hayo
Say wlhi waa xoolo marka lagu leeyahay wilib kuwa gaalad ah Kuma sii jiraan waa iska sidan waxaa mahad u sugnaatay allah Iga dhigay Muslim khadarka ku khanacsan✌️😇😭😭😭😭😭
Barnaamishka isniin aad ban uga xeranhy sxb
Qalad walba wan samen kara lkn marnaba lagama yabo in aan nafteyda gooyo alx cala nimcatil Islam
Legend sare Hosow pro isniin iyo internet
First one legend guleyzo
Wllahaygaa somaliyeed 1k subacribta wax yar iga dhiman igaarsiyaa waa codsi😭😭😭😭
Yes qofka ugu horeyay
The best youtuber
Subxanallah waa musiibo
Waa dhawahay wall🙂🥰
Mahadsanid osman
Hasow isniin iyo intarneet mx ula jeeda sxp
Sxb HoSow cjonstyle wax ka dheh coz waku aminsanhy inti igu raac San like
Wlky hossow sethey wlll xaalkaaga ma vcn tahay
Xasbiyallah thanks for sharing bro 🙏👏👍
Ba ayeey 😲
Wn kasameya lkn maanta katib hadii kuwakle ay isogalan wan iska hubn
MAHASANID WLLO QLI million
Internet ka 99% wa Qatar Dangerous ah 1% ba wanaaga ah,
Website yada lacagta la sameeyo noo soo gudbi
I.a millions wn gari donaa 🥰
Iimaaan la aanta dhibkeeda Waa baranay
Appks oo kale hada ana ku jiro kher alaha ka dhigo
Thanks bro
Waa halka ay soomalidu ka dhahaan *(hubsiimo hal baa la siista)* Mahadsanit wlaal
Illahay dambigaga hadhafo plz 🙏 shurudaha waxyar iga dhiman plz iga farxi 🙏 😂
Subxanalaah bisinka
Cusman hosow walaal horey usoco
Laa illaaha ilallaah illaahayow diinteena inoogu gargaar subxaanallah internet ha lays ka jiro
Hosow pro ♥️
Horta dhibto kasta maxay uga dhacad marykanka subxanaallh
Hosow pro magaca nagabadal
Yaa isku xidhayⓂ️?🤔
Kkkkk billions hdii la inagu yeesho wllow soomali isdili mayso tareena isu dhigi mayso I sure that
Legend gosow👑
Subxanallah 😭🥺
🤐😂😂😂🤣🤣🤣😅beentiis waaye hush
Wcs wrwbr thx brother
Wansugaa isniinta ee sodaa walalkay horena usoco
Waad ku mahadsanty sxb muuqaaladaada qurux badan
Waxaana ahy shakhsi kugu xidhan
Muuqaladaaada daawada
Waxaan jaa codsanayaaa in aad barnaamij noogasoo samaysaa websitke cjoinka la dgaho
Application Lee moo iska daleedo marka waxas maaaa wax weyn ah
Waan kusoo salaamay 👋
Xaqiqdii internetka fa'idadiisa waxaa ku hos dugan halis
Mahadsanid Onlineka ayuu ku cusbaa oo wuxuu is yiri 730kun ayaa lagugu leeyahay ee is dil
Well keep gowin
Abofalah hoyadiis u dahab ukeeney somali waaye codkeda hada maqashid
Saaxib sheekadaas halka aad ka soo xigatay ma ila wadaagi kartaa waxyaala aan layaabay ayaan ku arka in kastoo aan rabo inaan baaritaan ku sameeyo maadaama wiilkaas uu ku jiray Stock market waxyaalaha qaarna ay macquul ahayn!
Haa sxb macquul maha eror ba ku dhacay proker ka
War wll wan ku salamy waxn rabehy in aan su’aal ki wadiyeh
Isniin iyo internet maxh ka wadah micinha 🤨🤨🤨
Wcs thanks
Hubsiimo hal baa la siistaa
11:25 yaab 😲
Fun legend🅾️🅿️