QEYLO DHAAN HEESTA MOOSHINKA SHACABKA 2016 HD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 сен 2024

Комментарии • 456

  • @suldaaanhuud3785
    @suldaaanhuud3785 5 лет назад +56

    Wooooo waaaa hees qiiro leh
    Qofkiii damiiir leh
    Like ha iii saaaro please

    • @MM-zh6je
      @MM-zh6je 3 месяца назад

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @nafizadiamond6215
    @nafizadiamond6215 3 года назад +21

    illhow caafi jooqle iyo Aamina dhool🤲🤲😭😭 wadaniyaal🇸🇴🇸🇴💉❤😭🤲

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 2 года назад

      Amiin amiin ya rbi
      sis ma cfimaday mise wu dhinty🥺

    • @chef_bushra
      @chef_bushra 2 года назад

      @@maria-xy3sn ma dhiman walal wuu xanuunsanaa hada lkn sidii hore wuu ka fcn yahay

  • @mauludadan9432
    @mauludadan9432 3 года назад +15

    The legend Joqle I wish that voice he ricite it with the Holy Quran

  • @iskufilansidiihoyadead3451
    @iskufilansidiihoyadead3451 6 лет назад +13

    Amina dhool ilahey ha ha siiyo cimri dher iyo cafimaad iyo cibado suban amiiiin

  • @leaderciiltire954
    @leaderciiltire954 4 года назад +26

    Manta waa illahay mahadii inan kenya Gedo kusoo xadgudbi karin oo ciidan somaliyeed xuduudka joogan adeer jooqle quick recovery 😰🤲🤲🤲

    • @qalidahir8686
      @qalidahir8686 3 года назад +2

      Kenya balayo hakudhacdeee

    • @Uus998
      @Uus998 2 года назад +2

      @@qalidahir8686 Amin

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 2 года назад +1

      Hda in ay so xad gudubta lga yba allow wadanka cadowga ka bad badi 🤲

    • @yasirforbe176
      @yasirforbe176 2 года назад

      Hade kuso xad gudban meshaas lagu wasaya walhi

  • @stephenstephen2917
    @stephenstephen2917 7 лет назад +17

    Laxan aan inaba caadi aheyn Rabi ha ku caafiyo Jooqle💖💖💖

  • @geryezekie7135
    @geryezekie7135 6 лет назад +90

    i am eritrean we love somalian peopel and somalian music good song

  • @abdifatahbakar9929
    @abdifatahbakar9929 8 лет назад +5

    waaa hees qiiro leh Gedo Allaa ku maqan dhibka waan kula qabnaa adkayso intaad kartid . thanks qeylodhaan

  • @mariahassa
    @mariahassa 5 лет назад +27

    Dusha celcade iyo danada celwaq gashiyo daya ceelgaduud 😭😭😭😭😭

  • @zuhurabdalle3525
    @zuhurabdalle3525 8 лет назад +12

    Manshallah qaylo dhaan waa wadaniyiin dhaba,taariikhdaa xusi doonta

    • @cabdullaahimahadjaamac8147
      @cabdullaahimahadjaamac8147 4 года назад +1

      waa wadaniyiin miya sida farmaajo loo doortay ma maqashay hees ay so qaadeen. timirba lafaa ku jirta

  • @faromoha3101
    @faromoha3101 8 лет назад +9

    love you qeylodaan ....wlh hadaan wax hasto oo maal qawo wax walba ayan nilaqabani lahaa balse Allah hadhiin garabgala walal mcn

  • @musaosmanyalahow9826
    @musaosmanyalahow9826 8 лет назад +7

    masha allah runtiii qofkii dareen leh waa daremi karaaaa qeylo dhan mahadsanidiin

  • @abdullahisuhayb5684
    @abdullahisuhayb5684 2 года назад +4

    Ilaahay ha caafiyo Abwaan/Mullaxan/Hoobal/Shiikh/Caalim Juuqle shire jaamac Ciyaar-jecel.😍

    • @Hanafilms7
      @Hanafilms7 4 месяца назад

      Xaalkiisu hada wa sidee jooqle😢

  • @hiboustudio323
    @hiboustudio323 8 лет назад +10

    the last one she is very strong and beautiful and nice voice vive somalia

  • @dajiyecabdulaahicali9618
    @dajiyecabdulaahicali9618 6 лет назад +47

    heestan haday taagan Tahay balad Xaawo haloo Kaco yaa igu raacsan

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 8 лет назад +5

    Shisheeyaha nagu soo duulay Rabow naga qabo anagana qabiilka qurunka ah ee umadeena lagu maskax gadiyey naga madoobee Amiin

  • @weliyow2269
    @weliyow2269 3 года назад +7

    jooqle muwaadin fiira dheer leh iga dheh 🇸🇴👊🏼

  • @ilhaanhassan3028
    @ilhaanhassan3028 8 лет назад +5

    Koxda Qeylo Dhan Waan jeclahay wana tageraa lkn wax walbo ey ka hadlan cid dhagesto ma leh waa dad runta ka hadlan markan dhagestana Caloshey i huriyaan oo somalinimo i darensiyan dadkena dhiban Guul Guul nii rajeynaa Waligin ha ka daline Kox la tagero la garab istago tihin 💓

    • @adiizabdul3856
      @adiizabdul3856 8 лет назад

      + Ilhaan Hassan wa runta abayo ee allaha naga dhigo kuwo wadankoda udanqado wax utara rer qeylo dhana allaha no deysto wlhi wa wadaniyal dhab ee allow no dhor ameen

    • @abdikadirahmed854
      @abdikadirahmed854 8 лет назад +1

      ax ax ax

    • @haniibrahim8
      @haniibrahim8 7 лет назад +1

      keenya miyaan maqli karaa sidey ogashay shacabka somaaliyeed

  • @mohameddeeqcabdiqolof1754
    @mohameddeeqcabdiqolof1754 7 лет назад +30

    Amino dhool aloow cafi adaa awood badane wadaniyadaas

  • @inaugaaswarfaa3751
    @inaugaaswarfaa3751 8 лет назад +11

    shisheeyaha hala bixiyo maxa na baday umad kale war miyeynu wax qabsan karin Yaa Rabiyow na garan qabo aamin

  • @dalmaryare1987
    @dalmaryare1987 5 лет назад +3

    Jooqle codkaga macan iyo haybadada faneed wan tabnay allah Ku caafiyo abwaane

  • @sahrodahir6633
    @sahrodahir6633 7 лет назад +13

    ilahayow cafi jooqle shire iyo dhaaamaaaan reer cayaar jacel

  • @ruunhaji1286
    @ruunhaji1286 6 лет назад +7

    I love Somalia

  • @ramlanuur9372
    @ramlanuur9372 6 лет назад +14

    Allow meeshi noo roon adaaa og😭😭

  • @sadiahussen9957
    @sadiahussen9957 8 лет назад +31

    amina dhool she is beautiful Nice songs

  • @farah2403
    @farah2403 5 лет назад +1

    Amina dhool noolow meydkeenoodibada yaal dusha rsaracshay waa xasan sheekh

  • @hassanosmanxasgii4500
    @hassanosmanxasgii4500 5 лет назад +5

    Qeeelodhaan i like them ,they are citizens✊

  • @abdirahmaandiinaari2650
    @abdirahmaandiinaari2650 8 лет назад +1

    masha laaaah abwaane xussen shire aad iyo aad ayaan kuu tageeraaa noolaaaw libaaax tahy

  • @asinaadasinaad3549
    @asinaadasinaad3549 8 лет назад +1

    masha allah walahi aad ayan u tageraa kooxda qeylo dhan jira o joga wligiina aad ayn oga qiroodan mrkan dhagysto allow dhalkena nabd noga yel

  • @nawaalqalbinura6316
    @nawaalqalbinura6316 8 лет назад +7

    waa dad dhig Somali ku jiro oo xalal ah rer ciyar jecel maaha xaranta xamar jogto

    • @snowqueen9755
      @snowqueen9755 8 лет назад +1

      Nayaa xaram wax ah ma sirto suubxaanka 😡😡😡

    • @hamdiahmed8577
      @hamdiahmed8577 8 лет назад +1

      Hhh marexaanka xalaal haday yihiin Kenya haiska ceshaaan waa ayaga laduqenayoo markastaa waa qabiilka somalida uliitaa ogoow o midaysanayn reer gedo iyo reer dhusamareeb laisma tusoo markasaa noxayeey siinesaa

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 4 года назад +1

      Dadka xamar jooga dhan xaraan waaye maa tiri subxana allah geesisanidaa alle kama baqdid miyaa

  • @jamadarwiish6048
    @jamadarwiish6048 5 лет назад +5

    Heesihii
    Mareexan qaadi jireen
    2017 febryo udanbeyse kkkkkkk
    Alle qabyaldu xumaa
    Oo xanuun badnaa
    Allow ina adeerky
    Dartii aan udhinto

    • @fadumoadan948
      @fadumoadan948 4 года назад +6

      Waad buukta ee allaha ku cafiyo

    • @ALiMohamed-nq1zm
      @ALiMohamed-nq1zm 4 года назад +1

      Hhhhh waaa sax wllhi

    • @leaderciiltire954
      @leaderciiltire954 4 года назад +6

      Yaa heeso soo samaynaaya ninkii heesaha samayn jiraý 3 sano uuba hospital ku jiraaaye cuqdad baa ku haysee u dhimo laangaabyhw ✊

    • @WEELEEMAHADHADA
      @WEELEEMAHADHADA 3 года назад

      Laandheere xaqli badan.
      Ilka yar waa Qabyaalada Aabaheed

    • @fatushbabe5135
      @fatushbabe5135 2 года назад

      Ov course mxaa dhacayo hdda wadankan nabd ah alxmdulilaah

  • @fadumoali7300
    @fadumoali7300 7 лет назад +1

    Qeylo dhaan waa koox aad u gubabisay Somaalida ee ilaahow Somaalida no soo celi Aamiin

  • @dahirhashi1946
    @dahirhashi1946 8 лет назад +1

    qeylodhaan waa kooxda kaliya ee maanta shacabka u hadasha waa in aan qeylodhaan hiil iyo hooba lagarab is tagnaaa

  • @farhiabeautychannel4612
    @farhiabeautychannel4612 5 лет назад +8

    Bye bye kenya nagu kala wada Taariikhdu waa @Sat/16/2/2019 wxa xiriirka ujarney kenya uf uf

  • @housseinogass9908
    @housseinogass9908 8 лет назад +3

    Mashallah Noolada dhamantiin kooxada qeylo dhaan tarikhtaa aya ini xuusi doonta

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 6 лет назад +3

    QeyLo dhaan my GrOup waa iDiin xiizay wlH Dhiira Galintiina U xiizay 😭

  • @abdirahmanisse765
    @abdirahmanisse765 8 лет назад +1

    Ilahey ha dhigo dad diintoda dalkoda iyo dadkoda jecel ree ciyar jecel ilahey hadeysto dadalkina wada hadalinaha mar unbaa adunyado idil idin ogaa dontaa waxa tihin wadaniyadu qalbiga hadagto wey guleysanee insha allah

  • @Mahiigaan_Media
    @Mahiigaan_Media 6 лет назад +1

    Walaahi dhamaan heesaha kooxda qaylo dhaan waa kuwo micno xamabaarsan isla markaana dareenka kicinaaya balse aaway dadkii damiirka lahaa ee inta dhiigu koco ka dhiidhin lahaa dhibaatooyinka socda allow naga qabo dhurwaayada

  • @zuhuurabdi7277
    @zuhuurabdi7277 7 лет назад +2

    Hooyo amino allow caafi caloosha ka oyey markan arkey xoogey heestan u qaadeyso iyo tawar darida Ay manta LA hadli ladahay yaaa rabi u naxriiso amina dhool oo xanuunka ka qaad

  • @asturonline7760
    @asturonline7760 2 года назад +2

    😭😭heestan markasto kenya naduqaysa dhagaysta dhulkygi gedo balayo allha kahayo🤲❤

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 лет назад +5

    ONE LOVE FAMILY QEYLODHAAAN ❤❤❤🌍🌍

  • @nidolzack7052
    @nidolzack7052 4 года назад +3

    Alx waqtigu waa isbadaley already waqti waxaan jognaa kenya nagu soo xadgudbii kariin xuduudaheyna ciidan joogaan

  • @yusufaddow4759
    @yusufaddow4759 8 лет назад +64

    dadka degaanada gedo waa dadka ugu wadanisan guud ahaan umada somaaliyeed waana waajib in la garab istaago si somaalinimo leh

    • @geedinuur8926
      @geedinuur8926 5 лет назад +3

      Wadaniga dhabta

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 4 года назад +2

      Dadka rer gedo waa kuwii gabdhaha deriskoda kufsaday masagadiidii xaday gelii qunsaday loda ariga dagaladii sokoyeye markay hawiyihii is bahaystay xamar ka soo eryey raxanwayn cayrteyey ilaa hada lagu caayo Inay gaajo laysay 91 iyo 92dii waana dad xun aan deris gelin

    • @emranadam4711
      @emranadam4711 4 года назад +3

      @@somalihanolato741 habargidir miyaaa gado dago halka kaliye raga ay kashrfan dumar ka weeye gado nacasyow

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 4 года назад

      @@emranadam4711 walal jawabtaa yaad u waday Maba ka hadlin aniguye waxan Anigu aamisanahay hadan ku shegayaa somali waa cadow waana cidanka caloosha alle kama bAqan hortoda wixi yaala kele ayey arkaan walalkood waxay ku doorsadan saxan bariis ah agtooda naag waxba kama aha meel walba ha dego geel jiraha wuu xooga magala joogan wuu sasabto waxay amisan yihiin weel dhamaday Inay tahay aduun keliya ayey arkaan aqiro waxba kama oga waxay u shaqeeyan shisheyaha kaca oo dagalama ayey leyihiin yaa lala dagalka cadowgee cadow waa iyaga isku diraya dadka ninkan xuseen ah waxaan arkay sawir 91 ah isagoo qorigiisa babuur gadaal ka saran war ku ligood dhiigaya cab

    • @sadofaysal5306
      @sadofaysal5306 4 года назад

      À

  • @rajmahi9227
    @rajmahi9227 8 лет назад +1

    Dugsi ma lahan kenya Dana kuma of shan hadan dab iyo holac lagu shidin wa runtiis abwaan jooqle viva wadani😍

  • @abwaanahmedfaaraxkaahiyegu2413
    @abwaanahmedfaaraxkaahiyegu2413 8 лет назад +3

    qeyladhaan had iyo jeer wakuwa xaqeena udooda wad mahadsantihiin alow nabadbaadi

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 лет назад +5

    allow Cafi jooqle shire 😭😭😭 legeNd Jooqle 😭

  • @abdifatahwadani4203
    @abdifatahwadani4203 7 лет назад +10

    wlh qofki qalbi leh oo wadanima wax ka garan ma dhagaysan karo calool xumada mesha taaal alow somali qalbigeda mide

  • @fadumoabdullaahi49
    @fadumoabdullaahi49 8 лет назад +2

    waleee beeen ma ahan dhabtaa ka hadasheen 👍

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 6 лет назад +19

    illhOw jooqle CaFimad Taam ah sii 😭😭

  • @abdiweliukun5160
    @abdiweliukun5160 7 лет назад +1

    MSH ALL kooxda weylo dhaan halkaa kasii wadda heesa dhiirikalinta iyo kuwa bukaadinta waddaniyada
    \==========100000000000000000000000 guuuuuuuuuulllllllll

  • @mahdiyano4996
    @mahdiyano4996 6 лет назад +11

    Joqloow allaha kudhambi dhaafo

  • @haramcad.9088
    @haramcad.9088 3 года назад

    Walahi heestan marka dhageyso waan iska ooyaa Alle ha u Naxriisto Aabe siyaad walahi Rag ayuu ahaaa.

  • @hajiabdi3637
    @hajiabdi3637 8 лет назад +3

    Wow nyc song👏👏👏👏👏👏🎤🎤🎤❤️❤️#🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hamdiqaran2506
    @hamdiqaran2506 4 года назад +2

    Maasha allaah soomaaliya soomaalobaaleh

  • @husseinadar5177
    @husseinadar5177 5 лет назад +1

    Waa heestii mooshinka shacabka innaba caadi maahan kooxda qaylo dhaan All. thanks jooqle na allaha inoo caafiyo alloow usiyaadi caafimaadka mulaxanka weyn Mr jooqle aamiin yaa rabbi.

  • @istarmohaa8948
    @istarmohaa8948 8 лет назад

    waa mid xanun badan tas mdxwyn hasan inuu aday kenya si uu ugu tacsiyeyo......war away shacabki diyarad lagy gumaday.....Alla kabaq gal mel nama garsinayee

  • @cxasanmaxamuudc1317
    @cxasanmaxamuudc1317 5 лет назад +5

    in an sarafyoodo wax yara iga haray ciil badana 😭😭😭

  • @nastexocabdi7199
    @nastexocabdi7199 8 лет назад +3

    kkķk wlhi waan qiroday wana kahelay amino dhool sida leedahay kaca dhiig ayeeba igalisay

  • @farhiyamahamud7512
    @farhiyamahamud7512 4 года назад +2

    Dusha ceelcade iyo ceel guduuud

  • @ahmedgurey1839
    @ahmedgurey1839 8 лет назад +2

    guul qaylo dhaan soomaali haday wax qaadasho lee yihin suugaantay wax ku fahami jirtay ee kaca oo midoooba ayaan leeyahay

  • @bilegulet6965
    @bilegulet6965 8 лет назад

    nabiil sxb mahan haduu xildhiban noqday in uu ayakoo kale noqonayo ee waxuu i noqday waa danta somaliween in uu inta ka raankisa ka qabto ayuu rabaaah

  • @sadiahussen9957
    @sadiahussen9957 8 лет назад +1

    dabdhiliif aya ka xun heesta qirada leh allow Somalia dhawar amiiiiiin amiiiin

  • @mudhiciro6336
    @mudhiciro6336 2 года назад +1

    My home gedo from balad xawo

  • @sharmaaayare2661
    @sharmaaayare2661 8 лет назад +2

    Waleee Ben ma,ahan Kenya waa in Aaan Ka codgosanaa

  • @HALYEYMEDIA
    @HALYEYMEDIA 6 лет назад +3

    Amina Dhool ❤❤❤

  • @mohodinPliano
    @mohodinPliano Год назад

    Teams Qeylo dhan mel kasto aad jogtaan allah idin xifdiyo

  • @jijaluup7873
    @jijaluup7873 4 года назад

    mansha allah ilahow koxdas badbadi mel kasta oo ay joganba amiiiiiiin wedeniyin sharafbadan wayey qaylodhan ilahow cafii amiin waxasaheesa waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw wedeniyin gesiyaal ilahow da

  • @nasranuracadoow7764
    @nasranuracadoow7764 8 лет назад +6

    walaalayaal jira oo joga insha Allah dhibka laguma waarayo waa laga bixi dona thanks inbadan

  • @axmadcabdi4199
    @axmadcabdi4199 6 лет назад

    waaaaaaaaaaw qayla dhaan waa sax somalidu waa iska hurudaaa Ee hurdada ka kaca waa hees in dhiiri galinaysa

  • @foziadeqow5578
    @foziadeqow5578 2 года назад +1

    Dagal lee kasesan aqli kale maleh proud to be Kenyan 🇰🇪 ❤

    • @Bruno.18-e4c
      @Bruno.18-e4c 2 года назад +3

      😂😂😂😂😂

    • @zamzammohamed5285
      @zamzammohamed5285 2 года назад +2

      Proud to be kenyan kuteh na horta yaa ku og in aad kenyan tahay xisaabtoda kumaba jirtidee qaxooti baa dhankooda katahaye is qorqor ka jooji kkkkkk

    • @Last_King2023
      @Last_King2023 Год назад +2

      It's a shame I cannot even believe the guy of this channel is giving you a heart 😂

    • @amalqueen9380
      @amalqueen9380 Год назад +1

      kenya ma hooyada baa leh😂

    • @idririssmahamed7871
      @idririssmahamed7871 Год назад

      Deeee wad nadayni waydeen sow maha wa inan iska kiin celino

  • @leonerdoleonerdo3288
    @leonerdoleonerdo3288 7 лет назад +30

    walle jooqle cod waa kudhamaaday subxaanaka wadani igadheh

  • @mahamudmohamed9194
    @mahamudmohamed9194 8 лет назад

    qaxooti baaa tiheeen iska amusa umada hamarinhababina Viva madaxdeyna somaliyeed xassan sheikh best madaxweyni somaliyeed since aaabe siyaaad

  • @abdulaahinuurck6518
    @abdulaahinuurck6518 7 лет назад +1

    love you twho qeeylo dhaan gaar ahaan xussen shire ciyaar jecel and his brother

  • @farhandreamboy2351
    @farhandreamboy2351 6 лет назад +3

    ilmO shire wadaniyiin DHap ah aa tihiin 😭

  • @umuismahani204
    @umuismahani204 7 лет назад +14

    Amino Cabdullahi allow cafimad tamama ku sii

    • @ahmedjaale6251
      @ahmedjaale6251 6 лет назад

      Heesti qeylod dhaan wareerye xeebah Ku Wii ibsoto waba xushu deesna

    • @imanmohamed1636
      @imanmohamed1636 6 лет назад

      Faiza Ali
      Amen

  • @salmankdusa2378
    @salmankdusa2378 6 лет назад +2

    Wllhi heesto caadi ma ah waliba wx si goo ni ah ii taa batay. Qaybta aya Qadayso Amina dhool Ax ax ax

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 Год назад

    Hestan 1m anaa garsiina i.a kama daalo 🤛

  • @ahmedabdiyusuf
    @ahmedabdiyusuf 8 лет назад +4

    Deeyn Horaan Qabaaa Dugsi malahan Keyna Dana kuuma oof shaanaa Hadaaan Dab iyo Holac lagushideeen waligood nama deeynayaaaa
    Qeylo dhan Guuleeysta Xilli walba Codkiina Uma Ku taageera

  • @AhmedMohamed-nh5ui
    @AhmedMohamed-nh5ui 2 года назад

    2022 ayaan dawanayaa wlh wan jiriricoday

  • @annb__lyrics5534
    @annb__lyrics5534 3 года назад +2

    2021 / IsmujiYa❤️

  • @adeshgelle833
    @adeshgelle833 7 лет назад +2

    Dadyoow Kaca kaca Oo Dagaalama 😤😤😤😤 best Wadani heees qiiro Leh

  • @Ensuldaan
    @Ensuldaan Год назад

    Abwaan mulaxan fanaan Sheikh jooqle shire nin la tabay allha ku caafiyo

  • @sadiahussen9957
    @sadiahussen9957 8 лет назад +3

    ale hadaaya Somalia amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin amiiin

  • @sadiesaylac8932
    @sadiesaylac8932 8 лет назад +1

    qaylo dhaan waa afka kaliya oo xortaa oo shacabka uhadla

    • @Daemigrant
      @Daemigrant 8 лет назад +1

      +Sadie Saylac af maxaya?

  • @Nastehoabdicasisnour
    @Nastehoabdicasisnour 8 лет назад +8

    walhi wa qiroday

  • @anfacfaradheere1418
    @anfacfaradheere1418 8 лет назад

    qaylodhaan wax run ahay ka hadleen qofka dhahaayo qof muslimka ah masujuudo asaa dhunsane rabi hasoo hadeeyo

  • @farhiaismail3629
    @farhiaismail3629 4 года назад +4

    Hambalyo guul koxda qeylo dhan Kenya dhulkina Wa laga saray heskina Wa laga jawabay iminka dhulkena wa xur

    • @maria-xy3sn
      @maria-xy3sn 2 года назад

      Allow hanguso celin dowldeni fcned 15 may ba mdax weyne klh lo dorty wadenkena xormidas kuwad🤲🥺

  • @muusevivo9461
    @muusevivo9461 3 года назад

    Adeer qoriga ha ii dhiibin sowma xigin

  • @iglancaday2586
    @iglancaday2586 7 лет назад +1

    Maasha alaah waa hees qiira leh

  • @ilyasabdi7309
    @ilyasabdi7309 8 лет назад +1

    Alahayow Somali isjeclaysii

  • @farhiyamahamud7512
    @farhiyamahamud7512 4 года назад +1

    Cakuuu waxaaan dhigleheeeen______go head wlllo

  • @liibaanwardheere1303
    @liibaanwardheere1303 6 лет назад +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭 ax ax heestaaaaan markan arkaba wan ka naxaa
    Heesahaaaaan barlamanka iyo siyaasinta iyo maamul gobaledyada lama tuso miya waa sualle ball in ay wax oo qiiro ah galan 😭😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    Calankaygow cid ku maqan majiro ilaaa cid ku ciileyso moyeee 😭😭😭😭🇸🇴😭🇸🇴😭

  • @ahmedmoaliim5944
    @ahmedmoaliim5944 Год назад

    😢😢 waa hees qiiro badan laxan aan caadi ahayn jooqle illawa caafimaad sii

  • @abdirahmanibnugamadiid5875
    @abdirahmanibnugamadiid5875 6 лет назад +2

    Waad mahdsantihiin qeylo-dhaan

  • @farhandelima9783
    @farhandelima9783 5 лет назад +2

    LeGenDz❣🔵 Viva jooQle zhiRe aad baaN Kuu Taageera 😍😍

  • @ayubabdulahi4110
    @ayubabdulahi4110 6 лет назад +2

    Wlhi waa wadaniyiin dhiig leh ilahow dhowr

  • @fartoonmohammed7519
    @fartoonmohammed7519 8 лет назад +22

    amina dhool cadi ma aha runtii

  • @abbc7211
    @abbc7211 8 лет назад

    ilaaheey ha naqabto cadowga waxaa layaabaa Maalin aan isla joognay wiilal oroma ah waxey igu dhahee reeysulwasaaraha waxoow dhahay soomaaliya anaa iskaleh

  • @ibnuhirey7036
    @ibnuhirey7036 8 лет назад +1

    love u qeyla Dan allow noo door

  • @mohamudabdiguled7837
    @mohamudabdiguled7837 8 лет назад

    ogow qeyladhaan dhaankaad dhaamiseen 2009 wa midaan biyihiisa dhowrnaa in aad nosojawaabtaana wan fileynaa halmid ayaan codsanlahaa wa inqabiilka lagahadlaa markaan waxkale ma ogi adinkaaba horay ugartay