Xeeladii khaalid binu waliid ee ka yaabisay gaalada | Dagaalkii firaad 🏹

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 сен 2024
  • Xeeladii khaalid binu waliid ee ka yaabisay gaalada | Dagaalkii firaad 🏹
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Комментарии • 276

  • @AliKhadaab1
    @AliKhadaab1 2 года назад +179

    Waa muuqaalki jimacaha ee aan sugaynay ♥️ Shukran wll

    • @maxamedamiin8475
      @maxamedamiin8475 2 года назад +3

      Walal Abdirahman Nashiida da muuqaalka ku jirto magaceed please

    • @mmcproductions7163
      @mmcproductions7163 2 года назад +1

      Wll qaaliya

    • @MA-oo4hj
      @MA-oo4hj 2 года назад

      @@maxamedamiin8475 اننا الابطال لا نحني الرؤوس تركيا

    • @shamsudiin6500
      @shamsudiin6500 2 года назад

      Cali khadaab

    • @malyunabubakar6589
      @malyunabubakar6589 Год назад

      @@mmcproductions7163 Khalid biniwali

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 2 года назад +54

    Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll 😣😞🇸🇴

  • @yaya_______boss
    @yaya_______boss 2 года назад +9

    سبـحـــان اللـــــه وبحمـــــده عــــــدد خلقـــــــه ورضـــا نفسه وزنه عرشه ومـــــداد كلمـــــــــــــاتــه.❤🌴

  • @IsackAto
    @IsackAto 2 года назад +14

    2bo habeen oo la soo dhaafeya anigoo niyada ku haayo ayaan seexan jireya maaddaama aan mashquul aduunyo ka gaari waayey daawashadiisa. Ku mahadsani tahay soo gudbeeyntaada wanagsan.

  • @cayuushqurux114
    @cayuushqurux114 2 года назад +5

    Ilaahow janada naku kulmi ani iyo Khaalid ibnu waliid fav geesi👑❤️💕

  • @IbrahimMomar55
    @IbrahimMomar55 2 года назад +13

    masha'all jazakallah mahadsanid walaal Abdirahman.

  • @yoman7762
    @yoman7762 2 года назад +11

    Taariikhda ku xusi doonta wanaagga iyo horumarka aad waddankaaga hormudka ugu noqotay....
    Guulayso ❤️ Farmajo 🇸🇴👈🏽

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 2 года назад +17

    Mashaa-Allaah,Allaha ku Xafido,Barnamij qiimo leh Ayaad Inoo Soo Gudbisay

  • @cabdiraxmaanyuusuf7243
    @cabdiraxmaanyuusuf7243 2 года назад +6

    Mansha allaah mahadsanid cabdiraxman waxaan jeclaanlahaa khaalid si taxana ah soogu soo gudbiso

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 2 года назад +5

    Khalid iyo cumar binu khadaab wlhi si kle saamyn ugu leeyihin muslimnta

  • @ahmedafrica7276
    @ahmedafrica7276 2 года назад +7

    Wad mahadsan tahay walal
    Jimcii wuu igu dheradey sidan u sugayey asbucii 2cisho nooga dhig walal alle haku sharfee🤴

  • @lukejango6160
    @lukejango6160 2 года назад +9

    Inta salada cisha Masjidka kuso Tukutay Like
    Wlhi Marka shanta waqti masjidka Geeysid waxa dareemi xasilooni Farxad Alx inta salada ku Culustahay Allaha Wadada saxda haku soo Aadiyo Aamin Diinta islamka Waa Naxaris illahy Nagu manaystay 🥰🥰🥰

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +12

    Masha Allah jizakalah walalayal ❤️👏.
    INSHA ALLAH DARUL AKHIRAH sido kale wuxuu idin so gudbinaya Muxadaroyin diini ah fadlan soo booqo kuso dhowow mahadsanidin🌍

  • @musharafkodah
    @musharafkodah 2 года назад +5

    Mashallah, mahadsanid walaal
    Dagaalkan horay umaan maqal
    Aad baad umahadsanthy

  • @ahmedosmanshidane1840
    @ahmedosmanshidane1840 2 года назад +6

    Allaah ka raali noqdo seyfullahil masluul iyo azxpta dhmn iyo muslimiinta Allaah u nxrsto

  • @suhaylaimaan1798
    @suhaylaimaan1798 2 года назад +6

    جزاك الله خيرا يا اخي غالي
    Markaste oo aad soo gudbiso dagaaladii islamku uu galay oo uu waliba ay ku guulaysteen wax aan ka qaadaynaa ka muslin ahaan dhiiranann iyo niyad wanaag adigana illahay miisanka xasanadka ha kuugu daro wllo

  • @sadiiqsaciidchanell4455
    @sadiiqsaciidchanell4455 2 года назад +11

    Another level keep a going pro waabari media 🤗🤠👋

  • @darulakhirah6094
    @darulakhirah6094 2 года назад +3

    Walalaha muslimaadka waxaan idinku baraarujinaya inaan taagerno barnaamjiyada diiniga insha Allah illhy ha idin sahlo muraadwalba aad leedihin o khayr idin ah 🤲🤲.
    FADLAN SOO BOOQO DARUL AKHIRAH WUXU IDIN SOGUDBINAYA MUXADAROYIN DIINI AH KUSO DHOWOW MAHADSANIDIN 🌍🔑❤️

  • @aqoonsahmiye6699
    @aqoonsahmiye6699 2 года назад +24

    Wll c/raxmaan mahadsanid marka hore waxaan kaacodsan lahaa inaad muuqaal kasoo sameyso taariikhda SILICON VALLEY ♥️

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +6

    Asc walka kheerka jecel muraadkiina Allaha Idin saqiro Amiin yrp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin jimco wngsn kheerkeda allaha nawaafajiyo amiin

  • @abdilatiif5033
    @abdilatiif5033 2 года назад +4

    MasHa allah guul i.n Muslims ☪️ 🙏

  • @abdullahimohamedalasow7783
    @abdullahimohamedalasow7783 2 года назад +45

    جزاك الله خير الجزاء ياأخي العزيز

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 Год назад

    ASC waa Masha Allah waa ku bareyaya guul mid aduun iyo aqiiró Isha Allah Isha Allah Isha Allah

  • @ASMA437
    @ASMA437 2 года назад +2

    Geesiyaal ayey ahaayen asxaabti rasuulka ilaahow awoodi Muslim inta dib uso celi

  • @abdawhero2914
    @abdawhero2914 2 года назад +2

    Man sha Allah allaah ha ku barakeeyo my rol model baad sòoqadatay manta wll thank you my brother

  • @ismaaciilali2413
    @ismaaciilali2413 2 года назад +1

    wlhi manto dhana sugaye thnks Walal Craman vidioyasha nucan camal wlhi waa jecalhy allaha ku sharfo 🥺♥️

  • @ismaaciilcabdulaahi4766
    @ismaaciilcabdulaahi4766 2 года назад +1

    جزاك الله خيرا يا اخي

  • @bishaaroiyodigniin8962
    @bishaaroiyodigniin8962 2 года назад

    Waa barnaamij muhiim ah. Waa dadkan dadka aynu dooneyno inaan ku dayanno. KHAALID BIN AL-WALIID (Seeftii ALLE ee gasha ka baxsaneed) wuxuu ahaa hoggaamiye ruuxi ah oo hibo u leh hoggaaminta, laguna tashado maalinta jilib dhigga ALLE ha ka raalli noqdee.
    Jasaakallah walaal Cabdiraxmaan❤

  • @heloquraanmedianetwork6936
    @heloquraanmedianetwork6936 2 года назад +3

    Thanks alot bro 🙏 Allah bless

  • @huseinmohumed7299
    @huseinmohumed7299 2 года назад +4

    Dhagartoodii ayuu Ilaahay ayaga ku heliya
    Ilaa. Maanta iyo ilaa waqtigaa waxay gaaladu doonaysaa inay cidhib tirto muslimiinta ilaahayna insha allah guusha waxuu siintoonaa markasta muslimiinta insha allah

  • @yusufahmed8149
    @yusufahmed8149 2 года назад +14

    Page kaga ayaan kaso firsaday si aan ku dhiira galiyo ayaan halkan u imaaday wllkey horey usoco

    • @sayidahmedsheikhzamaani4897
      @sayidahmedsheikhzamaani4897 20 дней назад

      Masha,allahu

    • @sayidahmedsheikhzamaani4897
      @sayidahmedsheikhzamaani4897 20 дней назад

      Walalkey waad noshaxay soma,ahan kwrn cafimadkaga wax aqon ah kuma lihi lkn waxa isoo jiitay ereyada wax isku quurka ah ee an xasidnimada kudhexnen eed udhirigelisay walalkena abdiurahmsn waaberi 😮

  • @abdallaqalib6120
    @abdallaqalib6120 2 года назад +1

    Wan sugaaYey alle ajaR io xasanaad haka ziyoh walalkeyow💖🙏

  • @abdinasiromar8985
    @abdinasiromar8985 2 года назад +1

    Masha Allah muuqaal dhiirigelin laga qaadaayo muslimiinta saan bay gaalada ulaayn jireen iyagoo garab kahelaya Allah sw anagana hadaan Allah sw uhogaansano wuu noo gargaari ee aan midowno

  • @hashimsuley1644
    @hashimsuley1644 2 года назад +2

    اللهم اعز ألا سلا م والمسلمين

  • @mahadguray4241
    @mahadguray4241 2 года назад +1

    Qisooyinkaa khaalid sxb noo soo badi geesi ku dayasho mudan ayuu ahaaa alle haw raxmadee

  • @moalinsaiid9256
    @moalinsaiid9256 2 года назад +2

    Maan shaa allah xaafidu llah c, raxman umar

  • @sahrafarah3527
    @sahrafarah3527 2 года назад

    Ma sha allah tabarakallah wlal khayr badan ilahay haa ku siyadiyo waan jeclahay qisoyinka saxabada nosobadi please

  • @jaaibadam9951
    @jaaibadam9951 2 года назад +1

    Allahu akbar quwadiii islaamka allah nooso celiyo🤲🤲🤲

  • @diiliofficial1183
    @diiliofficial1183 2 года назад +1

    Masha Allah

  • @deeqabdikariimjama4902
    @deeqabdikariimjama4902 2 года назад

    Masha allah wll taariikhda ayaa ku xusidoonta alle idamkii

  • @updyfitaaxapdalanuur7116
    @updyfitaaxapdalanuur7116 2 года назад +1

    Nashiidada inteen kahelaaa

  • @shekhismailaadan3024
    @shekhismailaadan3024 2 года назад +4

    The HERO🔥❤️

  • @maxamuudfaaraxmadar4401
    @maxamuudfaaraxmadar4401 2 года назад +1

    جزاك الله خيرا

  • @dekaabdi3617
    @dekaabdi3617 10 месяцев назад

    Alle hana kulmiyo nabi muxamad zcw zcw iyo Azaxabtiizii zharafta badnayd yaaa rabiiii

  • @drabdirahmanguure6894
    @drabdirahmanguure6894 2 года назад +11

    🙏🙏Khaalid Ibnu Waliid RC wlhi wuxu ahaa saxabi aad u fahansan habka loo dagaalamo, Wana sababta ilaa hada ay dad an muslimiim ahayn u isticmalaan farsamoyinkisii dagaal.

  • @Mariyamunawara
    @Mariyamunawara 2 года назад

    Jassakallah khayr walaal waan ka helaa taariikhahan😊

  • @opdicasiisdhuux5866
    @opdicasiisdhuux5866 2 года назад

    Mshlaa ustaad soo badi guusha muslimiinta

  • @ahmednasir5329
    @ahmednasir5329 2 года назад +1

    Magacaygu waa AHMED OG. Halkanina waa waberi média 🔥💪

  • @tayosiirsaleeban1229
    @tayosiirsaleeban1229 2 года назад

    Manshalah wll cabdiraxmaan noo Soo badi

  • @saadoali4444
    @saadoali4444 2 года назад

    wll wax badan ayaa ka faaidnay
    جزاك الله خيرا 🙏

  • @sahayaakhiromedia.3861
    @sahayaakhiromedia.3861 2 года назад +3

    DiiNTA FAAFiNTEEDAA DHiNAC KAGA JiRTAA ALLAAH HAKU BARAKEEYO ADiGA iYO ANNAGA (MUSLiMiiNTA)

  • @zafwanshugri
    @zafwanshugri Год назад +1

    Masha Allah allaw musliminta quwe

  • @macruufibnuzaid6932
    @macruufibnuzaid6932 2 года назад +1

    MAASHA ALLAAH

  • @worldnaturalscenery192
    @worldnaturalscenery192 2 года назад

    Jazakallahu kheir yaa akhii

  • @ahmednurusman5791
    @ahmednurusman5791 2 года назад

    Abdurahman wabari allaha ku barakeeyo Codka macan.

  • @yuyeabdi2310
    @yuyeabdi2310 2 года назад

    Thnks ustaaad allah haka ajarsiyo

  • @abdirasaqabdirahman1647
    @abdirasaqabdirahman1647 2 года назад +1

    Maa shaa allaah walaale macaan ilaahay jannada hanagu kulmiyo

  • @idririssmahamed7871
    @idririssmahamed7871 Год назад

    Allahu akbar how greatest courageous we had

  • @maxamedcabdi462
    @maxamedcabdi462 Год назад

    C RAXMAAN CUMAR WAXAD NOOSODEYSAA QISOYINKII IYO HADALADII DHEX MARI JIrey reer qureeshy sida khaalid ibnu waliid iyo cumar binu khadaab oo kale iyo iwm

  • @cabdifataaxcabdikariim5361
    @cabdifataaxcabdikariim5361 2 года назад +1

    Ilhay qeer hakusiiyo

  • @axmedcadaana6128
    @axmedcadaana6128 Год назад +2

    Golden voice ❤

  • @mahamedwayrah4441
    @mahamedwayrah4441 2 года назад

    Shaqo fiican ayaad heysaa saaxiib horey usoco

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 года назад

    C/raxman cumar kheyr alle hakusiyo

  • @farxaansupperfarxaansupper870
    @farxaansupperfarxaansupper870 2 года назад

    Keep going wll c.raxmaan

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 2 года назад

    Thanks brother waa tariikh aad u cajiib

  • @maidomohmed7828
    @maidomohmed7828 2 года назад

    Mansha alh ❤

  • @gabarsomaaliyed33
    @gabarsomaaliyed33 Год назад

    جزاك الله جزء

  • @walalek2918
    @walalek2918 2 года назад

    Mahadsanid soon kordi

  • @yaryarokayse8026
    @yaryarokayse8026 2 года назад

    Zooo badi wll dagaaada

  • @apdiqanideeq6735
    @apdiqanideeq6735 2 года назад +1

    Khaalid binu waliid halyeygii islaamka🦁🦁

  • @sufiyaanmohamud9434
    @sufiyaanmohamud9434 2 года назад +1

    Wlaal adaan ku sugaaye

  • @musesabriye4500
    @musesabriye4500 2 года назад

    Shukran 🎤❤️

  • @siciidali4034
    @siciidali4034 2 года назад +1

    Walaahi dar allah ayaan u jeclahay chanelkan iyo ninkan yar dhalinyarta ah ee noo soo kordhiyey wax aan wanaag iyo taariikhda diintayada ka barano

  • @henhoa7357
    @henhoa7357 2 года назад

    Allahu Akbar @@@😍😍😍

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 года назад +3

    ASC SCW THEN JIMCE MUBAARIK 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🌏🕋🌏🕋🌏🕋🌏🕋🌏🕋⛅☁️🕋🌨🕋🌧🕋🌪🕋☁️🕋❤🕋❤🕋❤🕋🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋❤🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 года назад

    Alahu akbar ilaahow muslimiinta midee,

  • @teamqalbigaadke9064
    @teamqalbigaadke9064 2 года назад

    walaalka abdirahmaan cumar ,hore u soco

  • @maxamedxasan5188
    @maxamedxasan5188 2 года назад

    Wll soosamee abaa cubeed abiii jaraax🥰🥰

  • @wiilkahamigafogleh4318
    @wiilkahamigafogleh4318 2 года назад

    Mahadsanid Wll Cali binu abii daalib kasoo hadal insha Allah Mahadsanid

  • @Hikmawi1
    @Hikmawi1 2 года назад +1

    Guulayso pro

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 2 года назад +4

    Keep going legend

  • @maxamudhawo2154
    @maxamudhawo2154 2 года назад

    Mnshaa allaha nololshu kuma xumaayiisoo omar inshaar wxaa bdn ayaan ka faaiiydaaa wllhii

  • @mohmedabdiaxder
    @mohmedabdiaxder 2 года назад +2

    Dagaal yahankii aduunka ma dhihi karnaa saxaabigan

  • @ciyoowyare5712
    @ciyoowyare5712 2 года назад +3

    M.a weynagu yartahay jimco
    Kajimco ee noosoobadi
    Lkn choice waa xgaaga
    Hdaa waxkudareedidna
    Isniin Lee hanoo ahaato
    Hdii kle qisooyinku
    Wey inaga dhamanayaan

  • @mustafehusein9666
    @mustafehusein9666 2 года назад

    Shukran yaa sheikh

  • @cabdiraxmaanmaxamedbashiir5000
    @cabdiraxmaanmaxamedbashiir5000 2 года назад

    Maasha allah

  • @gudgudechanel3788
    @gudgudechanel3788 2 года назад

    Mahadsanid

  • @roodaaxmed1234-mj3kx
    @roodaaxmed1234-mj3kx Год назад

    Masha alah ale rali haka noqdo wll

  • @farduuzadam2758
    @farduuzadam2758 Год назад

    waa gesi na lagu arag hare iyo diib logu arag muslimintaa alleh haka rali noqde Khalid ibnu walid

  • @yaasiinnuur7662
    @yaasiinnuur7662 2 года назад

    Khalid binu walid gesigi ☪️ Islamka manshal ka manshal alle haka rali noqdo

  • @D70987
    @D70987 6 месяцев назад

    thanks teacher❤❤

  • @proabdi8100
    @proabdi8100 2 года назад

    Asc
    Waa saxabigi r c wa arda khalid ibnu walid
    Kabasho raganimo aya ka qata isaga iyi dhaman asxabti dinta dhuuxoda iyo dhecankoda uso shubay ❤❤

  • @cissicabdikabtanka3608
    @cissicabdikabtanka3608 2 года назад

    Mansha allh 🥰

  • @shaafiahmed2613
    @shaafiahmed2613 2 года назад

    Lipax
    Alle haku sharfoh

  • @abdihadimohamudabdi7620
    @abdihadimohamudabdi7620 8 месяцев назад

    Masha allah 👍 ❤

  • @xassanxassan1803
    @xassanxassan1803 2 года назад

    alaah ku xafido

  • @khadraguuleed3058
    @khadraguuleed3058 2 года назад

    Mnsha allah alle hakubarakeeyo

  • @maxamedadan1369
    @maxamedadan1369 2 года назад

    Waa muqaalki an sugenay mhd znd wl

  • @Maahir397
    @Maahir397 2 года назад +1

    Allahu Akbar Allahu Akbar

  • @abdihafidhashi5442
    @abdihafidhashi5442 2 года назад

    Taarikhda orhaan gazi soo dhig oo mahsan🙏🙏