Heesti[WAXBA HA IS AMIIRININ]Abwaan maxamed khaliifa.Amin aysan eex jirin Allah hortisa kugu sugaya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 40

  • @yastta598
    @yastta598 7 месяцев назад +21

    From goatka fanka Ina ali tea👍

  • @OFFICIALDARAJO
    @OFFICIALDARAJO 2 месяца назад +3

    Waxaad talo ogataaa ubax ii tilaalmaa
    Biyo ororyaa adna oomanaa tahey
    Arin waxey ahaatapa X2
    Arxan kama sugayee allow sahal ina tahey
    imikaan ka ogaadey
    Haa ogadey inan yabey
    Murugada jaceylkiyo ilka iyo qabriga iyo igeyso Aakhiro
    Adiguna nabaigaagu agagaarka berkiyo ku aloosha Feeraha
    Ayahaad ka dhaxashey dip halo ogaaadey
    Aniguna ayaankee ayankeeX2
    ifka joogi maaayeeee
    Iridii illahey albaabkiisa wyene
    Ayaan Kugu agsugaayaaye
    Amin ena eex jirin

  • @Sacdyo-tt2ts
    @Sacdyo-tt2ts Месяц назад +2

    Alla Tani hees maahee waa heesayaalo😢❤

  • @QAADIROInaqaadiro
    @QAADIROInaqaadiro Год назад +1

    Alahayoow run waynaa ustaad ilaahay cimriga iyo caqliga hakuu barakeeyo

  • @MOHAMEDNUURMOHA-mn7im
    @MOHAMEDNUURMOHA-mn7im 8 месяцев назад +5

    Live waaye walaahi talented man Alqaliifa

  • @Eng_moy
    @Eng_moy 7 месяцев назад +1

    ❤mansha allaah ❤wallaahy waa hees dareen leh , oo murti xanbaarsan❤

  • @halhaystv
    @halhaystv 3 месяца назад +2

    Niyaw ani qoftan waraysanaysa ku haystaa codkeeda dareenka keh iyo qurux deeda isoo jiidatay tolow xagay joogta tikit baan u goosane
    Aar igu caawiya qofta way iga dhex baxdee

    • @MariaHassan-m9h
      @MariaHassan-m9h Месяц назад +1

      Muqdisho jogta ex waryashi hore way xawo 😂❤ dadki hore yaqano ayda io ody cabdule😊

  • @ahmedceelbuur84
    @ahmedceelbuur84 Месяц назад +3

    2024 aa TikTok aso aragte😂

  • @AxmedMaxamed-j7s
    @AxmedMaxamed-j7s 8 месяцев назад +2

    Masha allah❤❤

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 2 месяца назад

    Waxba hays Amiirinin inad Tahayy adon Ebbe umay ma ogtahay Wx:😢wax:kale

  • @abdishakurwarsame2072
    @abdishakurwarsame2072 5 месяцев назад +3

    Abwan qalifa cwo ku barty gacn ku tagay

  • @axmedsahal7268
    @axmedsahal7268 7 месяцев назад +1

    Macallinkaa I ama abwaankani wuu IGA qarsoonaa..Masha allah mar hadan caawa bartay ..

  • @mahamud22cabdalla63
    @mahamud22cabdalla63 Год назад +3

    Alkhaliifa isagoo qaadaya live ayaan u daawaday heestaan xaafada shibis

  • @SabiriinabdallaSabirinabdalla
    @SabiriinabdallaSabirinabdalla 7 месяцев назад +1

    Alah yacizak 😍😍

  • @amounabdirezak
    @amounabdirezak 7 месяцев назад +4

    Waxba hays amiirinin inad tahay adon ebbe umay ma ogtahay😢😢

  • @m.a.seeqrte-to3po
    @m.a.seeqrte-to3po 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤wwwwwwwwww.m
    A.abwaane..alh.ku.xfdo

  • @mustafeadanxasan8180
    @mustafeadanxasan8180 4 месяца назад

    Woow yaa ustaad khaliifa

  • @mohamedaliaflaw1446
    @mohamedaliaflaw1446 9 месяцев назад +3

    Kolay qisadan qofkii ay ku dhacday inaan ahay laga yaaba😅

  • @mohamed__kader505
    @mohamed__kader505 7 месяцев назад

    Al.khaliifa waa Dhamays wale❤

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 7 месяцев назад +2

    gabadhaa wariyaha ah miyaa la qabaa? waa gabadh qurux badan oon ka helay. heblaayooy Ingiriiska ayaan joogayaa ma wada hadli karnaa?

  • @KhadraMaxamed-yo9cj
    @KhadraMaxamed-yo9cj 7 месяцев назад +1

    ❤❤❤

  • @user-on8ih2uq7q
    @user-on8ih2uq7q Месяц назад

    Yaa samaal hees iyo bar 😢

  • @Dhabbar-xamar
    @Dhabbar-xamar 6 месяцев назад

    Scw scw scw

  • @sacidfarahhusein7469
    @sacidfarahhusein7469 7 месяцев назад

    Axsan heees wlh❤❤❤

  • @abdiali6166
    @abdiali6166 7 месяцев назад

    Lagen abwaan khaliifa

  • @rahmaabdi5566
    @rahmaabdi5566 Год назад +2

    eshqiyaazak❤️❤️❤️❤️❤️

  • @AbdifatahHusseinAbdi-x7e
    @AbdifatahHusseinAbdi-x7e 6 месяцев назад

    Scw

  • @sacidfarahhusein7469
    @sacidfarahhusein7469 7 месяцев назад

    Hade ayada dhuumato wlashed lagu badala kk

  • @Nuur2894-z9h
    @Nuur2894-z9h 7 месяцев назад

    M a ne❤

  • @cabdiqanikaka3101
    @cabdiqanikaka3101 Год назад

    Saxix

  • @hamzenafaz8193
    @hamzenafaz8193 7 месяцев назад

    Waxani hees way dhaaftay

  • @SabiriinabdallaSabirinabdalla
    @SabiriinabdallaSabirinabdalla 7 месяцев назад +1

    Hibo buuxda wlhi

  • @crahmanmuse
    @crahmanmuse Год назад

    Ok

  • @ibrahimsaleban
    @ibrahimsaleban 2 месяца назад

    war heestu macaan badanaa

  • @AliMahadDaud
    @AliMahadDaud 6 месяцев назад

    @Xaawoluul