NINKII LUUL SILACA UDILAY IYO MARKHAATIGA NOOL 🤔

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024

Комментарии • 23

  • @naruurochannel2174
    @naruurochannel2174  3 месяца назад +2

    Waakan Linkiga Manager Sacdiya Xirsi
    wa.link/yfrkhn

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 3 месяца назад +2

    askarigaa anigu waxaan filayaa laga galay xaqdaro waayo cabaas siraaji kas uma dilin waxay ahayd kama laakiin tan sayid cali waa badheedh waayo wuxuu doontay baasiin wuxuu kushubay guriga dabna waa ku daaray isagaaba qiraya alow xaqa nagu toosi aaamiiin

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 месяца назад

      ALAA OG MA ADAA QALBIGIISA KU JIRA
      IMISAY ASKARTU DILEEN XILDHIBAANO 1WM

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 3 месяца назад +2

    Waa sax noo mag ninkas diilaga ah waa inlaa togto qaasb tiirka diilaga togasho tirka diilaga tiirka diilaga togasho tirka diilaga tiirka diilaga togasho

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 3 месяца назад +1

    Saaxib daadkaan habaar ayaa ku dhaacay . Qoof ku leeh aniga gurigaa guubeey . Hadaana laa waad waadoow. Waa duulmii

  • @osmanmohamed4760
    @osmanmohamed4760 3 месяца назад +2

    “Asalaamu Calaykum “
    Ninkan waa Nin ku hadlay hadal xaq ah!
    Ee mala maqli somaliyeey.

  • @user-ko6qh8cf8u
    @user-ko6qh8cf8u 3 месяца назад

    SOMALI habaarkii ku😢 dhacay kama kacdo ilaahay mujrimiin guul ma siiyo waa cadaalad darada somaali 100 sano oo danbe dawlad heli mayso rabi éthiopien rabi ha ku diro

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 3 месяца назад +1

    Warkaasi waa mid cad ee dhagarkhabaha ha la toogto,hooyo miskiina oo uur leh oo agoon haysata ayuu si arxandaro ah u gubay! Ruux kastana hooyadiis isagoo xor ah ayeey dhashay.

  • @samirr546
    @samirr546 3 месяца назад +1

    Kuwa hada isdhega tiraya ee mobilkran ku foorora ayaan wax fahmayn!!!!

  • @sahroabukar1795
    @sahroabukar1795 3 месяца назад

    Ma shaa Allah 👏👏👏👏👏👏👏

  • @ifrahali9485
    @ifrahali9485 2 месяца назад

    Adeer Mahad sanid ❤ dadku hadey saa ufakari lahaayeen soomaaliya sidan ma haateen xaalkeeda soomaali qurbo iyo qoxootinimey kuroonyihiin meelaha feyl hagalaane

  • @sulekhaali1113
    @sulekhaali1113 2 месяца назад

    Mayay

  • @HausOfCleopatra
    @HausOfCleopatra 3 месяца назад

    Waa sax arintaas

  • @farhiyaabdullahi6681
    @farhiyaabdullahi6681 3 месяца назад

    Oday qaatar ah oo ciilin yaa warkisa waxa ku faalayo war baxa Shaqo yeelo qaaaq meesha ka ooyo

  • @Sultan-ee3ej
    @Sultan-ee3ej 3 месяца назад

    Qof Waldo telfoon ayuu ku maqan yahay.

  • @sharifohassan1298
    @sharifohassan1298 3 месяца назад

    Waryaah ka fiirso Waris aad ku hadleysid Odaga xunka ee diley caydiid hada la xunaa asagana u firi waxa uu ku hadlayo

  • @user-gh7uq3ml7g
    @user-gh7uq3ml7g 3 месяца назад +1

    Ok😢

  • @user-oo9bw2wn7b
    @user-oo9bw2wn7b 3 месяца назад

    ❤❤😊

  • @adhanharet4582
    @adhanharet4582 3 месяца назад

    Ruuyaan dadkan heysku dirin meeqa mag lakala qaadan jirey

  • @user-oo9bw2wn7b
    @user-oo9bw2wn7b 3 месяца назад

    ❤❤❤❤

  • @raqiyoruunhusein5405
    @raqiyoruunhusein5405 3 месяца назад

    Rufiya