5.Taan Arimood Usamey Xaqiiqdii WU KU JECLANAYAA WIILKAAS. || Jaceyl

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 26

  • @AminaMaxamed-ef4wd
    @AminaMaxamed-ef4wd 3 месяца назад

    Gesinimadda inta le eg yaanasiinaayo😢😢😂

  • @MarwaMustafe-uk3ix
    @MarwaMustafe-uk3ix Год назад +1

    شكر لك

  • @aishamoh3991
    @aishamoh3991 Год назад +2

    Thankz pro

  • @JamaSami-n1e
    @JamaSami-n1e Год назад +1

    Thankz ❤❤

  • @ruwedoasad1539
    @ruwedoasad1539 Год назад

    Thanks abti

  • @safiamohamed7572
    @safiamohamed7572 4 месяца назад +1

    Ani xitaa wiil yaan jeclahy mana qabo sidan ugu sheegan lahaa xata maqno sidan ula hadloo

  • @nuurtoxasan6796
    @nuurtoxasan6796 Год назад +2

    Anika xaata wan ka cabsana😢😢

  • @israibrahimadan3647
    @israibrahimadan3647 Год назад

    Qofka aan heclahay wuu dareemaa wax kasta oon rabo sida anoo usheegay yuu iidareemaa waxaan rabayna ii sameeyaa lkn hadalkiisu ma badna

  • @DekaMuse-g2y
    @DekaMuse-g2y Год назад

    wll walhi wiil ayn jeclday waxn is naqanahy muudo kaba yara 12cisho lkin aad ayn u jeclhy 😢wilka waxn ka dareemay inu iga si foganyo 😮lkin ma aqno wxn ugu shego ama an ku fahnsiiyo

  • @safiamohamed7572
    @safiamohamed7572 4 месяца назад +1

    Saxilb waxan rabaa inaa saxibo noqo kawaran Aboowe 😊

    • @Cazaamalii
      @Cazaamalii  4 месяца назад +1

      Caadi Waaye Instagram Igala so Hadal AbdiRahiim Ali Ku Qor.

    • @safiamohamed7572
      @safiamohamed7572 4 месяца назад +1

      @@Cazaamalii ok ana beelo maxamed

  • @khadandualeh332
    @khadandualeh332 Год назад +1

    Xaga lagla so xidhidhi kara wll

  • @FartuunAhmed-z2r
    @FartuunAhmed-z2r Год назад

    ❤❤❤❤❤

  • @rayaanahmed3215
    @rayaanahmed3215 Год назад

    Macalinkeyga scholka ayan jeclahay mxan sameyaa

  • @khadrahazzan2240
    @khadrahazzan2240 Год назад +1

    Abowe qofaan jeclahay inaan malin walba lahadlo iyo inaan marmar ka gosto tebaa fican

    • @Cazaamalii
      @Cazaamalii  Год назад

      Marna la hadl marna ka yara gabi lakin ha dheereyn ?

    • @khadrahazzan2240
      @khadrahazzan2240 Год назад

      @@Cazaamalii thnx wll qofkaas hada wabu iga amusay sidan uwada hadlaynay mudo 2cisho farintaydii maka jawabin ila tali wll man lahdla mise wan iska sugaaa 🥲

    • @DekaMuse-g2y
      @DekaMuse-g2y Год назад

      @@khadrahazzan2240wa sida i haysat imika mudo labo cisho ah lkin wn ka amuusaay anigu 😢lkin aniga khaldan waxn u shegay 😂wn wacay ama waxn u dirh hdiyado wnba ka badandiyah lkin wu igu kibrayh 😂wuxu lkin wn ka gosanayh

    • @khadrahazzan2240
      @khadrahazzan2240 Год назад

      @@DekaMuse-g2y wlhi way ku kibaraan danaynta badan anaa taa arkay nin markan daneyo wuu iga fogada markan ga gabsadana wuu igu washaa wll ee an kula taliyee hakabadbadn

    • @rasmus_højlund_11-m6m
      @rasmus_højlund_11-m6m 3 месяца назад

      ​@khadrahazzan224😂😂😂😂0