"Walaahi Wax Idin Soo Hor Istaagi Doona Kii Xaquuqda Berbera Laheyd Diiday,Reer Abdaalow....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

Комментарии • 26

  • @ZeinabAarjaamac
    @ZeinabAarjaamac 3 месяца назад +1

    Maansha allaah reer abdaal waa dad kartile horyaal ah waxgarad ah ,isku duuban,mouse biixi way garanayaan xitaa xeebtuu guure berigii ku soo maray ha moogaanina waa geesi ehel ah.

  • @xasannuux5275
    @xasannuux5275 3 месяца назад +1

    Manasha allah

  • @Tabiye466
    @Tabiye466 3 месяца назад +3

    Aftahanimo wuxu ku darsaday hawl karnimo wlhi waxaan xasuusta dhamaan magaaloyinka somaliland markay arkeen Barbara siduu ka dhigay inay day dayeen maayar saaso kala ina mooge waxaan odhan karaa sabab waxa u ahaa cidin inuu yimaado maadaama oo horumarka Barbara ka socday hargaysa dhaafay macaal 4 sano ka hor

  • @ifraxxasan5432
    @ifraxxasan5432 3 месяца назад +1

    Ciise muuse wa reer galbed maxa keney bari ,sacad muuse na galbed ,marka waxaa waxaa kentey hooyo garhajis .

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 месяца назад +1

    Cidnow ader calaalcallaka jooji doontii muuse waa dagtee

  • @ifraxxasan5432
    @ifraxxasan5432 3 месяца назад +1

    Daadku wa taxanyahay maxaa bari iyo galbed kala dajiyey

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 месяца назад

    Yaa ma huraan ah ma kuwa light kii berbera cunay xoolo xoolo dhalay waa wax waali hide ku leh.

  • @FaysaFaysa-ib8yz
    @FaysaFaysa-ib8yz 3 месяца назад

    Ninkan muxuu raabaa muxuusediiday.

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 3 месяца назад

    Waar umada illahy ka hordhaqaaq

  • @AbdihakiinAbdirahmaan-ex3fo
    @AbdihakiinAbdirahmaan-ex3fo 3 месяца назад

    Beelaale.

  • @engsayidmohamed7527
    @engsayidmohamed7527 3 месяца назад

    adiga wax kaa xunnn ganmayno oo kaa axmaqsann oo danyar cagaf mariya dhulka danyartaasna isagu guryo kadhista

  • @NaasirOsmaan
    @NaasirOsmaan 3 месяца назад +2

    Tuug berbera dhameeyay ayaa umadda wax u sheegaya shame on you.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      Haduu dhameeyay waa magaala diisii berberi saaxil dhu ciise muuse weeye cidina waa madaxwaynaa ciise muuse anaga madaxwaynaba nagama maqna hadaanu cidin haysano cabdi shakuur maxamuud xasan hanoo cuno ituu cadaw cuni lahaa

    • @NaasirOsmaan
      @NaasirOsmaan 3 месяца назад

      @@TogdheerBurco-x3p I'm sorry for your poor narrow minded answer.

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@NaasirOsmaan jawaab taauun baan ku siiyay meel fogna wax waan ka arkayaa hadaan kuugu celinayaaye ha cuno maba cuno oo waa xalaal cun ina imaxamuus xasan

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 3 месяца назад

      Berbera. Isagaa. Leh. Hadduu. Cano.
      Adigu. Maxaad. Haysaa

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 3 месяца назад

      @@AAAbdi-eb2of waxa leh isaaq laakiin reer baa gaar uleh reer waliba meel buu gaar u leeyahay soomaalid oo dhan laakiin reer somaliland way wada munaafaxaad sadaan dekeda reerka lihina waa ciise muuse reerka daayeer kula baxay

  • @AbdikhadarOsman
    @AbdikhadarOsman 3 месяца назад

    Siyaasig ciise muuse