ADAN Ruush waa nin caan ku ah TUUGANIMADA wa ninka iibiyay hotel guleed ka so hor jeedkiisa siistay 160000 DOLLAR gurii dawlada GABILEY DUMAR HADHUUDHKA JILMADA 70000 DOLLAR ayuu ka dhacay WIILKII UU ADEERKA U AHAA SACAD ayaa arrintaa u xidhan beeraha u masaakiinta ka dhacay tiro malaha BAL TUUGAASI AYAA HADLAAYA TUUG CAAN KA AH GABILEY IYO WAJAALE IMAAN LAAWE
Ruushaw gabilay webi ma maro bada casina kumatal oo malaha dekad waxa lagu casuraa saw qadkasun ma ah imasa degmo oo Xududka ku taal oo loodiday qadka in agu cashuro ma ogtahy Oo ay ka mitahy bali cabane balugubadle salaxlay taas ogow Beer roobadkuna ilaa cerigabo way ku taal
Waxaasaa loo ogolaanayaa wariyenimo. Waa jaahil makrafoon sita oo aan waxba ka garanayn journalism-ka. Uma qalmo Adan Ruush inuu waraysi siiyo ka oo kale.
Xaasidiinta dalkan Odaygani xaasidnimo sidan u gashay tuugtii xaday qarankan ka mid buu ahaa
Nin Kulmiye ka mid ah oo Hadal toosan ku hadla waan waayey anuuu
Ina xaashi waa tuug jookarka majarafadaynta
Xirsi ictisaam iyo maxamuud xaashi waa kuwii siilaanyo ku baabiiyey musuqmaasuq haddana soo taagan indho adayg awgeed oo dadi soo dhaweynayaan.
Haayoo waa rag reer kadambeeyo oon lala xisaabtami karin,qodobka labaadna waa rag bartay dadka somaliland oo aad uyaqaan,hadii sharci shaqaynayo labadaa iyo qaarbadan jeelkay ku cawaynlahaayeen ama dalkay isaga tagi lahaayeen lkn waa nasiib darro runtii
SLM & BARMAAMUSH tolow kani weligii school ma tegey mise waa ciidan beeleed
Wariyenimoy Xaalqaado ✍️
Adan rushow sool mee sxb waxa ku haysta gabaygii Allaha uu naxariisto abwan Gariye tharikh xumida adan rush waa in buug Laga qoro oo dhalinyarada Mustaqbal lee loga digow tharikh xumida adan
Wariye waxaan u malaynayaa in kan waa aa in isagu maxamud iska leyahay thanks
Aadan rush ijiinkala la saaray
Waa ruunti adaan
Ninkani waa nin xanuusan adeer dadka afka ka dhig.
Inaxaashi waa nin horumary ee
War doqonkan ruushisana garanmeeyne
Waxani wariyayaal mahee aynu iska qabano si kasta ha u waydiiyo suaal qofka hor fadhiya lkn wa inuu hadalka ka sugaa wariyuhu qofku suaasha weydiiyey
BAL HADALKIISA U FIIRSADA WAXA UU YIDHI DHEXDHEXAAD AYAAN AHAAN JIRAY HADANA WUXUU KA DABA YIDHI KULMIYE OO AAN KA TIRSANAAN JIRAY AYAAN DIB UGU NOQDAY WAAR NINKAN WAXAN MOODI JIRAY AQOON YAHAN CAQLI LEH LAAKIIN WAA QOF LIITA OO BEENALE AH
Odaygani Waa Geed Qolafi Ka Dhacday Waa Oday Koofiyadii Ka Dhacday Waan U Hanwaynaa Odayga Aadbanse Uga Xumahay Maanta Halku Isdhigay
Adeer dadka soo sheegi lahaa adeer hadii muuse wax qabtay adeer ninkanu wadankii wuu babiyay nidal nidal difaaciye
ADAN Ruush waa nin caan ku ah TUUGANIMADA wa ninka iibiyay hotel guleed ka so hor jeedkiisa siistay 160000 DOLLAR gurii dawlada GABILEY DUMAR HADHUUDHKA JILMADA 70000 DOLLAR ayuu ka dhacay WIILKII UU ADEERKA U AHAA SACAD ayaa arrintaa u xidhan beeraha u masaakiinta ka dhacay tiro malaha BAL TUUGAASI AYAA HADLAAYA TUUG CAAN KA AH GABILEY IYO WAJAALE IMAAN LAAWE
WAXA LA YAAB LEH KOOXDA MUUSE WAXAY KU FAANAAN WAX QABADKII DAWLADII SIILAANYO HADANA WAXAY KU DOODAAN WASIIRADIISI TUUG AYAY AHAAYEEN BAL LABADAA IS WAAFAJIYA 😅😅😅 MADAXWEYNE CIRRO AFLAGAADO IDIIN GEYSAN MAAYO HABARJECLOOY FROM GX
Hoyada maxamud xashi was kani ma wariya Mise waa afayenka Maxamed xsshi nocana wariye inoo sheganaya
WasKhani maaha runta ha sheegin buu leehyahay waa wriye ku sheega cadowga u adeegaya jooji suaalihiisa wuu kiraysanyahay waayo difaacaya maxamuud xaashi oo u mmadoo dhani ogtahay
Arka la ii buuxieyy iga dheh.
Siilaanyo wuu xanuusanyay sidaa biden oo kaleh
Xoolow ilaa xoolow waar waad is cadaysay
Kan wariye isku sheegaa odayygiiba afku kaga boodayaa lol allah kolkuu Jakarta booli qaran wuxuu sameeyay sheeg is yidhi. Waa kuwuu lacagta ku siiyo burburinta waranka ina xaashi iyo inay isaga buunbuuniyaan
Madaafiicda ay la haareen ma muusaw Ciidanka fasax unbaa,D30 iyo BM baa u waynaa iyana adeegsadee.
Bulshada Somaliland way ogthy wuxuu M.Muuse Bixi Qabtay, wariye hadanad adigu arkeyn waligaa ha arkin. Muuse wuu soo Noqonaya liq ama ha liqin.
Waar waa khalkhal odayagu lama warayasto kuwa waalan ee maskaxdu gubatay ee dhiiga qaba sida muuse Ina kaahin waa gubteen siilanyo wax dhaama ma jirin
Ma cid ad waraysatad waydey maxad kan wakhti kaga luminaysa
Odayga waad wareeraysay weriye,odaygu wali dhinac umuu dhicine kahadh ilayn lugna kulmiye lugna wadani ayaa ugu jiree hhhhhhhh
CBB cayayaanka qaaqlayasha qabaxlayasha
Adeerkay sil silad baa u shanqadha😂😂😂😂
Adeer dadka soo sheegi lahaa adeer hadii muuse wax qabtay adeer ninkanu wadankii wuu babiyay nidal nidal difaaciye war ninyow isaaqu ma maskaxday ka xanuunsanayan war ninkanu maxuu difacay ma aqoon milatiribu leehay muuse war dadkan maxaa kasiya muuse 7 sano waxuu difaaci waayay goormu difaacaya mise dad ogol ayuu haya ileen dadka wax difaace dadkanu maxay difaaca u yaqaanan
Ruushaw gabilay webi ma maro bada casina kumatal oo malaha dekad waxa lagu casuraa saw qadkasun ma ah imasa degmo oo
Xududka ku taal oo loodiday qadka in agu cashuro ma ogtahy
Oo ay ka mitahy bali cabane balugubadle salaxlay taas ogow
Beer roobadkuna ilaa cerigabo way ku taal
Nacasyohow xunbawayne biixiyoonisbaa magackulabay aa cunay mashruu aase ninkale hasaaarin
Wu asasaqaye odayga iska daya
MAXAAD KA ASTURAYSAAN SIILAANYO WUU WAASHAY KA DIB MARKUU KHAMRI FARABADAN CABAY ANAGAA XOGOGAAL U AHAYN
SUBXAN'ALLAH, ALLAHU AKBAR waar ALLAH kaa baqoo
@@amounali640 Ka baqnay ILLAAHAY laakiin runta isu sheega isaaqow
War wax wara labadanu wax xogala maaha
Kani Wariye maahe waa idiot, waa maxay SLM. Horta wax Soo baro.
Waar iska waa walan yahay waxba garan maayo xaaran baa waashay hadalkuba ka soo bixi maayo waa finish duqu iska daa
😂😂😂😂😂😂
Waxaasaa loo ogolaanayaa wariyenimo. Waa jaahil makrafoon sita oo aan waxba ka garanayn journalism-ka. Uma qalmo Adan Ruush inuu waraysi siiyo ka oo kale.
Wayaa Beenale bilaa macne ah baad tahy odga xitiraan oo dhegy so adaa soo casunte intaad ina xashi difacyso war ina xashi waa nin rageed adga kaa caqli roone dadka xitraan
NINKAN MUUSA CABDALLE AYAA JEELKA MADHEERA KA SII DAAYAY NOLOSHIISANA ABAAL KU LEH IYAGA AYAANU UGU NECEB YAHAY DAMIIR LAA'WE