Shiikh Ibrahim Rooti iyo Mashaa'ikh Kale Aya Dib Ugu Soolaabteen Muqdisho iyadoona Soodhoweyn U ....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 июл 2023
  • Shiikh Ibrahim Rooti iyo Mashaa'ikh Kale Ayaa Maanta Dib Ugu Soo Laabteen Dalka iyagoona Ka Yimaadeen Xaramka Alle Oo Ay Kusoo Gudanayeen Acmaasha Xajka iyo Siyaarada Xabiibkeenna Muxammad SCW, Waxaana Soodhaweyn Heer Sare Ah U Sameeyeen Qaarkamida Xerta iyo Jameecada Shiikha
    Tabiye Shaafici Maxamuud Xasan
    #siraaju_diin_tv

Комментарии • 3