''Ma Ogoli Hargeysa Is-khilaafsan'' Madaxwayne Biixi.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 ноя 2024
  • ''Ma Ogoli Hargeysa Is-khilaafsan'' Madaxwayne Biixi.

Комментарии • 74

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 года назад +2

    Maasha allah muuse biixi waa halyay qaran sidaad doorashadii u qabatay iyo sidaad dhex dhexaad uga noqotay taariikhda baal dahabaadka gashay inta hadhayna illahay hakugu asturo aamiin guul iyo gobanimo samaliland

  • @cawilmoha8377
    @cawilmoha8377 3 года назад +4

    Maansha allah madaxweynaha ayaa creditka ugu badan leh cabdi kariim sharaf iyo karaamo casimada ino badal waan uso socdaye

  • @foosiya7899
    @foosiya7899 3 года назад +2

    Asc maashaalaah maashaalaah sharaf waan ku hanbalyaynayaa madaxwaynaha tadaa wanaagsan cabdiraxmaan sotelkana wuu mahadsanyahay ilaahay ha barakeeyo arin ku dayasho mudan cabdi kariima xilkaa ilaahay haku astaru cadaalada iyo maamul wanaag ha muujiyo

  • @saidahmed3524
    @saidahmed3524 3 года назад +1

    Mansha Allah waxaan u bixiyey madaxweynaha xaaji mideeye , dibna ha loo doorto .

  • @apdiqays7436
    @apdiqays7436 3 года назад +1

    Masha.allha ilahayba mahad iskale ilahayowu noowanaji mayarkayaga hargeysa ammin🤲

  • @galbisabdi5807
    @galbisabdi5807 3 года назад +3

    Gob iyo gadeed, Mashallah Somalilad waan ku diirsaday. Ilahow barakee dhulkaa dadkan fiicane ku noolyiihiin gobol walba.

  • @kaltmsajid7254
    @kaltmsajid7254 3 года назад

    maansha allah yaa allah caawi maayarka cusub

  • @hassanomar5242
    @hassanomar5242 3 года назад +4

    yes that's good working together for better hargeisa
    no division

  • @mahamudsahal9961
    @mahamudsahal9961 3 года назад

    Islaam

  • @luqmansuleiman7870
    @luqmansuleiman7870 3 года назад +4

    Madaxweyne Hargeysa oo is khilaafsan uun ha ks odeyeynine magaslo weliba ee SL sidaa si leeg uga odayee oo sharafta doorashada sidaad ugu qabatay ugu gabagabee

  • @Iskufilan99
    @Iskufilan99 3 года назад

    Masha Allah guul somalilanda

  • @alijama3401
    @alijama3401 3 года назад +5

    MADAXWAYNE MUUSE BIIXI MAGAALADIISII WAA KAA ISKU DUBA RIDAY DOORASHADAN SIDAAD U QABATAY SIDAAD U ODAYEYSAY. ANIGU CODKAYGA ADAAN KU SIINAYAA HADAAD ISA SOO SHARAXDO MAR LABAAD ANOO KULA BEEL AHAYN KULMIYANA KU JIRIN WAA BALAN GUULAYSO MADAXWAYNE TAARIIKHDAAD GASHAY FARIID WUU OGYAY DOQNA HAYSA LUNSANAADO

  • @marikafarah761
    @marikafarah761 3 года назад +1

    YAS. Madaxweyna. Guuleyso.
    Waxaan. Hubaa. In. Ad Hargeysa. Uga. Lexeejalo. Badantey
    Dadka kale. Ee. Hor istaagey. Coodka. Shacabka. Guuleyso

  • @abdifatahnor1338
    @abdifatahnor1338 3 года назад +3

    Masha Allah muuse bishan he is doing his best ever

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 года назад +4

    Mashallah Hargueisa Mideeseen
    Somaliland Mideeseen
    Guul Madaxweney Muse Mideeye
    Guul Republic of Somaliland

  • @mahamudsahal9961
    @mahamudsahal9961 3 года назад

    150
    Islaam

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse7767 3 года назад

    Mnsh Allah hambalayo madaxa wene muuse alle ha ku asturo somaliland xilikeda itaad ha so 🙏💥💚🤍❤👍

  • @jaahiltirechannel9976
    @jaahiltirechannel9976 3 года назад +1

    Burco Kwrn Madaxweyne

  • @mohamedcabdi8153
    @mohamedcabdi8153 3 года назад

    Asc Maxamed

  • @Geedifx
    @Geedifx 3 года назад +2

    Wlhy madax weynaha muuse bixi waa odaynimo ayuu wax ku wada
    Waxa igu balana hadad isiso sharaxdo inan ku sinayo codkayga

  • @Iskufilan99
    @Iskufilan99 3 года назад

    ❤️❤️❤️💚💚👍👍👍👏🌹🌹🌹👌👌

  • @aaliyayarey2136
    @aaliyayarey2136 3 года назад +1

    His time is up

  • @dthunder180
    @dthunder180 3 года назад

    Imika ayey calooshu ka dhacaysaaye

  • @maamehaybe6388
    @maamehaybe6388 3 года назад +2

    Haday dawladnimo jirto soltelco hala xidho oo xoolihii ummada ha lagala xisaabtamo

  • @zir__filmsvlogs2001
    @zir__filmsvlogs2001 3 года назад

    Solteco ya dilaay🥺🥺

  • @foziamuse4274
    @foziamuse4274 3 года назад

    Todobaatan caruura oohargaysa iiyo burco ahnabad by ku seexdaan hoyadood laguma hor kufsado aabahood lama jiito ama lguma hor dillo siyaad dabadii

  • @yahyajama8319
    @yahyajama8319 3 года назад

    Ergoo Nabada lama Diidi, godbi waa Een

  • @Zihaam011
    @Zihaam011 3 года назад

    Raganimo

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 года назад +3

    Muxuu tanaasulaa uuse u tanaasulayaa ma xildhibaanka helay 26000 oo cod adeer kor iyo hoos wuu helayey Mooge oo codka Waddani iyo Ucid haysta markuu Muuse iyo inanka uu adeerka u yahay Soltelco xaqiiqsadeen inaanay
    cod helayn bay kaartadan la yimaadeen

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 года назад

      Iswaydii sababtay cabdikariim axmed moogeh u gaysay madaxweynaha adigu necbow isna kumaba ogaba laakiin cabdikariim markii dhabarka Laga toogtay isagaa hill biday Allah ku guulee yaad u cadhsysantay markaa

    • @aliadam5848
      @aliadam5848 3 года назад

      @@shankaroonland7480 C/kariim waa nin caqli badan isagaana codsaday in la badbaadiyo codka shacabka waana taas ta guush u keentay iyadoo xisbiyadan aad sheegayso isku mari waayay

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 года назад

      @@aliadam5848 that is my whole point.

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 года назад

      @@shankaroonland7480 Mooge waa war mooge baqaya haduu sidan ku sii jiro xilkaa weyn wuu la rafanayaa sagaal xildhibaan gole deegaan baa diyaar u ahaa ee maxaa baryadan keenay Muuse lamaan yaabin oo waa nin guuldarastay oo meeluun guul ka raba ee kan 26 kun helay ee hadana sida caruurta loo sasabanayo baa ka daran

    • @mukhtaarmaxamed8526
      @mukhtaarmaxamed8526 3 года назад

      @@moegreenback6854 26k ma kursigay saarayaan
      sharciga soo baro

  • @ahnedbahal2574
    @ahnedbahal2574 3 года назад +1

    Solteco in la xidhan ahyd oo lala xisaabtamo

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 года назад +2

    waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

    • @user-ji3jy5wg4v
      @user-ji3jy5wg4v 3 года назад

      Mogadishu Qarax land farmajo war crimes Tigray Ethiopia ☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠☠

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 года назад

      @@user-ji3jy5wg4v
      DEE LA HADLI MEEYNO Xamar, soo taa dhihi jirteen.
      maxaa idin jilciyey ?
      Xamar haddii aan nahay xataa wadahadal ma rabno.
      WALLAAHI.

  • @suleimankodah5844
    @suleimankodah5844 3 года назад +2

    Waar cabdikariim muxuu waqtiga kagaluminayaa nimanka waad ka.adkaatee xafiiska fadhiiso oodadka usheqee

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 года назад +1

      Cirro abeeso u sheeg ninka dhabarka ka toogtay cabdikariim waa isaga miyuu u tagi lahaa hadaan laba abeeso markuu godkii ka soo saaray isku rogin

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 3 года назад +1

      ma ragtay 9 xildhibaan buu haystaa halka Sooteclo 4 tolkii hayo kuwii New Hargeisa codsigiisi markay ku gacan saydheen oo yidhaahdeen Mooge ayaanuu dhisaynaa buu halkan ka soo wareegay ee Mooge fudayd yar baa ka muuqda iyo siyaasad xumo dhaartii baa u hadhsan hadana wiu baryootamayaa

    • @haweeyafanax9093
      @haweeyafanax9093 3 года назад +2

      Kkkkkk faqash is heshay oo isu jawaabaysa farmaajo iyo xijaar u la taga nacnacda

  • @zalepanabdi8911
    @zalepanabdi8911 3 года назад

    Solteeko nafta kadhacsan inu ooyo ayuu qunyar kusigtay

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 года назад

    Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Hargeeysa ?
    Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Burco ?
    Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Boorame ?
    aaway caddaaladdii ?

    • @galbisabdi5807
      @galbisabdi5807 3 года назад

      waryaa muqdiho ku noqo, fidmo wadayahow

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 года назад

      @@galbisabdi5807
      dad ayaa lagu daray DHULKA HOOSTOOD.
      aaway caddaaladdii ?

    • @hipohupthi1232
      @hipohupthi1232 3 года назад

      😂😂 qaraxa izka eeg dhiLayay somliland way zocotee dhuuzo nagu zoo toogo Dee 💃💃

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 года назад

      @@hipohupthi1232
      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Hargeeysa ?
      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Burco ?
      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Boorame ?
      aaway caddaaladdii ?

  • @MK-th1xd
    @MK-th1xd 3 года назад +1

    Ina mogow hadaad xola maskinta cunto sidaa solteco ayay sidyaasha caloshu ku go i doonan iska jir xolada dadka

  • @madhaafantv6596
    @madhaafantv6596 3 года назад +1

    Meesha dhaaf niyaw wqxba taanusul lahayn lahayn waxba maaad qabane dhaaf meeesha 10 sano waxba kumaaaf qaban

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 года назад +3

    Madaxweynihii ugu legacy-ga xumaa ee s/land soo mara.

    • @jabirabdillahiarts6300
      @jabirabdillahiarts6300 3 года назад +4

      Madaxwayne laba doorasho wada qabta miyaa legacy xun ka xishoo madaxwaynaha waryaa

    • @cawilmoha8377
      @cawilmoha8377 3 года назад +6

      Maxu ku lagecy xun yay ano wadani tagersan ayaan la yaaban madaxweynaha siduu u maamulayo dalka waa nin qaran

    • @arsaqali9464
      @arsaqali9464 3 года назад +4

      @maxamed xasan WA lagu fahmaya ina faqash dhashi abuu lahab bad tahey wayo qofkii qof muslina o wax wanagsan sameyey I qiri waya WA sidii abuu lahab nabigena scw aderkiisii wanaga Nabi Mohd scw Arkeynine caayi jirey adna Kaas ayad la fikir iyo caqliga tahey Ama faqsh Bad tahey SL Ka xun horumarkeda ya half fircon

    • @jiilkacusub3019
      @jiilkacusub3019 3 года назад +2

      Qabyaaladii ku qaadey kuma dhigto .
      Muuse s/land cuyubuu u celiyey zxp waxba ma qaban ,

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 года назад +1

      Saaqid xun oo ciil qarsan kari waayay makhruuq cabdikariim ka xun in abeeso cirro mijaxaabin kari wayday qofku ugu macno yaraa abid ee comment nacasnimo qora

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 года назад

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

    • @muniirahhusein6244
      @muniirahhusein6244 3 года назад +1

      Yaaa! Maxa tidhi bisinka ilayn hadal hay odhan ma idhahdo!

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 года назад

      @@muniirahhusein6244
      Calloosheed la ciyaar.
      xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, ubbadka reer Hargeeysa, iyo kuwa reer Burco, ama xataa Soomaali Weyn, waxeey haaysateen
      FREE CAAFIMAAD
      iyo
      FREE waxbarasho ilaa heer JAAMACAD.
      SNM-tii lagu raacay heebta QABIIL, maxeey soo kordhisay ?

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 года назад

      Libaax beenta ilalahey waa kugu cadaabya waqooyi dhan tacliinma jirin wagii Gaalka joogey Afweyen xataa hal jamacad kuma oolin tacaliintaan waay hooseysey anaga a Hargeisan wax ka dhigtey wagaa xamar ka dhigtey adiga mooji ianad nooladey iyo in wax lagu yadhi aanand baadhin amr labad aan ugu caliyo wagii Gaalak siyaad barre joogey gaal bu aha waxxuu diidey quraanak uu ku ciyaari jirey

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 года назад

      @@abdullahiomarali5241
      xilligii MAXAMED SIYAAD BARRE, ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco, ama xataa Soomaali Weyn waxeey haaysateen
      FREE CAAFIMAAD
      iyo
      FREE waxbarasho ilaa heer JAAMACAD.
      SNM-tii lagu raacay heebta QABIIL maxeey soo kordhisay ?