Waa Guul In La Joojiyo Shisheyaha Deeqdisa Wadanka Somalia 🇸🇴 Waxan Cawinaa Marka Ay La Waregan Ciidanka Xoga Dalka Somaliyed Markas Ayan Cawineynaa Inshaa Allah ❤
Xilipaanada 5 kun qaata lacag kle laaaluuush ayu siiiya xasan si ujeedooyinkiisa loo ansaxiyo marka kuwaaa miyad arkiwaysay marka anaga lacag naga so raaadinysa
War sxp muqdisho dowlada somalia waa mesha ay ka dhaqaqi la,dahay waxaba dhama mamul goboleedyada oo nabad ah oo amni musuq masuq haba jiree Lkn muqdisho ila meerayso ayaa ka jirta madaxwyane daarood lee xukumi kara markii runta loo yimaado
Waa arin lagu farxo in trump uu jaro mushaarka ciidanka danab sidoo kale waxaan rajeynaa in uu ka joojiyo calooshood u shaqeystayaasha shisheeye ee afrikaanka ah
Hadii aan aragtideyda ka hadlo ku sabsan dhinaca dhaqalaha waxey illa tahay dadka somaliyeed ee dibada ku dhaqan bil waliba halaga qaado 10$ intaas ayaa ku fillan mushar danab ama xooga dalka oo dhanba balse waa in laheela gacan aamin ah iyo dad xisaab celin samey karaa wabillahi towfiiq 🙏 allow sahal amuuraha adiga awoode aamin yaa Allah 🤲
Waa waajib in qof kasta oo soomaali ahi uu ka qayb qaato bixinta mushaaraatka Ciidanka Xogga dalka Soomaaliya. Si loo gaaro hadafkan mushaaro waa in marka hore Xasan Sheekh uu soo magacaabaa RAYSALWASAARE lala xisaabtami karo, kaas oo leh karti uu dalka ku maamulo iyo weliba in uu AAMIN yahay.
Talo Ma dhaaafin in mishaarka laga jaro ciidanka somalia allahu akbar, Maxeey qaban jireen ciidanka danab ee soomaaliya, waa lacag yar oo dowlada somalia ay bixin karto, xasan sheekh ha iska tago oo ha is casilo, haduunsan Mushaar bixin karin
Adiga calmaani ayaa ta hay 6 qodob wey qaldan yihiin dhamaan qodobka saxan waa in lagu dhaqmo shareecada islaamka si buuxda lo qaato ama tiih ayaa lagu jirayaa sida yahuuda
Dhibmalahan dhulkii laxaraadhay lacsgzii lahu gaday ayaa mushaar looga digaa baarlamasnka tuugtaa ee mushaarka loogu badiyeey in mada weynuhu waxuu rabo walaaqo iyaguna ka asmusaan caada qastayaasha ayaa laga soo goykay 2000 ee dheeraadakaa ee la siiyeey iyo la cagta madaxwe nuhu jaadka ka helo😂😂😂😂
Walahi sidan qabay ayuu sxbkey kahadlay lkn kuwo talada hayo wa in ay hogasaman shacabka Somaliyed o ay matalan wana talo kucibra qadasho mudan sida Afkanistan ay ku qabsadeen dhaliban marka rer galbeed dhaqaalahoodu jarteen isku tashi somaliyeed wa iga talo sidan kor kuxusay sidayna udhicin
Hhh somali muwadiniin ma aha hal dollar iska dhaafe qalabka dhismaha dad xadaya waaye tuugo ah Mashriicda dalka ka socdo fiiri hal dollar somali lee dahay kuka jiro world bank ayaa bixisa markii laga soo tago laamiyadii hore ay dhistay xita waa loo dhisay xukumadii siyad bare dad saas soo ahaa manta hal dollar bixi xitaa hadii lacagta ka bixiyo tuugo ayaa jeebka ku shubaneysa huf waxa noo roon in nala biilo somalidana ay dalka noqoto marqati kaliya
Waa Guul In La Joojiyo Shisheyaha Deeqdisa Wadanka Somalia 🇸🇴 Waxan Cawinaa Marka Ay La Waregan
Ciidanka Xoga Dalka Somaliyed Markas Ayan Cawineynaa Inshaa Allah ❤
Walaahi waa sax run bashegtay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️🥰🥰🥰
Arintas waa guul calooshood u shaqaystayaalka ha laga joojiyo
الحمدلله❤😂allah jabiyo murtadiinta iyo munaafiqiinta
Ilaah run haka dhigo turaam hadalkiisa sababta aan u leeyahay ayaa ah inaan kaarno isku filnaan iyo qabkeena oo kor aadi doono iyo inaan nala amrin
Walaahi was ax wana guul mida in sha Allah
Canshuurta dalka hala mideeyo
Waa in Soomaaliya isku tashtaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️
Xilipaanada 5 kun qaata lacag kle laaaluuush ayu siiiya xasan si ujeedooyinkiisa loo ansaxiyo marka kuwaaa miyad arkiwaysay marka anaga lacag naga so raaadinysa
Hadalkaaga waa sax. Somalida war waa dhageesata lakiin kuma dhaqaaqdo
Anigaa ugu horeeyo taakulada Ciidanka
ha jaryo duliga waa fasahaadka adduunka dalkana ha laga saaro inagaa isku filin asc
Madaxweyne safar badan
Hotelkii halkii hbn 81kun ku seexanayo
Xildhibaan 5kun qaato
Qaarna7kun qaata
Qaar 10kun qaato
Wasiiro lacaga badan qaato
Shirar maala yacni la qabanayo
Dhaqaalo xumo ma jirtee
Israaf xumo jirto
War sxp muqdisho dowlada somalia waa mesha ay ka dhaqaqi la,dahay waxaba dhama mamul goboleedyada oo nabad ah oo amni musuq masuq haba jiree
Lkn muqdisho ila meerayso ayaa ka jirta madaxwyane daarood lee xukumi kara markii runta loo yimaado
Waa arin lagu farxo in trump uu jaro mushaarka ciidanka danab sidoo kale waxaan rajeynaa in uu ka joojiyo calooshood u shaqeystayaasha shisheeye ee afrikaanka ah
Hadii aan aragtideyda ka hadlo ku sabsan dhinaca dhaqalaha waxey illa tahay dadka somaliyeed ee dibada ku dhaqan bil waliba halaga qaado 10$ intaas ayaa ku fillan mushar danab ama xooga dalka oo dhanba balse waa in laheela gacan aamin ah iyo dad xisaab celin samey karaa wabillahi towfiiq 🙏 allow sahal amuuraha adiga awoode aamin yaa Allah 🤲
Maashaa Alaah
Sc walalkey dowlad candour lagu amini karo ma hayno
Wariye warkaan xagee ka soo xigatay warkaan mise waa iskaaga riyootay mise waa analysis?
Xusenow hadii ay jiri lahayd arinta and shegtay way ficnaan lahsyd
AQLIGA REER BILILIQO OO SHALAY LAHAA FARMAAJO WAA MAREEXAN XAMAR UNUKAA LEH
bad badada Somalia wa ina lodhibin qof basabor shasheye watan xilka dowlada halaga ilaliyo
Dadka soomaaliyeed waa diyaar ee aaway madaxdi la aamini lahaay
Allaahu Akbar Bali doogle waa la xidhayaa, Xalane Uganda way baxaysaa, maxaa u Xal ah UNUkaa leh 😂😂😂😂😂😂😂
Shisheeye iyo Shisheeye kalkaa Waa udhamaatay, sida adoo kale Ey afxun
Waa waajib in qof kasta oo soomaali ahi uu ka qayb qaato bixinta mushaaraatka Ciidanka Xogga dalka Soomaaliya. Si loo gaaro hadafkan mushaaro waa in marka hore Xasan Sheekh uu soo magacaabaa RAYSALWASAARE lala xisaabtami karo, kaas oo leh karti uu dalka ku maamulo iyo weliba in uu AAMIN yahay.
Yaa is gaaray!!!!!
Asc. taas waxaa lagu gaari karaa hal dowlad in lahelo oo mideysan,
As ama dfs,shacabka hadaba waa laga qaadaa 2 canshuur oo kaafiso ciidanka somaliya.
xildhiban ah wasir basabor shasheye wato Somali laga arka😂😂😂😂😂
1,000,000 oo soomaali ah oo $ 50 bixiyaan waa 50,000,000 bishii
Hal dollar bil kasta oo qof walba bixiyo mareykanka waa laga raayay ani diyaar
Unity matters
Adeer ogow ninka ciidanka biilo in aay asaga ushaqeyan.
Somalia hadey rabto in aay kagudubto faragelin shisheeye.
Ha isku tashato oo habixiyan musharka ciidanka iyo shaqAlaha.
Hadii kale ha ogaaden in aysan kagudbi Karin faragelin shisheye
Aniga waxaan qabaa inaan dalkaan ku filan nahay lkn maheyano madax udiyaarsan iney hantaan ciidanka quluubtood lkn waxan iska dhaadhicinay iney ajnabi ku heyan karaan
Taas waxa lahela Markey shacabka soo dorten madaxdooda lakin intii kufartan meesha lagu beeray intey joogan tas lama sugayo
Danab iyo ciidan somaliyeed qurbo joog ayaa ku filan lakin madaxa in bariis ciidan gataan Mala deyn karaa iyo musuqa lala Dabo wado ciidanka
Asww❤❤❤❤
Halaga goosto wax faaido ah ma laheene waxay ahaayeen tuugo kheyr laheen
Talo Ma dhaaafin in mishaarka laga jaro ciidanka somalia allahu akbar, Maxeey qaban jireen ciidanka danab ee soomaaliya, waa lacag yar oo dowlada somalia ay bixin karto, xasan sheekh ha iska tago oo ha is casilo, haduunsan Mushaar bixin karin
Waxaas oo dhan waxaa keeni kara hogamiye xalaal ah dacad u ah dadkisa iyo dalkisa
10.milyan oo muqaadaraadka bil walbaa dalka kaga baxdo ayaa ku filan ciidanka soomaaliyeed
Galmudug iyo hiran cidan shashey kuma dagalaman
Adeerka xasan shiikh aya kudheelay wadanka isaga ayaana sameyay waxa sheegtay oo dhan marka Anaga waxba afka hanoo macaynin sxb lacagta lagusiiyay ayaa ka hadalsiinaysa
Canshuurta ay dowladu qaado waqti xaadirka waa ay ku filantahay waana kasoo hareysaa howlaha dowlada waa hadii musuqmaasuqa laga daayo oo si nadiifa loo maamulo lkn tuugo waxwalba cunaya oo baahan baad leedahay hala taageero
Aaway canshuurti dakada muqdisho
Aaway canshuurtii airport ka
Aaway canshuurta gaadiidka ee malaayiika doolar ah
Marka lacag la'aan ma jirtee maamul xumaa jirta
Hussain abdulahi xasid tahay lacag danbe ma rabta shacabka in laga qado 😂canshurta nagala qado halke la geya
Waryaa mooryaanta gadanaya dhulkii aydaalad kushaqayneysay waryaa mooryaanta suuqyadii gadatay waa lakalatagay cidfila somaaliya usoosocota majirto soomaali nimo waa dhamaatay in muqdisho
Hussein Abdulle Ayaa Kaa Wanaagsan sxb oday
Afghanistan iyo suuriya wadaniyiin ayaa la wareegay cawaanta aan ka dhalanay lama mid ahan
canshurta shacabka Laga qado inte la geya
War ninyahow waa maxay taladaan aad sheegeyso
Dalkaan asiga dhan waa beec😂😂😂
😂😂😂😂😂😂
Sede layela qabilda bahan sida darood oon wiligod shaqeysan oo baryo cey kunool
Ciidamada.soomaaliya.mushaaraad.kooda.waxaa.kufilan.dhaqaalahayna.ka.sooxirooda.gobolka.banaadir.dhaqaalahas.oo.hada.dad.qaas.ah.uu.qaato
cidanka yeey u shaqeyan Horta 😂 xildhibanada iyo wasirada basaborada shasheye watan ialaliyan ha siyan mushar
1991 kuwaasa somali burburiyey adinku bixiya oo siiya ciidanka lacagta garguurte usheeg iyo munaafaqiinta adey dawlad kuutahay mooryaan xishooda xamarna adinke caasimad idiintahay
91 hadii aad ka hadashay waxaad tahay dakii cararay illaahadana cuqdadii qaba kkkkk
War kale
Wanaka xumahay in shacabka Somaliyed ad u shegto dal jecel iyo wxksta o dalkoda ah keli ah wxan la anahy hogaamiye cadaalad ah iyo madax na horkacda
Tolkeey Abgaal waxa aay rabaan mayaqaanaan. xasan sheikh waa madaxweeyne soomaaliyeed ee maxaa idiin dan ah wax maqaam ah malahan gobolka doorashana kama dhici karto gobol aanan wax maqaam ah laheeyn oo meel uu katirsanyahay aaysan jirin
Hawlihii ku saabsanaa BURBURINTA qaranimada soomaaliyeed ee SHISHEEYE CADAW soomaaliyeed ahi u wakiisheen Xassan Sheekh ka hor inta aanu maddaxweynaha dalka loo dooran way socdaan, sida: Burburinta ciidanka + burburinta wadashaqaynta xukummadda federaalka iyo dawlad goboleedyada + burnurinta siayaasadaa arrimaha dibadda si loo lumiyo dhamaan saaxiibbada Somaaliya.
Adiga calmaani ayaa ta hay 6 qodob wey qaldan yihiin dhamaan qodobka saxan waa in lagu dhaqmo shareecada islaamka si buuxda lo qaato ama tiih ayaa lagu jirayaa sida yahuuda
Waddan madaxweynihiisii uu dhaqaale aruursi iyo qaraabo kiil ka shaqaynayo see loo bad-baadin karaa?
Qodomka koowaad ma ahan 3 sadexaa tuuk lama caawin karo
Dhibmalahan dhulkii laxaraadhay lacsgzii lahu gaday ayaa mushaar looga digaa baarlamasnka tuugtaa ee mushaarka loogu badiyeey in mada weynuhu waxuu rabo walaaqo iyaguna ka asmusaan caada qastayaasha ayaa laga soo goykay 2000 ee dheeraadakaa ee la siiyeey iyo la cagta madaxwe nuhu jaadka ka helo😂😂😂😂
Madax weyne hii hore farmaajo ayaa yuri aan isku tashano si aan waxaan sameyneeyno nalooku meerin
Tuugta wada ka halaga qabto
Adiga xataa youtube aad ku nooshahay maad shaqeeysatid
Ruuxii quudkaaga haya ayaa go,aamadaada leh,oo la micno ah xor matihid,
WAY DAHEN INAY MAR HORE LAGOSTA WACNAYD MAXA YELAY WA TUGO MADAXDA WADANKA OOOL HA ISKUNTASHADAN IYAGA
😂😂😂. Wadan somalia Miya Jira ? So kan muqdisho Le ka shaqeyna
alashabab wadanka hadow la warego sida Afghanistan dowlad noqeyna dadkan basabor shasheye watan guryo yurub ka dhistan
Kaalay la wareeg jilcanyahey
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪💪💪
Walahi sidan qabay ayuu sxbkey kahadlay lkn kuwo talada hayo wa in ay hogasaman shacabka Somaliyed o ay matalan wana talo kucibra qadasho mudan sida Afkanistan ay ku qabsadeen dhaliban marka rer galbeed dhaqaalahoodu jarteen isku tashi somaliyeed wa iga talo sidan kor kuxusay sidayna udhicin
Waasax.shacabka.in.dhaqaale.bixiyaan..yaaloodhiibayaa.ooaami.ah.waad.aragtaan..damujadiid.jeebkooda.mababuuxsamo.waxkasta.waayaruursadeen.weli.waaybaahanyihiin
Wariye malinta somalie ay katashaato in xamar casimaada somaliya laga wareejiyo oo meel dhagaar iyo dhiig ku dadaan xaasuqna kadhicin casimaada somaliyed oo nabad ah somalie wadaledahay malinta ayey somalie is aminaysa dawlaad taayaleh oo cidimoo qaraan dhismayan xududaha sugidoonan ee inta mesha muqdisho iyo moryane somalie dhex fadhido 100sano danbe wax dawlaad somaliyeed la dhoho majireeso waxa mata dhacaya iyo wax kadaran iyo dhul somaliya oo shisheyey logacan gaaliyo xamar iyo moryanta grub hirab halagasugo
Aqliga kugujecladay
Soomali ha isku tashtaan
marekanka xalane dadka kalyaha ugula baxa
dowlada away dad basaboro shasheye wato ilmahoda yurub jogan dhiga shacabka somaliyed guryo ugu dhistan
Cidanka wala garab istagi lahaye xasan tug ban wax lagu amini karin
Tuugta dibada ka ximid ed beri cararaaya maxaa xukunka loogu dhiibaayaan tuug
Hhh somali muwadiniin ma aha hal dollar iska dhaafe qalabka dhismaha dad xadaya waaye tuugo ah
Mashriicda dalka ka socdo fiiri hal dollar somali lee dahay kuka jiro world bank ayaa bixisa markii laga soo tago laamiyadii hore ay dhistay xita waa loo dhisay xukumadii siyad bare dad saas soo ahaa manta hal dollar bixi xitaa hadii lacagta ka bixiyo tuugo ayaa jeebka ku shubaneysa huf waxa noo roon in nala biilo somalidana ay dalka noqoto marqati kaliya
Kkkkkkkkk
Hhhhhhhhhhh