Mowduucani Taariikhda Dooda iyo Eedaynta ugu wayn ee inooga timid waa in qabiil aana u janjeersanay, Laakiin sidda dhabta ah Baarnaamijyadeenu way ka badan banaan yihiin qabiil ama koox gaar ah, Waa barnaamijyo loogu talagay in wax laga faa'ido, Juhdi badan, Aqris iyo diyaarin dheer ah ayey qaataan, Qodob weliba ee muuqaalka looga hadlay qof weliba ee codsada waxaan siin karnaa cadeynta iyo halka aan kasoo xiganay. Su'aasha ugu badan ee mowduucani ka timid maadama ay ahayd ''Qabiilka Daarood ayaa Talyaaniga kasoo horjeedsaday iyo Qabiilka Hawiye ayaa Talyaaniga soo dhaweystay'', Si aan isaga beri yeelno in aan qabiil gaar ah la jirno, Halka aan kasoo xigganay ayaan xagga hoose idin soo dhigay. Maadama SAWİR aanan youtube-ka lasoo gelin karin raac linkigani www.annagaproduction.com/uncategorized/siddee-barnaamijyada-aad-u-diyaarisaan/
Ninkan waa RUclipsr kii ugu horeeyay ee sifiican oo waadix ah uga hadla in somaliland iyo Somalia laba maamul oo kala duwan xukumi jireen sidaa darteed markii ay isku biireen ay isba fahmi waayaan sababtoo ah labada nidaam aya ee lagu naamuli jiray ayaa aad ukala duwanaa
Way ka horeeyeen lkn sbbta ay labaduba u baxeen way kala duwaneed. Ssdf ssbty u baxeen wxy ahyd in xil la siin wayey, balse SNM dulmi lagu hayey bay u baxeeen. Oo markii snm baxday waki siyaad bare u yeedhay ssdf oo xilal siyey ee ay soo labteen.
Abo siyaad ilahey ha u naxaristo❤️ mida labad qof danbi wu gali kara lkn ya laga dhigin dowlad dowlad ku dushay oo kale wa dadka saas u fahma. Adigane abti wa mahadsan thy inte ka aqrisatay wan jeclanlaha in an aniga si baro❤️mahadsanid wll qali❤️
Aswaraxma walaal taariiqda dib u aqri daarood iyo hawiye ayaga ayaa ku soo dhaweeyay koonfurta soomaaliya waxa ka hor yagay biyo maal mudo 20tan sanno ayuu socday dagaalkaas ma aqaan inaad ku teen dadka qariyay taariiqda dhabta ah waan ka xumahay wlhi

DAL KA SOMALIA 🇸🇴 WAXAA. BUUQA. KU FURAYA. WAA. DADD. U SHAQEEYA. DAL KA ETHIOPIA 🇪🇹 OO. AFSOMALIGA. KU HADLAYA. WAXA. AY. RABAAN. DHULKA. IYO BADA. IN AY IIBSADAAN. WAA TUUG ABAABULAN
hal buug miyaa qadiyad qabiil dhan ku go aaminee sidee ku xaqijinee run ahaantiisa haddii buug kasto la rumaysanayo waxan ku tusayaa buug qoraya in calanka somaliya talyaani sameeyey xoriyadii wax badan ka hor marka buug kastaa ma aha saxiix
M.a wll c rashiid allaha ku xafido sxb qaaliya lkn codkaga maanta isbadal ayan ka dareemaya aniga iyo dadka qaarkood malaha wad hargabsantahay allaha ku caafiyo wll
Sxb wa runta ninkan tariiqdu been ka sheegay talyaninka qabiilka ladagaamay wa gaaljecel waxana hugaminayay sheeq xasan barsan alaha unaxariiste waxana taariiqda hawiye qariyay wa dowladii siyaad bare
@@mohamedo8596 Syl urur siyaasaded ayuu aha ay ku midaysnaayen dhalinyaro somaliyed ee kuunfurta kana wada socday dhaman qabiilda hawiye, daarood, dir iyo beelaha shanaadba ma ahayn qabiil gaara, Tan labaad siyaad barre (AUN) wuxu ahaa nin wadankisa jecel horumar badana gaarsiiyay dadaal badana ugalay in lasoo celiyo dhulki soomaliyed ee gumaystuhu haystay, Lakin nasiib daro cadawgi somaliyed ee xabashada ayaa soo adeegsaday jabhado daba dhilif ahaa si ay dalkooda udumiyaan dawlad la'aan udhigaan aakhirkina way ku guulaysten inay dalki fawdo iyo halaag ka dhaco laguna kala tago marka qabiilka iyo waxa aad ka sheekenyso waa wixi cadawgu nooga faaidaystay dalkuna ku damay ee caqligada kor uqaad.
Sxp ama wuqooyi ka imaaw ama koonfur ka imaaw un,lasoco inaan isga sokeyno 7billion ee calaamka ku nool midnimada waxdhama majiraan somali ayeynu wadanahay wll
saxiib gumoeystaha joogay koonfurta waa ay la dagaalmeen hawiyaha waxaa la dagaalamay shekha hssan barsane ee marka tariikhdda safiican u aqri mahsanid
Waxba ka qaldan wax Somalia la yidha maba jirin. Gumaystaha ka hor waxa jirtay dhul sonaliyeed. Hadii laga yimaado waxa jirtay kaliya qaybta waqooyi oo la yidha Somaliland. Halka ta talyaniga laba aqoon. Taariikhda ha qaldin
daarood oo talyaani la dagaalamay xagee ayee ku qorantahay war ha qarin taariikhda ee runta sheeg BIYAMO MAAL ayaa hor istaagay oo waramo ka difaacay in eey xeebta marka ka soogalin talyaaniga.
Been loow baa tahay Qabiilka Daarood ee Majeerteen wexey talyaaniga ku soo hogaamiyeen kismaayo iyo dhanka kale koonfurta Qabiilka Dudublaha ee hawiyaha ah mataqaanaa sababta loogu baxshay Duduble xordage waxey qabteen 2bo nin majeerteen ahaa oo talyaaniga soo dirsaday oo dhulkii dudubl u yimid si ugu sahmiyaan intuunan soo duulin, dudublihiina wee fahmeen wexey 2badii nin ku xereen faras, waxaa kaloo jiro qabiilo kale hawiye ah oo la dagaalamay talyaaniga Mida kale Taariikhda ilaa iyo hada koonfarta wadamadii ugu badnaa ee kusoo duulay waxa horkacaaye daarood Tusaale marku talyaaniga soo duulay waxaa sahan u ahaa hadana horkacaaye mj, 1980 meydii Qabiilkii ugu horeyey ee jabhad noqday kadibna galo itoobiya ee kasoo jabhadeeyay Waxey ahayeen daarood majeerteen, 2006 di duulaankii itoobiya ku qaaday casimada somalya ee muqdisho waxaa horkacaaye qabiilka daarood ee mj, 2012di duulaankii Kenya ee ku soo qaatay Kismaayo waxaa horkacaaye qabiilka daarood ee ogaadeen Waala yaqaanaa Qabiilka isir iyo ab u leh iney gumeystaha dalkooda u soo horkacaan Waryaa taariikhda ha mara habaabin
Saxiboow beenta jooji kowfurta dadka u halgamay ma ahan darood ee tariikhda iska sax waxa laga qoray boogag waween waxyna yalaan hada Nairobi talyaniga asiga xita wa laga helaa dadka ka hor isgay kowfurta Somalia waa nimanka biimaal la yirahdo waxy ka hor jogsadeen INA nin cade xeebaha uu soo jogsan 1902dii ayay aheedi
Hada mawaxaa ka faaiidna in Somalida gumaysiga diiday ay ahayd darood. 😄😄 Meshi ugu horaysay ee lagu la dagaalay gumaysiga ee lagu xasuuqay waxay ahayd warsheeikh daroodne ma degano oo waxaa degan hawiye oo aad ku sheegtay inuu gumaysiga doonayay😃😃😃bal is qabadsii hawiye waa gumaysi do on hadane ayaga ugu horeyay dagaal lagu qaado gumaystaha (1889 dib u baar general taneeti iyo waxi ka qabsaday warsheikh
Waar iila hada Dalkaga Cadow uso hogamiinsan So Hawiiye Mahan Xasan Shiikh kan hada emiaradka iyo Kenya oo waliba Bada Nagu heeysata Daba Ku waata Waligiin tuuganimada Iyo Xaranta Waad isku Tageertan Miid Bada Geeta iyo Miid Daroogo wadanka So gaaliyo
@@kamaalahmed8667 wxnd jecleyn markad maqasho macnaheedu ma aha in aysan jirin. Abaha siyaad bare danbiyadu galay iyo dadku layey waa la wada garanaya ee waxba ha ka nixin
anniga uma malaynaynin in c/rashiid daarood qabiilayste ah u yahay alxamdulillah hadda waan ogaadey waxana iskugu darayaa unsubscribe iyo in aanan dib danbe u dhegaysan, sababta ugu wayn weligay ma maqal inta an noola ma arkin daarood dal difaacaya lakin bil caksi iyaga cadawga soo hor gala hawiyuna wa ka difaacaan cadawga marka aqoontiisa aya aad u gaaban in u iska aamuso ayaa u roonaan lahayd. ..
Maanta igu danbaysa inaan ku daawado xaqiiir bad tahay qabyaaladu madax martay 1 ,koonfur qabiilka ku suntan ka hortaga talyaanigu biyo maal bu ahaa ,2 midnimada umada somaliyeed gumaysi kama dambayn ee shacabka waqooyi ba sababay oo xata khasbay siyaasiintoda . Waxa kale ad shubaysana maba sii dhegeysan 2 da qodob ban kaga degay ba jaw hadana
Mowduucani Taariikhda Dooda iyo Eedaynta ugu wayn ee inooga timid waa in qabiil aana u janjeersanay, Laakiin sidda dhabta ah Baarnaamijyadeenu way ka badan banaan yihiin qabiil ama koox gaar ah, Waa barnaamijyo loogu talagay in wax laga faa'ido, Juhdi badan, Aqris iyo diyaarin dheer ah ayey qaataan, Qodob weliba ee muuqaalka looga hadlay qof weliba ee codsada waxaan siin karnaa cadeynta iyo halka aan kasoo xiganay. Su'aasha ugu badan ee mowduucani ka timid maadama ay ahayd ''Qabiilka Daarood ayaa Talyaaniga kasoo horjeedsaday iyo Qabiilka Hawiye ayaa Talyaaniga soo dhaweystay'', Si aan isaga beri yeelno in aan qabiil gaar ah la jirno, Halka aan kasoo xigganay ayaan xagga hoose idin soo dhigay. Maadama SAWİR aanan youtube-ka lasoo gelin karin raac linkigani www.annagaproduction.com/uncategorized/siddee-barnaamijyada-aad-u-diyaarisaan/
Ustaad xaqiiqda siday ahayd ayaa ugu sheekeysay kuwa runta kugu nacaayo warkooda kabax ilaa iyo hada 4.5 ayaa lawadaa maxaa udiiday inay doorasho qof iyo cod inay diyaariyaan 300 qof oo teendho lagu xareeyay ayaa Madaxwene dal dhan xukumaayo dooraneyso oo weliba si cadaalad ahayn oo musuq ah hal shey oo dalka iyo dadka wax utaraayana masameeyo haday ahaan lahayd iskuulo hospital jidad
Masha Allaah Abubakr wale juhdibadan iyo dadaalbad gelisay taarikhdan somaalidana wataqaanayo wabad iskaberiyeeshay meelaha ay xasaasiyadakaqaban Jazaakallaahukheer akhi Allaah yadawilcumrak bilcaafiya Amiin 👍🏻good job 👏
Hal meel aan kaa saxo dayuuradii la yidhi duqee hargeysa ninkii la baxsddy wuxuu ak dejiyay jabuuti itoobiya ma ahayn
Masha Allah aad baan ugu faraxsanahay sida aad ubayaamisay wax aanay madaxda koonfur joogta waqtigan xataa aan laga dhaadhicin Karin inay run ahayd tusaale in Somalia iyo somaliland sababta ugu weyn ee umidoobeen ahayd in lahelo shanta soomaaliyeed oo calanka buluuga hadhsanaya laakiin taasi waxay noqotay riyo aan meel gaadhin somaliland dib ayay ula soo noqotay xoriyadeedii lagamana yaabo inaan kulaabano koonfur sababtoo ah iyaga ayaaba ubaahan cid midaysa oo dawlad dhexe adag usamaysa
Ninkan waa RUclipsr kii ugu horeeyay ee sifiican oo waadix ah uga hadla in somaliland iyo Somalia laba maamul oo kala duwan xukumi jireen sidaa darteed markii ay isku biireen ay isba fahmi waayaan sababtoo ah labada nidaam aya ee lagu naamuli jiray ayaa aad ukala duwanaa
Shaeeecada Islamka dowlad kudhisan Aya kashaqayn Kara Somalia
Jazakallah akhi.
Waa mucjizo qabyaaladu.
Yahuu somalitha in shica iyo suni iskudameysa ayaad rabtaa shartatha Allah nagaqabta
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔🌙🤙❤💔
Taariiqda somaliya waxna wa saxday waxna wa qarisay sidii siyaad barewaxaad qarisay halkamayaashii hawiye ee ladagalamay kumestahii talyyanika waxana hogaminayay halkamaakii weyna alaha unaxariiste sheeq xasan barsane,
SNM waxa ka horaysay SSDF alle ha u naxariistee Mujaahidiintii Soo maray Abdullahi yusuf iyo Khaliif shiikh Maxamud♥️🇸🇱
Snm iyagaa ugu horeeyay
Mujahadin ma ahayn waxay ahaayen daba dhilif xabasho oo dalkooda lagu duminayay aakhirkina markay ku danaysten tuuray.
Way ka horeeyeen lkn sbbta ay labaduba u baxeen way kala duwaneed. Ssdf ssbty u baxeen wxy ahyd in xil la siin wayey, balse SNM dulmi lagu hayey bay u baxeeen. Oo markii snm baxday waki siyaad bare u yeedhay ssdf oo xilal siyey ee ay soo labteen.
Taariikh ma haysid SSDF baa jabbade ugu horreeysay
Waa runtaa walal qali mahadsanid keep going wax badan ayaan kafaiday
Haddan soo dhcy ustaad ❤️😀 keep going
First view keep going bro
Wlahi ustadka...waa youtuberka an ugu jecelahay....masha alla....ad ayan ugu raxaysta codkiisa...iyo barnamijyadiisa...masha alla....keep Going Ustad..
Allah u naxariisto
Asaga ma xumeyn ragga hoosjoogey ayaa xumeeyey
Abo siyaad ilahey ha u naxaristo❤️ mida labad qof danbi wu gali kara lkn ya laga dhigin dowlad dowlad ku dushay oo kale wa dadka saas u fahma. Adigane abti wa mahadsan thy inte ka aqrisatay wan jeclanlaha in an aniga si baro❤️mahadsanid wll qali❤️
Naxariis arki maayo wlh. waa ninka saxariirtaan nabaday😑
muxuu hooyo laayay muxu carur bir ma gaydo ah diyaarad ku duqeeyey ma kaasaad leedahay aabo
AUN ABO SIYAD BARE 😓
bla iwrn
Aswaraxma walaal taariiqda dib u aqri daarood iyo hawiye ayaga ayaa ku soo dhaweeyay koonfurta soomaaliya waxa ka hor yagay biyo maal mudo 20tan sanno ayuu socday dagaalkaas ma aqaan inaad ku teen dadka qariyay taariiqda dhabta ah waan ka xumahay wlhi
Talyani wixii dalka keenay beesha majeeerteen ayaa ugu badnaa sidoo kale hawiye qaar ka mid ah oo taageersanaa wey jireen lkn waxaa ka yara waldan inaa tiraahdo daarood dhamaan guumeysi diid bay ahaayeen hawiye guumeysi ayuu taageeray ee taaruikhda iska sax mhdsanid
Inta ugu horeysa like saar 👍
Keep going brother
Waxanu rajaynayna inaad zijoogta wax nooguso gudbiso allah danbigaaga hadhaafo wll
Ustaad abdi rashiid wlcome to back inbadan kuu xiisnay walahi 🔥❤💯
Ninkan waa RUclipsr kii ugu horeeyay ee sifiican oo waadix ah uga hadla in somaliland iyo Somalia laba maamul oo kala duwan xukumi jireen sidaa darteed markii ay isku biireen ay isba fahmi waayaan sababtoo ah labada nidaam aya ee lagu naamuli jiray ayaa aad ukala duwanaa
Wll Abdirashid hoyaday aya kuku xidhan malmahan wx wad so dhigi weysey weyna ku walwalsaned maxad ku mashqulshey huno ma cafimad qabta
Arimaha wadankeenna ku saabsan noosoo badi wll si aan wax badan uga fahanno. Thanks
Runtii Waxaad tahay Macalin Aad iyo aad U fiican
Alle cadaabka Hakaa Ilaaliyo Aakhiro iyo Aduunba Wll
Runtaada weeyaan wax walba
SNM Waa ka horeeysa SSDF oo Majeerteen lahaayeen iyagana soo dhoweeyey
Thanks bro for your reporting
Ta koobaad aan kusaxee midawga somaliland iyo Somalia qaramada midoobay kamay danbeen ee odaashi somaliland ee barigaa ayaa yidhi walaalehen Somalia aynu ku biirno oo markaa xoriyada qaa tay ingiriiskuna arinkaa waa kasoo horjeestay oo wuxuu yidhi halkiina iska jooga waa laydin aqoonsanayaaye
Wll waad mahadsantahay maanta umada somaliyed waxa hortoda yaala waa in ay ka wada tashadan aayahoda muhiim maaha ugu horayntaba aynu midawno balse xitaa inago 5 ah waynu wada shaqayn karaynaa waa fikrkayga
Taariikh ma haysid ustaad
Colimo Allaah salaatu xaajo u tukada burburka snm oo muuse biixi cabd iyo naagtiisii iyo edna aadan iyo siilaanyo iyo sahra halgan ay ugu horeeyaa oo Allaah mari meeshaad marisay qoomu furcoon iyo qoomu luut iyo qoomo nuux iyo qoomu araa-ik iyo qoomu caad iyo qoomu thamuud iwm oo u hiili hiil hufan mu-miniinta iyo muslimiinta snm ka oohinayso oo ka yeel taariikh laga sheekeeyo sida tii kuwan aan soo sheegnay iyi tii afweynihii culimada gumaaday oo ciqaabay xaqqaaga dartiis oo snm hada hidaayo kuuma waydiinayno laakiin burburkooda ayaan kaa codsanay oo coldoon iyo culimada iyo da'yarta iyo hooyooyinka iyo waateelka ay ka oohinayaan nabad gali oo ku dambaysii oohin iyaga oohin tiiraayo aamiin sha Allah.
Jareerta masoomaalibaa mowduuc kasoo sameey 🙈🥰
That's why aan ilaa hadda qabiil unecbahay😢💔🙄
Hawiye iyo Daarood necbiyaa😫😫 mey wax isla fahmaan. Waana kadhashay kawaran
Keep going 💪 bro
Ustad qadiyada ka danbeysa 4.5 ka so hadal ado mhdsan
Daarood ayaa wadaniyiin ah baan ufahmay waa qabiil toos ah
Yaar iyo weyn darood ayey kuu washeen yaab😏
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 WAXAA. BUUQA. KU FURAYA. WAA. DADD. U SHAQEEYA. DAL KA ETHIOPIA 🇪🇹 OO. AFSOMALIGA. KU HADLAYA. WAXA. AY. RABAAN. DHULKA. IYO BADA. IN AY IIBSADAAN. WAA TUUG ABAABULAN
Raali ahow saaxib sheekh xasan barsane ma daarood baa
Thanks
مشاء الله تبارك الله
Ogaadeeniya dhul ladhahaa ma jiro waxaa la dhahaa somali galbeed
Somalia galbeed soo ogaden ma ahan nacasow
Ogadeenia maps adunka ayey kuu jirtaa waxba lagama qaban karoo🤣😏
DAL KA SOMALIA 🇸🇴 IYO DAL KA ETHIOPIA 🇪🇹 WIXII DHEXMARAY. WAALA OGAA.
hal buug miyaa qadiyad qabiil dhan ku go aaminee sidee ku xaqijinee run ahaantiisa haddii buug kasto la rumaysanayo waxan ku tusayaa buug qoraya in calanka somaliya talyaani sameeyey xoriyadii wax badan ka hor marka buug kastaa ma aha saxiix
Somalia 🇸🇴 guul 5
Ta labaadna talyaaniga Somalia waxa kaga horyimi qabiilka layidhaahdo biyamaal oo mudo badan ladagaalamayey sida ku xusan buugta yaala nadxafyada waa waayeyn ee talyaaniga
Waa run xog aan wali ogeen
Somalidu maanta maalin ay ka qabyaald badan yihiin ama ka isticmaal badan yihii majirto somalidu waa dad cajiib ah oo fahan ka nolashu kuliito
WLLHI runa weeyi
Afweeyne ma ahayn wadani soomali midaynayay ee wuxuu ahaa jaajuus gumayste waliba talyaani oo loogu talagalay in uu kala geeyo soomali iskudiro shaydaan diinta
M.a wll c rashiid allaha ku xafido sxb qaaliya lkn codkaga maanta isbadal ayan ka dareemaya aniga iyo dadka qaarkood malaha wad hargabsantahay allaha ku caafiyo wll
ruushkii iyo yugrun ka hadala ustaad
WAXAD SHEGTAY WAX NA RUNBAD KA SHEGTAY WAXNA BEEN BAD KA SHEGTAY MICNAHA TARIKHDA SOMALIA WAXBAD KA QALADAY
Adi noo sheeg runta
Waxas iyo waxas bad qaladay inad so qorto aya ka muhiimsanayd intad intan so qoraysid
Saad jeceshahay hadad wax umaqlin been miyey noqoneysa 🤔
Dhibaatada uu ugestay wlalhen pls habubunin
Buntu they are the one who fight in Iowa juba
ماشاء الله
DAL KA. SOMALIA 🇸🇴 HADA. MA. INGIRIIS BAA JOOGA.MISE TALYAANI BAA JOOGA SHEEKO RAQIISA LOOMA BAAHNA
Aragtidaan waa kugu kaligaa, Dadka aan waxba Soomaaliya ka ogeen Beentaan ja dharji
Faqash been badnaa ,SYl ayaa soomaaliya xureeysay inta badane Hawiye ayeey ahaayeen.Tan kale Daarood soomaaliya shaqo kuma leh Daarood dhulkiisii Waa Maxmiyad ilaa iyo maanta ,waayo ayaga ayaa Daarood adoon ah.
Cudurka ku hayo kansar waa ka daran yahay runta calamka odhan ayaa laga og yahay did ama yeel runta ma badeli kartid
Sxb wa runta ninkan tariiqdu been ka sheegay talyaninka qabiilka ladagaamay wa gaaljecel waxana hugaminayay sheeq xasan barsan alaha unaxariiste waxana taariiqda hawiye qariyay wa dowladii siyaad bare
@@Ishmaeltihhsidi haa sxb Siyaad barre Asgari Gumeeystihii Talyaaniga u shaqeeyo ayoow ahaay ,markeey SYL Dalka ka saareeysay Gumeeystihii Talyaaniga.
@@mohamedo8596 Syl urur siyaasaded ayuu aha ay ku midaysnaayen dhalinyaro somaliyed ee kuunfurta kana wada socday dhaman qabiilda hawiye, daarood, dir iyo beelaha shanaadba ma ahayn qabiil gaara,
Tan labaad siyaad barre (AUN) wuxu ahaa nin wadankisa jecel horumar badana gaarsiiyay dadaal badana ugalay in lasoo celiyo dhulki soomaliyed ee gumaystuhu haystay,
Lakin nasiib daro cadawgi somaliyed ee xabashada ayaa soo adeegsaday jabhado daba dhilif ahaa si ay dalkooda udumiyaan dawlad la'aan udhigaan aakhirkina way ku guulaysten inay dalki fawdo iyo halaag ka dhaco laguna kala tago marka qabiilka iyo waxa aad ka sheekenyso waa wixi cadawgu nooga faaidaystay dalkuna ku damay ee caqligada kor uqaad.
@@mohamedo8596 Daarood Waa Kii Iidoor Oo Magacyada Laga wada Badalyo Kaniisadana La dhisayo kaa Bad Baadiyay Sayidka Yuu ahaa Libinta Ha qarin
Somalida awalba gaaladaa isku qasbaysee wax dan ah oo iskaga xidhan ma jirto. Somaliland Britain ayaa gumaystay Somaliana talyaani mxaa iskaga keen xidhan markaa, just nothing.
Sxp ama wuqooyi ka imaaw ama koonfur ka imaaw un,lasoco inaan isga sokeyno 7billion ee calaamka ku nool midnimada waxdhama majiraan somali ayeynu wadanahay wll
@@maxamedyuusuf2429 midnimo watas ligu xasuqaY manta Ma rabne dhibkas shalay kaso baxnay Ee manta adinka lee wax qabsada
@@mohailkacase3237 wxs midnimo lamadhaho huno adigu somali unbatahay waxkasta samey aslkadu waa somali
Somaali qabiil ma dhafaayan
saxiib gumoeystaha joogay koonfurta waa ay la dagaalmeen hawiyaha waxaa la dagaalamay shekha hssan barsane ee marka tariikhdda safiican u aqri mahsanid
Hada ma waxaad naga dhadhicini majeerteena halgamay
Konfur miyamaal iyo gaaljecel bis ah ayaa diiday talyani
WANU KUSALANAY ( LAKIIN MAJIRTA AKONKOODHAAN WAXA KADHACAYA CIID OOG OO DAD AHII
Wll muuqaalkaan looma baaahno
Qoraalkaas iyo calaamadahaas iyo goobaabintaas aad vedioga ku sharxayso aad baan uga helay runtii
Waxba ka qaldan wax Somalia la yidha maba jirin. Gumaystaha ka hor waxa jirtay dhul sonaliyeed. Hadii laga yimaado waxa jirtay kaliya qaybta waqooyi oo la yidha Somaliland. Halka ta talyaniga laba aqoon. Taariikhda ha qaldin
adeer naga kaladaa dhagaxaanta
mj ayaa talyaani soo dhaweeyaye
Sxb tariqda dib uso aqri darood iyo habiye talyaniga aye kuso dhaweyen somalia gumesiga qabilka keli ladagashay wa biimaal
daarood oo talyaani la dagaalamay xagee ayee ku qorantahay war ha qarin taariikhda ee runta sheeg BIYAMO MAAL ayaa hor istaagay oo waramo ka difaacay in eey xeebta marka ka soogalin talyaaniga.
Been loow baa tahay Qabiilka Daarood ee Majeerteen wexey talyaaniga ku soo hogaamiyeen kismaayo iyo dhanka kale koonfurta
Qabiilka Dudublaha ee hawiyaha ah mataqaanaa sababta loogu baxshay Duduble xordage waxey qabteen 2bo nin majeerteen ahaa oo talyaaniga soo dirsaday oo dhulkii dudubl u yimid si ugu sahmiyaan intuunan soo duulin, dudublihiina wee fahmeen wexey 2badii nin ku xereen faras, waxaa kaloo jiro qabiilo kale hawiye ah oo la dagaalamay talyaaniga
Mida kale Taariikhda ilaa iyo hada koonfarta wadamadii ugu badnaa ee kusoo duulay waxa horkacaaye daarood Tusaale marku talyaaniga soo duulay waxaa sahan u ahaa hadana horkacaaye mj, 1980 meydii Qabiilkii ugu horeyey ee jabhad noqday kadibna galo itoobiya ee kasoo jabhadeeyay
Waxey ahayeen daarood majeerteen, 2006 di duulaankii itoobiya ku qaaday casimada somalya ee muqdisho waxaa horkacaaye qabiilka daarood ee mj, 2012di duulaankii Kenya ee ku soo qaatay Kismaayo waxaa horkacaaye qabiilka daarood ee ogaadeen
Waala yaqaanaa Qabiilka isir iyo ab u leh iney gumeystaha dalkooda u soo horkacaan
Waryaa taariikhda ha mara habaabin
Hooyadaa Siilkeed U Sheeg Taas Daarood miyaa Gaalo Waligiis la Dagaaley ayagaaba u Shaqeynayee
Tariikhda awoowga leeyahay sheeg
Waryaaa ileeen cidaaan ilen waligod bey shishiye kalkal ahayeen😂😂
hadii shiyeeye kalkaal ee ahaayen hadapa waa kuma 13 nin ee xurnima doonka ee konfurta 😬wa iska qeylinee iska aamu 🤐
@@lajankaxafada4765 13 ka SYL isku qabiil mahayn qabiilada somaliyed oo dhan bay ka koobnayen.
@@lajankaxafada4765 ninkaan hada hadlayo muxu dehee tas kahathal tan hada socontana kudarsi
Ustaad runta ayaan kgu jecelnahay somaliland xasuugii ay soo martay oo badhax tiran ayad ka warantay
Fiiri intikudhimaty allah unaxaristo 🤲midakale adunka dagaal wigaly wana la is cafiyy mrka idinka mar daa in ma la idnkaga shekeyaa mcnh 😬
Siyaad barre waa fircoonkii somalida
Siil hoyada wase edeb yela wasaq batahay
Saqajaan
Wadaay wxaa kaa qaldan dadkii ladagaalamay gumaystihii talyaaniga
Ee waxay ku keedsantahay talyaaniga
Qolada la dagaashay wa biimaal.
Daarod ma qabiil ba darod wa qowmiyad mana ahan qabiil😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤😤
HHHHH darod baa xigsaneysaa nio tarikhdana waa mid kaa qaldan iska soo sax waxyabaha ad noso gudbisana saan okle qladad laga hela ma thid qof noso gudbiya xogag lahubo xigsatada iska daa nio hawiye waa dadkii ladagalamay gumestaha sheikh xsn barsame yuu ahaa doqonow
Taarikhda soo baar nio odayal darodka ko fur daga u shaqen jiray walipa gumestihi talyaniga
Hhhhhhh macalin almiino qafiifi bahasha
Adi laftaada taariikhda haka been sheegin guumeystaha ka hor ma jirin dal soomaaliya la yidhaah oo soomaali lahayd waxay ahayeen qabaa,il degaan
Waxaan kuugu dari lahaa halka aad tidhi talyaani waxbuu u qabtay koonfur in ingiriis isaguna xooga saaray xaga waxbarashada oo uu dhisay schoolskii sida sheekh,camuud iyo schoolka bordingka hablaha ee burco.
zxp gumaytaha ayad ku faanaysa wllhy soomali ma tihid dhab ah..👻
Sidee buu ugu faanay hduu dhahy wax walbo oo hda la isku heesto waa wixii gumeystaha noo meriyey iyo baqyaalad
Carablow xogtan dhinac bay u raran tahay
Saxiboow beenta jooji kowfurta dadka u halgamay ma ahan darood ee tariikhda iska sax waxa laga qoray boogag waween waxyna yalaan hada Nairobi talyaniga asiga xita wa laga helaa dadka ka hor isgay kowfurta Somalia waa nimanka biimaal la yirahdo waxy ka hor jogsadeen INA nin cade xeebaha uu soo jogsan 1902dii ayay aheedi
Hada mawaxaa ka faaiidna in Somalida gumaysiga diiday ay ahayd darood. 😄😄
Meshi ugu horaysay ee lagu la dagaalay gumaysiga ee lagu xasuuqay waxay ahayd warsheeikh daroodne ma degano oo waxaa degan hawiye oo aad ku sheegtay inuu gumaysiga doonayay😃😃😃bal is qabadsii hawiye waa gumaysi do on hadane ayaga ugu horeyay dagaal lagu qaado gumaystaha (1889 dib u baar general taneeti iyo waxi ka qabsaday warsheikh
Bacds salan sidaa umada somalid dayartu waxaherekalamasocdaane wadkumahadsantahay
waxaan filayaa inaad buugii farmaajo ee beenta haa ee kusaleysaan qabyaalada soo aqrisatay kaaso ahaa in reerka aad manta kusheegtay ineey talyaniga keeneen lana shaqeynayeen farmaajo reerkiisana gumeytaha ladagaalayeen madaxdii siyaad kahoreysayna dabadhilif talyaani ahaayeen marka ghadlkaaga waa midaan tunta kusaleyneen beena ah ee umada taariiskaan jirin umada howsogudbin
Waar iila hada Dalkaga Cadow uso hogamiinsan So Hawiiye Mahan Xasan Shiikh kan hada emiaradka iyo Kenya oo waliba Bada Nagu heeysata Daba Ku waata Waligiin tuuganimada Iyo Xaranta Waad isku Tageertan Miid Bada Geeta iyo Miid Daroogo wadanka So gaaliyo
Markii hore waa ficnaa markii danbe talada ka weerarte
Siyaad bare haduu jiri laheen somalia waligeed nabad ayee ahaan laheed wlhi😡
Run wye wllhi 😪😪😭
Qaramada midoobay wax ay isku keeney ma jirto somaliland ayaa go’aansatay in ay midayso somali oo dhan wayna socon weyday riyadasi waligeedna dib loo arki maayo
Waqooyi na beesha isaaq ba tagertay halka beelaha kale ay harag ku kale saxeexden inu meesha u joogi Karo oo kaliya ganacsi Kuna dhali Karin
Ithopia waa ta hada gobolka tigreega duqeyneysa cid la hadleysana Ma leh
Zhp qabiil ayaad uxaglinaysa macnaha waxa laga dareemaya inaad daarod tahay waliba Dhulbahante✅ fikirkayga waxbadan ayaad qarinaysaa , dagaalkii itobia waxa dagaalamay isaaq iyo itobia , maxad usheegi wayday in 80 SarkaaL oo isaaq ah dagaalka kadib siyaad dilay❌ iyo dilkii culimada,
War naga tag jaahil yahow
@@kamaalahmed8667 wxnd jecleyn markad maqasho macnaheedu ma aha in aysan jirin. Abaha siyaad bare danbiyadu galay iyo dadku layey waa la wada garanaya ee waxba ha ka nixin
anniga uma malaynaynin in c/rashiid daarood qabiilayste ah u yahay alxamdulillah hadda waan ogaadey waxana iskugu darayaa unsubscribe iyo in aanan dib danbe u dhegaysan, sababta ugu wayn weligay ma maqal inta an noola ma arkin daarood dal difaacaya lakin bil caksi iyaga cadawga soo hor gala hawiyuna wa ka difaacaan cadawga marka aqoontiisa aya aad u gaaban in u iska aamuso ayaa u roonaan lahayd.
..
Bro awalba ada meshan yimi iska bax
Daarood mrkuu ingriiz la dgaalamaya adigu duurkaad ku jirtay ma in lagu faanzho baad rbta ileen hwiye dgaal uu gaal la glay lama zheeginee
Maanta igu danbaysa inaan ku daawado xaqiiir bad tahay qabyaaladu madax martay 1 ,koonfur qabiilka ku suntan ka hortaga talyaanigu biyo maal bu ahaa ,2 midnimada umada somaliyeed gumaysi kama dambayn ee shacabka waqooyi ba sababay oo xata khasbay siyaasiintoda . Waxa kale ad shubaysana maba sii dhegeysan 2 da qodob ban kaga degay ba jaw hadana
Anigu waan kala laabtay subscribe kii qof kastoo hawiye ah hakala Laabto duriyadaay idinkuna kala laabta sabab taariikh beena bu faafinaya dislike 👎 usaara
Mhadsnd
Qof darood hada laa amano somalida kale wey kaa xumaneyan sbab hortaa 🤣🤣
Wax aan jirin ayaad sheegaysaa taarikh beena ayaad ka sheekaynaysaa carabay naga xishood plz
daarood talyaaniga ayagaa soo dhaweeyay gobolka bari ayuu ka soo dagay qabiilka biimaal ayaala dagaalamay talyaaniga jooji taariikhda beenta ah waad dhimane
Beenaaale waryaa darood waxba meesan diidin ee allah ka baq gumestaha cidna kama hor imaan
Waa tarikhi beena waar dadka kaada beenta