Annaga production madama an ilaa iyo bilowgii channelka ahaa dadkii daawan jiray waxan ka faaiiday waxyaalo badan balse manta waxan kugu Dari lahaa Khariirada aad u adeegsatay somaliland way khaldantahay madama wax laga badalay oo Gobolada Ssc ka Baxeen waxad adeegsadaa tan somaliland ee bilaa khaatumo ah Mahadsanid
@@Mo_Daud waad aarki donta Walhi Sidan hadad ku dodaysan Dadka laaga tiro Badan yahay kamiid noqon ha isku dirin Somalida reer kaliya tihin Marka madaxa Cagta nilaka saro maxa idinka ohiin Badan
Somaliland waxa jabiyey in dagaalka Laascaanood ay kaso hor jeesteen beesha garxajis o dagta qayb kamida. Bariga Somaliland sidoo kale ah beeesha ugu balaadhan isaaq
waxad kahadlaysidba garanmayside waxay sanaagtan aadka shaykaynaysa wa bariga sool ayaanay somaliland gacanta ku hayn ee maaha sool o dhan iska soo akhri dhakhbaad tahaye
Ustaad waad ka baaqsan karte inaad soo qaadato qariirad been abuur ah oo lagu tilmaamaayo iney somaliland wadan tahay adoo soo qaadan kara qariirada saxda ah ah ee soomaaliya
Dhibtu waxa weeyan reer Somaliland waxa loogu sheekaynaya in badu kiro tahay xaga Ethiopia af cad ku tidhi bad kira ah ma rabno kamana bixi karno sanadki intas oo million ayay inagaga baxdo badalkeed ee waxanu rabna bad iyo marin biyood aan mulkilaheda leenahay anagu siday u eg tahayna hadalka Ethiopia aya lagu kalsonan karaa oo damaceda qarsan waayo horay ayay tii bada Barbara ee kirada share laga siiyay diiden reer Somalia hadal uma banaana oo hadi ayka dhab tahay ciidanka dalkeda jooga ayay iska saari lahayeen xaga dad reer somaliland qaarna cadiifada koonfurta kala dhaxaysa ay indhihi ka qaaday ayaa iska taageraya heshiiska iyago aan iswaydiinayn xaqiiqda dhabta ah iyo wixi ka iman kara iskuso duub isku maqan lagu maqan
@@mastaafareofficial513 1 wadan oo idin aqonsaday hada 20km bad ku badalataan, 197 wadan caalamka si ay idin aqoonsadan ilaa meeqo dhul iyo bad Aya udiyariseen?
Qaybii 2aad ruclips.net/video/jPeO6f6kyhE/видео.html
Dawlada somaliland dheh wlall, afka sugaanta bar, maamulka somaliland waa khalad in aad dhahdo
Waa tihiin maamul hoos yimaado Somalia yeela ama ha yeelina ma niila joojinaayo😂😂😂😂
Wlhi wansugayeY inad Arintan barnaamij kaso sameYn doontid✓
Thnx Ustaad😊
Mahadsanid wariye sare thanks runtii markaad vediogaagii hore soo dhigtay baan waxaan kaa codsaday inaa heshiiskaas waxyaabaha ka dhalankara noosii sharaxdid inshalah qaybta labaad nooguso dhakhso wakhtigana 30 daqiiqo nooga dhig inshalah somaliya oo mid ah ayaa ayaandhow imandonta
Thanks ustaad😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Ustaad aadbaan kuu tagersanajay ee Somaliland waa dawlad ay cadow kuyihiin Somali taas ayaa runa
😂😂😂😂😂😂😂Oromo ciilan waaye 😂😂😂😂😂
Mahadsanid wlle Qeybo badan kaso samey
Mahadsanid walaal
Thank you ustaad
Soo badi sxb
Asc wll somalia ciidamo koufilan wayhisata fadlan aboda somalia allah daayo insha allah
Keep going pro
Thanks
Mahadsin
Mahadsanid ustaad ❤❤❤❤
Ustaad sln sare
alshabaab fikir ahaan inkastoo ay adagyihiin awood badan lkn mlaha
Thanks ustaad
Midnimo madaxdaacad ah kitaabka
Maxaa laga wada maleshiyadka awdal 1:08 🤔🤔🤔
Ciidamada 99 ciidamada 5 ciidamada sayid Cali Ciidamada 88 iyo 4 aya la soo dhaqajinaya deeganka xeebta imanaya
Soo badi nio xog ogaal weyn thy
Alla maxaa dhakh somaliland baratey
Adeer tiina ka taliya tan rag bay leedahaye ilaashanayanee
Doqon adigoo kle ah waxba lagu waydiin maayo mana garan kartid waxa maanta socda
Atooraha filimka waa ASHABAAB laadarkana waa Etoobiya ,Muse Biixi,iyo gurguurte
iyo xasan shaydaan
ALSHABAAB power ❤😅
Alshabaab waa argagixiso
@@AbdiShakur-f1s Ma ahan diin bey ku tagalamayan
Inshallah dawlada somaliland baa nala odhan doona, cidna ka baryimayno, yasitaanka somalida waan ka guulaysan dooona Inshallah
Walaal soomalidu hamidowdo wax colaad yaanlaysu qaadin
@@apdallaabshir coladi ma jirto, walal lakiin wax ha laysku ogalaado xumaan miyaa?
Somaliland waa farac yar oo gooni goosad ah lama aqonsana somalida ma ogola kala go
@@AbdiShakur-f1s inshallah in labada dawladood la noqdo ayaan rajaynaya. Oon is kaashano
❤❤❤❤❤❤❤
Map khaldan baad isticmaashay somalia waa mid maaha inaad laba map ka dhigto raali galin ka bixi arinkan
Somaliland waxay gashay heshiis taariikhi ah, Cid wax ka bedeli kartaana ma jirto sidii Heshiiskii DP World ayuuna hirgalayaa heshiiskani.
Lagama yaabo
Qisooyinka soobadi
Maamulka somaliland maxaa la dhaha walal, somaliland kaliya bas dheh.
Dee cuqdad ayaa haysa miyey afka soo Marin karaan😂😂
Asc
Wow
Mahadsanid sxb waanu ku taageersanahay 100% cilmi iyo aqon badan ayaanu kaa faa.iidnay mahadsanid markale aqoon yahay
Maleeshiyadka awadal inaad u isticmaashid dadka deeganka ah ee dhulka leh waaa ila qaldantahy anigo ixtiraam wayn kuu haya
Annaga production madama an ilaa iyo bilowgii channelka ahaa dadkii daawan jiray waxan ka faaiiday waxyaalo badan balse manta waxan kugu Dari lahaa Khariirada aad u adeegsatay somaliland way khaldantahay madama wax laga badalay oo Gobolada Ssc ka Baxeen waxad adeegsadaa tan somaliland ee bilaa khaatumo ah Mahadsanid
Muqaal ka dawo comantiska haku ordiine😂 ustad mahad sanid
Madaxda Hargaysa jogtaah walhi Ethiopia boqolal Sonno Dagaalo naga dhaxayn Ayaay Dhulkeeni Kentaay wa cadoow Siida galada loola diirira
dhulka ma siilki hoyadaba leh baleh bal kalay wayahaye
@@Mo_Daud waad aarki donta Walhi Sidan hadad ku dodaysan Dadka laaga tiro Badan yahay kamiid noqon ha isku dirin Somalida reer kaliya tihin Marka madaxa Cagta nilaka saro maxa idinka ohiin Badan
wakuma ka maanta gadhka lahayo wakuma wakee kalaga tirobadan yahay wakuma
yay ahaayeen kuwii afwayne eryeday ciyaal foqol ciyaal adigiibay oromo siilka wllsha ilaalisa markasad aniga isohadal qaadaysa hadii aad riyo ubaahantahay sariirta tag @@Warsameamir8
War dadkan waalan eega oo dhulkayagan keenu waxan doone ma dhulkiinaan keeny?
Bada waxa saxiixay xasan sheekh iyo muse bixi, midakale farmaajo aya dhisay ccidan hooga balse waxa lagu dilay shirqol badan
Personal attack baa Adeegsaneysa ee Si Somalinimo ah uma Aadan Hadlin 😅
Somalia Ciidaamo 10,000 boqolkun iyo ka badan Waay leeedahay lkn Wali leeskuma darin laguma hishin in cidanka lesku dark waxayna ku kala Nolyihin Puntland iyo muqdisho Iyo konfurgalbed iyo Galmudug jubaland Iyo Khatumo dawiishta
Aad iyo aad
Mafirsayayi mardanb warkag intad qarirta somaliy ku qore so somalilaand mashii la rabay gobolad waqiyi
Mahad sanid wa mawduc aad uqimo badan oo waqti badan galisay
Aduuubka laba Dal hishiis waa dhex Mari karaaa wxuu doono ha noqdo lkn waxa shardiya dawlada wax bixinaysa inay yhay dalwad dhisan islma markana awood leh
wate dawlada aad sheegaysa ma dowlad iskusheega taagta daran e xamar😆
Dhul Soomaaliyeed Ayaa Lagu Gorgortamaayaa.
Soomaali Ayaga Ayaa Lafohooda La isku Jabinaayaa.
Soomaalida Ayaa Maamuladooda Lasii Badinaayaa.
Soomaalida Oo Xaalad Dullinimo Ku Jirto.
sxp yaa huu
waryaa waad iska gadhacinaysayee dhuulka Somaliland ayaa iskalee masirkisaana waa goon kagooah Soliland iyoo dadkeda oo majooratii kayiin beEsha ISAAQ LIKE OO NOT WAA 100/80 ADAANAY KABADNAYN
Reer Hargaysa waxa loodila Marna ingiriska Daabada ku wateen marna Ethiopia Waliba Xiligi Siyaad bare? Hadana oo lamarayo 2024 Ethiopia so wadaan
Somalida wey iska celin kartaa etoobiya hadey iskaashadaan
Somaliland guuuuuuuuuul
SOMALIA WAX LA DHAHAA MA JIRTO EE WAXAA JIRA HOGAAMIYAYAAL YAR YAR OO KOOXAYSI
KULA YAABIMAAYO OO WAXAAD TAHAY NIN REER SOMALIA
@ANAGAPRODUCTIO
Somaliland waxa jabiyey in dagaalka Laascaanood ay kaso hor jeesteen beesha garxajis o dagta qayb kamida. Bariga Somaliland sidoo kale ah beeesha ugu balaadhan isaaq
Wara nio benta nagada 😂😂
Dulqaad baan kudhagaysanayaa wlll😅😅😅😅😅😅
badeenu iiib mahin
Runta aan isku sheegno somaliyey ciidan dowladeed oo tayeysan malihin ee aan isku tashano dawarsi waa ceeb iyo ina ciidan nabad ilaalin ku tashano
waxad kahadlaysidba garanmayside waxay sanaagtan aadka shaykaynaysa wa bariga sool ayaanay somaliland gacanta ku hayn ee maaha sool o dhan iska soo akhri dhakhbaad tahaye
Soomaaliya biyaheeda ma ogola
Somaliland wax la dhoho majiro ee dhulka la bixinaayo isaaq malaha somalida qabiil walbaa meel ayuu leeyehe hadaa nehe samaroon iyo beelaha daga awdal waa inaa dhulkeena difaacanaaa
dhulka masiilkii hoyadaaba leh dhulka somaliland ayaa leh ee aayar fadhi qadaadwayney hadaan nahay habargidir
@@Mo_Daudwaa run dee, ma been baad rbtaa isaaq shalay ssc ayaa laga saaray berina awdal state ayaa laga saari
Meel ba maadigaa leh walahi inaanu reer xareed idinku soo dayn doono waad kibirteene
Dhulka liiski hoyada maleh e Somaliland ayaa iska leh noh bowe hadaanu nahay habargidir😊
@@Mo_Daud hooyadeey maad ceynin ee taada umbaa ceysay
Mapka aad somaliland siisy muxuu yahay
Ustaad waad ka baaqsan karte inaad soo qaadato qariirad been abuur ah oo lagu tilmaamaayo iney somaliland wadan tahay adoo soo qaadan kara qariirada saxda ah ah ee soomaaliya
Wallo wax isugu ma Tirsana Wana Kala xad wanna 2ciidan marka lkn tasa ficned inu soqato
Sxp adoo raaliya plse qariiradan way qaldanthy waayo inta aad muujisey maahan keliya somaliland waayo khaatumo ayaa ayaduña ka dhisan inaad muujiso weeye
Meesha laba uun ka jira somalia iyo somaliland
Soomaali Land = Dhulka Soomaaliyeed.
Dheh:
Maamulka Gooni Ugoosadka Ah Ee Woqooyi Galbeed Soomaaliya.
Walahi waa laga yaaban yahay wixii aan gaystay 25_8_2023
Huwan daba dhilif
Dhibtu waxa weeyan reer Somaliland waxa loogu sheekaynaya in badu kiro tahay xaga Ethiopia af cad ku tidhi bad kira ah ma rabno kamana bixi karno sanadki intas oo million ayay inagaga baxdo badalkeed ee waxanu rabna bad iyo marin biyood aan mulkilaheda leenahay anagu siday u eg tahayna hadalka Ethiopia aya lagu kalsonan karaa oo damaceda qarsan waayo horay ayay tii bada Barbara ee kirada share laga siiyay diiden reer Somalia hadal uma banaana oo hadi ayka dhab tahay ciidanka dalkeda jooga ayay iska saari lahayeen xaga dad reer somaliland qaarna cadiifada koonfurta kala dhaxaysa ay indhihi ka qaaday ayaa iska taageraya heshiiska iyago aan iswaydiinayn xaqiiqda dhabta ah iyo wixi ka iman kara iskuso duub isku maqan lagu maqan
Hhh alshababa haday somalia aqoonsan yihiin may qarax yada naga daayan😂
BEENTA ISKADAA MUNAAFAQYAW MAP BEENAA AYAAD SOO QADANAYSAA GORMAY SANAAG DAGAAL KADHACAY NIYAW TOLKAA FAAN OO DAROOD CADAYSO WAXABA HAKU GABAN SOOMALI NIMEE LAASKA IYO LABADA TUULO WAA LAGU NOQONAYAAYE
Somali line waa soomaali weeydiiya wax garadka reer koofureedka ah bacdamaa eeysan runta idiin sheegi karin odayaashiinu
Waxaan layaabay soomaalida maxaa waalay bada Somaliland maxaa laydinka siiyaa adeer tiina u taliya badan ragii lahaa baa u tashadayee yaab walahi 😂😂😂
Ku xumeynta reer koonfur hadii meel iska dhigta, Maxa faa'ido idinku jirto 20km oo bad Ina kireysan
@@mindhup isaaq nacaybka maad iska daysaan waayahaye
@@mindhup aqoonsi baa noo jira soo maydaan diidin idinku inaad na aqoonsataan bye
@@mastaafareofficial513 1 wadan oo idin aqonsaday hada 20km bad ku badalataan, 197 wadan caalamka si ay idin aqoonsadan ilaa meeqo dhul iyo bad Aya udiyariseen?
@@mastaafareofficial513 ana Muqdisho ku dhawaad 20 sano ku nool, qof wanagiina iyo xumantiina sheegto malahan, ee siyaasiyiintina waxey idin shegayan inta kaso dhex baxdid dadka wareyso
Ninyahow iska sax khariirada somaliland u adeegsatay qof xuno hooyadii wasa ah ba tahaye
Adigu ma kenyaan ayaad tahay mise itobiya
Ninkaa waa RUclipsr somaliya wixii saxa ayu ka hadlaya zxb
Legend c rashid axmed sh wa wax garad ❤❤
maxa saxa ma isagaba garanaya wuxuu ka hadlayaba waxwalba ha laguugu sheekeeyo ciyaal@@SayidSiciid-q2k
Gabba.gabo.iyo.geeri