SİYAASADİİ SABABTAY İN ALSHABAaB UU AAS AASMO LAYAABKA TAARİİKHDA-QAYBTİİ 2AAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 ноя 2024

Комментарии • 60

  • @RashidMacalin-g8h
    @RashidMacalin-g8h 9 месяцев назад +14

    ولن ترضي عنك اليهود والنصاري حتى تتبع ملتهمshafiirku waa isbudeeyey

  • @ahmeddhaqane2440
    @ahmeddhaqane2440 9 месяцев назад +13

    Waa qaybtii koobaad ustaad

  • @MaxamedCaliAadan-kl9xj
    @MaxamedCaliAadan-kl9xj 2 месяца назад +1

    فالله الحمد

  • @TaliyowMuhammad-qj3xy
    @TaliyowMuhammad-qj3xy 9 месяцев назад +6

    Wax walbo wey cad yihiin kiliya wxy rabeen in haaladaan ayna soo istaajiyaan oo dhulkeena lagu xanqaltaaqo cid walba lug kulahayd dhibaatada dalka iyo diinta, Allah ha nacdo!

  • @abdirizackhosennor6229
    @abdirizackhosennor6229 9 месяцев назад +15

    Guusha wxe raaci donta ciduu Alle weyne La jiro wll

  • @AhmedHasan-e2c
    @AhmedHasan-e2c Месяц назад

    sheikh shariif uugu dambayn isagaa ka tanaasulay aayaadkii ilaahay ee uu akhrinayey wuxuuna u hoggaansamay madhruuca reer galbeedka, wuxuuna diintii ku bedeshay xoogaa yar oo adduunyo ah.

  • @ruunmaxamud6724
    @ruunmaxamud6724 9 месяцев назад +1

    mahadsanid ustaad waxaad Nala wadaagtay Taariikh qofkastaa oo soomaali ah uur kutaalo Ku ah runtii,
    Midakale kuwii noosoo hogaamiyay xabashada iyo mareekanka ee nabaday xaaladda aan Ku sugannahay maanta ma idin cafin doonno dhammaantiin Alle hortiisa bey idin Kula xisaabtami doonaan ummadaan Muslimka ee soomaaliyeed aad dulmiseen.

  • @shakiibasas3228
    @shakiibasas3228 9 месяцев назад +2

    Wa isla qeybti 1aad ustaad

  • @Daauudmaxamad-q6n
    @Daauudmaxamad-q6n 8 месяцев назад

    Ma sha allah

  • @mohathmohameth000
    @mohathmohameth000 9 месяцев назад +1

    Wustaad maxa qaldan isla qaybtii kobaad unba sii socota ee fadlan bal ku noqo wustaad❤

  • @AbdirixmanMaxamad-t3v
    @AbdirixmanMaxamad-t3v 9 месяцев назад +1

    Mahadsanid wll

  • @40Durkiya
    @40Durkiya 9 месяцев назад +1

    Sheekh shariif gaaladii ayuu raali galiyay

  • @DiiniDiini-q1u
    @DiiniDiini-q1u 5 месяцев назад

    Wa qaybtii kowad macalin

  • @IDIRS_GAMING_YT
    @IDIRS_GAMING_YT День назад

    Nashiidada magaceed wll❤

  • @Sayidcali-z6l
    @Sayidcali-z6l 9 месяцев назад +1

    Aad iyi aad baa ugu mahad santahay ustaad c/rshiid ustaad halmar kasoo hadal taariikhda muqdishda kahooseysa tanhada

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 9 месяцев назад

    Dahabul Casriya ayey dawladu Gashey wllahi.

  • @NaimaYuzuf-wu2mq
    @NaimaYuzuf-wu2mq 9 месяцев назад

    Thanks sxb

  • @aacaska
    @aacaska 9 месяцев назад

    Hari u soco

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 9 месяцев назад +2

    Annaga Production Su aaal 1998G.c adigoo Maraya uumaa waxaad na Geysay 2006G.C waxaaa udhaxeysa 8years mrka ula jeedkaagu ma 8years ayay maxkamaduhu haysten miyaaaa???

  • @jimaleahmed1444
    @jimaleahmed1444 9 месяцев назад +1

    Tuuug Laba wajiile Shariif sh Ahmed Waaa beenaale ilahey ka Go ay?

  • @craxmanoday6793
    @craxmanoday6793 9 месяцев назад +1

    waa qaybtii kobaad oo la kala jaray..oo laba page kala ah.akhyaar

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 9 месяцев назад

    Sheikh shariif wa ilmo xaraan Tuug Qaiin aah wayaan

  • @farhanaaadan2685
    @farhanaaadan2685 9 месяцев назад +2

    Aduunka kama dhicin in caqiido laga adkaado waana dagaalka ugu xun uu adamo lagalo adamo kale .

  • @khadroabdi2336
    @khadroabdi2336 9 месяцев назад

    airport waxaa furay cabdulaahi yusuf

  • @KhanYunis7
    @KhanYunis7 9 месяцев назад +7

    Ustad qybtan 2aad beri ayd noso galin lahayd si aan wakhti kala durugsan ugu helo,
    Madaama aad mararka qaar dhowr malmod maqnaatid,
    Wxa nagu wacnaan lahaa malin walba hal video ama maalin dhaaf inad noso galiso

    •  9 месяцев назад +8

      Waa qaybtii koowaad uun oo lakala jaray.

    • @abdikhadirhassan3867
      @abdikhadirhassan3867 9 месяцев назад

      ​@ANNAGAPRODUCTION sxb tariikhda waxba qaladey 1999 maxakimta warkoda ma jirin 2005 dhamaadkisa ila iyo 2006 aay aheyd tariikhda ku laabo

  • @Mawlid842
    @Mawlid842 9 месяцев назад

    Kkk😂.ustaad wa qayib ti1 qarti.3

  • @caaqilfitnessmo1801
    @caaqilfitnessmo1801 8 месяцев назад

    khawaarij ayeey dhaleen

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 9 месяцев назад

    Maxaakiimta istraatiijiyad xumo ayaa burburisay

  • @Amiiraisaaq-q2x
    @Amiiraisaaq-q2x 9 месяцев назад +1

    Shariifku waa labo wajiile raali galiyey gaalada 😂

  • @meysarmiamimedia3341
    @meysarmiamimedia3341 9 месяцев назад +1

    Shariif iyo Ethiopia wa walaalo hada😂😂😂

  • @mohemedhaaji4886
    @mohemedhaaji4886 9 месяцев назад +1

    1999 laga ma saarin qab qablayasha ee waa 2006 dii ee is ka sax waxa aad so gudbineyso ok

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 9 месяцев назад

    Shiriifku qadiyadii somalida ayuu dilay

  • @Hubaalofficial
    @Hubaalofficial 9 месяцев назад

    Qeybta 1 aad iyo qeybta 2 aad waa isku mid se cml

  • @HamseMohamed-o3c
    @HamseMohamed-o3c 9 месяцев назад

    Shariif laba wajiile wllhi 😂😂

  • @xamdideeq2845
    @xamdideeq2845 8 месяцев назад

    Alshabaab goormaa la aas aasaay

  • @rihaama
    @rihaama 9 месяцев назад

    Ururka alshabab wey jireen oo maxaakiimtii ayaa ka diiday iney xukunka wada wadaagaan habdhaqankey rabeen oo lagu qanci wayay darteed sanadii 2007dii alshabab ayaa dhabarka katoogtay raggii lafdhabarta u ahaa dagaalkii muqaawimada ee itoobiya looga so horjeday waxayna dileen Cali iimaan sharmarke iyo Mahad Axmed cilmi kadib alshabaab wuu is ballaariyay 2008dii ayey ciidamo ka heleen kala jabkii muqaawimada ama (dhalinyarada iska caabinta muqdisho caasimada )
    Xog badan baa kaa maqan walal ee sifiican usoo baar
    Nimadaamka alshabab ay ku hadaaqaan iney rabaan iyo ficilladooda shaqa iskuma lahan weyna caddahay in alshabab loo sameyay ijiid aan ku jiidee iyo somaliya taran iyo dowladba halaga ilaaliyo

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 9 месяцев назад

    Go'aanka sharifka WA fiicnaa ileen nimankan diin kuma socon waxay ahaayeen dhiigyo cab

  • @Zakariya0070
    @Zakariya0070 9 месяцев назад

    Waxa dowlada taagta daran hogaamiyo oo dhan waa jawaasiis

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 9 месяцев назад +1

    taariikhda ay shabaab bilowday inay uaragto shacabka cadaw ee inay shacabka qarxiso bilowday goormay ahayd se inteedi hore siday ahayd

    • @maxamed1264
      @maxamed1264 9 месяцев назад +3

      Shacabka cadow umaa arkaan bayaan walbo ee so saraan waxaan ku daraan in Shacabka ka foogaado meelaha ee dowladda ka dhow dahay
      Laakin tvyada dalka waa ka mamnuuc inaay so qataan
      Bayanada nucaas ah

    • @khalidoday8943
      @khalidoday8943 9 месяцев назад

      @@maxamed1264 see looga fogaanaya ayado dawladuyo shacabku isu dhax jiraan hal wasir hadu suuqa soogalo ma halooga baxsadaa warkaa waaki yuhuudee madfaca warqado kaso horaysiinayay deeta ku bilaabayay garaacida
      nimankan mabdaooda waan jeclahay lkn dawga lamarayee ah 100 shacaba hal wasiir lo qarxiyaan ii cuntamin
      hadi ay ciidanka shisheeye ladagaalaan waal wada tageeri lahaa markay ka guulaystaana shisheeyahana somali sidi afghanistan ayay aayar qabsan karaan se inta laysu keen garaacayo wax ino hagagayi majiro

    • @PinaBinianimals
      @PinaBinianimals 9 месяцев назад

      ​@@maxamed1264walaal bayaanadooda xagee kusoo gudniyaan

  • @AbaaYo-l7g
    @AbaaYo-l7g 9 месяцев назад

    😅😅😅😅shariif labo wajie

  • @prohusnihasan4774
    @prohusnihasan4774 9 месяцев назад

    Noso badi nocyadan o kle

  • @MKAli-hb9np
    @MKAli-hb9np 9 месяцев назад

    Alshabaab wexey aaladkii ugu wwynaa eey galeen markii cududoodii weyneeyd eeyaan uga faaideysan xasilinta iyo ilaaalinta xuduuda Ethiopia 🇪🇹 iyo somalia 🇸🇴 wayoo hadii eey isku balaarin lahaayeen sida lagusoo waajaho wey adkaan laheyd lkn furaadoodii ayagaa dayacay wadan waxaa uu xaloonkaraa marka xuduudkiisq la adkeeyo 😢

  • @Ali-cv4rv
    @Ali-cv4rv 9 месяцев назад +2

    Ma waxaa jihaad ah in aad hooyoyin iyo caruur somali ah oo muslimiin ah aad qarxiso af khawaarij alshabab ah ayaa tahay

    • @abdalladaahir
      @abdalladaahir 9 месяцев назад

      Zxp midaasi waa musobiyanka dunida waadna oged xiligi saxabada inuu mucawiya uukaso horjestay cali uuna layay muslimintii lkn Mar walba waxa muhima in shareecada raxmaanka dalka lagu xukumo gaalada iyo dawa.ifta lasocotana lasuuliyo

    • @Ali-cv4rv
      @Ali-cv4rv 9 месяцев назад +1

      @@abdalladaahir waa musiibo sax lkn dadka ka dambeeyo waa in la laayaa waana khawaarijay mucaawiye hala barbardhigin khawaarijta xaa kaa qaldan mucaawiye qof muslim ah gaal ma dhihi jirin kuwaan dadka ayay gaalaysiiyaan ka dibna waa qarxiyaan

  • @Akmohaa
    @Akmohaa 9 месяцев назад +1

    Shariif inuu murtat yahay maanta dadbadan ayey ucadaatey😂😂😂😂😂

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 9 месяцев назад +1

    Wax alshabaab ka xun somalia soma marin dadka muslimiinta laaynaayo

  • @abshiraxmedmuuse7890
    @abshiraxmedmuuse7890 9 месяцев назад

    Kii hore uunbaa kusoocelisay

  • @cabdirisaaqyuusuf3840
    @cabdirisaaqyuusuf3840 9 месяцев назад

    Ragay Galadu dhashaa gudka noga boxoo dadkuna garad male

  • @SIRYASINDHAMAC
    @SIRYASINDHAMAC 9 месяцев назад

    Saddex doorsho ayaad nagu qasabtay in aanu kala dooro

  • @abdirahinabdiwahid7007
    @abdirahinabdiwahid7007 9 месяцев назад

    Uruurada ialamiga somaliya ma ahan kuwa caqiido islami u dagaalamayo io shareeco io diin tusaale shariif sheekh axmed io mansuur roobow aya ah waxeyna tuseysa diin io dane somaliye iney wadin somaliya boqolkiba boqol wa dad muslim ah maxey thy jihaadka somalya dhex deeda loga bahan yhy waxan u arka dad dantoda io mid shisheeye wata umada somaliyed mala yacni lagu la'aaynayo

  • @NourAbdi-y8g
    @NourAbdi-y8g 9 месяцев назад +4

    Waa qaybti 1aad uun ustaad