Sister ,Dhamaan dadka way danbaaban ,lkn kuwa so labta o towba kena ugu fican Qaladkasta o ka dhaca sida un ugu dag dag towbada, Dhaman wala danbabaa Allah swt ha Inaga towba aqbalo sharna waka Magan Galnay, Dhalint o qura ma ahan lkn ,Anaga kaga dhiiran Dadka wa wayn
wll Allah SW hakusoo hanuuniyo oo Allah ku xafido dhmn teen dambi & shar Allah baan ka migan galnay oo irzaaqada xalaala illaahow nagu irzaaq yaa Allah
Al'nasiixa media wa channel ka number 1 aan ka daawado RUclips ka in bdn waano iyo wacdi waan ka faa'iide qalbiga idinkaga duceeyaa ajir aan laso kobi Karin allaha idinka siiyo comment ma qoro inta bdn lkn niyada idinkaga duceya❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
MashaAllah Walaal halkaa Ka sii haay ,Dad waxaa ugu daran midka ku sii socda denbiga Aanan u So laban Allah Lkn MashAllah farid ba thy runtii Allaha ku xafdo
Masha'Allaah شيخ حسين علي يجزيك الله الخير الله يحفظك وكل علماء المسلمين اللهم إنا نسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات منهم الأحياء والأموات برحمتك يا ارحم الراحمين ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الأخرة حسنة وقنا عذاب النار وصلى الله على نبينا محمد وعلى أله وصحبه الأخيار وسلم تسليما كثيرا كثيرا كثيرا برحمتك ياأرحم الراحمين اللهم إني أسألك بأني أشهدك أنك أنت الله لاإله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد اللهم أأآمييين يارب 🤲🤲🤲🤲
Allaha ku xirnow Dhalinyarro badan wax eey moodeen markasta masjidka joog oo khamiis iyo cimmamad wado, wll Allaha ku xirnow waxaa loo lajeedaa markasta Caabid noqo oo allaha caabud macnaha cibaddane waa sidaan. {العبادة هي اسم جامع لكل ما يحبه الله ويرضاه من الأقوال والأعمال الباطنة والظاهرة Hadaad risiq xalaal ah shaqeysaneysid waa cibaado, hadaad cilmi naafic ah baraneysid waa cibaado, hadaad arimo bulsho oo wanaag ah ka shaqeyneysid waa cibaado hadaad xitaa jirkaak dhisaneysid oo aaad rabtid aan cafimadkaaka hagaajisid waa cibaado, intaas oo dhami in masjidkane loo bato oo inta badani laku cibadeesto waa ka sii fadli badantahay. Marka meel kasto oo aan joogno aan diinteena ku dhagno anagga oo aan adeeg iska ka dhigeynin diinta yacnii aan xad gudub diini ah galeynin ama QULUWI.
Dhalinyaro ayaan ahay xumaan ayaa iga dhacdo Alle u laabtaa hadana mar walbo waan qaldamaa ii duceeya in uu Alle I xifdiyo marwalbo xumaha iga reebo
Sister ,Dhamaan dadka way danbaaban ,lkn kuwa so labta o towba kena ugu fican
Qaladkasta o ka dhaca sida un ugu dag dag towbada,
Dhaman wala danbabaa
Allah swt ha Inaga towba aqbalo sharna waka Magan Galnay, Dhalint o qura ma ahan lkn ,Anaga kaga dhiiran Dadka wa wayn
Allah ku hanuniyo
wll Allah SW hakusoo hanuuniyo oo Allah ku xafido dhmn teen dambi & shar Allah baan ka migan galnay oo irzaaqada xalaala illaahow nagu irzaaq yaa Allah
Illhy hakuso hidaayeeyo
Xumanta hadii aad rabto inaad iska reebto salaada hadayicin quranka na aqriso xataa hadii aad aqoon faataxada aqriso mise inta aad taqaano aqriso mar walbo na ilaahey weydiiso inoo kaa reebo xumaanta
Ilaahey Weydiiso na inoo kuu dambi dhaafo
Ilaahey quranka waxoo ku leeyahy
وَمَا كَانَ ٱللَّهُ مُعَذِّبَهُمۡ وَهُمۡ یَسۡتَغۡفِرُونَ)
[Surah Al-Anfal 33]
mana aha mid Cadaaba iyagoo Dambi dhaaf warsan.
sheekhayga aan Allah dartii u jeclahay Sheekh Xuseen Cali jabuuti❤
Al'nasiixa media wa channel ka number 1 aan ka daawado RUclips ka in bdn waano iyo wacdi waan ka faa'iide qalbiga idinkaga duceeyaa ajir aan laso kobi Karin allaha idinka siiyo comment ma qoro inta bdn lkn niyada idinkaga duceya❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Maasha allah tobaarikalh sheekh ilhy ha ku barkeeyo wlhy aad baan kuu jecenhye🥰🥰
Allow Nahanuuni Oo Iimanka Noo Adkeeya
Amiiin.kuligeeen
Manshallah shekha xusen cali jabouti ilahy haa ku xifidiyo meel kasto aad tagto
Asc sheikh Hussein Ali masha Allah baraka Allah jazaka Allah kheir antaa wa walideyka
Thanks you masha allah alle haku xafido sh allah naso hadayyo allahuma aamiin yaa allaah
جزاكم الله خيرًا
Sheekh xuseen Cali jabuuti 🤗 ilaahay hakaa abaal mariyo 😇 alah yaxfidaklah meel walbaad joogtoo🥺✋🏾
Ilaahay swt qalbigeena cabsidiisa haku shubo diinta islaamka hanagu sugo diinta barashadeeda alaha noo sahlo ilaahow rabiyow cinqaabyaada naga magangali
Sheekh Ali waad naga fikirtaa adhna annaga na waan ku docoyneynaa sheekh allaha ku waafajiyo kheyrka alle
ALLAHA IDIN BARAKEYO OO QAYR AAN XISAAB LAHAYN ALLAHA IDINSIIYO
maasha Allah jazaakallah sheikh xuseen cali jabuuti
M,ᴀ sʜɪɪᴋʜ xᴜsᴇᴇɴ Cᴀʟɪ ᴊᴀʙᴜᴜᴛɪ❤
jazaakumullh kheyran shiikhi this is beautiful lecture wllhi may Allah make us to understood yaa rabbi
0pp0😊0ppp0
Wlhi marwalbo oo aan aan dambi galo cabsi Ayaan dareemaa Masjidkan aadaa wlhi 😭
MashaAllah
Walaal halkaa Ka sii haay ,Dad waxaa ugu daran midka ku sii socda denbiga Aanan u So laban Allah
Lkn MashAllah farid ba thy runtii Allaha ku xafdo
ani cml tahy walhi ilaahey dhankisa udag daga
@@sumeyra_stronggirl__9874 ❤️✌️
Mashallah
Masha'Allaah Allah hakuu daayo sidaana ku siiwad wllky jidkii wanaaga ahaa ayaa haysaaye Allah hakuu barakeeyo الله يحفظك ياأخي
Masha,Allah Jazakallah Sheekh Xuseen cali jabuuti I appreciate ur advise❤❤🙌
We appreciate his advise😇الله يطول عمره🤲🏻😌
صل الله عليه وسلم
جزاك الله خيرا ❤❤🌟🌟❤
Wet
شصةصةرع٣لؤ🥰🥰🌹
Allahu akbar Allaahu Akbar
Allahu akbar Allaahu Akbar
Alle hayna Soo Hanuuniyo Dhamanteenpa☝️🥺❤️💯
Aamiin
sheeqoow ilaah Haku xafido
ALLAH HAKU XAFIDO MU MIIN
SH.xuusen cali
ZHKRN يا عمي الله يحفطك كل مكان يا عمي🥰🙋♂️❤🥰🌍
Mansha allah ilahy ha ku xifidiyo meel kasto aad joogto sheikh
Insha allah 😇😇
Qeyr oo dhan haku sugnado💯
Mash Allah tabaraka Allah rabii naar hakailaliyo Amin Amin
Jazakallah shiq😭❤💯
Allah ha idin barakeyo adun iyo aqiro alnasiix jazaakalaahu qeer ❤❤❤❤
Aamiin Aamiin
Marsha alaah
Jasakulaah kheyr
اللهم صل وبارك نبينا محمد صلى الله عليه وسلم صلوا رسول الله اللهم صل على محمد وعلى ال محمد 💜
Masha allh ilahy hku xafido
😮😢
Masha'Allaah شيخ حسين علي يجزيك الله الخير الله يحفظك وكل علماء المسلمين اللهم إنا نسألك الهدى والتقى والعفاف والغنى اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات منهم الأحياء والأموات برحمتك يا ارحم الراحمين ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الأخرة حسنة وقنا عذاب النار وصلى الله على نبينا محمد وعلى أله وصحبه الأخيار وسلم تسليما كثيرا كثيرا كثيرا برحمتك ياأرحم الراحمين اللهم إني أسألك بأني أشهدك أنك أنت الله لاإله إلا أنت الأحد الصمد الذي لم يلد ولم يولد ولم يكن له كفوا أحد اللهم أأآمييين يارب 🤲🤲🤲🤲
Masha allh sheekh xussen ali jazakalah
ilaahay ha barakeeyo shiikheenna
Manshaall xafiyuu laah sheekh xuseen cali
MANSHALLAH JAZAKALLAH SHIEKH
Walaalahayga muslimiinta ahaaw waxaan rapaa inaad iiso ducaysan waxaan ahay nin dhalinyaro ah gafkayga iyo dambigayguna wuu badan yahay waxaan rabaa inaan jidka toosan raaco oo aan ilaahay dambi dhaaf waydiisto iiso duceeya walaalayaal inuu ilaahay jidka toosan iFahan siiyo 👐👐
Allaha kufahansiiiyo wlal
Ilahy xaqa haku tuso oo haku fududeyo wll 😔
Alle haku hanuuniyo wlloh
Ilahy haku xafido🖤🖤🖤
Maashaa Allaah, wacdi qiimo leh; lakiin waxaan baraarujinayaa labo aayadood ee uu sheekha isku qalday 22:08
وَتَرَى الشَّمۡسَ اِذَا طَلَعَتۡ تَّزٰوَرُ عَنۡ كَهۡفِهِمۡ ذَاتَ الۡيَمِيۡنِ وَاِذَا غَرَبَتۡ تَّقۡرِضُهُمۡ ذَاتَ الشِّمَالِ وَهُمۡ فِىۡ فَجۡوَةٍ مِّنۡهُ ؕ ذٰ لِكَ مِنۡ اٰيٰتِ اللّٰهِ ؕ مَنۡ يَّهۡدِ اللّٰهُ فَهُوَ الۡمُهۡتَدِ ۚ وَمَنۡ يُّضۡلِلۡ فَلَنۡ تَجِدَ لَهٗ وَلِيًّا مُّرۡشِدًا (17).
وَ تَحۡسَبُهُمۡ اَيۡقَاظًا وَّهُمۡ رُقُوۡدٌ ۖ وَنُـقَلِّبُهُمۡ ذَاتَ الۡيَمِيۡنِ وَ ذَاتَ الشِّمَالِ ۖ وَكَلۡبُهُمۡ بَاسِطٌ ذِرَاعَيۡهِ بِالۡوَصِيۡدِ ؕ لَوِ اطَّلَعۡتَ عَلَيۡهِمۡ لَوَلَّيۡتَ مِنۡهُمۡ فِرَارًا وَّلَمُلِئۡتَ مِنۡهُمۡ رُعۡبًا (18)
mshllh wll warunta shekha way iskga ekatay ayadu ilhy ha ino xafido shekhena
HAA. ILAAHAY SHEKHA INO XAFIDO
امين يا ربي
Masha Allah masha Allah jazakumu Allah Alnasixa media ilahay haina sharfo 🥰🥰❤
Wad Ku mahadsantii sad noola wadagteen
Muxadiradan qimaha leh
Maasha.alaah.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
جزاك الله خيرا ❤❤❤ misaanka allah ku saaro nosobadi
m.a sheekyga nolow
Mansha Allah may Allah bless you
Jazakallah kheyran
Mshalaa
MshalahUwbaarklaa😭😭😭👨🏫🧜♀️🧜♂️😭🅰️
Salalahu calayhi wasalam 🤲
ماشاءالله
Jasakalahu Khayr
Mashalah shiiqeena allhakubarakeeyo
Masha Allah❣
MashaAllh
MashhaAllah❣
Alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar alahuakbar ❤❤❤❤❤❤❤❤
Msh allh
Jazakallah
Allaahu S c w
Allaha ku xirnow Dhalinyarro badan wax eey moodeen markasta masjidka joog oo khamiis iyo cimmamad wado, wll Allaha ku xirnow waxaa loo lajeedaa markasta Caabid noqo oo allaha caabud macnaha cibaddane waa sidaan. {العبادة هي اسم جامع لكل ما يحبه الله
ويرضاه من الأقوال والأعمال الباطنة والظاهرة
Hadaad risiq xalaal ah shaqeysaneysid waa cibaado, hadaad cilmi naafic ah baraneysid waa cibaado, hadaad arimo bulsho oo wanaag ah ka shaqeyneysid waa cibaado hadaad xitaa jirkaak dhisaneysid oo aaad rabtid aan cafimadkaaka hagaajisid waa cibaado, intaas oo dhami in masjidkane loo bato oo inta badani laku cibadeesto waa ka sii fadli badantahay.
Marka meel kasto oo aan joogno aan diinteena ku dhagno anagga oo aan adeeg iska ka dhigeynin diinta yacnii aan xad gudub diini ah galeynin ama QULUWI.
Masha alh wall wa runtaa dhamantee ilah imanka hanugu dilo
Mansha allah wall qali 👏😰
٣/٢/١٤٤٢/
اليل جمعة مبارك
مقطع فيديو شيخ حسن علي جبوت ❤❤❤❤🥰🥰🥰
انا احبك في الله يا عمي 🥰😍🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍🌍❤🥰🥰🥰🥰🥰
ALLAHU AKBAR
Masha allah
SUBXAANNALLAH WABIXAAMDIIHI
Shukran
Alaahu akbar
Yaa Raabi
Jasakalaahu khayr sheeekh🙏🙏🙏🙏
Jasaklaah shiikh
Nidhamka mesha ad culimada kusodawenta hagajia sifican
😭😭😭😭😭
Alle hakuna sharfo
Alhamdullilah Alaa nicmatil islaam
Maasha Allaah
❤😥swc paix sur notre prophète , chukran cheik
Scw Scw Scw scw scw scw scw scw scw
M.ashlh
Maasha allaaaah
Wllyal waxan raba inad isoduceysan qalbigeyga inuilhy jeclisiyo😭😭
Ilaah ku jcleesiyo oo nogu padiyo jclka ilahy iyo cabsi dii
Allah Akbar
Alxmdlhi
Scw
Wxn la Yaabanahay dadka Dislike Saaraya Wanaaga Miyaanay Ka Baqayn In Ilaahay u Cadhoodo
SUBXAANALLAAH
JAZAKALAAH
M.a
Miyayna xumaan ahayn in khayrka allle dislike 👎 lasaaro xumaantaba lama saaro dislike ee alle xaqa ha ina tuso
Scw🥰
🥰🥰🥰🥰
مانشالله
❤❤❤
Eebbow nagadhig kuwii qalbigooda qooyo
💯💯
30:37 waa laga suneey lahaa kulahaa xariifkaaas Kkkkkkkk Ilaahow umada Muslim ka cafi dhaman tooda
M,a
😬😬😬
88888
masha alaaha
Masha allah
Alle hakuna sharfo
MashaAllah
Asc
Ho
M.a
Hodan
@@Nuurmaanka heee
🥰🥰🥰🥰🥰