Iska heeso loona heesee waa in fanku isagu ku soo yeedho, farax kaftan codkeedu iska raadraadis maaha waa u dhakasho, codka faadumo qaasim Allah ha u raxmado cid keeni karta ama u dhaweyn karta ma jirto ilaa farax kaftan mooyaane. Farax cumaamadaada lama haysan Kato waa ku kor dhigey.🥰👏👏👏👍👍❤❤❤❤❤❤
WllHi Farax Kaftan Lama Xaqiri Karo Heeska Faaduma Qaasin Qofka Saan U Qaadayo Soo Iyada MaaHa:✔︎ Aniga waxaan DhahaMa Aqaan wllHi: Way Iga Dhan Tahay: Codkaaga Allaha Kuu Barakeeyo:💗
Halmar aan kuwada salino saliga nabiga scw scw
Iska heeso loona heesee waa in fanku isagu ku soo yeedho, farax kaftan codkeedu iska raadraadis maaha waa u dhakasho, codka faadumo qaasim Allah ha u raxmado cid keeni karta ama u dhaweyn karta ma jirto ilaa farax kaftan mooyaane. Farax cumaamadaada lama haysan Kato waa ku kor dhigey.🥰👏👏👏👍👍❤❤❤❤❤❤
My favorite singer 🎉 top on top after Fadumiina ❤❤..
WllHi Farax Kaftan Lama Xaqiri Karo Heeska Faaduma Qaasin Qofka Saan U Qaadayo Soo Iyada MaaHa:✔︎ Aniga waxaan DhahaMa Aqaan wllHi: Way Iga Dhan Tahay: Codkaaga Allaha Kuu Barakeeyo:💗
Hees iyo badh wlhi❤❤❤
Wooe Farax ii noolow,waxay sameyso yaa sameyn karo habrihii ku waalnaa kadhamaada dheh.
Faraheey i nolow jaah ku jecliyaa aniga cod miiii mansha Allah ❤❤❤❤❤❤
Mnsha allah xasuus mamo fadumo qasim ilaahay qabrigeeda ha u nuuriyo danbigeedana ha dhaafo
ameen ameen ameen.
''Hilib meel yaalo Huunfayna waa ula haadaa"" Thanks FARAX well done👍👍👍👍
Farah kaftan,mnsha allah sis codkaaga caadi ma aha
Farah kaftan kiii cod ahaa illhy wa ku larey lkn Awey hee wa lagu heesoo yaa Allaha soo hanuunsho wlshyn
maasha allaah Farah kaften noolow❤❤❤😍😍😍😍🙏🙏🙏
Cot macan aya kuugu dhacaye isha baxarka
Shah wah yaila arko😂😂😂
Faadumo qaasin Hilowle
Maasha Allaah abaayo ,😂💖💖💖💖🥰👍👍👍💝💝💝😘😘😘🤝🙏💘💘
wax baa ka dhacay meeshan
Waaw farax kaftan qurux iyo.cod.udaa hesaha xamariga mashallah
1:00 Heestaan asalkeeda waa carab "Hada Huwa" Ereyadaan somalida aniga ahaanteyda wey igu cusubyihin. 🔥👍🏾💯👍🏾
Erayada heesta uhoreysa waa wada arabic o macnaheedu yahay
"Dayaxu waa labo, mid samada(cirka) uu ku yaala midna waa kan maceyga ah micnaha la jirkeyga ah"
wahwah walee kabtada lama gashankaro
I like this layd
Xabiibi xabiibi
Farax kaftan cod dahabi m.a
Farah Kafttan ❤
Shahawa ayaba kudhaxjira meesha hhhhhhh
Ok ok ok
Tufaaxbaxaaya lama ciribjarikar
Farax saas waaye
Shah wah iska bod bood ma fahmeysid waayo jiniyaasha insiga ma fahmo hhhhhh
Shahwah❤😂😂😂😂
1❤
Best voice of Somalie peaple 2023
Wow🔥🔥🔥🔥🔥🎧🎤🎤🎧
waah wah
Full Energy
I really enjoyed this song 😊
❤❤❤
Bananaka ku dhacdaye walhi
🤣⚖️🤳Eeshacal sowd🎭☑️😂badicade
macal subscraban kusaray hesta darteed
UK niman ma jogaan war nagaha miyaa meel sariweyseen
Lllll
❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Copy
❤❤
❤❤❤❤❤