DUMAASHIDIIN WADANKEE AYAY KUNOOSHAHAY MIYAN ISLA JOOG….!!

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGUSO BIIRTAY❤️💯🙏🏽
    2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
    1-SNAP @Muhanadd22
    2-INSTAGRAM @mumucade
    3-FACEBOOK @Muhanad cade
    Thanks For 102.720Ksubscribers

Комментарии • 323

  • @Dacwa_som689
    @Dacwa_som689 2 года назад +5

    Nabigeena Muxammad SCW wuxuu yiri ruuxii ku dadaala Inuu walaalkii muslimka ah caawiyo in Alle weyne uu u gargaarayo unu fududeeyo amuurtisa walal ilahey dartiis I caawiya isoo boqda Kuna Soo biira Kheyrka Kafaideyso Wll Qali

  • @hipocabdirisaaq3172
    @hipocabdirisaaq3172 2 года назад +44

    Wad uqalanta in marka murygsanthy lagula murugoodo marka faraxsantahyna lagula farxo taasi waa midaaad adu naga keensatay apwe horay usoco waliga gadaal hafiirin Noloshada wado alka hakulagarabqabte faca karoonow apwe♥️dumashideena wansalaamaya boqorada ad Nolosha ku midoowdeen alla haskukiin barakeeyo ❤️ kameeyro wixii kuskmaray wllkey muhanad cade💪💪❤️❤️

  • @sk-hq7wk
    @sk-hq7wk 2 года назад +3

    Wax la qariyo mahaa meshe joogto dadka aad aheegeyso Ku ixtiraamo waa inaa I ixtiraantaa inkastoo muhiim ahayn in Lagu weydiiyo lkn dadka waqtiga ku siiyo waa inaa hadalkooda Ku ixtiraantaa waana rayigeyga no qalad waa Ku salaamy

  • @asiaabdullahi6707
    @asiaabdullahi6707 2 года назад +1

    Maanshaallah dumaashi mahanad waxaad heshay gabar oo reer sare ka dhalatey walaahi waad ducaysan tahay ilaahay giurkiina guur khayr qzbo ha dhigo mid lagu nagaado ubad khayr qabana ilaahay ha idin siiyo

  • @ruuneyruun7996
    @ruuneyruun7996 2 года назад +1

    Abowe mcn farxada allaha ku siyadiyo gurkii lagu nasto lagu nagado allow ka yeel muhanad iyo dum

  • @Hareedo
    @Hareedo 2 года назад +2

    Masha Allah hanbalyo walal Allah kuu barakeeyo reerkaga hana kaga dhigo guur kheyr qabo Amin sabar iyo is fahan wada hadal ku dhameysta caqabadaha nolosha insha Allah

  • @mohamedhamud7857
    @mohamedhamud7857 2 года назад +1

    Manshallx my bro hambalyo kun iyo koyjer wasuqalantaa wllkey muhand Cade and mi dumashi Allah xaniziyadiya farxadina

  • @naimamohamed2761
    @naimamohamed2761 2 года назад +1

    Masha Allah
    Allah xaiskukin wariyo
    Ameen

  • @queensoomaali1713
    @queensoomaali1713 2 года назад +1

    Muhanad cade iyo dum hambalyo hambalyo kunjeer isku waraa abid wil iyo cano gabar iyo cano

  • @zabnabintucabdi3868
    @zabnabintucabdi3868 2 года назад +1

    Isku waara inshaa alh wada nolaado nabad kuwaara i.a

  • @aaminasiman651
    @aaminasiman651 2 года назад +3

    Guurkaaga waxaan ugu farxay sidii qof fmly_keyga ah walhi mashllh allaha isku kiin barakeeyo

  • @kaltummahad3998
    @kaltummahad3998 2 года назад +11

    Allah mawado iyo raxmo allah dhexdiina ha dhigo awlaad saciidiin bariyiin ah Allah haydinka arsaaqo inshallaah habo. Codsi gabadha sawirkeeda ha soo dhigin baraha bulshada

  • @yusuffarah2269
    @yusuffarah2269 2 года назад +1

    Guurku waa farxad wan calaf walaahi wan Ku farxay wlky an dar alle u jeclhay guurkisa hamblyo kun jeer💯❤ waxd thay wll qalbi wangsan qalbigan kaga duceyay alle haku aqbalo 🤲 isku waara abid adiga iyo duma farxad igu wara alle haydinku arsaaqo ubad khayr qaba noqda ul iyo dirked alle haka dhigo guurkina mid lagu dago lagu nasto ❤❤❤💗👏👏👏👏

  • @naciimasheekh5741
    @naciimasheekh5741 2 года назад +5

    Masha Allah tabaaraka Rahman Allah yabaarik 🥰🤲💘💘💘💘💝💞

    • @xaawoqaali6290
      @xaawoqaali6290 2 года назад +1

      Maashaa alah walaalkey muhanad guurkii lagunasto lagunagaado guulow kayeel

  • @sumayomohamed6044
    @sumayomohamed6044 2 года назад +4

    Wcs wll Muhanad Cade waa wax aad adiga naga keensatay sxp farxad dareen ku dheehan tahay ayn kula dareemay sxp wn kaa qabaa ani ahaan mahad celinta aa sameeyse Adigaa Mudan ku dhahaa sxp Duma Faa'iza iyo Adi farxad io reyn reyn idin rajeenaa 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤴🤴🤴🤴🤴💓💓💓💓💓❤❤❤❤❤❤❤ wxn ku dhahaa Muhanad Cade .
    Taariikhda dad baa ku dhigan inta jiro nagu dhax nool waxa dhulka uga tagtay xusuus iyo waa dhigaal dhashadana waa u keyd ado dhaxal reebi kara ha noqon dhinte aan la tabi sxp ku lee yahay 🤴🤴🤴🤴🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤.
    Runtii jeceylku waa dareen cajiib ah oo kuu sheegaayo meesha qalpigaagu jiro blse ku dadaal inaa ilaalisho (Qalbiga Ku Jeclaaday💟💟💟💟). Sxp nolosha kuma xumeyso

  • @riyaan8038
    @riyaan8038 2 года назад +2

    Man shallah reera comment maahi
    Lkn aboweh ilaahey haku jeclaado
    Mar walbana farxadaada waan jeclahay waxaan ku hadashay hadal qiimo badan 🥺🔐
    Waa sax aduunkaan wax laga qaadayo malahan🥺.
    Mar walbah garabkaaga nahay🔐🥰🤴🏾

  • @maxmedsharef6575
    @maxmedsharef6575 2 года назад +1

    Masha alh mabarug muhanad guleyso waligaa hori usoco👍👍👍

  • @naimaissa7158
    @naimaissa7158 2 года назад +16

    Am very happy for you and Faisa❤❤❤❤

  • @saamiyaahmed7283
    @saamiyaahmed7283 2 года назад +2

    Maasha allah tabarakallah wll Muhanad cade alle haysku kiin barakeeyo adiga sawjadada qliga noqda ul,diirkeed ku dakeeya nolol wacan

  • @siraadsiciid9123
    @siraadsiciid9123 2 года назад +5

    Muhanad jawaabaha waa noo dulmartay waxaan ku leenahay farxsda allaah hakuu dhameystiro

  • @fadumojama1238
    @fadumojama1238 2 года назад +2

    💝💝💝💝💝 habo waan kula farxay ilaahay waxaan kuu qaydiinayaa inuu idin barakeeyo aamiin yaa. Alaah🎈🎈🎈🎈🎈🎈

  • @shukriamiir2389
    @shukriamiir2389 2 года назад +1

    Masha allah hambalyo isku waara wllky

  • @aniisabana1166
    @aniisabana1166 2 года назад +7

    Masha allaah my wiilkeyga muhanad cade farxadaada illaahey hakuu ziyaatsho🤲🥰🥰

  • @NimcoXusen-xi4rx
    @NimcoXusen-xi4rx Год назад

    Masha Allah Wll

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 2 года назад +5

    Mashaa Allah muhanad
    Ilaahay ha isu kiin daayo marwadada faiza
    Allahumma Aamiin Aamiin Aamiin❤️🌹

  • @raxmodaahircabdi3779
    @raxmodaahircabdi3779 2 года назад

    Masha Allah

  • @cabdisalaam7712
    @cabdisalaam7712 2 года назад +1

    Hambaliyo hambaliyo hambaliyo kuwiii iskuwara allah idinka dhigo amiin

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 2 года назад +4

    Maasha Allaah hooyo macaan wax.lagu doorsado.ma.laha adduunka.adiga iyo.Faiza cadeyna Ilaahey ha idinka dhigo kuwii isku waara ubad kheyr qaba oo baari ahna kala hela Allaahummaa.Aamiin

    • @ikraancali6899
      @ikraancali6899 2 года назад

      wax kasta waad u qalantaa walal farxad ku nolow

  • @shamsoxasanibrahimshamsoxa3373
    @shamsoxasanibrahimshamsoxa3373 2 года назад +1

    Masha allah keep going my brother muhanad cade

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 года назад +7

    Manshallah 😍 mumin romantic man ilahay ha ku geeyo xaskaga inshallah ♥ waaba farxadada 🙏✌

  • @barlinmohammed3129
    @barlinmohammed3129 2 года назад +9

    Mashaalah ilahay hakuusiyadiyo walalkena muslinah batahay farxada kubilabatay alaha kusiyadiyo kameyro wixiikusomaray dajiso alahakaga dhigo dumashidena inshaalah

  • @nimcomohamed9325
    @nimcomohamed9325 2 года назад +1

    Warunwaye aamiin ishaalla qalbiga❤❤🧡😍🥰🥰

  • @rahmareys8951
    @rahmareys8951 2 года назад

    Mashaallah barakallah

  • @sacdiyakeyse5443
    @sacdiyakeyse5443 2 года назад

    Muhana mansha allah keep going

  • @fadumoahmed4023
    @fadumoahmed4023 2 года назад +2

    Masha allaaah muhnd cade rbi hydin xfdo adiyo dumashiyo❤❤🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤

  • @najmaofficial2747
    @najmaofficial2747 2 года назад

    Mudo ayan kugu xirnahay m. a waxa thy qof wanagsan sidad u wanagsan thy alle xaaska iyo caruurta haka dhigo wllky mar walba garabkaga nahay m. a 🥰❤️

  • @ishwaaqabdikaadir2350
    @ishwaaqabdikaadir2350 2 года назад +1

    Hambaliyo hambaliyo hambaliyo kuwii isku wara allaha idinka dhigo amiin oo awlaad salaxa siiyo abidkiin isku faraxsanaada amiin yarapi🤲🤲🤲👸🤴👸🤴⚘❤❤❤❤❤💍💍💍💍🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥳🥂🎊🎉🎊🎉✨🎇📷🥁🥁🥁🎻🎻🎻🎤🎤🎸🎸🎷🥁🥁🇸🇴

  • @sahraamiin3036
    @sahraamiin3036 2 года назад +1

    Hambalyo hambalyo hambalyo
    Mumin iyo fa iza
    Allaheydinkadhigo abo iyo hoyo
    Awlad bariyalah allaheydinsiyo
    Farxadinu hawarto
    Jaceylku haguleysto iskuwaran
    Insha allah

  • @qwenshamzahussein5651
    @qwenshamzahussein5651 2 года назад +8

    Allah iskukindayoo wlal muhanad Cade wan jeclahay wlh video yahada marwalbo nosogili wlal cafimad iskuga imado adhi iyo dmsh faizo insha'Allah

  • @khadiijadrawxasancade8
    @khadiijadrawxasancade8 2 года назад +5

    masha allaah wll muhanad cade farxada allaha kuu siyadiyo adi iyo dumashideen

  • @maryandahir4720
    @maryandahir4720 2 года назад +3

    Masha allah allaha iidiinsiyadiyo farxadiina waa faxadeena 💯💖💖

  • @halimaabdikarim2302
    @halimaabdikarim2302 2 года назад +1

    Abowe wlxi farhadad wankufarhi farhad kunolada adiga iyo dumasha

  • @muniiraismaciil4186
    @muniiraismaciil4186 2 года назад +1

    M.a habalayo habalaya muhanad iyo marawadisa qaligah aleeha hasukin barakeyo kala hala ubadakharaqab idimaleh

  • @yaazmiinabdinasir756
    @yaazmiinabdinasir756 2 года назад +3

    Masha allah alfa mabruuk Poe illahay haizku kiin daayo adi io dumashi dhismoo dhaqma

  • @niimonature8291
    @niimonature8291 2 года назад +1

    Batoo barakooba wll adi iyo marwa daaduba🤲🏻🤲🏻

  • @ladandukeofficial4736
    @ladandukeofficial4736 2 года назад +5

    Masha allah ilaha haku xifdiyo wlkey hanbalyo hanbalyo

  • @xamdamaxamed7494
    @xamdamaxamed7494 2 года назад +3

    Maansha allaah hambalyo allah ha idin barakeeyo adiga iyo xaajiyadaba aamiin

  • @munahassan7803
    @munahassan7803 2 года назад +1

    M a wll sida ufarahsanow waliga 😍 from kenya

  • @ishwaaqabdikaadir2350
    @ishwaaqabdikaadir2350 2 года назад

    Mnsha allah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 года назад

    Masha alaaaaah hambalyo leyahay

  • @fadumoadan6540
    @fadumoadan6540 2 года назад +3

    Maash Aallha

  • @hodanali7453
    @hodanali7453 2 года назад +2

    Masha allah walala muhanad cade Aamiin yaa rabi Alxmadulilaah waa sax walhi 😍😍😍❤❤❤❤👍🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @fowsiyohussein5150
    @fowsiyohussein5150 2 года назад +1

    Maashallaah muhanad waa qurux badnaatay markaad gursatay kkkk🥰🤟

  • @hoodocismani3836
    @hoodocismani3836 2 года назад +1

    Farxad ku noolada adiga iyo marwadadu from hargeisa

  • @fadumoibrahim3803
    @fadumoibrahim3803 2 года назад

    Mashaalaah

  • @faadumoabshir8203
    @faadumoabshir8203 2 года назад +2

    Msha Alah wll hambalyo gabdha gursatay wa nasipbadan tahay say wiil aad u fican bay heshay

  • @najaxaxmed5454
    @najaxaxmed5454 2 года назад +3

    Masha Allah 🤲🤲🤲💝💝💝💝💝💝😘😘😘

  • @coutch12maryama24
    @coutch12maryama24 2 года назад +1

    Sha Allsha

  • @hodonhusian52
    @hodonhusian52 2 года назад

    mansh allah

  • @lakihassan6694
    @lakihassan6694 2 года назад

    M.a allah

  • @nastexomahamed3125
    @nastexomahamed3125 2 года назад +3

    Masha allah alfa mabruuk poe illahay haizku kiin daayo adi io dumashi dhismoo dharma

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 года назад

    Mashallah wll muhanadcade

  • @faadumamohamed3944
    @faadumamohamed3944 2 года назад +3

    Maasha allah lamaana qurux badan awlaad saalixa allaha idin kala siiyo aamiin

  • @aaminocadiraxmaan8797
    @aaminocadiraxmaan8797 2 года назад +3

    masha allh wll intaa io in ka badan waad u qalanta muhanad cade 🥰❤

  • @kamilaabshir2706
    @kamilaabshir2706 2 года назад

    Masha allh

  • @xawomaxamed2515
    @xawomaxamed2515 2 года назад +2

    Masha masha Allah 💞💞💞💗💗💗💗

  • @sadiaibrahim8179
    @sadiaibrahim8179 2 года назад

    Masha Allah tabaraka Allah mabruuka mabruuka Masha Allah

  • @iskufilan5460
    @iskufilan5460 2 года назад +1

    Masha Allah congratulations muhad iyo marwadiisa qaaliga ah Allah ha isku kiin barakeeyo♥️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @daganabdulahi7588
    @daganabdulahi7588 2 года назад +1

    Barakallahu lakumaa wa barka caleyka wajamaca beynukumaa fil qeyr ❤️😍

  • @hamdamohamed5938
    @hamdamohamed5938 2 года назад +1

    Macha allh wllkay waxa tahay qof qalbi wanaagsan faraxada kaa muqata mid kabadana waku rajaynaya💋❤🥰 adi iyo dumaashi

  • @queenabnaaz421
    @queenabnaaz421 2 года назад

    Masha allaha ma beautiful brother muhanad cade legend always legend love you 💯♥️🥰🥰🥰🥰👌👌

  • @sulekhamohamed7117
    @sulekhamohamed7117 2 года назад +1

    M.a hambalyo hambalyo walalky mcn am from Kenya 🇰🇪 big fans

  • @saynabjama2038
    @saynabjama2038 2 года назад +3

    Masha Allah wllo guulayso isku waara dumashidayna waan kuusoo hambalyeeyay😍😍😍😍😍😍😍

  • @fadumaahmed1576
    @fadumaahmed1576 2 года назад +3

    Masha Allah wll qaali hore usoco guuulayso Ilaaahy haydinku irsaqo ubad khayr qaba Rabi haydin siiyo wll adiga iyo feysa cadey

  • @lohsibra4191
    @lohsibra4191 2 года назад

    Asc mashalla tabarakalla.

  • @rahmaabdikadir8553
    @rahmaabdikadir8553 2 года назад

    M.a wll keep going

  • @ayaanmohamed671
    @ayaanmohamed671 2 года назад +1

    Mansha allah walaalo farxadada allah hakuu siyaadiyo insha allah

  • @drraxmarayso9227
    @drraxmarayso9227 2 года назад +2

    Wlky hnblyo horta will qalbi wngsan thy 🙏 ♥ lkn wlky tlo gbdh wlshaaaya noloshada social media hkeeenin gbdhada gasoodhigin noloshada dhn private ka dhigo waad guulysam dooontaaa huno

  • @aniisoomar8898
    @aniisoomar8898 2 года назад

    Maasha Allah xafidullah muhanad cade sunta marku cabatey ka gamadarim sumta.waxad Heshey ciiltire hapaliyo hapaliyo 👩‍❤️‍👩❤️❤️🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ikranomar8906
    @ikranomar8906 2 года назад

    Mn sha allh

  • @mahdabobalemuhumed3940
    @mahdabobalemuhumed3940 2 года назад

    Msha allh walal qali muhanad cade garabkaada alle hagalo insha allh markasto garabkaada nhy insha allh wxn idin rajyni in ad noolashiina farxad KU dhamysataaan inshallah

  • @faraxabiib5342
    @faraxabiib5342 2 года назад +1

    Mansha allh wll wll wad uqalanta farxada alle haku siyadiyo markalena hambalyo alle haysu kiin barakeeyo adiga iyo marwadaba amiiin Amiin

  • @maryamabdulqader2610
    @maryamabdulqader2610 2 года назад +1

    Alhamdulillah
    Amin ya Allah

  • @fatimasahraabdi7312
    @fatimasahraabdi7312 2 года назад +3

    Mashaallah tabarakaallah Walalkey Muhanad cade Walashey Faisa iskuawar iinashaallah farxad ku nolad wll Allah idin xifidahy aamiin aamiin aamiin aamiin yarabii 🤲🤲🤲🤲🤲🤲👏👏👏💍💍🥰🥰🌹❤️💯💯👍

  • @xusenmaxamud3340
    @xusenmaxamud3340 2 года назад

    masha allh isku wara awid

  • @nimagabayre1151
    @nimagabayre1151 2 года назад

    Keep going

  • @mssdahiro6113
    @mssdahiro6113 2 года назад +2

    Masha allah wllkey kun iyo kow jeer hambalyo isku waara abid

  • @aishaabdiwili4090
    @aishaabdiwili4090 2 года назад

    Masha Allah keep going bro muhanad

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 2 года назад +1

    Aboowe ilaah ha iskukeenkeeno wada madoowdaan

  • @qayaadiina2394
    @qayaadiina2394 2 года назад +4

    Ascalyküm wll muhand wnkusamay booska alle gali yacni qalbigaa❤wnan ku slamay🙌

  • @fahmoabdille2541
    @fahmoabdille2541 2 года назад +2

    Mash Allah 💔💔🤲🤲🤲🤲🔥🔥😘😘😘😘🌹🌹🌹🌹

  • @ogaalsidemedia730
    @ogaalsidemedia730 2 года назад

    K.going

  • @nasroisman4989
    @nasroisman4989 2 года назад +1

    Masha allah muuhanad mabruuk

  • @amiinociise9439
    @amiinociise9439 2 года назад

    mashalh huri usco wal

  • @marwodumar
    @marwodumar 2 года назад +6

    Waalal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo hadii aad subscribe iisarto❤️

  • @iqraismail2051
    @iqraismail2051 2 года назад

    M.a abow horey usoco i.a wat kuleysaneysa Allah haku barakeyo

  • @zakidesilva3317
    @zakidesilva3317 2 года назад +2

    Masha allah my big bro allaha ku sharfo

  • @xafsaabdi1618
    @xafsaabdi1618 2 года назад +2

    Mashalah walakay mcn welcome 🤗😘💕 nolashaa adidatay alaha kudowro qofka oo kuhorayay aan aqanin ana wasapka kakahapalyey love you and

  • @naimagulled2829
    @naimagulled2829 2 года назад +1

    Masha allaah hambalyo walalkay

  • @leylomohamed205
    @leylomohamed205 2 года назад +1

    Masha Allah weliga Sidan ufarax Sanow inshaAllah