WAA TUMA KOKO? SU’AALO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @LajanYuukazi-nm5kb
    @LajanYuukazi-nm5kb Год назад +44

    Koko kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibomahamed2929
    @hibomahamed2929 Год назад +284

    40 qofood ducadodo wala aqbalaa isoo duceya muradaa leyahay all muslim🤲

    • @KalthumYuusuf
      @KalthumYuusuf Год назад

      Waxba Kama jiraan waye walal 40❌️
      Kama sugna sidaa nabiga
      Waxa ka sugan ducada qofka maqane walaalka aad ugu ducaysaa waa mustajaaba《mid laqbalayo》
      Hibo maxamed xbbti ogow taa qali
      Kuma cayimin nabigu 40 iyo 2qof iyo 3 qof tona
      Waxan nabigu odhan in laga diin dhigtana qofka lagama aqbalayo sida ku sugan xadiiskii ay caisha so saareysay
      من أحدث في أمرنا هذا فهو رد(اي مردودا عليه》
      Intaasi waa iga baraarujin wana xaq isaaran,
      Allah xaq lagu caabudo waxan kuu waydiin inuu ku dhib yareyo wax kasta oo aad ku taamayso xbbti
      Khayrkeedana ku wafajiyo
      Waxana kugula talin inad naftada uducaysato Mar kasta waliba ducooyinka sida gaarka ah Loo tilmaamay qofkii ku ducaysta in laga ajiibayo iyo waliba wakhtiyada la gaar yeelay
      Mahadsanid qaali
      Wixi aan qalday alle Ha iga cafiyo wixi aan saxayna alle ajar ha iga siiyo 🎉❤😊

    • @AaminoXasan-bu4ms
      @AaminoXasan-bu4ms Год назад

      All hakusahlo muradka

    • @abdulaahimustafa5716
      @abdulaahimustafa5716 Год назад +1

      Ilahay doonistada hadii ay qyrtahay haku siiyo wll

    • @sucaadsaafi1582
      @sucaadsaafi1582 Год назад +1

      Alle haku sahlo wll insha allah

    • @ciidisse1376
      @ciidisse1376 Год назад +1

      Ilhey wax kasta oo kheyr kugu jiro haku siiyo

  • @kaligeedtaliso1
    @kaligeedtaliso1 Год назад +396

    Kusali nabiga scw❤️🥰

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Год назад +1268

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

    • @maryamnoor6901
      @maryamnoor6901 Год назад +2

      الله أكبر 3jeer الحمد الله 3jeer استغفرالله 3jeer kudadal walal❤❤❤❤

    • @sahromudey6415
      @sahromudey6415 Год назад

      Horay u soco koko guul ayaankuu rajeynaa

    • @HodanMahomed-l9f
      @HodanMahomed-l9f Год назад

      ​@@maryamnoor6901👍👍👍👍👍👍👍

    • @HodanMahomed-l9f
      @HodanMahomed-l9f Год назад

      ❤❤❤❤

    • @AbdalleAbbi-bc6tc
      @AbdalleAbbi-bc6tc Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂Abdalle 😂😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @libanjjiir008
    @libanjjiir008 Год назад +128

    Can't wait seeing you celebrating for 100k subscribers in a duration less than 5 days. Your softhearted and humbleness really attract the folks

  • @CusmaanSayid
    @CusmaanSayid Год назад +178

    Aan ku salino xabiibkeena muxamed scw😊❤

  • @randaahmed1556
    @randaahmed1556 Год назад +143

    Koko isnot easy
    in 3 days to 100k and it will be in 1 month to 1M ❤❤❤

    • @leamsixed7300
      @leamsixed7300 Год назад +3

      Inaa somali thy ma is ilaawday 1mo 1m kulaha lol

    • @hppy____90
      @hppy____90 Год назад

      ​@@leamsixed7300waala ga yaaba ilaahay hadu ufududeeyo inshaalaah

    • @sHimaaLi_x1
      @sHimaaLi_x1 Год назад +1

      Subxnllah been ku xogwayniida 😂😂😂 anago dhaana 15M ah dad baa RUclips kujiraa 12sno sidaa arimaheena oo maliin dhawayd 1m garaay sidee haadda qftan 1m 1month kuu galaysaa 😂😂😂💀

    • @amaalabdi4175
      @amaalabdi4175 Год назад

      ​@@leamsixed7300😂😂😂😂 fashilka daaa😂😂😊

    • @umalamir
      @umalamir Год назад +1

      Insha Allah❤

  • @AbdiAbdullahi-nv1un
    @AbdiAbdullahi-nv1un Год назад +376

    Almost 100k in a three days time 🔥🔥🔥Koko is a beast MashaAllah 🙌

  • @saidaqasimi8707
    @saidaqasimi8707 Год назад +24

    Hadii u jeedo magaca Allah wll like sar ❤
    الله أ كبر🤲

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 Год назад +26

    Koko waxa tahy gabar adaab iyo anshax ficn waxan rajayna inadan kusi dhax milmin baraha bulshada iyo shartiisa guulayso sis welcome yutube channel guulayso ❤

  • @UmushabcaanCawl
    @UmushabcaanCawl Год назад +14

    Koko wallahay hadaad sidaan Ku socoto Asad waad dhaafaysaa 4 days ____117K_____❤❤
    Inta jecel SOMALI RUclipsR inoo taabta love ta❤

  • @MiraMira-sw1wf
    @MiraMira-sw1wf Год назад +133

    Inta gabdhaan ilajecel ❤🥹🫶

  • @Moudow
    @Moudow Год назад +32

    Thank you my sister wlhi you gave me the advice that your father gave you as a gift, and i wish to use as it is inchallah❤

  • @SaacidAbuukar-xe1yp
    @SaacidAbuukar-xe1yp Год назад +61

    Imtixanka dowlada natijo fcn nasi dhaman ardayda Gul fcn garsi like 👍

  • @Legend33661
    @Legend33661 Год назад +5

    Ku Sali Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad S.C.W❤🫶❤️‍🩹

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Год назад +50

    Inta sariirta saaran waa salaamay 😂

  • @bishaarabukarabdi7435
    @bishaarabukarabdi7435 Год назад +4

    Koko abaayo goormaa xaflad noo dhigey 100k 200k 300k 400k 500k melee noo cayin❤❤❤❤❤❤hormar ayaan kuu rajeynaa abayo

  • @Abdirisakelmi06
    @Abdirisakelmi06 Год назад +42

    Igula sali xabiibkeena muxamad scw

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Год назад +56

    Next video routine soo samey yaa igu raacsan like ❤

  • @Nur.Ducale
    @Nur.Ducale Год назад +47

    Keep going koko ❤ 3 days 100k that's your score❤

  • @malyuunhasanhuseen1470
    @malyuunhasanhuseen1470 Год назад +12

    100 kun wax yar baa kadhiman ilaa caawa waa garee insha Allah
    3malin boqol kun waa iskoor ay dhigeen team27 horey usoco koko 💖😍💓

  • @4ishamohamett
    @4ishamohamett Год назад +49

    ilahey dartiis Aa kuu jeclahay Abayo😫🫶

  • @cryptoquestionsanswered
    @cryptoquestionsanswered Год назад +18

    Koko welcome to RUclips. I hope that you will be different than somali Malaysian RUclipsrs. Since you speak, English translate a lot of things that’s beneficial to people. For example you know nutrition you studied tried to talk about different foods that are benefit 0:02 to people how to manage their lives. Take examples of other shows that you like to watch and translated in Somali something that is more beneficial to people that will be educating, and at the same time entertaining just an idea.

  • @user-zt4xl8ux5u
    @user-zt4xl8ux5u Год назад +13

    M.a walashay record cusub 3 cisho 79k xirty alle Haku daayo cimri dheer iyo caafimad iyo hormar wacan I.a 🎉❤😊👸❤️

  • @xafsadahirladan
    @xafsadahirladan Год назад +39

    Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @profalcadaala
    @profalcadaala Год назад +70

    Masha Allah 100k waxyar ayaa kaaga dhiman within 3 day new Record...🎉
    Dhalinyaro anaga waxaad na gaarsiisan igu badnaaan 10k hadaad awoodaan mahadsanidiin
    Qofkasta Muraadkiisa oo san Alle ha siiyo insha Allah

  • @princesmalyuun1768
    @princesmalyuun1768 Год назад +6

    4 maalin 90k 😮wow waa another level Koko lee samayn kartoh walee coming soon 100🎉I.a😊

  • @cabiirliiban2137
    @cabiirliiban2137 Год назад +19

    Qofta kaliya aan taagero koko iyo team 27 oo dhan ❤

  • @user-mi4jc3rx5m
    @user-mi4jc3rx5m Год назад +7

    Keep going my sister. 100k is coming soon. you are my favourite youtuber. Allah protect you❤

  • @nataashaamohamad4486
    @nataashaamohamad4486 Год назад +24

    Koko fanskaga kamid ahay plz love isar
    Welcome to RUclips abayo❤🎉🎉❤
    Wan Iska ka jeclahay thank you hada love isartay 🎉🎉❤❤❤❤
    Koko fans inta eh gacanta taaga🎉❤🎉🎉❤🎉❤🎉❤

  • @user-alta
    @user-alta Год назад +61

    Hadaad ujeeddo magaca Allah like saar❤

  • @king______diini2777
    @king______diini2777 Год назад +16

    Koko is not easy😂 waa ku wadana hadanahay team 27 cooming soon 1m

  • @nuuralceensiidcumar517
    @nuuralceensiidcumar517 Год назад +50

    Keep going my sister Koko ❤

  • @xuseencabdilaahi8147
    @xuseencabdilaahi8147 Год назад +2

    You’re almost close 100k so quick amazing Masha allah

  • @kaliforce7130
    @kaliforce7130 Год назад +32

    Hadii aan nahay "TEAM KOKO" waan kusoo dhaweynay waliba jaceyl kugu soo dhaweynay🤌🏽❤
    waxaan kaa rabnaa maalin walba 1 video xataa hadii aad caajisantahay adoo hurdoosid noo soo duub😅

  • @KHARHERMOHOMUT11ABOKOR
    @KHARHERMOHOMUT11ABOKOR Год назад +1

    I would like you to answer my questions, but it is not problem from duriyadii ❤❤

  • @Qaajechannelew4xi
    @Qaajechannelew4xi Год назад +87

    Hadaad ujeedo magaca allaah like saar

  • @walaaltamniil8422
    @walaaltamniil8422 Год назад +2

    Can't wait wlhi kooko 100k gaartay inaa aniga gaara mooda wlhi guuleyso zhp ❤

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 Год назад +16

    Mashallah gabar caqli iyo karti leh, waxaan rajeynaaya inaad khibradaada uga faidayso subscribers kaga

  • @FuzzaBaby
    @FuzzaBaby Год назад +3

    Koko you are the prettiest female youtuber. Machallah! May Allah preserve you from the evil eye!

  • @Abdirahman.isse2000
    @Abdirahman.isse2000 Год назад +13

    Anigu gabadhan smile keedaa jeclahay Masha allah 🙏

  • @HusseinAliomanoor
    @HusseinAliomanoor Год назад +1

    Soo dhowow walashey man wan kutageera one love.glad to see you having a RUclips channel

  • @Xudayfi-cm5ww
    @Xudayfi-cm5ww Год назад +4

    Koke wax illahay ka raali yahay mar waliba RUclipska soo gali in sha allaha kolaba wax fiican ayaan kugu ogahay illahay ayaa wax og

  • @deeqomalyuun2311
    @deeqomalyuun2311 Год назад +13

    Koko waxaa thy qofka gabar Ah oo kujira social media Aan kataagero waxaan jeclahay markaad dhuulacadeyneyso swptoo Ah waxaad ugu ekthy Bastyy friend ❤❤ waana kuugu daydaa❤ sida wax barashada ❤❤ waxaan rajeynayaa in Aan maruun kuarko Haddii Aan noolahay insh Allah ❤ wax badana waan kaa Faaiiday really taasina waa xaqiiq❤❤ waxaan kuleeyahay jir oo joog❤❤❤ waana kujeclahay❤❤

  • @NHINO-o6k
    @NHINO-o6k Год назад +48

    Waa kuma koko❌ for men
    Waa tuma koko✔️ for women

    • @Hadiyadaalle
      @Hadiyadaalle Год назад +2

      No waakuma qofwalbo ladhihi kara

    • @keytavlogs8008
      @keytavlogs8008 Год назад +2

      Sax dumarka wa tuma aya lo
      Isticmala af somaliga saxda ah

  • @aishamohamedhersi9340
    @aishamohamedhersi9340 Год назад +6

    Koko love you byo I liked your energy and your thoughts ✨ ❤

  • @zubeyrkaka
    @zubeyrkaka Год назад +80

    Ku salli rasuulka scw

  • @rihannaali1990
    @rihannaali1990 Год назад +4

    Please do Routines from morning to night.
    Routines, skincare products

  • @apdallajoy66
    @apdallajoy66 Год назад +28

    Magaca Ale Adigon Love Sarin Ha DhaaFin___Hadaa MusLim Tahay___❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +83

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

    • @cawoayen
      @cawoayen Год назад

      scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @queenmaryaniita2574
      @queenmaryaniita2574 Год назад +1

      S

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 Год назад +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @mydrawingideas2753
      @mydrawingideas2753 Год назад

      @@queenmaryaniita2574 hhhihjhnn
      Ķl00

    • @MohamedmohamudabdiMohame-fp4by
      @MohamedmohamudabdiMohame-fp4by Год назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @SSTV5080
    @SSTV5080 Год назад +2

    Kooko waa ku taageeraa walaashay dhoolacadeyntaada waligaa faraxsaaw❤❤❤❤

  • @AyaanMahad-z6n
    @AyaanMahad-z6n Год назад +31

    Ku Sali Nabigeen scw

  • @sihaamabdi2920
    @sihaamabdi2920 Год назад +1

    Kooko waan ku xiseeyaa ee mar walba qosalkagaan ku heesta alle haku xafido

  • @abdulaahimuuse8540
    @abdulaahimuuse8540 Год назад +120

    Keep giong sister ❤

  • @hamse33muhumed79
    @hamse33muhumed79 Год назад +2

    Wcs koko team KOKO 9K baa inooga hadhay 100K subscribers fadlan aan gaadhsiino 7days 200K

  • @prettynadda988
    @prettynadda988 Год назад +16

    We love you Queeen!!😘😘😘 have the most amazing one❤

  • @AbdirahmaanAbdikariiim
    @AbdirahmaanAbdikariiim Месяц назад

    Waxaan qof kasta oo Muslim ah ka codsanayaa in ay ii soo duceeyaan in Allah subxaanahuu watacaalaa I caafiyo

  • @NafisaHaaji51
    @NafisaHaaji51 Год назад +6

    Naa koko wlley barasho wngsn 😂bari hadaa idhihi weyso Tasliim malinkaa RUclips bilaawayay waa ila socotay iska jir hadaba😂😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 Год назад +28

    Hadii aad jaceshahay barashada English Si Bilaash Ah Ugu Baro Sahan Toosan ❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Год назад +7

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta waligin dhamantin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴❤️

  • @prettyshort-z4p
    @prettyshort-z4p Год назад +5

    Koko love u wlshey adun io akhiro guul Baan ku rajynayaa❤😢

  • @OmarCk-rz3od
    @OmarCk-rz3od Год назад +1

    Hadiii la ii ogaln lahaaaa wll 1m kaligaybaa ku gaadh siin lahaaaa wan ku tageera

  • @HodanMohamed-ks6fh
    @HodanMohamed-ks6fh Год назад +63

    KEEP GOING KOOKO❤❤

  • @SacduushAbdi-vu1hb
    @SacduushAbdi-vu1hb Год назад +2

    Pepyyyy magaca zxpty ledahy anyway welcome youtube😊❤❤

  • @user-xz5nr4dc5z
    @user-xz5nr4dc5z Год назад +31

    Keep going 💪 sister ❤

  • @Jammaad
    @Jammaad Год назад +2

    Afsoomaali waa dhamaaday kulahaa waa kuma koko shimee nin noqotay 😂😂😂 waa tuma koko dheh

  • @MoHAmED-------------
    @MoHAmED------------- Год назад +28

    inta comtiiga aamsnanta ku akhrinaysa ✍️🙌

  • @yussufmohamed4157
    @yussufmohamed4157 Год назад +10

    Koko in the building ... keep going siz ❤❤❤

  • @Imraan53
    @Imraan53 Год назад +4

    Masha Allah you’re lovely ❤️ create a great connection with Allah to protect you from bad stuffs going on too yarab.

  • @istarabdi4399
    @istarabdi4399 Год назад +2

    Koko 3 days 100k another level walahi guleyso

  • @Kadiye641
    @Kadiye641 Год назад +5

    100k coming soon in sha Allah. Koko for ever

  • @AhmedAhmed-uo7bk
    @AhmedAhmed-uo7bk Год назад +1

    Adilee Ka dhineed dadkii u qalmay RUclips Ka aad Io aad ayaa u soo daahday Welcome 🤗

  • @sahroabshir2224
    @sahroabshir2224 Год назад +2

    Mash aaallh Koko Wan kusalamay

  • @kawsarsulayman9651
    @kawsarsulayman9651 Год назад +2

    100k subscribers congratulations sis ❤🎉

  • @aarshecilmi2819
    @aarshecilmi2819 Год назад +12

    2 day 80k what a record our queen koko bulle❤

  • @Adnush-jamac123
    @Adnush-jamac123 Год назад +1

    Jah gabadha ugu like ta badan somali youtupers dhanka gabdhaha iney koko tahay yaa igu raacsan jah love yaakhey masha allh ❤🎉

  • @Asas_Sheikh7684
    @Asas_Sheikh7684 Год назад +39

    WHO IS KOKO(20mks).
    Koko is a beautiful girl,
    Soothing voice,
    A doctor(Nutruonist)
    A somali girl,
    Born in Somalia,
    Working in Malaysia,
    Open and Frank,
    Ever happy (MashaAllah)
    Member of team 27,
    Living at Kenwingston plaza,
    Open for new relationship
    Mxaa kale 😂😂

    • @KaifKalem
      @KaifKalem Год назад

      11/20 fair masha Allah, you tried

    • @Asmaahmed19
      @Asmaahmed19 Год назад

      😂😂intaas kuso kooba ba

  • @mohamedmohamudnor
    @mohamedmohamudnor Год назад +2

    Koko 100k comen soon
    Mardhow asad waa dhaafeee

  • @abdirahmaanabdulahisamatar8602
    @abdirahmaanabdulahisamatar8602 Год назад +7

    KOKO WAKU TAGERA😂❤ QOSOLKAAGA LEE NOO BADI😂😂

  • @salmaabdelftah4554
    @salmaabdelftah4554 Год назад +1

    Koko wlhi dar Alle ayan kuu jeclahay wlhi keepgoibg sis Insha Allah 100k coming soon❤❤❤❤❤

  • @HodanAadan-h2m
    @HodanAadan-h2m Год назад +5

    IN BADANBA halkano kale ka sugaynay Koko inthe building ❤

  • @xaliimocade9847
    @xaliimocade9847 Год назад +1

    Koko hambaliyo habo macaan waa ku jeclahay ❤🎉 tiktok aa kaa daawajiray waxaan kuu hambaliyo 100k🎉🎉🎉🎉🎉🎉11111111 halaas aakuugu hambaliyeeye baay habo macaan❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Shabalaalamedia
    @Shabalaalamedia Год назад +3

    You're already on the stage my bbe grall congratulations 🎊 👏 💐 🥳 for 3000k i.a ❤❤❤❤❤❤

  • @abdiraxmaanyare9032
    @abdiraxmaanyare9032 Год назад +1

    Masha Allah my sister ❤ waxaan kuleeyahy dadaalkaada meesha kasiiwad inasha Allah ❤❤❤ 200k Koko ❤❤😊

  • @DENIDAACAD
    @DENIDAACAD Год назад +5

    Koko...xaaskeyga mustaqbalka❤❤

  • @user-jg1sj4el5c
    @user-jg1sj4el5c Год назад +3

    Koko vlog nosoo duub io waxaa qabatid wllahi Waa Ku jeclahay abaayo ilaahey dartiis aan kuu jeclahay vlog aakaa sugeynaa aniga io family keyna Waa Ku taa geernaa thanks ❤❤❤❤ilove you my sister 😂keep going ❤

  • @AhmedSaid-bk6on
    @AhmedSaid-bk6on Год назад +2

    Videoga gapdhaha duupaan inaa daawado wey igu adag thy lkn gapadhaan video yadeeda waa n daawadaa reason ka mo ogi ❤❤

  • @FoosiyaMaxamed-tg3yv
    @FoosiyaMaxamed-tg3yv Год назад +16

    Koko is not easy ❤🎉

  • @atomaliyusuf813
    @atomaliyusuf813 Год назад +1

    14 hour 105,003 veiws abaayo asad xataa wad ka shactiro badan taheee hore usoco farax abyo

  • @BataateChannel
    @BataateChannel Год назад +18

    Kooko bule keep going sister ❤❤

  • @barwaqofarax-ce9xr
    @barwaqofarax-ce9xr Год назад +2

    Koko mid kaan ugu jclhy team 27
    Dhamantiin Wn idin salamaya teamka
    Dad qalbi wngsn❤

  • @araweelo1690
    @araweelo1690 Год назад +23

    Keep going sister ❤😊

  • @Amii395
    @Amii395 Год назад +9

    Qofkii ugu horeyay ahy like hayla dhafin 🫡😁👍

  • @rahoisak941
    @rahoisak941 Год назад +5

    The one and only koko keep going
    Really i love for the sake of Allah ❤❤❤

  • @updihamiid1283
    @updihamiid1283 Год назад +16

    Kooko io ceyda ❤ 😢 inta fahantay😂

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +3

    GABAR LAWADA JECELYHY LEE. SIDAAN SAMEYN KARTO ❤ KOKO CONGRATULATIONS FOR 100K SUBISCRIBES IN 3DAYS 🎉❤️❤️❤️

  • @samaraadan3806
    @samaraadan3806 Год назад +3

    Koko wllhi waa ku jeclahay mcney 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @jaambaCade
    @jaambaCade Год назад

    youtube wxaa ku badan dad badan oo u qalmin in la daawado wxaa rajeenaa inaa ku biiran kuwaas
    whyo Wxaa tahay gabar wax baraty mmm bulsho wax baraty
    hampalyo
    FG hafiirin meesha Dawashada badan ee wxaa fiirisaa tayada muqaalka iyo aqoontaada inaa bulshada wax ku kordhiso
    thannks

  • @AxmedyuusufCeeleye-es6nr
    @AxmedyuusufCeeleye-es6nr Год назад +3

    Wax fiican nooso gudbi koko❤

  • @mohamedgarane6074
    @mohamedgarane6074 Год назад +1

    Masha Allah gabar qalbi wngsn ayad tahay farxadada ha warto wlshy qali ❤❤