XAMDI BILAN | HADAD DHABARKA BESHANA - DHAQTAR KAGAN NOQON LAA | QISO DHAB AH | OFFICIAL MUSIC VIDEO

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2024
  • Kaafi Studio is one of somali content creators Producess Somali Songs, Films, Wedding Highlights, Documentry and More Content Creation Services.
    *******************************************************************************
    استوديو كافي هو أحد منشئي المحتوى الصوماليين الذين ينتجون أغانٍ صومالية ، أفلام ، لقطات زفاف ، أفلام وثائقية والمزيد من خدمات إنشاء المحتوى ،
    *******************************************************************************
    Kaafi Studio waa mid ka mid ah hal-abuura Yasha Somaliyeed Kaas oo Soosaara Muuqaalada, Heesaha, Aflaanta, Arooska, Documentary-ga iyo Adeegyo kale oo quseeya muuqaal sameynta.
    Don't forget Subscribe and Share leave a comment
    Produced by Kafi Studio © ️ Good Rights
    Contact What's Up +254797223750/ +447449961382
    wa.me/message/...

Комментарии • 131

  • @mohamohaze724
    @mohamohaze724 3 года назад +25

    Am a Gabra from Kenya and Somali and Borana nd Gabra we are all cushites.l love Somali people

  • @xamdiliiro1613
    @xamdiliiro1613 4 года назад +74

    Dhaqtarkaga noqon laha😭😭😭 amu jira qof aad dhab u jeceshahay asna ku jecel ani nasiiba uma yeesho 😭😭💔💔

    • @nashwaaakaindho1270
      @nashwaaakaindho1270 4 года назад +5

      Anika xata uma yesho nasiib ina aan helo qofka aan jecalahu😭😭😭

    • @nashwaaakaindho1270
      @nashwaaakaindho1270 4 года назад +2

      💔💔💔😭

    • @xamdiliiro1613
      @xamdiliiro1613 4 года назад +5

      @@nashwaaakaindho1270 gclo waan helayna insha allah niyada iska dhiso 😭😭😭

    • @sacdiyaaadan9604
      @sacdiyaaadan9604 4 года назад +1

      Waad heleysiin insha allah daacad ahaada

    • @farxiyaiskufilan6970
      @farxiyaiskufilan6970 3 года назад +1

      Insha alah wad heli maalintada wad leedahy walhi

  • @aboubenabou4498
    @aboubenabou4498 3 года назад +8

    Good song xamdi bilan fannanad degan waye gabadhan oo cod aduu macanleh keep going xamda bilan from djibouti

  • @dadkiihore2109
    @dadkiihore2109 4 года назад +23

    Asad haigo ka soo maqlay video dhaxdiisa alle cafimaad ha siiyo maskiinka

  • @dalxiischannelmedia509
    @dalxiischannelmedia509 4 года назад +19

    Xamdi bilan qof aan dar alle ujecelahay keep Going my sister

  • @photonschannel1713
    @photonschannel1713 3 года назад +3

    Arooskyga kuu yeedhanaayaa wll taazi wa balan

  • @fadumoabdisalam6918
    @fadumoabdisalam6918 3 года назад +6

    Meesha allaha laga helo gabdho maslax saran oo madaxa qawsan fanaan iyo shacabo

  • @foosomar5373
    @foosomar5373 3 года назад +2

    Quruxdii fanka manta

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 года назад +7

    Fanaanada ugu shidan xamar #xamda Bilan💯💯💯

  • @khaalidibra3923
    @khaalidibra3923 4 года назад +9

    bilkheyr ayaanu rabnaa gabadhaas no soo qabo kaafi studio❤

  • @maxamedmaslax4387
    @maxamedmaslax4387 3 года назад +4

    Masha Allah isha bila adanka alle haka dhowro abaayo bilane

  • @jockerelmi2968
    @jockerelmi2968 2 года назад +2

    Ciid mupaarak somaliyeey farta taaga inta maanta heeskan cajiibka ah kuqayilaysa faraxada ciidulfidriga 2022

  • @shukricdy1389
    @shukricdy1389 4 года назад +5

    Masha Allah quruxleey waankutaageeraa my sister

  • @abdihafidmuhamed7615
    @abdihafidmuhamed7615 3 года назад +2

    Dhar alla kujclhy abyo hamdiii

  • @kaltuunkaafi4832
    @kaltuunkaafi4832 3 года назад +2

    Inkastoo kadhiidhiyo dhibta aanan kula qabin misana dhawacagan dhaymadiisan u nolahay

  • @cabdisiciid4525
    @cabdisiciid4525 3 года назад +4

    masha allh hees shidan I love hamda bilan

  • @roodoabdirashid2901
    @roodoabdirashid2901 3 года назад +24

    waxaaa daremi karaa qof wax jecladay anigaa xaagaa nasiibkaa wanka liitaa runti anigaa qofkaa nolosha ku aminaay oo jelday oo qofkasta ugaa go ii jiraay mantaa khalad yar aan ka galaay ayaaa bananka igaa tagaay isma lahayn qofkaa waxkastaa uu qabaan jirty ayaaa bananka kagaa tagaay alx ilahaay waxaan ugaa baryaya nolol qurxoon oo waligii ka dhamaan

    • @cabdicasiissaleebaan1117
      @cabdicasiissaleebaan1117 3 года назад +5

      imtixaanka nolosha ayaad nasiib uga yeelatay pageka ee wll ilahay qalbiga hagaka reebo dadkuba haday sida ay waxurabaan loo siiyo aduunka ayaa dheeligu ka lumaya

    • @anshaxmedia9221
      @anshaxmedia9221 3 года назад

      Ax ax ax i am sorry Abayo
      Alla aduunka Waa layaab badan yhy
      Lkn iska sabar abayo mcn
      Kuwa sabra allaah ayaaba Macooda ah
      Don't worry wligaa
      Keep going sister
      Do't sèe never back
      Nolol qurux bdn kurajeynaa
      In.a adun io aakhiraba

    • @mohammedali898
      @mohammedali898 2 года назад

      Wax walibo way dhacan hoono
      Wax qoran wye guleyso

    • @abukarhappy3000
      @abukarhappy3000 6 месяцев назад

      Waxaan rabbiga awoodda leh kaga baryayaa bedel qeyr qabo OO aad ku ilowdo

  • @khadarahmed4596
    @khadarahmed4596 3 года назад +4

    M.a wlhi wankufan

  • @asmacali2420
    @asmacali2420 2 года назад +2

    Waxn ad u jeclahay aslubteda iyo asturnanteda iyo dagnanta hore usoco hamda bilan

  • @smoalibrahim6319
    @smoalibrahim6319 4 месяца назад

    ❤❤❤❤owl the best

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Год назад +2

    INKASTOONAN ka dhiidhiyo
    DHIBTA aanan kula qabin.

  • @hindaawad7340
    @hindaawad7340 3 года назад +7

    Maba jiro qof dhab aad u jecshahay oo isna ku jecel

  • @MohAwol
    @MohAwol 2 года назад +2

    Smart clip and olso gentil musician

  • @ibrahimliya8331
    @ibrahimliya8331 3 года назад +11

    We passionately appeal to the presenter's to translate such a lyric to english so as flow with the somalian QUEEN of solo.

    • @abdijabarissa8476
      @abdijabarissa8476 2 года назад +1

      It’s love song brother

    • @hassanshaleabdinoor8626
      @hassanshaleabdinoor8626 Год назад

      This is a love song it intended to encourage those who lost some of their bodies especially legs then she is telling even if you miss the backbone leave of legs I will be your doctor

  • @barnibaarafrax5551
    @barnibaarafrax5551 2 года назад +1

    🤝Ma hubno waxaba kuma balan qaadi karno see waaaye 🥰😍😊😊😊

  • @aslithar2049
    @aslithar2049 3 года назад +14

    I don't know the meaning but I like the song it's my favourite song ever 🇰🇪

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 4 года назад +8

    Bilkheyr ayaaaanu doonaynaaa Fadlan Gabadhaaas inoo keena naga dhaaaf reeer Playback Iyo xamdi bilin

    • @aragsan11axmed79
      @aragsan11axmed79 4 года назад

      aflagadad walaga fcn.yahay codka masha Allah udheh alle ayaa siyay sakiinlaq

    • @dullahiayoub2432
      @dullahiayoub2432 4 года назад +1

      aragsan11 axmed Adhiga ayaaanba ku liqaahe maxaaa sakiin ii laqsiihaysaaa Sharafay Waan ogahay in ay isla dhasheeen oo ay yihiin Labadha xidigood ee muqdisho ugu wanaagsan

    • @aasiyadaahir2811
      @aasiyadaahir2811 3 года назад

      Hambalyo xamdi bilan

  • @lacagleofficial
    @lacagleofficial 2 года назад +10

    Heestani oo BILAA MUSIC ah kanaalkayga kasoo daawo adigoo mahadsan 🙏🙏

  • @nimcoaxmed413
    @nimcoaxmed413 4 года назад +3

    Xaqiiqa hestii wan helaye runtii

  • @adansead9724
    @adansead9724 4 года назад +5

    asturnaanta ayaanba wax loo dhigo lahayn

  • @muhammadkabir1244
    @muhammadkabir1244 Год назад +1

    Xamdi Bilan is such a great personality

  • @smoalibrahim6319
    @smoalibrahim6319 4 месяца назад

    Meesha allha laga helo gabdho maslax sadaxa qawsan fanaan iyo shacabo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @yurubcabdi813
    @yurubcabdi813 4 года назад +3

    Mnshlh xamdi bilan darilahy kujecelhy wlzhy

  • @abdirahmanyareinahassan7723
    @abdirahmanyareinahassan7723 2 года назад

    Keep going iam your fans

  • @aragsan11axmed79
    @aragsan11axmed79 4 года назад +4

    waaaw caadimahan heesta

  • @ahmedlayl8328
    @ahmedlayl8328 3 года назад +3

    Wwwww waa hees aan kahelay

  • @user-vf6se4hv2q
    @user-vf6se4hv2q 2 месяца назад

    Super

  • @AliMohammed-ue9fl
    @AliMohammed-ue9fl Год назад

    Woww

  • @marwohess8945
    @marwohess8945 3 года назад +2

    xamed bilan wan ku jecl Wll qall❤❤❤❤❤💗💗💗💓💓💞💞💞💕💕💋💋💋💋💔💔💔💖💖💖💝💝💝

  • @deeqabshir-vo2tc
    @deeqabshir-vo2tc 2 месяца назад +1

    6 July 2024 yaa soobooqday😂

  • @hassanabdullah6510
    @hassanabdullah6510 2 года назад

    Nooloow walaal Xamdi bilan

  • @kelvinkiplagattoo2367
    @kelvinkiplagattoo2367 2 года назад

    Keep going

  • @mohamudfirin1259
    @mohamudfirin1259 Год назад +1

    LOOK HAMDI BILLAN .
    SO BEAUTIFUL PICTURE + SONG MUSIC VOICE SWEET SMOOTH
    VIBES LADY HEART SWORD
    LOOK FACE MANGO 🥭 NEVER ANOTHERIKE HAMDI BILLAN STAY STILL MOQADHISO I'M SURE .

  • @Riziki-hf5rc
    @Riziki-hf5rc Год назад

    Good,song,ilove

  • @JamaMohamed-cp4gm
    @JamaMohamed-cp4gm Месяц назад

    ❤❤❤❤

  • @ayuubyare7690
    @ayuubyare7690 3 года назад +9

    Azxbey like igu caawiyo

  • @mahamadulawali1264
    @mahamadulawali1264 2 года назад

    Je sui l'envis de toi✊💟

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Leee ttttttt dhabta kub

  • @abdichununu7113
    @abdichununu7113 2 года назад +1

    Hamdi bilan

  • @abdallaalfa5652
    @abdallaalfa5652 4 года назад +7

    HAMDI PILAN 👸👸👸❤❤👸

  • @cabdilaahiadan4636
    @cabdilaahiadan4636 3 года назад +1

    WOOF CALEEG WAAN QORAY HEESTA EREYADEEDA IYO FANAANADA XAMDI BILAN QAABKA AY ULABISANTAHAY WAAYO GANBADU WAXA AY SOO SAARTAA WAJIGA HAWEENKA ( XAMDIYEEY MARKASTA STELKAA KUQAAD HEESAHA WLLO ❤💯

  • @craxmaanmuuse510
    @craxmaanmuuse510 3 года назад +2

    KUWA KALANA WAA WADA SAINT STREEETSKU. NO SITTTTI NO AT ALL. INAGA QAARAJIYA DHAKHSO.

  • @yoonismohamud5728
    @yoonismohamud5728 2 года назад

    Misana dhaawacagaan dhamasa unoolahay...,hees macno wayn leh

  • @zakiodowaa5199
    @zakiodowaa5199 3 года назад

    wa iga gadantahy hestan

  • @user-gn2xv9ch5o
    @user-gn2xv9ch5o 11 месяцев назад

    HESTAN QISOYIN DHAB AHA AYAY KULMISA XAMADA WALAL ALLHA HA KU DAYAOA WA MALALMO DUNIDUYE ADIYO ABANKI SAMEYAYA MUSICIGATI DHAMANTIN SI ISKUDUBININA AHA HAWADA IDINSO MARIYAYA WAXADKASTA OD JECESHIHIN U CAFIMADA IYO CIBADO SUBAN IGU HORAYSO LACAGTUNA TAHAYA FURAHAH NOLASHAS

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 4 года назад +1

    Waaaw

  • @zeyturn4433
    @zeyturn4433 4 года назад +4

    ❤️😭😭😭😭

  • @cwahaabaxmed3713
    @cwahaabaxmed3713 3 года назад +2

    Xamda bilan codmacaan maasha allah

  • @kafiwadani8365
    @kafiwadani8365 Год назад

    Hadad dhawarka bisha dhaqtarka noqon lahaye

  • @studiodollar2763
    @studiodollar2763 3 года назад

    Hamda Bilan

  • @hassandoll2408
    @hassandoll2408 3 года назад

    hamdii bilan wan uu bky

  • @mascuudhussein6206
    @mascuudhussein6206 3 года назад

    Hees iga dheh

  • @asiyamohamed9032
    @asiyamohamed9032 3 года назад +1

    ❤❤👌👌👌👌

  • @hankaabfilms7552
    @hankaabfilms7552 3 года назад +1

    Wuxunba dremi kara qof wax jecladey ani waan jecladey dhibtana wan daremay lkn dhib kasto aad marto waxa la ahada qof hadafkisa su uga dhabeyn lha unka fikira wnd ka dhabeyn karta

  • @maryamoxaaji9770
    @maryamoxaaji9770 4 года назад +6

    ❤💘

  • @abdirahmanabdirizak6413
    @abdirahmanabdirizak6413 4 года назад +2

    Wan kuwataa atirisho

    • @nasirahmed6509
      @nasirahmed6509 3 года назад

      Wlhi hestaaan waaa he's an waxkudaremi Karo xamdi bilan dar ale ayan kujeclahay

    • @nasirahmed6509
      @nasirahmed6509 3 года назад

      Qofka ad Mar dhugataaa so nasibka umadhaxo

  • @deeqasaleebaan1089
    @deeqasaleebaan1089 4 года назад

    Wooow hees iga dheh xamda bilan

  • @channelburcowelcomemypeopl7875
    @channelburcowelcomemypeopl7875 3 года назад +6

    Inta oga inay xamade bilan xishooto oo anay is qawin isaar subcirbe zxby wan tageer ah

  • @khadijaabdi6484
    @khadijaabdi6484 3 года назад

    Ninkia dexa sacidiya fannata saninatka wayo Ben ayau shega Xamdi Bilan Lee jogata

  • @xabashowxabashow8305
    @xabashowxabashow8305 3 года назад

    Wadarotay wa bilan

  • @sillycamara4997
    @sillycamara4997 2 года назад

    😍😍😍💋👈👈👈

  • @xiiscismaan1737
    @xiiscismaan1737 Месяц назад

    Na markad hees so qadayso hargaysa aad iyaga style kaga so saraye hada habar cano key ah bay u eeg tahay

  • @atoshabdullahi1718
    @atoshabdullahi1718 4 года назад +1

    Gacanaa utagay

  • @user-up8um7pu6g
    @user-up8um7pu6g 6 месяцев назад

    Hi

  • @saadaqck6531
    @saadaqck6531 3 года назад +1

    Qof wax jecel ayaa dareemi karo

  • @maxamedcabdi7952
    @maxamedcabdi7952 3 года назад +1

    Sadex adinle gaas macaawiye
    Miyaa hhhh

  • @samiracabdi6128
    @samiracabdi6128 4 года назад +2

    Wwww😭😭😭😭

  • @mustafasiyaaad4298
    @mustafasiyaaad4298 4 года назад

    Nice

  • @atoshabdullahi1718
    @atoshabdullahi1718 4 года назад +2

    Waxkale idheh heestaan

  • @suldaandeeq7611
    @suldaandeeq7611 3 года назад

    Xamdi bilan alfan
    Nolow noolshu kuma xumso

  • @moduwe2841
    @moduwe2841 3 года назад +1

    Waxaniheemaaha

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 Год назад

    Hadad dhabarka beesho dhakhtar kaaga noqon laha been kaweyni majirto haday malaariyo un kugu dhacdo wadada ayey kaga tagi doonta

  • @niinixassanjimcaale5247
    @niinixassanjimcaale5247 3 года назад +1

    😭😭😭😭😭😭😥

  • @qadroshiiqcumar2214
    @qadroshiiqcumar2214 10 месяцев назад

    Wasamo

  • @atoshabdullahi1718
    @atoshabdullahi1718 4 года назад +2

    Ma

  • @fatimamohamedaden8642
    @fatimamohamedaden8642 3 года назад

    😥😥😥😥😥

  • @hankaabfilms7552
    @hankaabfilms7552 3 года назад +2

    l

  • @HALABUUR619
    @HALABUUR619 3 года назад +1

    Ll

  • @user-vv6pg6mm2j
    @user-vv6pg6mm2j 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @sillycamara4997
    @sillycamara4997 2 года назад

    😍😍😍💋👈👈👈