Xuuthi O Qorshe Layaab leh keenay| Wadaadki Israil Ugu Weyna & Maxaabiista Falastiin| Hubka Sirta a

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/...
    Xuuthi O Qorshe Layaab leh keenay| Wadaadki Israil Ugu Weyna & Maxaabiista Falastiin| Hubka Sirta ah Israil isticmaasho| xisbulah.
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Dulmidiid wants to give you a free Wahed bonus of £10.
    To claim your free reward make sure you use this referral code when you sign up: ASAIBR1
    Download the app app.wahedinves...
    Join VtMarkets and we will both get $200
    www.vtmarkets....
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

Комментарии • 185

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  Месяц назад +52

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.net/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Месяц назад +6

    Yahuuda iyo mareekan guryahooda magaalooyinkoda iyo qubuurohooda ilaahay haka buuxiyo naar

  • @user-kh9fh8cs6q
    @user-kh9fh8cs6q Месяц назад +5

    Rabigay hacaawiyo masaakiinta cadow arxandaran waaye yahuud waxna ureebanmayso allaha kaqabto

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад +1

    YUUDA ALLE DHULKA HALLA GOOYO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 ALLAAHU AKBER ☝️

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 Месяц назад +3

    Maanshaa alaah sheikh ilaahay ha ku guuleyo

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 Месяц назад +2

    Xasbunallah wanicmal wakiil laaxawla walaa quwata illa billah

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Месяц назад +2

    Allow ugargaar umadaas dhibaateysan yaa rabi awoodaad nagu tus sidaas fircon aad uhalaagtay rabiyow uhalaaga

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Месяц назад +11

    الله غالب علي أمره ولكن أكثر الناس لا يعلمون

    • @7octobar
      @7octobar Месяц назад +1

      والله غالب على……..

    • @fataha1
      @fataha1 Месяц назад +2

      نعم والله غالب علي آمر ولكن اكبر الناس لا يعلمون❤❤

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Месяц назад +6

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 Месяц назад +4

    حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا اهل غزة اللهم عليك اليهود ونصار

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🤲 يارب العالمين

  • @ahmednurcawale7499
    @ahmednurcawale7499 Месяц назад

    Asc sheeq allaha ku sharfo allaha ku xafido wax ka qeyr badan allaha kuugu badalo.jazaakumulah qeyr

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 Месяц назад +1

    Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @barlindeqow6988
    @barlindeqow6988 Месяц назад +1

    Xasbunallah wanicmal wakil😢😢😢

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Месяц назад +4

    Xisbullaah maalin kasta sargaal baa laga dilaa akh iyagana meel banaan bay iska garaacaan

    • @user-pj2ht1sf8t
      @user-pj2ht1sf8t Месяц назад

      Yahuuda waxa kadhinta ma sheeegtaan wllo taas ogow xarumo badan ciidam baa laduqeyey isreal leedahay wxba kma dhiman kudhahayaan

  • @alesuge9918
    @alesuge9918 Месяц назад +1

    Walee waa layaab aan Ku dilo ha idilin aan Ku caayo Hana iceen Aan Ku xiro hadaa ixirto waan xanaaqayaa waa Aaqiro samaan runtiii 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohamedkeinan5835
    @mohamedkeinan5835 Месяц назад +1

    Xisbullah jaajuska ku dhax jira wa in ay baaritaan kusuubisa waayo raga madaxda ah labegsanaya waxa kadambeeya jajus ❤😂😂🎉😢😢😅😅😅😮😢🎉🎉

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 Месяц назад

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين في غزة وفلسطين وثبت أقدامهم وسدد رميهم واشفي مرضاهم وداوي جرحاهم وارحم شهداءهم ودمر أعدائهم الاحتلال ومن عاونهم اللهم امين يارب العالمين وصل اللهم وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 Месяц назад

    Maasha Allah Yaman abtiyaalahay allaha idin xifdiyo guul Falastiin🇵🇸🇵🇸🇵🇸iyo Yemanba allaha ha u gargaaro ☝🏻🤲

  • @user-vi3yp9vy7j
    @user-vi3yp9vy7j Месяц назад +1

    Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah Allah 😭 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Hindocumar-p5h
    @Hindocumar-p5h Месяц назад +3

    alle idinku abaal mari cadaab aan dhan dhibka rer gaza aad ku haysan alle ha idinku intixaamo yuduudeey

  • @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl
    @AbdishakuRHuseinAbdikaRi-jt2xl Месяц назад

    اللهم اعز الاسلام والمسلمين اجمعين وانصر اخواننا المجاهدين في غزة وانصر اخواننا المستضعفين وأهلنا في غزة يا رب العالمين 🤲

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Месяц назад +1

    Jumca mubaarak sheekh Mohamed

  • @abdirizakhassanmataan2264
    @abdirizakhassanmataan2264 Месяц назад +1

    Korsada waan mahmi waynaay sificaan usosharaax (coupon code) wala fahmi waye

  • @user-qy6pg5wf1s
    @user-qy6pg5wf1s Месяц назад

    Masha Allah 🥰🤲🤲🤲

  • @zeinabibrahim5926
    @zeinabibrahim5926 Месяц назад +1

    Sheikh lacag mahaysto africa ayan jogaa eee pliz halicawiyo introduction bes len arkaeh

  • @Kalthuuma
    @Kalthuuma Месяц назад

    اللهم صل على محمد وعلى ال محمد انا صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد❤❤❤

  • @LuulHidig
    @LuulHidig Месяц назад

    Maashaa. ALLAh

  • @WacanMohamed-wq3yw
    @WacanMohamed-wq3yw Месяц назад

    Yaa rabi Adiga umaqan dadkas 😢😢😢🇵🇸

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Месяц назад +3

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah Laaxwla

  • @user-lj5tl3kr6j
    @user-lj5tl3kr6j Месяц назад +1

    Walalow koorsada igu darteeda waanba galiwaay ee fadlan fadlan fadlan walalow

  • @SuhaybAhmadAbdi
    @SuhaybAhmadAbdi Месяц назад

    Allah akbar guul xamaas yuhuuda way jabtay guul xutiyiinta ❤❤❤

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 Месяц назад

    ❤❤❤ Allaahu Akbar ❤❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад

    Allow Adaay Awodada sareysa Tus Yahuuda waxa ay yihiin Yaa Rabi

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 Месяц назад

    Allah waa u arka waxa lagu samaynaayo reer qasa

  • @Abdiwahab-Ismail63
    @Abdiwahab-Ismail63 Месяц назад

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @moallim1000
    @moallim1000 Месяц назад +1

    Assalaamu Caleeykum Bahda Dulmi-Diid. Anigu waxaan soo codsaday in la iga bixiyo Casharrada maadaama aanan iska bixin karin. Si weyna aan ugu baahanahay in aan barto. Fadlan jawaab i soo siiya. Mahadsanid

  • @user-co4yl1yt9q
    @user-co4yl1yt9q Месяц назад

    Afkii juuq wuu i gabay allahay mooyee waan kadaalay rajo

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 Месяц назад

    Asc Salallahu Calayhi Wasalam Allha ugargaro musliminta inshallh

  • @DrGaadaa
    @DrGaadaa Месяц назад

    ❤wcs ❤alahu akbar ❤

  • @saidabdallah1048
    @saidabdallah1048 Месяц назад

    الله اكبر والله اكبر
    ولا حول ولا قوة الا بالله

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад

    اللهم انصراخواننا في فلسطین وفي غزة يارب

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 Месяц назад +1

    الحكم يماني والحكمة يمانية

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @RADIOMARKABLEYBAARDHEERE
    @RADIOMARKABLEYBAARDHEERE Месяц назад +2

    Xisbulah booto ayey Meesha ku haysaa xamaas iyada ayaa ka hub iyo ciidab badan may horay u gasho

  • @user-eg5po7xp1j
    @user-eg5po7xp1j Месяц назад +1

    Sheekhow diyaradi telaviv kuqaraxday lama socotid miya?

  • @AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc
    @AnnoyedHockeyPlayer-ox8sc Месяц назад

    Subxaan allaah allaah ha kabadbaadiyo

  • @user-zw7bn5et9g
    @user-zw7bn5et9g Месяц назад

    Waa ciidamo ilaahey u soo diray oo burburiyey,markii horeba khiyaano ayaa loo dhisay!

  • @user-hn5pc4pn5j
    @user-hn5pc4pn5j Месяц назад +1

    Xisbulah waxa ku dhex jira sirdoon

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 Месяц назад

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @SACIID-YARE-BSM
    @SACIID-YARE-BSM Месяц назад

    Asc sheikh afrhcsn jooga mana awooda koorsada ilhay dartii iga bixi❤

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf Месяц назад

    حسبني الله ونعم الوكيل

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf Месяц назад

    سبحان الله

  • @FardussYussuf
    @FardussYussuf Месяц назад

    ALLAH u gargaaro walaalaheen falastiin

  • @abdulahisalad1353
    @abdulahisalad1353 Месяц назад +1

    Wadaad maahee waa dayuus odagan yahuudiga ah lkn waxaan la yaabay qolo walba raga wadaadada u ah dagaalku waa xaq ayay yiraahdaan iyaguna qoray ma qaataan wiilkoodana uma dhiibaan tusaale shabaabka umaradooda waxa safka hore ay u diraan caruurta kale ee umada see wax ujiraan

  • @master_som
    @master_som Месяц назад +1

    Caalamul islaam aaway culumadooda

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn Месяц назад

    WCS SCW ❤JIMCO MUBAARIK 🫀

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 Месяц назад +1

    Shiqow halee furo bls

  • @IkranAhmed-m5g
    @IkranAhmed-m5g Месяц назад +1

    Sh manan fahmin jobska ee fiidyow faahfaahina nogaso samee please

  • @trailerflix5703
    @trailerflix5703 Месяц назад +2

    Sheekh talabib wa laduqeeyey huthi aya duqaysay

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 Месяц назад

    Ahoow hanuuni xuutiyiinta
    Way naga farxiyeene
    Waxay ka fiican boqorada carbeed oo ah jaajuusiinta
    Qaarkood

  • @MahamudYusuf-kp8ky
    @MahamudYusuf-kp8ky Месяц назад +1

    Waan ku taageersanahay arinta xuutiyiintu soo dhigeen

  • @rahiidrahka8862
    @rahiidrahka8862 Месяц назад +1

    Falastiiniyinta waaxa ku socda waa uun dabar goyin la dabar gooynayo
    Alla se ma odhan in la dhameeyo

  • @SaedCade
    @SaedCade Месяц назад

    Xuuti wallee waa ragg❤❤❤

  • @maxamedwali7711
    @maxamedwali7711 Месяц назад +1

    Waar xuutigu waarag aan loobabac dhigikarin waan ku taageersanahay xuutiga

  • @ArafatTafara-rt6rt
    @ArafatTafara-rt6rt Месяц назад +1

    Xuthiyinta oo weeraray tel aviv ka soi hadal

  • @amanijama9597
    @amanijama9597 Месяц назад

    Walahy xuutiyintu Waa raag nool.

  • @buthainabdulkadirhassan2510
    @buthainabdulkadirhassan2510 Месяц назад

    Xasbunalaah xisbulah waxaa jaajuusaya dad kudhex jiro haiska ilaaliyaan sifiican

  • @alinooragedi6346
    @alinooragedi6346 Месяц назад +1

    Asc
    Korsada wan tijabiyey lakin incorrect email ayey dahaysa
    Kowdi Ma lacagta la bixiya mise?
    Qaba lacagta loobixiyo ma aqaano ee igu caawiya.
    Mahadsanidin.

  • @yusufosman4707
    @yusufosman4707 Месяц назад +1

    Ku Salli xabiibkeena MUXAMMAD SCW

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 Месяц назад

    Maashalah tabaarkalaah

  • @ahmedmassud2985
    @ahmedmassud2985 Месяц назад +1

    ASAWW, hubkaas waa hub chemicals ah, qaas ahaan phosphorus elements

  • @user-ny8gj9cv8n
    @user-ny8gj9cv8n Месяц назад

    Allah qabto yahuuda deg deg

  • @daadafarax3488
    @daadafarax3488 Месяц назад +1

    Asc ustaad qaabka lacagta looogu so dirahayo wuu diidahayaah account ka us adiga oo raali ah halbar xognaga siiya aniga somalia baan jgaah ustaad
    Qolada haysa Whatsapp ma so jawabahayan ustaad

  • @kalifa.bm139
    @kalifa.bm139 Месяц назад

    Asc Ustaad wxn Alle kga rajeynaya inad nabad qabto wxn isku dayey inan WhatsApp iyo email kba message kso dhigey lkn wx jawaba wali layma sin inan gato ayn rabey kurzada kheyr badn ayn ku dhafey

  • @MakaraanIsse
    @MakaraanIsse Месяц назад

    Sheekh courseska ila iyo shalay cid isoo jawabeyso malhn

  • @YacinoflehOfleh
    @YacinoflehOfleh Месяц назад

    Waa arin fican ayy samyen

  • @hawohassan4630
    @hawohassan4630 Месяц назад +1

    Cadawga alle ayagana Illahow nolosha kujarjar o kusilci

  • @ahmedosmanaden6054
    @ahmedosmanaden6054 Месяц назад

    Asalam aleykum akhi karim Dulmidiid,
    Walaalkey Sheekh Dulmi , waxaan bixiyay 2 lacag oo isku mid ah oo dhan $29 iyo 29$ total 58$
    Waxaan rabay in la ii soo celiyo lacagtii labaad. Jazakumu Allah kheir
    Waxaan ku qaldamay bixinta labaad.

  • @absomedia1992
    @absomedia1992 Месяц назад +4

    You're not replying WhatsApp, so how can I raise my issue. Frst I m not perfect in somali language even though I m somali

    • @sabrinayounisaden7238
      @sabrinayounisaden7238 Месяц назад

      You know this community ( somali) ones they were told something is free and at sometime they can get money this guy have alreadyl made disclaimer! Allah has the rizq .

  • @Abdi-uy2jj
    @Abdi-uy2jj Месяц назад +1

    Xuuti wa nasabka carabta saxda ah inta kale wa yahuud carab ah

  • @zahrahamza4332
    @zahrahamza4332 Месяц назад

    Asc
    Sheeqow lagtii waan bixiyay man Furtado maxaan sameeyaa

  • @user-pj2ht1sf8t
    @user-pj2ht1sf8t Месяц назад

    Waa runtood xutiga waa dad cajiib ah

  • @okashgagaale3650
    @okashgagaale3650 Месяц назад

    Akhi wax so kokoob.

  • @SuldaanyareSheq
    @SuldaanyareSheq Месяц назад

    Asc

  • @MaxamedCali-t6c
    @MaxamedCali-t6c Месяц назад

    السلام عليكم sidee uga qayb qaadan karaa

  • @user-hk3ve4rh7x
    @user-hk3ve4rh7x Месяц назад

    Asc walalkey xisbulaah sacuured maleh waana naflacaari maaha sida xamaz

  • @AhmedKaise-e6x
    @AhmedKaise-e6x Месяц назад

    Acs ustaad waxan uhabanay Inan koorsada iska diwaan galiye mana wada hayo lacagta badh baan haya Marka disacount ma leday coursadu

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 Месяц назад

    Wcs

  • @user-ve7yj2ho3b
    @user-ve7yj2ho3b Месяц назад

    Saraakiisha xisbullah mid kasta meesha uu joogo Israel way la socotaa

  • @siciidwarsame4574
    @siciidwarsame4574 Месяц назад

    Bishu waa 19 may gadhin 20 tussan

  • @salmanmadey8519
    @salmanmadey8519 Месяц назад

    Asc sheikh aniga koorsada Gmail ka inu aqbalo wuu iga diidey marka sida email ka loga xeera

  • @hamsamohamed681
    @hamsamohamed681 Месяц назад

    Subhannallah

  • @siyaasigaaasan
    @siyaasigaaasan Месяц назад

    Zaad ama edahabshiil mkubxinkraa lcgta koorsda

  • @off473
    @off473 Месяц назад

    Sheekhow maantay waa na gaaday sacad aad soo gali Jirin baad soo gashay

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 Месяц назад

    Maxaa ka qaldan maay iska baaraan dhexdooda iyo agaarkooda tabtana ma bedeshaan

  • @maxamedaashaguur
    @maxamedaashaguur Месяц назад

    Xuuti rag iga dheh

  • @abdiabass4197
    @abdiabass4197 Месяц назад

    Huth.i Allah ha gar gaaro

  • @user-ol6yx4py4z
    @user-ol6yx4py4z Месяц назад

    Asc wan kuslamay sheikh waxan kuwaydiiyay linkiga markiii aan galay ma idinka yaan idinla soo xiriiraa qaabken ubilaabaa

  • @SamatarNour-gi6nw
    @SamatarNour-gi6nw Месяц назад

    Subxaanalaah