#U

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Yaa Yiri Jeceylku Waa Wax Xun?! Yaa Kadhigay Jeceylka Mid Laga Xishoodo In La Sheego?! Hadda Waxaa Lagaaray Xilligii aynu Kudhihi Lahayn Qofka Aynu Jeceylnahay Waan Kujeclahay. Sheeg Jeceylka. Faafi Jeceylka. Hana Noqon Mid Kudilla Jeceylka In uu Qariyo!

Комментарии • 34

  • @ayanhassan6102
    @ayanhassan6102 8 лет назад +8

    Hahaa 4 bilood no comment.Aboow soomaali dictionary ma ku yaalo jacayl.Dhaqankeena waaye ee diinta ma aha.Waa la caayaa ninka xaaskiisa iyo caruurtiisa yiraahdo waa idin jeclahay.Aniga saygeega iyo wiilasheyda maalin walba waxaan u sheegaa inaan jeclahay iyo inta aan jeclahay,dad ka qurxoon ama ka aqli badana jirin aduunka.Jazaka Allah Kheyran.We love you too all my family

  • @falastinabdulahi2864
    @falastinabdulahi2864 8 лет назад +1

    Masha allah wa talo wanagsan wll ayuub jazakalahu kheyr

  • @sahrasiman1213
    @sahrasiman1213 8 лет назад +1

    masha allaaah walaal saad noojeceshay ban ku jecelnahay. tusaale wanaagsan bad nonoqotay. jazakallaah khayr

  • @Marynnna7
    @Marynnna7 8 лет назад +2

    masha allah bro jazaka allah khair waanAllah dartii ayaan kujecelnay ee allah haku jeclaado bro

  • @geedihalab9982
    @geedihalab9982 7 лет назад +1

    mancha allaah waa talo fican jasakalaah khayr aqoonyahan raxmaanku haku xafido ayuub

  • @faatiabadullahi2917
    @faatiabadullahi2917 5 лет назад

    mansha Allah markasta oo aan xanaaq sanahay oo aan daawado video yadaada waa qoslaa walhi diiri galiyahayga ayaa noqotay Allah ha ku xifdiyo macalin ❤

  • @khadriinacooking8223
    @khadriinacooking8223 5 лет назад

    Maaansha alaaaaah anigu waaan ku jeclhy ayub alle khayr haku siiiyo

  • @abdirahmanabdirazakmanka6313
    @abdirahmanabdirazakmanka6313 8 лет назад +1

    Masha allah sida aad noo jeceshahay allah hakuu jeclaado

  • @hal-abuurrayaanboss1460
    @hal-abuurrayaanboss1460 5 лет назад

    Shukran wllky qaali

  • @halwoabdulehalwo5271
    @halwoabdulehalwo5271 6 лет назад +1

    Shuuran mash allaah walaalo wafaiido aado kaale

  • @misamal6695
    @misamal6695 6 лет назад

    Maasha alla jazaakallaahu kheyran walal anagane waan ku jecelnahay

  • @asmabintabubakar3211
    @asmabintabubakar3211 8 лет назад

    masha allah Jazakallahu kheyr

  • @kowsarxaniifa1992
    @kowsarxaniifa1992 8 лет назад +3

    masha Allah walalo

  • @mahadcade4768
    @mahadcade4768 6 лет назад

    Maasha allaah wll ayuub Anna sidoo kale wn Ku jeclhy Alle haku dhowro

  • @osmannaimo8500
    @osmannaimo8500 8 лет назад

    Mansha Allah wall jazakallahu kheyr we love you bro

  • @nimcaismail8760
    @nimcaismail8760 8 лет назад

    mnsha allah sida aad nogu faaidynyso shukran wlo

  • @mohabilow8698
    @mohabilow8698 4 года назад

    Masha Allah

  • @maymunaabdi6928
    @maymunaabdi6928 7 лет назад +1

    mashaallah ani sidho kale walal

  • @amatallabintosmaan3201
    @amatallabintosmaan3201 8 лет назад

    waan ku jacelnahay Akhii waadna ku mahadsantahay fahamkaaga saxiixaa 💕👍💕

  • @saadiaosman147
    @saadiaosman147 6 лет назад +1

    .man sha Allah wllo

  • @sabrinam3436
    @sabrinam3436 8 лет назад

    we love you too walal, jazakaallah

  • @munomusse6478
    @munomusse6478 7 лет назад +1

    mansha alaah jisakalaah

  • @farisadan2078
    @farisadan2078 7 лет назад

    Asc ayub yusuf jisaakallahuqer Waarutaa Baarakallah

  • @tufaax.honeytufaax5261
    @tufaax.honeytufaax5261 8 лет назад +2

    anagane wan ku jecelnahay wll qali

  • @shahiidasharaf2591
    @shahiidasharaf2591 8 лет назад

    we love you too wll alle hakujeclaado

  • @fardosahassan7647
    @fardosahassan7647 8 лет назад

    manshallah think Bro

  • @hoyomacan5886
    @hoyomacan5886 7 лет назад +1

    anagana sido kale wan kujecel nahay😍😘

  • @deeqaali6982
    @deeqaali6982 8 лет назад

    mAAASHA ALLAAH JASAAKALAAHU JANNAH

  • @iftinaibrahimibrahim6921
    @iftinaibrahimibrahim6921 7 лет назад

    masha allah

  • @fadumomashaallahdayax6287
    @fadumomashaallahdayax6287 8 лет назад +1

    ane sidokle ilove u2

  • @iqronuurcali6907
    @iqronuurcali6907 6 лет назад

    Haday qof Jcl dhab kuu qabto Waa aniga waliba alle dartiis Mcl kayga qaaliga ah

  • @khadramohamed8018
    @khadramohamed8018 6 лет назад

    waaw dhibato

  • @asmabintabubakar3211
    @asmabintabubakar3211 8 лет назад

    sido kale anagana wan kujecelnahay