Deg Deg: Dowladda oo Ciidamo badan dul dhigtay Caabduwaaq kuna amartay Wareejinta Hubka

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 26 авг 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Комментарии • 11

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 Месяц назад +2

    Hubkaa shabaab ayaa loo waday. Ilahay ayaa shacabka gacanta u galiyey.

  • @degan4
    @degan4 Месяц назад

    Wa😢

  • @FadumaAhmed-cn7wi
    @FadumaAhmed-cn7wi Месяц назад

    Ciidamo hawiye soo direen sow maha wax ky dhacaynu arki doonaa

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Месяц назад

    Dowladeey hubkaas iska iloow😂😂😂😂😂

  • @FartunK
    @FartunK Месяц назад

    tuugtii hubka waday Nisa ma aheen ee waxay ahayeen moriyantii mahad salad nosa ka soo watay ee beeshiisa aheed

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 Месяц назад

    Warkaadi waxba kama jiraan. Xubna dadka degaanadaasi Sal iyo asal Uma laha iney isu celiyaan

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid Месяц назад

    Kjkkkkk cajiij bal cunugaan saqiirkaa wuxuu sheegayo dhageysta Djabuti cir iyo Bad intaba waa u furantahay,hubka waa in lasooqabtaa.

  • @ilmo1234
    @ilmo1234 Месяц назад

    Waryaa wixii aad rabtiin dadka ha usheegina beenta waa dhib badantahay

  • @faaraxmaxamed6086
    @faaraxmaxamed6086 Месяц назад

    Been hasheegin hub nisa leedahay lagama soo daabulo dalka Ethopia

  • @user-jf7zy4cb3v
    @user-jf7zy4cb3v Месяц назад

    Iska amuswax ma ogide