Thanks Farmajo😎waan ka xunahay in Hassan uu burburiyay dalkii,sumcadii,magacii, iyo ciidankii qaranka oo aad intaba dhistay mudadii aad xilka haysay👏🥰 Hassan badiina wuu saxiixay inuu itobiya siiyo waana ayaan daro soo wajahday umada somaliyeed. Hassan waa in si dag dag ah la isaga qabto oo laga badbaadiyo dadka iyo dalka😎🙏.

❤😊
😢❤
Waa saXantahay Talye farmajo Inta Taagerto Anaa waso
farmaajo waad saxantahay
Waa waxa laga humado wiil soomaaliyeed oo lasku jabiyay
Soo noqo mudane Farmaajo
Dhexdhexaad ma tihid waxadna thy weriye ku sheeg QABYAALADEYSAN ina Axned Madoobe
Doofarba tahay Ciidanka In La Dhiso Xasan Shiikh Ayaa Turksom Baneeyey Xeradana Saxiixay Doqonow
Badu ibmahaa ee xasan halag qabto
Farmaajo nin rageed buuuu ahaaa
FARMAAJO NIN RAGEED BUUU AHAA
Odawaa qabta hada teendhaduu joogaa
Stopped waxaa shèegayso aan maqalo haday runtahay
Faraamaaja halgaadhsii
Sitaasada haduu han kaleeyahay wal ha xasuusnaado soomaaliya wal waa 4.5 oo kadhigan saami qaybsigeedu waa reernimo miisaankaas waa marmalade lagu dagay dadka oo hub iyo qoriga afkiisa wax ku qaybsaday .
Mar xaladaas wali lagama giving waata aad ku wayday kursiga waatan uu xasana ku jabay imika
Ciidanka,lamjabin,e,waxaajabiyay,sarrkiishi,ciidanka
Ciidanka. Daadbaa. Iskuqarxiyey
Hadal makuu paNaNo farmajo gor gor Adi mas dagal uwadese Nin kii gumaca isku dhiho rag rag dhale waaye. XasaN shiiq maxamiud