Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Intii dhimatay alle ha unaxariisto hooyadii fanka waa bari abwaanka abwaanada sangub
Riwaayad xusid mudan alle yarxama intii dhimatay
xasuus anoo yar ayaan xasuustaa meel kasta laga dhagaysto siiba meheradaha
Najaral.iyo.maacuun..Warshadeyn👉.marinkeed.(saaf..)tusale. 4:08 waa.30.baleyguna..
...🐾🐾🐾raad💌🧠sheg💤murti 0:41 ✍️
Isku duuduub oo riwayadan waa halganka xoraynta soomaali oo idil iyo midnimo soomaaliwayn
waa riwaayad aad u qosol badan Manshaa allah kooxda waa beri waa jilayaa caanbaxay
Walaal mahadsanid, laakin ruwaayaddaas waa la la' yahay
Waa r maadeys
kinsi ilaahey ha unaxriisto waxay tiri farax keeba madi ah murtida eraygee uween aduun magac baa ka hara ilaahey baa mulki leh madoow waa aqirada
ma aniga moodey mise calaamadi kiristankay wataan qorigay wadaan eega subxanallaah
XasanBurhaan, sxb aad baad u mahadsantahay clipskan aadka u xigmadaysan una quruxda badan. marlabaad thank you for your uploading this nice clips.
jowharna waxaa lakeenay riwaayadii lamagac baxday waa madeys 1984 3 4 ayaa lagu dhigay waqti waa kii hore
Dear Kayqabe, you are right! Some parts are fast and I still find them gracious. I'll do my best in to re-upload the whole play in the months to come. Sorry, I am quite busy and travelling.
00
Hestan wx bdn bn radshy Haduu hilibku yaal yaal
Hmmmm ,, gsrabkeyga ku daaq xabashey; waarso, maantana; nato garabkeyga ku daag xabashey maad rajoobine.
XasanBurhaan, sxb soo upload garee Riwaayadii Masiibada Aduunyadu iyadaa u Macalin ah hadii aad haysid.
Hadduu hilibku yaal yaaal ooh haadka yawlaha laga odhn yal iyo dhaaf... Sarbeebaa la tumayaa
Waxaa ayaan Dara riwaayadaa dadkii iska idha tire uturjuntay antiga
Waa dad aan Afsoomaaliga fahmayn, sooyaalka Soomaalidana aan waxba kala socon isla markaana mucaaradnimo indha la'aan ahi madax martay.Riwaayaddu waa gobanimo doon qayaxan. Xitaa dagaalkii 77 ayaa laga fahmayaa, xabashida (Huryo iyo asxaabtiisa) marka dhulka lala simo waxaa usoo gurmanaya Kuubbo naasdheer (oo sy ay metelayso Khadiijo Ceerigaabo iyo asxaabteeda)
DHUUSO MAREEB KKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKK MEESHU MAGAC XUMAA
,,,,,,Maxa kureygu laabta ugu dhigey: maxa dhulkeyga gumeysiga dhex dhigey?!!Kureygii berigaa waa geesiga dhallinta ee gumeystaha humuca la dhacaya, naftiisana huraya, ee gunta gumeystuhu guunada siiya rifeysa,,,
Aar waa maxay nooc minal abliiskani - lol
Hee
0
Intii dhimatay alle ha unaxariisto hooyadii fanka waa bari abwaanka abwaanada sangub
Riwaayad xusid mudan alle yarxama intii dhimatay
xasuus anoo yar ayaan xasuustaa meel kasta laga dhagaysto siiba meheradaha
Najaral.iyo.maacuun..Warshadeyn👉.marinkeed.(saaf..)tusale. 4:08 waa.30.baleyguna..
...🐾🐾🐾raad💌🧠sheg💤murti 0:41 ✍️
Isku duuduub oo riwayadan waa halganka xoraynta soomaali oo idil iyo midnimo soomaaliwayn
waa riwaayad aad u qosol badan Manshaa allah kooxda waa beri waa jilayaa caanbaxay
Walaal mahadsanid, laakin ruwaayaddaas waa la la' yahay
Waa r maadeys
kinsi ilaahey ha unaxriisto waxay tiri farax keeba madi ah murtida eraygee uween aduun magac baa ka hara ilaahey baa mulki leh madoow waa aqirada
ma aniga moodey mise calaamadi kiristankay wataan qorigay wadaan eega subxanallaah
XasanBurhaan, sxb aad baad u mahadsantahay clipskan aadka u xigmadaysan una quruxda badan. marlabaad thank you for your uploading this nice clips.
jowharna waxaa lakeenay riwaayadii lamagac baxday waa madeys 1984 3 4 ayaa lagu dhigay waqti waa kii hore
Dear Kayqabe, you are right! Some parts are fast and I still find them gracious. I'll do my best in to re-upload the whole play in the months to come. Sorry, I am quite busy and travelling.
00
Hestan wx bdn bn radshy
Haduu hilibku yaal yaal
Hmmmm ,, gsrabkeyga ku daaq xabashey; waarso, maantana; nato garabkeyga ku daag xabashey maad rajoobine.
XasanBurhaan, sxb soo upload garee Riwaayadii Masiibada Aduunyadu iyadaa u Macalin ah hadii aad haysid.
Hadduu hilibku yaal yaaal ooh haadka yawlaha laga odhn yal iyo dhaaf... Sarbeebaa la tumayaa
Waxaa ayaan Dara riwaayadaa dadkii iska idha tire uturjuntay antiga
Waa dad aan Afsoomaaliga fahmayn, sooyaalka Soomaalidana aan waxba kala socon isla markaana mucaaradnimo indha la'aan ahi madax martay.
Riwaayaddu waa gobanimo doon qayaxan. Xitaa dagaalkii 77 ayaa laga fahmayaa, xabashida (Huryo iyo asxaabtiisa) marka dhulka lala simo waxaa usoo gurmanaya Kuubbo naasdheer (oo sy ay metelayso Khadiijo Ceerigaabo iyo asxaabteeda)
DHUUSO MAREEB KKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKK KKKKKKKKKKK MEESHU MAGAC XUMAA
,,,,,,Maxa kureygu laabta ugu dhigey: maxa dhulkeyga gumeysiga dhex dhigey?!!
Kureygii berigaa waa geesiga dhallinta ee gumeystaha humuca la dhacaya, naftiisana huraya, ee gunta gumeystuhu guunada siiya rifeysa,,,