Maxaa dhexmaray Madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo Iyo Sheekh Cali Wajiis, Intii uu ka Yaqaanay.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

Комментарии • 16

  • @MohamedAbdixaashi-l1n
    @MohamedAbdixaashi-l1n 6 месяцев назад +1

    ❤❤❤😊

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue 6 месяцев назад +2

    Farmaajo waa wadani waana waxa lagula dagaalamay

  • @AdmiringClam-hv3lr
    @AdmiringClam-hv3lr 6 месяцев назад +1

    Waa run sheiqu warkisa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @luljisow9028
    @luljisow9028 6 месяцев назад +1

    Boqoroow so dhawaada ya boqoro utihiin Somaali dad isku boqoreeyo ma ahane cagihiina dhulka dhia ma saasa la taliyo madaxweyne u aheeyt yahuu😮

  • @SacdiyojamalXuseen-fh6ox
    @SacdiyojamalXuseen-fh6ox 6 месяцев назад +1

    GUULFarmaajoiyogobanimo❤❤❤

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 6 месяцев назад +1

    (((KAADIB QABIILAYSTE ABGAALAYSAN SH MA TIHID YAAHUU WAR QABIIL BAA DILAY CUQDAD IYO QABYAALAD BAA MEEL XUN KU DHIGTAY YAAHUU WAR CULUMADA MEEL HA OGA DHICIN YAAHUU WAR WAA LAGU FAHMAY WAANA LAGUU JEEDAA WAXA AAD TAHAY AYAA BANAANKA YIMID YAAHUU QABIILAYSTE SH MA TIHID ARAGAA NACTAR KAADIB YAAHUU

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 6 месяцев назад +1

    Xoolo shaytan wa qabilka oo sheikh aah 😂😂

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 6 месяцев назад +1

    Kani Somaliya Xamar ayuu u yaqaan,Somalidana Abagal ayuu u yaqaan

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Kan intuu noolyahay somaaliya matooseysa afka alle ku qabay reer umbuu sheegaa qabiiiil ku dhimo

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 6 месяцев назад +2

    Ninkaan mardanbe ha wareysan waxaa uu sheegi Waa been

  • @mwarnerhighmarkcalibre6204
    @mwarnerhighmarkcalibre6204 6 месяцев назад

    Hhhhhh

  • @luljisow9028
    @luljisow9028 6 месяцев назад

    Kan shiiq wax kama ogee hanagu dambaajin
    ادا كان نوركم هدا فما كان ظلامكم يا مندل

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 6 месяцев назад

    Xoolo😂 😂😂

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 2 месяца назад

    Been badanaa alle ku cadaaaab s
    Asaa raadinaayey cali sheydaan qabaiiliste wadaat matihit tuug aat tahay