Walaalyaaloow walaaleheen reer falastiin an uduceeyno salaatuleel an utikano ducada haloobadiyo ilaahey dhibka haka qaado yahuuda Allah jabiyo yahuut allah dhameyo😢
Nin iyo ilmahayga maxaa simay Alxamdulillah anigu waanba kala doortay kolkuu naag kale aaday ilmahaygii ayaan kaxaystay waana uga guuray gurigaagii xitaa maasha allah 8 yrs ago ❤
Caaliyo wa sax qofki adkaartis ku siran iyo quraankis way adagthy ina la sixro lkn wixi ilaay ku qadaro way kugu dhacayaan, sheekhyadas dad badan bay anfaceen. Inkasto mar walba fcnthy qofka inu isaga quraanka isku akhriyo lkn hadu sixirka adagyhy laasim waaye sheekh ina la aado. Shuyuukhda xata kala aqoon badan oo kala khibrad badan kulli isku si ma ahan.
aniga marka Fiirshay Gabdha ma walna Lakin Ninkas bay isiisisay mana raabto inay aamiinto inay Ninkas kala dhamateen xogana waxa u maleyna inay Tahay Autis Tahay waay ka muquta inay wax ka qaldan yihin
free Palestinian free Palestinian free Palestinian Gaza 🇵🇸♥🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Amin Ya Allah
أللهم أنصر المجاهدين في سبيلك في كل مكان وخاصتا في فلسطين
أللهم آمين
الهم امين يارب العالمين 🤲🏾
Walaalyaaloow walaaleheen reer falastiin an uduceeyno salaatuleel an utikano ducada haloobadiyo ilaahey dhibka haka qaado yahuuda Allah jabiyo yahuut allah dhameyo😢
Nin iyo ilmahayga maxaa simay Alxamdulillah anigu waanba kala doortay kolkuu naag kale aaday ilmahaygii ayaan kaxaystay waana uga guuray gurigaagii xitaa maasha allah 8 yrs ago ❤
Sc ina aderey waa ku slamey
Xor baa u tahay qowlkaga
Madama aad hoya tahay rabtidna
Inaad sodoh noqotod fadlan majoojin kartaa ama yaree
Hadaad jojin karin yaree fadlan!
USC kama burburinine adeerkaa Siyaad Bare aya ka burburiyay isaga dadka caburiyay oo USC u sabab ahaa
Rabi subxana wacala haw gargaaro reer falastin amiin Amiin
Alla aqli badna inna adeertay. Gaari ayuu usoo diray orod soo tuugso ayuu usoo diray
Caaliyo ilaahay haku xafido adiga iyo caruurtaada il cadow iyo il sheydaan kuma aragto
Wallee naagtaan waa funny waxaan ku qosley way dhareeraysaa sidii naag dhangalow aragtey.😂😂😂😂
Dhangalow ma ahee ,in uu dhex yaalo moos macan camal ayay u dhareertay
Ilaahay haw gar gaaro walaalheen reer Falastiin insha allah 🤲🤲🤲🇸🇴💞
Warka soo daa caaliya beryahan wad na days ee faarax soomali alle ha dhawro is the best 👌
Caaliyo Shaaciro socota maashaa allh ❤❤❤
Qiyamaha sual kasta waa lays waydin 😊
Illahow wax xun hanaga soo adeejin nabi mohamed sallallahu caleyhi wasalam oo quranka kusoo dagayay baa lasixray illahey saaxirinta hanaga qabto
Journalist is great work. Hada waa baran kartaa
Asc subhanallah hani allah cahougagaroo inchaallah
Asalam aleikum mcnto abayo cimamada iska sib raga aya xirto wa xaram Shukran love you ❤❤❤ wana kuweyne solabo ❤❤❤
My favorite woman caliya Allahuma barik
Welcome back 🙏 ☺️
Habo qaali wanu ku jecelnhye wax noo so gali marwlbo ❤we love u hbo mcn❤❤❤
❤❤❤❤falastin alla hacawin amiin
Hayeey Caaliya wallahi waad bilawday marhadaa tiri ninaa ursada rabaa farxiya intaanay guursan sidasey dhihi jirtay insha allah nin khayr qaba
Ilaah falastiin ugargaar yaa rabi❤
Caaliya , walaashay gabadha Hani waa Bugtaa Ilaahay ha u gargaaro.nin Somali ma naxo. Sidaa umay balanbasheen Haday dhantay.
😂😂😂😂😂😂 Alle hanoo kaa dhowro Xabiibtii . Runtaan kugu jeclahay. ❤❤
Asc wrb Aliyah
😂😂😂😂😂Nimanka waa Daciif sariirta korkeeda waad iga qoslisay caaliyaay 😂
🤣🤣🤣🤣
@@khadijac9841 naagaha bal ka waran?kkkkkkkkkkkk
Ilahay ha ugargaqro falastiin aamiin yaarabi
Sariirtayda dhanka doona ka seexanaya I like that 😂😂😂😂
Nin la'aan maad seexan kartaa?kkkkkkkkkkkk
MashaAllah wallee caaliya waa indheer garad. waa run waa naag daciif ah oo nin ku waalatay familkeedana/qabiilkeeda ceebeysaneysa uff
Nafteeda ayeey cebeysay
Haa waa runtaa hani waa doqon waxey kuwàltay mahamed
Aaamin yaa rabii xbbttii falastiin alle haka dulqaado culeyska , adinka wallalayl u duceeya
Wallahay xalay xataa waa fiirinayey inaa wax soo dhigty yaab waxaan lahaa war xagee ka dhacady gabadhii
Asc hani ma waala ee waa laso wadwadtaa
Mashallah abaayo runta kugu jeclahay always tell the truth ❤
Abaya horta warqad kama saxiixan kara warqada custody ga asaga wax uso dhiibaya malaha ayaga lee kasaxiixi kara
Hani ninkay rabta caruur Ma rabto Ma naagta tidhi maxamed illahay wa ka dhigan Kara 😢 subxanallah
Hani iyo ninka way isla shaqaystaan .
Naagaha nin nin ku khafiifa ayaa jira
Welcome back sister ❤❤
😂😂😂😂😂 caaliya umadena ma ahan. Wa ku xiisnay yaqe
😍🥰🥰🥰
Mashalahaa abaayo free 🇵🇸🇵🇸❤
Wcs walshsy Masha allhhh ❤❤❤❤missssss u❤
Caaliyay wan ku xiisnay
Asc abayey inta aadey waa kutabay iyaa sana halxabo hesha u malayna kkkk laguma tagine hal xabo ku qabatay ❤❤falastiin culeyska alaha kaqado
😢😢😢😢 alloow waalasheen hani ugargaar ilma heedi beeey rabtaa
I like you xabiibti ❤❤❤
Allow reer falstiin u gargaar insha allah
Free free palastine ❤❤🌹
Kkkkkk astaqfurallah allow jacayl nin aan narabin ayaan kaamagan galay
Asc weenak yaa caaliya.
Kkk xabiibti waxaan is dhahayay
Ma qardhay aaday abaayo.
Puntland und all Familie Land guul.
Aamiin yaarabi
Ilaaha ku jecel laguna taagin qof Allw jewelry yahay ka wada inkastoo adán wax xun faafin👍😎👑
Waa runts keep doing your athkar nothing will happen to you Mashallah
Hani wa ayo
Caaliyo wa sax qofki adkaartis ku siran iyo quraankis way adagthy ina la sixro lkn wixi ilaay ku qadaro way kugu dhacayaan, sheekhyadas dad badan bay anfaceen. Inkasto mar walba fcnthy qofka inu isaga quraanka isku akhriyo lkn hadu sixirka adagyhy laasim waaye sheekh ina la aado. Shuyuukhda xata kala aqoon badan oo kala khibrad badan kulli isku si ma ahan.
Gacmahaas quruxda badan waala taagitoonaa
Caaliyah aad baan kuu salaamayaa qaali ❤️
Waan kaa qaaday qaali🥰
Welcome back
Unc a iiga ciyaartay aa? Adiga iyo waxi kula mid a somaliya dumiyay qabyaaladi ku qaaday kula tagtay
Viva Puntland viva Palestine 💝💝
Ma sha Allah 💕🍎
Calasow Soomaalidu ka ururiyay. Baabuur way soo qaadatay oo waxay leedahay payment isoo uririya
aniga marka Fiirshay Gabdha ma walna Lakin Ninkas bay isiisisay mana raabto inay aamiinto inay Ninkas kala dhamateen xogana waxa u maleyna inay Tahay Autis Tahay waay ka muquta inay wax ka qaldan yihin
Salaam sare Caaliya
Caaliyo sharia alahakaahaayo
Jacelku ba waa wali 😂
Waa runtaa waa doqon wayn
ASC HABO QAALI WE MISS YOU ❤
Caaliya you so funny 🤣 wa iska ka jeclahay
Asalamu calaykum
Ma og thy habaryar Gacmahagu in ay cawro yihiin oo aad so qaawiisay
Walalay runta iyo hadal yaqaanka ayaan kugu jeclaaday❤
Free Palestine
Yee Salam wlc BACK 😊
Waan soo noqday waa ikanaaaaa🎉❤
❤❤❤❤❤❤❤ mash allah wel
Maxaa laga taagaya caafiyo danbi uub lagu sheega meeshani kaliga mahan oll you tuber 😅
Adiguna isha baa lagugu hayaa markaad soo galaysid xijaab soo akhriso adkaar badan bisinkana qabso
Abaayo Waku jeclahay
Aamiin yaa RABI 🤲 💓 ❤️ 💖
Qoftan waan Iska jecelahay ❤❤❤❤❤❤waa very funny
Waan ku salaamay salaan ka dib dhangaloow gu Waa maxay 😂😂😂😂😂
Dhan galow waxa la yiraahdaa geed mirood la cuno oo dhanaan iyo macan isugu jiro,haweenka ayaa isticmaala xiliyada walaca ay yihiin,dabcan ragana kama caagana cunidiisa.
Dhangalow mucood walalkis waaye lkn reer koraadka ma yaqaanan
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 hadaaa one 1$ siiyo jiis cagoole allaha iga dhigo Hg waan kabaxay 😂
😂😂😂😂 naa. Hooy amraney joog bixi lacagta
@@dhamaystiran8342 😂
@@dhamaystiran8342 😂 marke tiri maxamed xitaa waa cabudaa ayaan nacay qumayada
Haduu qof taagan yahay Hani ayaa taagan….
Kii somaalilan isna soo dhig anagu soo maalilan baanu nahey
Masha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nin 4 years ago furay seebu ullasexanya
Codkaa ma shaqeynaayo
Waleed waa iga qoslisay
Calaayo ma pudland maa degan tahay masa alaaha
Maansha alaah Caaliya alaha ku daayo
Ma sidi qamar sudani baa lagu tagay😂😂
Naa anaa ku taagay ee umada nbd gali jacayl kaan kuu qabo dariis Waana i taqaanaye 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤ Walaahi qaxwe miyaan isla cabnay😂
Dal wanaajiye❤
Farxiyo Jawabteedan
Sugaynaa😂😂😂😂
🤣🤣🤣🤣🤣
Haa farxiya oo maqashay nin soomaaliyeed waa udgoon kkkkkkkk waasugaynaa
❤masha Allah abaayo
Wqrqadas mamaqlikaro wlh 😢😢
😂 usa mise aderka
Adeerkey dictator buu dalkana wuu ka baxay! Laakiin gadaashiis maxaa shacay?
Walhi gabdhan wan iska jeclahy amarka ilahy
Kkkkkkk. Byo plz 🙏❤️ iska amus
I miiss you abaayo💐
Masha allah 🎉