Fatxiya Cabsiiye Oo Habaryaraheed Xaflad Goodbye Ah Ugu Sameeyeen London 🥰❤️🙏😍

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 207

  • @FatxiyaCabsiiyeChannel
    @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +62

    Habaryarahayoow Allah Idiin Jeclaa Sidaa Ii Jeceshihiin. Abaalkiina Ma Gudi Karo Mana Koobi Karo Ee Magaciin Ha Jiro🥰❤️😍🙏💕🎈🌺🎉💤🌙🙏

    • @bahjaabdi5563
      @bahjaabdi5563 2 года назад +2

      Waankujeclahy hbo fathia allaha kujeclaado 💋💋💋💋

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +1

      @@bahjaabdi5563 Allah ha ina Wada jeclaado habo qaali🥰❤️🙏😍

    • @user-sr86ui3xsuhsw
      @user-sr86ui3xsuhsw 2 года назад +4

      @@bahjaabdi5563 In gabadhan abtiyaasheed jecel yihiin waxaa laga garanayaa sidey ugu xidhan yihiin RUclips keeda una Taageeraan.

    • @fowsiyabashir5833
      @fowsiyabashir5833 2 года назад +2

      Masha allaha ina abti hanbalyo ❤🌹

    • @naimosheikh1683
      @naimosheikh1683 2 года назад

      Manshaalh ❤️😍😍

  • @anabmohamed9808
    @anabmohamed9808 2 года назад +11

    Masha allah reer abtiga waa hooyo macaan waxaad tahay gabar reer abti jacal habo guulaso aamin yaa rabi 🥰🥰🥰❤️

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 года назад +14

    Wow Fathia they really took care of you, those songs made me emotional.

    • @firdawsabdilahi7915
      @firdawsabdilahi7915 2 года назад

      🥰🥰🥰🥰🥰🥰

    • @fadumomusse2132
      @fadumomusse2132 2 года назад

      ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @zubaida6307
    @zubaida6307 2 года назад +10

    guulaysta dumarka soomaaliyeed ee haneedka iyo quruxda badan dhamaantiin😘😘😘✊🏿🙏🏿

  • @foossahardid4895
    @foossahardid4895 2 года назад +3

    Masha alaah inaabti ilahay ha ku xafido waa fouzia abdi dhibo ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 2 года назад +7

    Walahay markaan dawaday waan oyey Mansha allah habo intaas ka badan baad u qalantaa aniga ma sugi karo in taad Melbourne Australia 🇦🇺 ka imanayso Inshallah❤❤❤❤❤❤❤❤ mida kale fathia waa reer xudun siday u ciyarayso jaandheerta

  • @munadalac1700
    @munadalac1700 2 года назад +2

    Waa iska sidaan markey kudhalaan Dhulbahante fathia cadey Naziib baad ledahay iney Daarood Abtiyaal kuyihiin Raaxeyso queen 👸♥

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 Год назад +1

    Wow! Fathia absei iyo Asha Luul oo wada fadhiya baa ii muuqda. Labadiinaba waan idinku xidhanahay oo kanaaladiina daawadaa oo idin jeclahay.❤❤❤

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 2 года назад +6

    Habaryaraa laysku dhaafaye hadaanan habaryartey keenin ♥️🌹❤️

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 2 года назад +3

    Fathia I really never was into RUclips and others, but the first time I watched you I said this is an Intelligent woman that I can learn a lot from . You say what others are thinking but not saying. So my sis keep going. Peace and Love

  • @zulekhajama2894
    @zulekhajama2894 2 года назад +3

    I see why I am drawn to your channel. I am your Habaryar too. But mostly because I detected an incredibly intelligent woman. My kind of people. That was a beautiful farewell party. Nothing beats Reer Abtiyal. May Allah increase us all of love for each other since we are truly one people!

  • @suadan3566
    @suadan3566 2 года назад +2

    Maasha Allah, xaflad aad iyo aad u quruxbadan bay habayarahaa kuu sameeyeen!
    Nimca Yaasiina was amazing!
    Love her songs

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 2 года назад +1

    Hayaaay farxiya ileen waa khatar wayba taqana ciyaar somalida mansha allaaaah ciyar ciyar mod cana bodhaha

  • @queeneelsheakh5304
    @queeneelsheakh5304 2 года назад +3

    Waaw maansha Allah, I can feel it woman's power, my Allah bless you All the beautiful Mothers ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @MaryamAbdi19April17Sep
    @MaryamAbdi19April17Sep 2 года назад +5

    Masha allah Tabaraka Allah, everyone Loves & Admires you no matter what . That’s sign of Allahs loves 💝for you sis .Keep going on, you’re on the right path 💐 you’re legend , you Really had Great time with your family , friends and fans 🎊🥳💖.. Looking forward to meet you again Insha allah 🤩😍😍💖💖

  • @Borama1960
    @Borama1960 2 года назад +1

    Omg, I love the dance. Beautiful beautiful Somali sisters. Mash-Allah...💞

  • @sgedle4856
    @sgedle4856 2 года назад +3

    Farhia deserves this beautiful welcome from he Haryareheed bcs they like having a Gabadh like Farhia💕
    Habo I love you two

  • @hafsahabiib9555
    @hafsahabiib9555 2 года назад +3

    Strong girl fatxiya wad gari in.sha.Allah meshad hiiksanesayso ❤❤❤

  • @fadumosahraahmedrashid9223
    @fadumosahraahmedrashid9223 Год назад +1

    DAROOD ISMAEL MY RER ABTIII NASAB MAY BLESS THEM;LOVE YOU HABOO LIBAN💕💕💕💕💕💕💕💕❤❤❤❤❤❤❤

  • @jamiilamaxamed418
    @jamiilamaxamed418 2 года назад +2

    Mashallh xaflad qurux badan iyo habo fatxiya o qurux badan iyo habaryarahed mashalh,nimca yaasiin wa iska jeclahay runti wa jacayl miiran hesaheda 😍😍🥰🥰🥰😍😍😍😍

  • @aragsan1888
    @aragsan1888 2 года назад +3

    I'm also your young habaryar fatxiya qaali🥰❤️

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Год назад +1

    Farxiya Aad Ayaa Taagero ugu ahayd Hadana Hadee Habo ayaa u Ahay oo Ma Ogayn in Ay Daraawish Dhaleen aad ayay u Mahadsanyihiin Hablaha Reer London Soo Dhawaynta Quruxda badan Ay Ku Sameeyeen Fanaanad aan Aad u Jeclahay Nimca Yasiina Way Ku Hagarbaxday Waa Qof Aad u ixtiraam badan Allaha idin Wada Xafido Aamiin

  • @zainabhassan4266
    @zainabhassan4266 2 года назад +1

    Adiunka reer abtigay aan u jeclahay alahayoow iidaaa 🥰😘😍

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 2 года назад +3

    wan oyi gadhay siday ku karameyeen habar yarahaa waa dad sharaf leh dakaasi from hargeisa indr

  • @araweelo8467
    @araweelo8467 2 года назад +2

    Masha allah, dumarka somaliyeed haday sidaa isugu duubnaadaan dulayste iyo qoyan casharaday usoo xaadirayaan

  • @waynakaa2156
    @waynakaa2156 2 года назад +2

    Mashalah habo sificanba laguso dhaweeyay🥰 waad istaahisha.
    Habo qof kula mid ah wali kuma arag social media allah hakudaayo habo🤲🏾♥️

  • @bilansharaf779
    @bilansharaf779 2 года назад +3

    Reer abti fican baad leedahay abayo
    Gobanimo gabdhaha somaliyed

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 года назад +2

    wooooooooooooooooooooow fathia absiye noolow sidi nebi nooh hab0

  • @dheemaniyoluul1691
    @dheemaniyoluul1691 2 года назад +1

    Xafalad khatara kuu dhacdey, Fathia waad uqalanta walo. Nimco yasiin cod Illahay waa siyey.😍😍

  • @maryammoh1450
    @maryammoh1450 2 года назад +1

    Maasha allaah ina cabsiiye habo salaansare adiga iyo asaxaabta sharafta badanan kujecel farxiya qurux⚘❤anawaakuusoo socdaa

  • @samsamabdi2788
    @samsamabdi2788 2 года назад +2

    Mashallah Allah kuu xifdiyo and love the ciyarta

  • @hodanalimohamed1757
    @hodanalimohamed1757 Год назад

    كل خلق الله سواسيه وفضل الله بينهم بتقوى

  • @qalanjadaqaranka6171
    @qalanjadaqaranka6171 2 года назад +2

    Masha Allah such sweet habaryars you have. Keep going my dear sis.

  • @khadradiriye9412
    @khadradiriye9412 2 года назад +1

    Manshaallah love
    It ❤️❤️❤️from 🇺🇸

  • @shushu4539
    @shushu4539 2 года назад +1

    Maansha allha fatxiya cabsisye marka arkoh wlhi waa iskaa farax💓💓💓💓💓

  • @kushimkaah3099
    @kushimkaah3099 2 года назад +1

    🥰🥰🥰🥰😍🥰😍🥰😍🥰😍🥰 farxiya waxaan ku jecelahay dhinac uma bad na she believes half and half from the blood of her mom and Dad. Runtana qey sheegtaa 🥰🥰🥰❤❤❤ snd that is why I love her .

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 2 года назад +2

    Masha allaah ❤❤❤❤💓💞💞💞 Qeyr iyo farxad ku noolaw hbo qaali 😍😍😍😍😍💞💞💞💞

  • @Wacan_aziiiz99
    @Wacan_aziiiz99 2 года назад +1

    I can’t believe Inan HabO u ahaY Farhia 🥺
    Hbo Cimri dheeeri io cibadO suban qurux badan 🤲🏻

  • @maydal6037
    @maydal6037 2 года назад +3

    Maashallah

  • @halimayusuf4989
    @halimayusuf4989 2 года назад +1

    wow Fatxiyo reer abtiga gabo iga dheh

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 2 года назад +1

    Although I don’t do music or parties anymore . It’s absolutely beautiful and you look absolutely gorgeous masha Allah

  • @fadumo585
    @fadumo585 2 года назад +1

    Masha Allah Fathiya farxana

  • @fadumaabdi312
    @fadumaabdi312 2 года назад +2

    Masha Allah habo wadaag aduunka rer abtiyal ban ujeclahay Gobta sool dagta ❤️❤️

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 2 года назад

      Illaahay haku jeclaado❤⚘ habbo

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 2 года назад +1

    Mansha Allah
    Jaandheerta i dishey
    Very amazing

  • @Candy.r43
    @Candy.r43 2 года назад +1

    Mashallah this lady makes history thanks for fighting against injustice always and for motivating us.💕💕💖💖💜🫶🏽🫶🏽

  • @asiyafiican7206
    @asiyafiican7206 2 года назад +1

    mansha allah reer tolkay harti dhulbahante gob darwiiisha mansha allah الله يحفظكم from mj bicidyahan

    • @maryammoh1450
      @maryammoh1450 2 года назад

      ماشاء الله واياك حبيتي جزاك الله خير

  • @suubanfarah6683
    @suubanfarah6683 2 года назад +1

    Mashallah tabarakallah, Allah waxasa xaflad ah waadna u qalantaa hbo.

  • @horiyo2491
    @horiyo2491 2 года назад +1

    Maanshaa farxiya say ciyaarta u taqaan waa reer xudun

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 года назад +1

    Nimco Yaasiin waa jacaylkii oo socda .Cod macaan

  • @abdikadirismail872
    @abdikadirismail872 2 года назад +1

    abti we love you more I see there some of my eedos am proud of you ina abti 🥰🥰🥰

  • @amuunfarah8550
    @amuunfarah8550 2 года назад +1

    Masha allah fqrxiya habaryar waan kusalaamay, naag naalaya ahmad dhalay waxad ka garankartaa codkarnimada iyo kartida.

    • @saynf
      @saynf 2 года назад

      mashallah ma naleye ahmed baa dhaley Fatxiya! Waa ayeydey maacan ba ah naleye ahmed. Allah yarxamha she returned to Allah recently. She raised me! Fatxiya beautiful mashallah 🥰

  • @markcaa2942
    @markcaa2942 Год назад

    Walaalahay ma dhulmahante yaa hahaydeen beautiful ladies
    Love 💖😘 from hargeysa hadhwanaag

  • @baambaam6336
    @baambaam6336 2 года назад +1

    I love the music wow

  • @gabrielabdul8372
    @gabrielabdul8372 2 года назад +3

    🤣 Habo, where is the song of Farah Murtile? That was funny, "inaantu waa baradho, inaantu waa burcad" 🤣

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 2 года назад +1

    Amiin det vill jeg gerne deltag

  • @faadumoaadan918
    @faadumoaadan918 2 года назад

    Aleylahee fadxiya baryaro waa beer qof culus baad tahy

  • @falisdahir7897
    @falisdahir7897 2 года назад +1

    Masha alalh my beautiful fathiya ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ love you mcneeey

  • @hodonawil7025
    @hodonawil7025 2 года назад +1

    Maasha Allah Hbo qaaali fthiya guulayso intaa iyo inkabadnba waad uqalntaaa guuulayso samo noogu waar Hbo aad baan kuujeclhy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️💋💋💋💋💋💋🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 года назад +2

    Waa fadxiya absiye way uqaltaa xaflad looqabtyo farxad lala wadago masha alla waa qof cimraam wanagsan guul ayaan kuu rajaynayaa insha alla

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад +1

      Jizaakalaahum walaal gacaliye 🥰❤️🙏😍

    • @cabdisheekhidiris6566
      @cabdisheekhidiris6566 2 года назад

      Walashay waan farxa markaad barnamish Lev aadkujirto eed runta kala dhifdhigayso ayaan farxa waan dawanay waan kula dhinay xaflada waanban jooji yay sha qadii aan hayay farxad awged masha alla

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 2 года назад +1

    habrayarahaa waa gob

  • @xasnaxasan3024
    @xasnaxasan3024 2 года назад +1

    Masha Allah aniguba habaryarahay baan ka jecelahay eedooyinkay

    • @umimohamed2323
      @umimohamed2323 2 года назад

      Abayo hakala hakala jeclanin walid is walid always

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 Год назад

    masha Allah nimco yaasin codka ilahay ha ku daayo walahay waa wax kale wow

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 2 года назад +1

    Mansha allah Habaryar qaali guulayso🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤

  • @hotnachanel7558
    @hotnachanel7558 2 года назад

    Waa wreey farxiya.ciyaarteenii wataqana form.isaaq 😘😘😘

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 года назад +1

    Queen samsam dayax baan arka maasha allah 😍😍

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 2 года назад +1

    ASC Mansha Allah I loved
    Qoyan waxaa waaye Naagaha xun xun.
    Thanks 👍👍👍👍👍

  • @amiiradkhadrapodcast2785
    @amiiradkhadrapodcast2785 2 года назад +1

    My sister alle haku xafido. Wax Ka qalisan baad nagu lahyd.

    • @FatxiyaCabsiiyeChannel
      @FatxiyaCabsiiyeChannel  2 года назад

      Waa Amiiradii hawsha isku Duba Ridley. Jizaakalaahum walaal gacalo. I love you very much🥰❤️🙏😍💕🎈

  • @munaahmed7901
    @munaahmed7901 2 года назад

    Farxia qurux badan Dagan hoyo sharaf badan edeb badan run badan akhyara ayad tahay aqoon yahanad ah ilahay haku barakeyo inader sharaf

  • @sareedoothman403
    @sareedoothman403 2 года назад +2

    Manshalah habo dad ku jecel ayaa badan 😘

    • @sareedoothman403
      @sareedoothman403 2 года назад

      Dadka aadka kuugu xidhan ayan ahay ila sannado badan lakin wa malinti iigu horeysay een comment kuso qoro qalbigana wan ka jecelay for real sharaf ku nolow habo macan

  • @nasrayuusufelmatan2258
    @nasrayuusufelmatan2258 2 года назад +1

    MAANSHA ALAAH kalmad kasta ooy kuhadasho waxay leedahay macrno gaar ah oo culus maahin sheeko ee waa Cashar dhaxal gal ah waan dhihikarnaa sahay hadalkedu fathia

  • @xaalidahir8268
    @xaalidahir8268 2 года назад +1

    Masha Allah Aisha-Luul iyo Barwaaqo waa toolkii Abo ❤️🤍💚❤️

  • @nimoegeh4208
    @nimoegeh4208 2 года назад

    MashaAllah tabarakalah very good 👍

  • @fatumahusseinibrahin6422
    @fatumahusseinibrahin6422 2 года назад

    Mnshllh fatxiyo iyo habaryarhed
    Alke haydin dhowro habo anba hyrt ban ahaye Jaandheerti oo ad heersare uciyarasina wadsogalisen

  • @hodhanali4567
    @hodhanali4567 2 года назад +1

    masha Allah habo mcn Allaha ku xifdiyo

  • @yurub5288
    @yurub5288 2 года назад +1

    Mashalla Allah fatxiya way u qalantaa waxa kasta oo wanaga oo losameeyo l love you 😍 noolow in badan 👍 💪

  • @maryancali6576
    @maryancali6576 2 года назад

    Maasha allah habo Fatxiya we already miss you ❤️❤️🥰🥰

  • @fathiaabdi7300
    @fathiaabdi7300 Год назад

    I I’m obsesses this video

  • @cadayahmed274
    @cadayahmed274 2 года назад

    Woow anigu ilmahaan dhay isagaa dadka ugu sateeya

  • @amalali4067
    @amalali4067 2 года назад +1

    Sidaad ciyaarta uboodayso ayaan kuhaystaa waaw ❤️

  • @kabelfamous8173
    @kabelfamous8173 2 года назад +1

    Mshaallah 💯

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 2 года назад

    MnshaALLH❤️❤️❤️

  • @halimohassan4428
    @halimohassan4428 2 года назад

    Mansha allah allayaa barikfi hambalyo habo guuleyso

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 года назад

    Waaban farxay oo waxan idhi waar tii fadxiye raga naari jirtay iyadna ma midyar bay xeraysatay oo waliba aroos ku dar satay guul waa iga kaftan walashay qaali masha alla

  • @sacdiyaa1
    @sacdiyaa1 2 года назад

    Maasha allah... Loved it

  • @hashimolow8532
    @hashimolow8532 2 года назад

    Manshallah you have the best rer abti runtii

  • @Cherrie173
    @Cherrie173 2 года назад

    Awww Nimco Sharaf madaxa sidey uga dhunkaneso Fatxiya🥰❤

  • @Sarah-oi6gk
    @Sarah-oi6gk 2 года назад

    Abbaayo farxiyo waa ku salamay runtii aad kuu tageeraa heesta nimco yasiin kuu qaaday markaan daawaday walahi waa ilmeeyaay

  • @Zahra-fb9hp
    @Zahra-fb9hp 2 года назад

    Masha Allah beautiful song your deserve🥰🥰

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 2 года назад

    Farxiya qaali salaam from Hargeisa indr

  • @safiya0986
    @safiya0986 2 года назад

    Maashaa allaah ilow isu kiin daa fatxiya

  • @muaahmedali37
    @muaahmedali37 2 года назад

    Masha allah habo quruxeey

  • @shugrihassan7769
    @shugrihassan7769 2 года назад

    Maansha Alla flot fast

  • @sucdisafi3692
    @sucdisafi3692 2 года назад +1

    Nimca yasiin iyo hesahedaa wada shidnay cadi waa dhafte

  • @Munashorta9292
    @Munashorta9292 2 года назад

    Masha allah waad u qalantaa intaan iyo inkabadan 😍😍😍😍😍😍🥰🥰🥰🥰🥰

  • @burco7626
    @burco7626 2 года назад +1

    My beautiful soul💕 soo noqo adoo nabad ah my dear qalanjo 😭😭😭I am sorry I couldn't be with you however I am hopeful we will insha Allah have our afternoon tea and a trip to the Tate one day.😘

  • @farhiya2269
    @farhiya2269 2 года назад

    God bless you fatxiya cabsiiye

  • @zouhourriley622
    @zouhourriley622 2 года назад

    Fatxya daay
    U good to hiido iyo dhaqaan haboo macaan
    I love it

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 2 года назад

    Maasha laah tabaaraka laah habaryar illaahay haku illaaliyo adiga iyo caruur taadaba

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman 2 года назад

    Masha allah tabaarakallah wll allah haku barakeeyo

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 2 года назад

    Maasha Alaah Khadra iyo Caasha Luul meesha ka gartay.Luul RUclips ka bartay.