DEG__somaliya o sheegtay inay heshay xalka gooni isutaaga somaliland &74 qof o ladilay &yuhuda o cab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 янв 2025

Комментарии • 38

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 6 часов назад +5

    WERIYA HORE U SOCO SOMALILAND GUUL GUUL GUUL

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 19 минут назад

    ❤❤❤❤ thanks A/hakiim

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 3 часа назад +1

    weli madaxweyne maraykan ah waaka aann katageero waxaanan kutageera goaankiisa ishalah waana guulasan

  • @MtiliLikwembe
    @MtiliLikwembe Час назад

    Very nice

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 часа назад +1

    Somalilaan guul cadowgeedo hajabo somalilaan bay ku washeen somalilaan ma soo labaneyso no more faqash No more somali weyn 😮

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 часа назад

    Asc weriy gaaliyaaday tahaday guulaso Somali waa iska hadalaysa somaliland waligaad bay jirtay before Somalia cid citirafstay ma jirto waxay ku fadhiya kursigii somaliland marka ha iska ciyaan guul somaliland

  • @yasinmohamed8311
    @yasinmohamed8311 7 часов назад +4

    Cagdheer maxa ka galay amuuraha somalidii xorta ahayd ama hakala tagto ama ha wada joogto ee meel cagdheer soo gashay oo ka taisay saw ma cadaa inay gacan gumeysi,ku danbayn doonto

  • @c.mj.d4033
    @c.mj.d4033 7 часов назад +2

    May Helin Ee Kadaa Beenaalayaal Weeyaane Xalka Waqooyi iyo Koonfu Waa Laba Dowladood Oo Isku dhigma Oo Waliba kala Madax banaan

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 3 часа назад

    taraab waa wiil anaa aad utaageeray anagoo muslin kiristan kala ah waa nin goaan leh

  • @SicidHugurfarax
    @SicidHugurfarax 6 часов назад +2

    Somaaliland.waa.dal.jira.oo.
    5.somaaliyed.kamida.dad.
    Cawsand.ah.ayay.somaalidu.
    Ubadantay

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 3 часа назад

    waa hadii somaliya innabad iyo isjacaylka dhaco larabo

  • @hudaali8660
    @hudaali8660 7 часов назад +4

    Cagdherey maxa ka galay ma gunagado ayuu saxeexay

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 6 часов назад +1

    Soomaaliya iyo Somallind wax iskaga xidhani ma jiraan, soomaaliya riyo maalmeed ayey ku jirtaa

  • @XASANINDHACASE
    @XASANINDHACASE 3 часа назад

    maya xalka soomalin la aqoondo buu ku jiraa waa xaqiiqda

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 часов назад +1

    Gurigiini ayaa dawladdo iska haystaa,oo markii la damcay in
    La xorooyo aad tidhaaheen na daaya gumaystaha ayaan doonaynaaye.

  • @AbdurusaqMelbourne
    @AbdurusaqMelbourne 4 часа назад

    Soomaalilaan ku dhaatay butulaana anagaa waxla qabandoona jubulaana wey tegi doontaa waayo xoog waxba laguma xaliyo

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 Час назад

    Ama wuu is yeel yeelayaa

  • @aadancabaas6888
    @aadancabaas6888 Час назад

    Xamse mafansana sidii ay kala ahaan jiree

  • @abdifatahabdilahi659
    @abdifatahabdilahi659 Час назад

    Xukumada Hada jirta ee somaliland ayaa jilicsan. Car. Ha u jawabaan. Dadka riyoonaya. Malin walba. Hadlaya.

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 6 часов назад

    Cagdheer ma istaahilo xamse

  • @EidXaaji
    @EidXaaji 5 часов назад

    Xalka uu sheegayo muu Jupaland waxkaga qabbto RW Ma aha wa magac uyaall Xagu maamula Takale Xasan Shekh Aya Badda Saxeexay isagon Waxba Ku bedelan

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 4 часа назад

    British somaliland kalkay dawlada nimada qaadatay walaweyn dawlad ma ahay?jaawabtu waa maya

  • @raafxero527
    @raafxero527 2 часа назад

    Waan waan waxa idin ku dhawo. Waa idinko oo hagaaga. Dagaaladani oo idin ka dhamada, 😮

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 5 часов назад

    *War Ninkan Cagdheer ee laso kiraystay Waxba Ma Sheegi Karo* *DADKU MATALAY AYABA KU DULMAN* *HAAL KA UU KEENI KARA SOMALILAND MAHAY TAHAY* *DOQOONKAN AWKIRALA AH*

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 7 часов назад +2

    SO24TV wariye qaaliya alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Somaalilnd 💚🤍❤️🐯

    • @Suddoboy
      @Suddoboy 6 часов назад +1

      Waxan dayayban 🎉

  • @HajiabdirashidIssa
    @HajiabdirashidIssa 5 часов назад

    Dee Miyaad Xukuntaan Puntland iyo Somaliland Waar tiina Ku Ekaada

  • @Adualeh
    @Adualeh 2 часа назад

    Ala maxaa nacas waliba ku waashay somaliland kan oo miidhan baa hadal doqonimo la soo istaaga😂😂😂

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 5 часов назад

    Dee xalba makeeni karaan dadka yidhaahda dauld fadaraala baanu nahayi hadayi xal helayaan qarxyada xamar bayi xalni lahaayeen waxba mahayaan

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 6 часов назад

    Meesha caqli ma jiro wa aduunyo gadoon meesha 2025 cagdheer wax laga dhagaysanayo😂😂😂bal maxu sheegay wa kaase mida kale laga yaaba inu ogeeynba inay somalilad somaliya ka weeyntay budland iyo somalilandina isku mid ahayn wayo budland asaas Ama sees waxa lo yaqan ma haysato iyo meel aay ka bilowdo halka somaliland asaaska Ama seeska aay leeday oo iyadu somaliya iyo mamulka budland ee somaliya ba ka horeysay oo gobolka koonfur laysku yidhaa marka waxa fiican somaliya inay dad caqli leh oo cagdheer ahayn uu hadlan

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 6 часов назад

    Cansaw ethoipian baad tahay ma tihid somali ho back to dhagaxbuur cagadheereeray

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 6 часов назад

    Xasan sh., waxaa laga rabaa in Odayaal uu u soo diro oo Ilmo Samaale ah, kuwaas oo subeyn & xaal marin, wixii ku dhacay Somaliland, loons ballan qaado wixii ku dhacay aysan dib dambe u dhici doonin. Haddii ay la heshiiyaan, haddiiba ay ku sheegtaan inay rabaan Caasimadda in sy siiyaan.
    Xalka ayaa muhiim noo ah

    • @ifraaxcabdilaahi338
      @ifraaxcabdilaahi338 6 часов назад

      Soomalilan adiga aqoonsiga heysta ayey ka samen badan tahey odoyalan noma tali karan wax notarization shaqcabka e tiina hajiista

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 6 часов назад

      Adeer dawlad ban ahy manta xaalka iyo waxad sheegyso qaado adigu ma dawlada e dhisan bad leedhy ma jirto taa xamar taala uunba dawlada taasi wax rag lola imado maha casimda shegyso adigu qaado

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 5 часов назад

      Jibuti jig jiga iyo garisa waxad ula tagi lahyd somaliland kagama baahna gurikida jogta

  • @NimcoAstur-z2i
    @NimcoAstur-z2i 6 часов назад

    Waaryaa doqon